Added: 2 years ago
From: mrissyas
Views: 93,908
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (93)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waar heedhe hadmuu rag sidan u baabay balday raga intay dhex galeen haween la barooranaaya waar heedhe wiil waa dhintaa waana dhashaa dhimashaduna wax wayn maahan ee waxaa ka wayn wax kasta in mabda ilahay laga leexdo

  • I have never seen a NON-MUSLIM SOMALI. Have you?

  • @TheHassanabdi me either

  • Comment removed

  • @mriss waxa ku shegaa ani dalkena uma diidani ajanib lkn dadka somaliyed aya ka hadlaya mana ahan in dadka somaliyed ay copy ku sameeyan dalalka shisheye we are mulims mana ahan inaa u doodi wax ka baxsan dinta islamka we all know Islam is the best ha jiran diman kale ama ye jirin hadii aa wadatid din kale go aad meshe ka jirto dintada dadka somaliyed wa hal hal diin eena hestan. That is it no more dood okkkk

  • heestaan runtii waa hees qiira galineeysa qofwalba oo soomaali ah inwax fah meeyda waana hees mudan in wax lagu qaato fanaaniintaan qaadeeydana waxa eey u cabireen sida qofwalba oow uga xanuunsado dhibaatada kajirta wadan keenii waxa eeyna u hadlayaan magaca soomaalida dhibaateeysan waana ku mahadsan yihiin runtiiiiiiiiii

  • ubaxii koraayso arday dii taclin tiyo ubax caafimadka iyo wariya yaasha

    fuckin shayaadin

  • @mriss Ha jiraan ama yee jirin lkn waxa ku sheegaaa malin in aa heli doono dowlad muslim ah oo dalka u taliso oo dadka ku dhaqdo shareecada Islaamka markas neh no choice somali 100% waa muslim wena ahaanee 0.1% oo galo raac noqdeen mala sii daynaayo ma shegin hadee dhulalka europe iska jogan may be wku nolan karan that's all i hhave to say

  • @kunciil1 Saxiib cagligaagu aad buu u liitaa? Adigoo wadan gaaleed ku nool diintaadana ku dhaqmaya oo aanay cidi kuu diidin, ayaad leedahay dalkayga looma ogola dadkale oo diimo kale aaminsan. Bal ka waran hadii uu dalka UK kugu qasbo inaad diinta christianka ku dhaqanto. Sow maad oydeen? Waxa kaliya ee aad ka faa'iidaysanaysa waa xuquuqda bineaadamka ee ay kugu dhawrayaan. Markaa wadamada muslimkana waxaa looga baahanyahay inay xuquuqdaas dhowraan. Thats all!

  • heestaan xaqiiqda ayeey tabanysaa qofkii wax fahmaaye oo Somalinmda ku dambeysa waxaa jira kuwa no eg oo ku qaraabany diinta didan nabda & dowladnimo somalya xal uma hayaan alqda yo shabaaab midna

    somal wa hal mana kala maaranto mana gala go,ayso taaaaaaaaaas wa xaqiiq

  • Comment removed

  • @kunciil1 Saxiib waxaan filayaa inaad war badan ka haynin Wadamadeena. Waa xaqiiq inay jiraan dad somali ah oo aan muslin ahayn. Waxaan Tvga Jarmalka ka daawaday dad Somali christian ah oo somalia ka qaxay una qaxay Itoobiya markay xamili waayeen sidii loola dhaqmayay. Markaa Su'aalshu maaha inay jiraan dad somali ah oo aan muslin ahyn, ee suaalsha waxa weeye maxaa dadkaa codkooda loo maqli waayey ama loogu ogolaan waayey wax xuquudooda udooda?

  • sahrahirsi maa la dhahaa sharmuutadaas qaswayn leh oo filimaanta sexka ah dhigto nayaa diinta ilaamka soo baro markaaska bacdi ilaamka ka hadal laakiin nuucaaga ookale oo diinta waxba ka aqoon inuu sidaas u hadlo waa nasiib somaali heesato mid ka mid ah

  • haye ahahahahahahh

  • waaaaaaaaaaaw

  • @muntasa:

    Runtii anigu waxaan qabaa Fikirka ah inaa qofkasta loo daayo wuxuu doono inuu aaminsanaado oo xitaa caabudo, Laakiin waxaa muhiim ah in aynu is ixtiraamno oo qofna qofkakale diintiisa ku xadgudbin ama xumaynin. Way jiraan dad somali ah oo Diimo kale oo aan ta islaamka ayhayn aaminsan, Laakiin waxaa layaab leh inaanay dadkaasi wax soodhowayn ah kala kulmin dalkooda oo intabadan diintooda awgeed lagu xumeeyo, Waana wax aad u xun.

  • war waxaaan maxay ahayd soomaali miyaah mafilayo qof soomaali ah oo ku dhashay diiin teena qaaligaa ee marna aana laga fuqi karin mase waa qof waalan naa ilaahaga usoo laabo oo katoobad keen nasiib ayaa ilaahay kusiiyay qof islaam ah ayaa ilaahay kaa dhigay kuguna dhaliyaye sub xaana alllaaaaaaaaaaah

  • war yaada dadkiinan soo islam ma ihidin maxaa u daawanaysaa waa nagta un oo daciifka ah ka hadlayso nuntasa la dhaho waa wax ilahay uu cadaab ugu talo galay oo aaqirona aan mel fican ka tagayn aduuna way ku dulaysnanaysaa

  • Joh 3:16 Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa keliya oo dhashay in mid kastoo isaga rumaystaa uusan lumin laakiinse uu lahaado nolosha weligeed ah.

  • Ku-. Alshabab,xisbislam, ehlusunna,dowladda. ma waxaad garan waydeen aan wadahadalno oo heshiino.Miyaydan u jeedin mise maankii ayuu Alle idinka qaaday cadowga Badaha,bariga,iyo hawada somaliya maalin kasta ku xadgudbayo.dadka haben iyo maalin u dhimanaya gaajo iyo madfaca aan indhaha lahayn ee dilaya dadka muslimka ah. Miyaydan ka baqayn maalinta weyn Ee Allah kulminayo adoomada markay yimadaan intaad galaafateen oo uu Allah idinku xukmin doono Naar dulmi allah miyuu raali ka noqdaa waa maya.

  • Dulmi oo dhan Islamnimadu maysan odhan. aduunkan waa buundo waana itaxaan Allahna kama dhigin meel lagu waarayo ee u adkaysta dhibta ku samra diinteena xaqa ah ee islamka ah. Kuwa somaliya dagalada ka wada way khaldan yihiin dhaldhalaal aduun ayay ka doorteen wax walba iyagoo heshiin kara ayay is diidayaan way is xasdayaan laakiin ogaada koox koox in aysan diintu qabin ee mar dhow umadu way garan garaadkuna wuu shaqayn.Heshiiya dadow cadowgu wuu badan yahee,.. Dilka muslimku waa xaaran cad.,

  • Muntasa.,, Diinta islamku waa xaq waxayna tirtirtay diimihii hore ee baadilka ahaa diinta aad sheeganaysana waa baadil dad ay isku ururiyeen. Diinta islamku waa nuurka aduunka. maaha dagaalada somaliya iyo aduunku muslimka ka socdaa wax ay diinta islamku keentay diintuna ma qabto dulmiga aduunkoo dhana maanta dulmi ayaa ka socda.maalinta qiyaame ayuu Allah xukmin doonaa adoomadiisa qaarna Jano qaarna naarta ayuu ku fogayn doona ee Allah u noqo dhaldhalaalkan dhamanaya waad ka dhiman doontaa.

  • Dalka somali chritian ayaa iska leh ee ololinta nooga daaya alshabaab.

  • Haa islaamka ayaa yiri,balaayaba islaamka kama horeeynin ee u kalaaya ciise masiix isagaa idin badbaadin karee, diinta dhiiga daadineyso ka soo carara u kalya jacaylka ILAAH oo laga helo masiixa kan anaga noo dhintey.

  • Qoraalka caynkkaas oo kale ah doonimayno inaan mardambe akhrino. Diinta Islaamku waxaan wanaag ahayn ma wadato. Markaa fadlan ha noo soo qorin waxaasoo kale.

  • @muntasa  niyaa xaaraamiyad xun oo xaga danbe laga cuno ayaad tahaye diinta islaamku waa diinta aduunkani ku taaganyahay ee ilaahay inoogu soo dhiibay nebi mohamed nnk adigu laakin waxaad tahay kuwa naarta lagu shidaayo hadii ad wadaas sii hayso ee dadka indhaha ha ka wasakhayn

  • waan heesta ku badali laa ma islaanimaa tiri oo waxan oran laa ISLAANIMADU WAY TIRI!!! ee wax hoos haloo fiiriyo .

  • waa run markaa tiraahdee rabi ayaa nagubeeray oo anagaa iskaleh dalka balse waxaa su aal kaqabaa oo muran kataa ganyahay islaanimadu in ay tiri waxa dhacaya iyo in aynan oran taas halaga runsheego hadaad u baahataan ayado iyo hadiisyo ayaa laydiin hayaa .. ee su aashu waxay tahay islaamku haduu ogolyahay waxa soomali kadhacaya main aan qadanaa mise diin xaq ah manoqon kartaa oo ilaah katimid???

  • @sahrahirsi Marka ay leeyihiin ma islaanimaa tiri waxay ujeedaan Diinta islaamku miyay fasaxday inaa dad la isku dhex qarxiyo aan dambi lahayn. Jawaabtu markaa waa maya. Islaanimadu may odhan dad islaam ah oo aan dambi kaa galin dila wax ay diintu fasaxdayna maaha. Markaa walaalayaal marwalba ma fiicna inaa muran laga abuuro meel aanu wax lagu murmaa ka jirin.

  • aad aya u mahadsan yihii walaalaha curiyay iyo kuwaqadadayba...Balse waaa wanaagsan in runlaysu sheego si dhibaatadu u dhamaato. hadiikale been baan kunoolaa naynaa in ta dunida kadhiman heesaha marka laqadayo halagarun heeso hadii kale dhibta madhamaa nayso .

  • mahad sanid abaaaayo guleso

  • Dhibaato mar kay dhacdo oo hintu waxba matarto base malays waydii yay xagee habaarku ka yimid in kaartuna soo mali ooga dhacday yaa laga habaarsaday oonu ka ducaysanaa? wixii dhacay way dheceen balse waxaa wanaagsan in aan waxqalad ah oo dambe ogolaan xalhalaraadiyo //// xalka waan o soonahay balse hadaan somali u soo bandhigo may dhagaysanayaa ? jawaabtu haday haa tahay Igalasoco halkaan.....

  • fadumo954367@ walee waxa latagi meel aysan jirin anigaa ka awood sareya anigaa ka qabiil fiican aan qori laga aqoon ale maxkamadiisa ayaa latagi walee umada iyo dalkaba dan bi yey kagaleen waligoodna maharsanayaan wey habaran yiohiin waa lays kagadaba iman hadey toobad keeniwayan walee. fuck shabaab iyo wixii lasocdaba nacalad baa kutaala.

  • fadumo954367@ war xishoo wax kumahad leysidee hooyo ayey caruur lalaadhi geen caruur ayey hooyala alaan dhigeen ardeay aan wax galab san yaey xasuuqeen caruur 14jira yey dhagax kudileen adigoo kale ayaa dalka qasaya umada iyo dalkaba dan bi ayey kagaleen

  • Fadumo 9543 viva alshabab <.--maxa ka wadaa ma nimanka masakinta dilaya

    aqonyahanka dilaya.

    culamada dilaya

    masajidada duminaya

    caruurta dagal galinaya

    baad ledahay viva walal isku xishoo fadlan hadalkaga ka firso )

  • raga soo dhex istaagoo, kadhex hees ma islamnimaa tiri.

    maya maya,,,, viva alshabaab

  • ilaahow naga qabo alshabaab

  • jihaan walee way kaa ohineysaa markey qebteda qaadeyso mansha allaah alahayow umada biyo qaboow dhexdhi ootus runta

  • Yaa salaam hees fiican.

    wararkaa ayaa i deeqa.

    waa runtood arxan daro ayay ahayd arintii shaamow.

    ilahay kuuma naxariisto cidii ka dambaysayeeeeeeey.

    amin

  • walhi jihaan jalaqsan waad iga ilmaysiiyay sis si qiiro wadaninimo aya ka muuqatay oo dhab ah viva dhaman fananinta somaliyed ee u istaagay shacabkooda dhiban inay la qaybsadaan dareenkoda special thanks curiyaha heestan qiirada wadani leh

  • alshabaab in aad tihiin in kara qabayaal

    waa la is ku racay

    illahay hanaga qabto alshabaab xataa anaguu jugna dibada ayey na sabaysay

    dhib ka ay wadaan

    run ahan tii waxay rabbaan in ay indhanaga riddaan laakinse walaahi banan ka yeleyn

  • raaliya100, iluvxamar. kkkkkk

    labadiinaba caadi matihiin qoftan waan kayaabanahay heesta waa ku maraxsan tahay wexey umoodaa haduu ax kubilaabmay inery qaaadeyso.

    jooqle iyo jihaan iyo dhamaan tood walahi way kamuqataa qiirada ilaa nimca ma ahane, allahayow somali israaci amin ila dhaha.

  • Jihaan Wey Iga Ooyisay ,,, wan iska Ooyay aad bey Uga Muuqataaa ,wadanimada iyo Qiirada ,, Allow Somali nabadey.,,

  • kkkkkkkkkk

    raaliya100, iyo iluvxamar

    caadi matihiin waa lahesheeen qoftaaneeyti

    loool somali maqabaan directer waa iska soo galayaan ayagoo qowsaaro lamoodo aniga mustaqbal somalia directer aan kanoqon lahaa waxa lagu fiican yahay iyo wixii kale.

    heestaan waa 100% qiiro wadaninimo thanks jooqle. waxaa dhihilaha ilahow israaci somalia adinkuna aamin ila dhaha.

  • iluvxamar

    aboowihiis beesaani aatahay runtii banadirigi asliga aha aa ttahay.

    waa iga yaabisay really qoftaan lkn heesta ha muujiso sideeda kale iyadey utaala.

    mid kalena waa dhihi lahaa gacmaha kor ukogsan oo iqalajineyso iyo ragga ay hoosta ka galgaleyso ha iska deyso.

  • Raaaliya Anbayo Nagtan waan Necbahay walaahi,, Fanaaad Mahan Daqiiqad kasta wey si qalajinee Uffff,,,,, Lknse Abaayo dheh Yah I mean Nin Ma ahi gabar,,, kkk

  • heestu waa hees wadaniya dad koo idil weey ka muuqataa qiirada ilaa naagtan nimca oo gacmaha koksan kama muuqata wadaniga yaan lagu soo darin hees wadani ah,

    heesaha jaceylkaa la ismaroojiyaa ee ragga maxaad iskugu dhadhajisaa waan kaa yaabaye?

  • @raaliya100 Wa Kugu Racay walaahi... Nagtan Nimca daren la dhaho waaabna I mar maroojineee Acuudu Bilaah.. Jarees Mee qabtaa waba ka yaabe wadanimo maka muuuqata.... Raaliya Runley aa Tahay walee... Hortaa aa ka Yaabay qoftan nima daren la dhaho..

  • Dareeneey jacaylbaa intuu daqaro igu dhigay

    hurdadii ii diidoo daqtaradii aduunkuna dawadaydi waayo waxay hadal ku duubeen qalbigaan daqanayiyo naftaan dibad wareegaa

    daalka waxaa ka bi'in kara nimcoo dibnaha iyo docdeeda galisoo ku duug duugta darin wacan. Waah Waah waxaasaa jacayla!!!!!!!!!!

  • asc walalahay waxan maqli jiray nin qaldan ee qaladkiisa ogayn waala sixi kara lakinse nin qaldan qaladkiisa og lama sixi karo oo walagu wareerayaa marka inta alshabaab iyo xisbu shaydan oo dhanba iyo inta la jirta o tagerta waxaanu laynahay sidii o yiri abwan cabdiraxman sh axmed gas oo kale ifka argagaxiso ku jooga adinkoon cidi u aabo yeelin cidii idiinka hortimada qarxiya ama gowraca aakhirana jahanama iyo halka ugu daran rabi h a idiin ku shubo aamiin

  • Adeer maka hadasheen kuwi la oranayay ashahaata oo markaa ladilayay .

    Sxbyaal musiibada waa dhacdey mar hore hada macusba ee waxaan layaabey soomaalida maanta wixii dhacay ayey ka hadlaan ,ee kama hadlaan tii hore,side wax loo xaliyaa oo dhibkaan oo kale mar danbe u dhicin . inaga dhan waxaan ku sofooney emotional kaliya maanta qayli bari qabiilkaa lasafo.kkkkkkkk.

  • Waaa Sax Dalkeena Hanooga Baxaano anagaa Iska leh shabaab Shayaadiin Ma laha,,,,,, ALle hanaga qabto Noga bAxa Dalkena

  • waxaan la hadalayaaa fanaaniinta nin tiisa daryeela ayaa tukalena daryeela horta wax barta si aad jahliga aad uga baxdaan iyo qabyaalada idin ka reebtay qayrkiin iyo is tus nimada iyo macna darada ha ku mashquulina hees where they were 20 years ago? daka la dhacayay la dilayay why ay heeso usamayn waayeen intii hore if they are honest !!!! they are showing us they aren't did good deed anigu wan layaabanahy dakaan camadaradu hayso

  • Xaasid Baa Thay Meshana qabiil ma Yaalo somalia wax aan hre Lo arkin baa lau arkay waxa timid qolo sheyaadiin sheganyeso Diin Oo umadi qar\xinaya acudu Bilaah,, Alle hanaga qabto Shayadintas,, Dalkenw anbad ALe hanoga Dhigo,,,

  • TheWalaabe, sxb aragtidaada kugu xummayn maayo oo sidaas ayay kula noqotay. horaa loo yidhi NIN ANBADAY ISKAMA DHAQAAQINE WAY ULA EKAATAY- (WAY LA NOQOTAY)

    sxb fanaaniintani way dadaaleen xataa hadday wax kale iyagoon somali u qaban kaliya heestan ka dhintaan waa wax marka allah waydiiyo maxaad umadii somaaliyeed markay dhibta ku jirtay u qabateen waa mid ay allah la hortagi karaan heestani iyagoo leh yaa rabi waanu waani ney oo wax ugu sheegnay suugaantii afkooda hooyo.

  • TheWaraabe, sxb markaa anigoon sharaftaada meel kaga dhicin haddan guud ahan waan kaaga aragti duwanahay fikirkaagan

    arinta aad sabab uga dhigtay aragtidaada ee ah in aanay hore uga hadal wixi dhacay sxb maxaad ka ogtay inay ka hadleen hadii aanay ka hadalna maxaa ku ogaysiiyay iney isku dayeen balse ay waayeen cid erayo u allifta ileen fananiintu wax ma wada alifaane ama way alifeene in ay waayeen cid laxanka iyo miyuusig u tunta, sxb kuwani sababaha yar yar ee aan tusale kuugu soo qaatay .

  • ala maxaan la yaabay kuwan fanaaninta ah 20 years later ayay hurdada ka soo kaceen markay ka dhergeen qaad iyo khamri oo si fican ay u mirqaameen so that they remmber now what is going on somalia may be they are jobless you can't do any thing for ur home back inta sideed sacadood aad qayilaysaan waxba yuu mirqaanku idintusin somalia marka aad fayoowataan ee aad naftiina ka sartaan darxumada iyo welfare ka ayaad u heesi karaysaan ummada

  • Ilaahow adaa ween oo waaxid ah, al sheedaan ummada ka qabo, Aaamin yaa Allah, Aamin

  • ikhyaarta sxb yaal iga rali ahaa waxan u malaynayay in aad kaftankayga fahanteen lakin hadal waa hadal iga rali ahaa sxb yaal hadii aad iga cabateen waa mahadsantihiin walahi aniga heestaan markasta waan dhagaystaa iyoda iyo qaylodhaan waana oyaa waxii ay dadka ku sameyen waxmagattadu iyo dadkii macgaca ahaa ee layay inaad thy inkaar qabe arxankiisu daranyhy

  • alshabaab anigaa waso iyo wixii taageeraba nacalaa dhashee, dadki waa dhameeyeen, qawaarijta kuligood waa atore baadiye,shit

  • sydcgarka faraha ha laga qaado hadda heesta macnaheeda ayuu fahmay, anniga iyo isaga ayaa si gaar ah u wada hadnay shirkanagiina Guul ku dhamaa ee qofkii hees hayow ila soo xiriir si aan dadkayaga u wacyigelino. Annigaa bixinaya wixii qarash ah oo ku baxa dhameystirka heesaha. Qof kasta ee soomali ah waxaan ku boorinayaa in uu gacan ka geysto sidii dalkayaga aan markale nabad ugu wada noolaan laheyn.

  • @af644 sxb ani wax ma ceyn ee kuwaan waa kuwii qarankeenii dumiyay oo waxma tarayaal

  • sydcgarka gaalbaa tahaye insha allah mar aan dhaw somali dhibkaad ugeeysateen waan idinka aarsan doonaa fanaaniinta wanagsan aad ayaan u amaanayaa inaad dadaalkiina meesha kasii wadaan oo aan uga hortagno mujrimiinta diiinteena kuqarabanaya waxaan siweyn u amaanaya fananka wanagsan joogle noolaaw afkada caano iyo nabad lagu qabay

  • Sydgarka Ilaahey nagama xigtid la soco waligaa ee wax aad dili kartid ma jortee orod naga tag,doqon aan caqli laheyn ba tahay.Wadankaaga waxa qasaayo ajaaniib ,pakistan iyo afganistan iyo yemen ayaa laga yimide maxa uu diiday iney dalkooda qasaan?

    koley caqli ma lihide waxa uu diiday waxa weeye shacabkoda ay uu naxaayan.

    kawarama bal waxaas.Iimaanka alle ka qadyee

  • sydcgarka: Waxan balan ka qadey in Nimco Dareen kugu timato qolka xun aad degen tahey kuna garbashto.

    Wiil-Geedo in aan lagu aqoon ayad u maleysay miya , meshi aad geli laheyd aya laga raba doofar yahow.

  • Hees qiiro leh, i am cry.. Somaliyay kaca ee iska qabta tuugada diinta ku gambaneyso iyo balaayada carab iyo cajab isku jirta ee qaraxa inoo soo min guurineyso. Kaca soomaaliyeey, intii dhiig leh, halmar ayaan dhimaneynaaye. kaca kaca ee shabaabka iska dhicino.

  • Comment removed

  • sydcgarka: saxiib fuley ado kale wala yaqaan oo melahaan oo kale ka dharta, hadi aad wax isku heysiid wa taqaan Jooqle mesha uu joogo ee bal is keen.

    Reer baadiye shaley moryaan aha mantey mujahiid noqdey mudankiisa wanaqan.

  • qofka la baxay sydcgarka wax aad ka qaadaysid malaha jooqle iyo ciyaar jacel ee qaraar lee hadalka kaa keenaa ee illahay moyee qof naftan qaadi karo malaha ee illahay ha ku soo hanuuniyo isagaa hanuunka haayo . aamiin

  • asc dhamaan. fanaaniinta somaliyeed way dadaalayaan illahay ha la garab qabto maxaa yeelay maanta somada waxay rabtaa dad wax u sheego oo dadka wacyo galiyo maanta way sameeyeen oo wax ay ka cabsanayaan aan illahay a heen majiraan. qof kaste oo somaliya waa in uu sidaa si la mid ah ahaadaa uu san alshabab iyo wax la mid ah uu san ka cabsan

  • Comment removed

  • adinka maahane waa jaadka iyo cayrta aa daldaleysaan .

    shaly maxaa qabiilka iyo baqtiga luugu heesayay.

    Aamusa drug dealers.

  • man, this is the song of the century. Thanks to the abwan that wrote this beautiful patriiotic song, it made me cry.

  • Great song. all-shabab, all- waahibyeen , all war lord ilahay wadanka ha ka qabto.

  • Alloow Soomaaliya nabad nooga dhig adigaa qaadir ah.

  • waaaaaaaaaaaah allaaah yacizzak alla maxey runsheegeen afkiinna caano laguqabay waa niman aan ka cabsaneynin in private lagusoo waco.... kkkkkkkkk neeruus bro i agree with u about ur comment .....

  • mansha allah ilaahayow sida maanta nootaabteen naarta utaabsii.

    aamiin

  • mashalaah.. wadaniyiin  waa hees lakowsatay sanadka..2010 .waan kusoo celceliyaa heestaan dhageysigeeda....

    Alaa nagu beerayoo anagaa iskaleh dakee......i Love u somalia...you r ma mum n dad...wax kastoo kugudhaca meel aan kudhaafsanayo malahan..

  • waah waah , wallahi wadaniyiin dheh .

    cabsi alshabab illahay ma tusin.

    ILAAHAW xayaawaaniinta indha shareeran, oo hijaabka la bisan umadda ka qabo ameen

    inkaar waalid a ku dhacday,

    waa wax aa horey loo arag, mediaha ayay ku sheegayaan in ay yihiin ILMO-XAARAAN ku dhatatay!! yaab

  • hi mahadsanidiin

  • AL-Shabaab Alhabaaboow

    Alle iyo rasuulkiyo scw ashahaado ruux qirey hala Jaro unuunka ma islaanimaa tiri maya maya Islaanimadu meey oran..

    Aqalkiina guba ehel iyo xigaalkiyo ubadkiina gowraca ma islaanimaa tiri maya maya islaanimadu meey oran....

    meel aan meel aan amaan jirin ma ahaato nolashuye urigiyo xumaan qaba ma islaanimaa tiri maya maya islaanimadu meey oran.....

  • Al-habaaaaaaabow

    In aa tahay inkaar qabe arxankiisu daran yahay Ummadu way isku raacdee..

    Ifka Magac Xumaaloow kuma lihid Ijaabiyo Ififaalo Kheyre Aakhirana meel roon Rabbi kuguma Aadshee...Aaamiiin Aamiin

  • Maansha Allah..keep up the good work guys..the hell with shabaab.

  • Wow! Ya Salaam...!!!

  • Somalis are united against the barbarians Al-Shaytan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more