Added: 2 years ago
From: Tixraac
Views: 21,490
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (3)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • heeladan way kufsadeen kuwani lakiin waa heelo jirta oo loo yaqaano daf waxay ka caantahay dhulka harawo ilaa iyo banka sida cagaarwayne qotonka boodhlay abeeso maal hulka sodoma hulka gaawa goljini lafaciise xerogeel jabsa jaare shabeele ilaala dheere libaax fuul waa heelo caana aniguna waan ciyaari jiray markaan caroosyada u gudo by cagaarwayne king

  • halkaan wax dhaqan ah kama muuqdaan aan ka aheyn dumar dhulka fadhiya oo sacabka tumaya iyo labo nin oo iyagana sacabka tumaya ciyaar dhaqmeedka somaalida yaan meel looga dhicin.

  • Walaahi waxaan soo xasuustay dhaqankii rasmiga ahaa ee soomaaliya. waxaa jeclaan lahaa inaad soo galisaan heesaha dhaqanka oo badan.

    This is one of the traditional dances that somalis in the western regions play.

    I likeit very much. thanks TIXRAAC

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more