walahi been igama ahan nimco dareen darteeda dad badan aan udili karaaa qoftas caadi ma ahan i love him walahi waligey ma arkin fanaanad somaliyeed oo lamid maalinta aduunka iigu farxad badan waa malintaa arko nimco dareen
masha alah proud of my somalin ppl if u lesson diiz song it mkyz u criiiy all what i can say is keep on goinq my somalin ppl 1 day we gona reach our distenetion .....
@mariam370 ilaahay ayaa og goortay waantoobayso koonfur ama jini waxba igama galin waxa kaliya ee ii daran waa in aan arko wadankeyga hooyo oo nabad ah weyna dhici doonta goortuu ilaahay ka dhigo 1 beri ha noqoto ama 100 sano ha noqoto waqtiguu ilaahay doono ayuu sii karaa al muhiim in ay soomaliya nabad noqoto inshaa,alah
@muqdishogirl143 waa runta shaki kuma jiro inuu illaah siin karro lakiinse waxaan kahadlayaa inuusan illaah sineen niman shaqaysan,somalidu waxay dhahda illahay sadex wuu awodaa mase yeello,mashaqeesanaye i qudi ,kuma caabudayee janadada i gelli iyo maguursanayee dhal i sii,walaalo illaah waxuu ku yirri qurraanka kariimak,''Innalahu la yuqayirro maa biqoomin xataa yuqayirruu maa bi anfusihim'' ~illaah ma baddalo qoom aan iyagu naftooda baddallen,marka billaa camal hadaad sugeesid adiga lee waye!
@mariam370 camal iyo bilaa camal maaha ee dalkaga hooyo waxaa u qaban karto aya loo qabtaa anigana waxaa u qaban karo waa duco waana u duceynayaa aqbalkana alaa leh. waan ogahay yaa ruuxi in ay smalida ayaga gacmahoda isku badalen waayo dhiiga qof islam ah ayey banesten gabar masakin ahna wala kufsaday xoolaha agoontana waala dhacay waxas dad islam maku kacaan? jawabta waa maya sababahaas waaye waxa somalia abaaraha iyo dagaalka ay uga nasan la dahay ilaa ay ilaahay u soo noqdaana kama baxayaan.
yaa salaam cash calaa hees
laamiya1 8 months ago
@geesi walahi inaadeer waa run rag waa looga fiican yahay hoogay iyo ba'ay waxay malaha kufiicnayd uun dumar oo kaliya waxaanan marag ka ahay in SNM ay rag ahaayeen waayo dawlad dhisan oo dunida quwad ku leh ayay rogeen afar xabo oo Alshabaab ah oo dunida oo dhani kasoo horjeedo waxay reer koonfur rag iyo dumarkoodii labarooranayaan ayaa iyana iswaydiinleh
Romanticoceana 1 year ago
@Hal_abuur waar heedhe anigu waxaan layaabay ragay sidii dumarka hoogay oo ba'ay da haya adeer waxan la hadlayaa reer koonfureed anaga markii la gawrici jiray caruurta iyo ciroolahaba maanaan odhan jirin hoogay iyo ba'ay toona ee raga waan iska dhicin jirnay wali lama haayo taariikhdii SNM oo ku heesaaaya baroordiiq hahahaha
Isaqismboy 1 year ago
Comment removed
Isaqismboy 1 year ago
ifka magac xumaalo kumalihid ijaabiyo ifafaalo qeyr leh aaqirana meel roon rabi kuguma aadshee talaw kaasi Ahmed Godone miyaa
Romanticoceana 1 year ago
Comment removed
Romanticoceana 1 year ago
nimco dareen farxad ku noolaaw fanaanadeena qaaliga ah aduunyada waxaan u jeclahay heesaha nimco dareen walahi waan ka dambeeyaa nimco dareen hanti hadan lahaan lahaay walahi gacanta an ugu shubi lahaay habtideyda dhan kk ilove you nimco dareen
tottiyare2020 1 year ago
walahi been igama ahan nimco dareen darteeda dad badan aan udili karaaa qoftas caadi ma ahan i love him walahi waligey ma arkin fanaanad somaliyeed oo lamid maalinta aduunka iigu farxad badan waa malintaa arko nimco dareen
tottiyare2020 1 year ago
IN NAAGAHAN RAGA DHEXDA UGALAAN MA ISLAANIMA TIRI .LISTEN 2ME WALAAHAY SOO MAAHA OO WALAAHAY ILAA MUJRIM WALBA OO DHAGAR QABA LAQABTO XAMAR RAAXO MA ARKAYSO AMA HEESA AMA UGADHAYS KEENA AMA BURUNDI KEENA .....ANAGA QOFWALBA XAQIISA SIINAYNA........VIVA ALSHABAAB BOYZ
ige84 1 year ago
masha alah proud of my somalin ppl if u lesson diiz song it mkyz u criiiy all what i can say is keep on goinq my somalin ppl 1 day we gona reach our distenetion .....
SuperAbdulhamed 1 year ago
isha allahi walaaliyaal aan khaadano waxa lashey kaayo.
Blackcobbra 1 year ago
ololint nooga daa anagaa dalka iska lehe, fanaaniinta dalka somaliyeed aad ayaan ugu mahadnaqayaa.
ILAHAYna waxaan ka baryayaaa dalka SOMALIA oo dhamaystirin inay ka dhex heesaan kolay somalidu waa suugaan ku noole.
MrDangarad 1 year ago
Saaas ayaa la rabaa fanaanita garankaa somaliyaa
adinka kaliyaa ayaa garanki ka nool xil aayna idin saaaran sw mahan
MrShiinecade 1 year ago
Waw what great song: Xigmad ku fadhida somali dhan walba waa loola hadley hadey wax garanayaan i ask allah to save Somalia
lajiide 1 year ago 2
insha allaah one day ayay dhici doontaa taasi oo waan xoroobaynaa viva allsomali
allsomali1 1 year ago
inshaa,alaah maalin un waa arki doonaa soomaaliya oo israacdo nabadna ah haduu ilaahay yiraahdo umada dadka dhibayna ilaahay hanaga qabto aamin
ilaahow unaxariiso ardaydi iyo umadi ku dhamaatay qaraxii hotel shaamow iyo dhamaan intii muslin ah oo ku geeriyootay dagaalada soomaaliya aamin aamin
inaa tahay inkaar qabe
arxankiisu daranyahay
umada weyisku raacde
ifka magac xumaalo
kumalihid ijaabiyo ifafaalo qeyr leh
aaqirana meel roon rabi kuguma aadshee
aamin
muqdishogirl143 1 year ago 5
@muqdishogirl143 insha allahu dad ku ha inoo hagaago by abdirahman sheikh ahmed gaas
dadihiye 1 year ago
@muqdishogirl143 LOOOOOOOOOOOLZ aAAmiiiiiiiiiiiiin
GuDaaYe1 1 year ago
@muqdishogirl143 i am Garowegirl walaalo ILlaah waxba kuma ahan inay soomali israacdo lakiinse waxa muqdisho kadhacaya baa na hortagan marka malaha boqol sanno kabacdi bay koonfurtu waantoobaysaa baan umaleenayaa
mariam370 7 months ago
@mariam370 ilaahay ayaa og goortay waantoobayso koonfur ama jini waxba igama galin waxa kaliya ee ii daran waa in aan arko wadankeyga hooyo oo nabad ah weyna dhici doonta goortuu ilaahay ka dhigo 1 beri ha noqoto ama 100 sano ha noqoto waqtiguu ilaahay doono ayuu sii karaa al muhiim in ay soomaliya nabad noqoto inshaa,alah
muqdishogirl143 7 months ago
@muqdishogirl143 waa runta shaki kuma jiro inuu illaah siin karro lakiinse waxaan kahadlayaa inuusan illaah sineen niman shaqaysan,somalidu waxay dhahda illahay sadex wuu awodaa mase yeello,mashaqeesanaye i qudi ,kuma caabudayee janadada i gelli iyo maguursanayee dhal i sii,walaalo illaah waxuu ku yirri qurraanka kariimak,''Innalahu la yuqayirro maa biqoomin xataa yuqayirruu maa bi anfusihim'' ~illaah ma baddalo qoom aan iyagu naftooda baddallen,marka billaa camal hadaad sugeesid adiga lee waye!
mariam370 7 months ago
@mariam370 camal iyo bilaa camal maaha ee dalkaga hooyo waxaa u qaban karto aya loo qabtaa anigana waxaa u qaban karo waa duco waana u duceynayaa aqbalkana alaa leh. waan ogahay yaa ruuxi in ay smalida ayaga gacmahoda isku badalen waayo dhiiga qof islam ah ayey banesten gabar masakin ahna wala kufsaday xoolaha agoontana waala dhacay waxas dad islam maku kacaan? jawabta waa maya sababahaas waaye waxa somalia abaaraha iyo dagaalka ay uga nasan la dahay ilaa ay ilaahay u soo noqdaana kama baxayaan.
muqdishogirl143 7 months ago
ilaahow shabaab iyo xisbul islaam amisom iyo dhamaan dadka dagalada soomaalia kawada naga qabo yaa rabi aamin
shabaab waa kaligii muslim tiisa hadii ladiido cid kaloo muslim ah majirto xisbul xasuuq waa xisbul islaam umada ayay usoo dhigteen amisom nabadaan raadinaayo oo been ah waxey rabaan shacabka soomaaliyeed in ay dhameeyaan waayo ayaga dadkama joogo waxa dhamanayana waa soomaali maxaa kagalay ee ilaahow naga qabo cadowgaan wadankeena iyo dadkeena usoo dhigtay aamin
fildaa222 1 year ago
@fildaa222 Almu'minull qawiyu khayrun wa axabu illaalaahi minal mu'minul daciif,muslimiinta waa labbo qaybood kuwa qawi ah oo qowl iyo camal leh iyo kuwa daciif ah oo hadal ka dhaamaan,waxaan kugulla talin lahaa intaad waqtigaaga ku dhumin lahyd habaar , orod oo wax qabso ninka amisom alshabaab iyo dhamaan xisbiyada way shaqeesanayaan meel iyagoo fadhiya arki meesid,way fiicantahay in illaah labaryo lakiinse waxaa Illaah ka jecelyahay baro+camal.
mariam370 7 months ago
Geeeeeeeeeeeeee! they luk like they praying!!!!! in a line *Edab aa loo taaganyahay!* they shud have dancin teacher! * will ya stop bein miserable*!
love85life 1 year ago