@samana1fromsomalia Mayee sxb ka daa ha dafirin Somaliland,Somalinimadu maaha in aad necbaato Somaliland jiritaankeeda oo ku salaysan rabitaanka shacabka degan,ee waa in aad ka fekerto horu marka iyo badbaadinta kana naxdo ama ka xumaato dhibaato kasta oo ku habsatay dad Somaliyeed ama Muslim ah. waxaan ahay Somalilander ,qadiyada Somaliland gooni isu taageedu waa mid aanan cidna kula gor gortamayn ,ninkii muran kale u jeeda waxaan leeyahay Dhankalaad u socotaaye dhagalay wax maqal.
Maxaad ledaahay? Somaliland wadaan la aqoonsanyahay ma ahaan. Aniguna ma dafirinee taasi waa dhaab. I don't understand why you are getting all worked up. Somaliland is NOT a country. It is a state within Somalia. FACT!
@Dhegayste ka somaliland L baa ku girta walaal
Yummysomalilander 2 months ago
Comment removed
Yummysomalilander 2 months ago
Waan ka xunahay dabka noocaas ah ee la damin kari waayay ,wa ain laga taxadaro mid kale hadii uu dhaco-
SNTV Somaliland National TV miyaa ???
Dhegayste 2 months ago
@Dhegayste
Somalia not Somaliland. Although Somaliland is merely a state within Somalia
samana1fromsomalia 2 months ago