Added: 4 years ago
From: Mudugboy
Views: 161,560
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (93)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waxaan ba la dhacay anuu heesta loo shiday eesh calaa

  • nin soomaali haduu magaalo joogo iyo haduu baadiye joogo intaas waa dhaqan xun yahay

  • @ socdaal haha ma kugu socota sidii faleembo kkkkkkkk qater weeye walaahi I love somali riwayad wey jiraan!!!!

  • Wooooow walaahi i love diz riwaayad....kulaha ilahay waxaa la yiri markuu duunya ku siinayo dadkiisu ku siiya kkkkkk...shactiro.com iga dheh :D

  • @MsRumaan kk aniga waxaaba igu socoto canaanta islaanta warka badan la canaantay hhh

  • warkaas aa i maraa .....Qofta hadey warka sii wado qoobka jabi kkkkk

  • best ruwaayad ever made

  • what can you expect from geel jire. his always after camels, so woman deal with it

  • that traditional Somalian stick is called in my eastern-cushitic somali language: Hangool... and that same stick was held by the majority of the Pharaohs of ancient egyptan Kemet... any1 that looks at the tombs will see that the majority of the pharaohs especially the royals, had those exactly same Somalian traditional stick

    and it still havent changed a bit, on 1 side its V-shaped and the opposite side is L-shaped, straictly Somalian-Puntite = thats Kemet for ya! hate it or luv it folks

  • @Cush it is historically proved that somali are the ancient egyptian family , and before the collapse of Egypt Empire . 200 thousands egyptian soldiers had left the King Psimaticus II who betrayed them and they come in Our region in order to live and make their family and children . That is why somali people speak like the ancient egyptians and have the similar Hangool and culture.Colonisation and war destroy the history of somali but I hope that Punt-Kemetic power will raise again inchallah !

  • @sajokal20 incha Allah a.k.a if God = Allah willing

    we will rize again.. by any means neccesary, especially with educated mental soldiers we can realy make an impact, make a change, to regain our rightful place in the kemetian-Puntite=Somali throne.. AMEN

    HTP/Nabad Galyyoo brother, keep that spirit up and send the message and enlightenment to all our ethnic Somali-Kushite folks in all 5 nations of east africa, Somalia, kenya, djibouti ethiHOEpie and tanzania ect

  • kkkk sida leesu cayayo aya caadi eheen

  • hoognay ma islaanti ayu doofarad yidhi

  • Alla ragu xaasid sanaa weligood il naxariis leh laguma arko

  • WALEE WAA NIN RAGA NAAGAHA LAMA TIRSATO WAXAANA BUD AHAYN MA YAQAANAAN.

  • @faisal395 Ma hooyo ayaad kuleedahay bud uun bay yaqaanaan....waxaad tahay nacas...naagaha waxay leeyihiin xaq aad u badan....

  • My big brother got lost in love and move is the kill to the second.

  • Somali good morning love it. Best play in Somali “Rewayad” Comedian

  • Odeygan Gaaban waa qosal miidhan walaahi. anigu waan ceejin lahaa hadaan islaantiisa ahaan lahaa.kkkkkkkkkkkkkkkkkk. walaahi baan gorofta kaa dhigi!

  • SOMALI FAMILIES JUST GOT UPROOTED.

  • kkkkkkkkkkkk caruur tiisa xitaa wax buu ka sheegayaa nin soomaali rag uun bay sheegaan rag xume naag baa dhaanta

  • ma waagi iaahi baryaba taaso kale aya naf iyo dacaad u hayna kkkkkkkkkkkkkkkkkk l love her

  • ul yar ba so qataday may tiisa camal soo qadato loolz

  • jag jällar det

    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • jeg også<3<3 det er dritt morsomt<3

  • dumarka soomaalidu way tarabal badanyihiin raguna waa danlaawayaal

  • kkkkk hargihi marka la siiyuu is waalayaa " wallaahi inaan gorofta kaa dhigi" ku yiri hangoolbuu is sidaa waar islaanta u naxariiso balaayo kugu dhacdaye

  • funy riwaayad

  • lol lo lol ol ol ol ol olol lol

  • wallee hadii aan soomaali nahay dumarka waan hagranay laakiin

    laakiin hadii aan taladooda raaci lahayn way noo dhacanlahayd waana gaarilahayn heerka aan rabno masha allaah alaah hanoo fududeeyo

  • ragaa islameed ilama qabo kkkkk walee raga iyo dumarka somaliyeed waa isku wada mid haday baadiye jogaan ama magaalo midba midka kale ayuu la yaaban yahay is afgaran waa caadi ah, naaga waa lala guursadaa kuye markaas ay hadalka daynaysaa miyaaa walahay waa funny

  • Samara loooolz walaahi waa iga qosalsisay

  • he is my idol hahaha

  • Beenaale wuxuu yidhi waxaa ka yaboohinyaa tuulada......... Awkadleeye

  • haddii aan dhageysan laheyn dumarka soomaaliyeed,soomaali oo idil waxa ay ahaan lahaayeen qani.

  • Isaaq iyo daarood waa isku dhaqan laakiin lahjada ay kula duwan yihiin.

  • We are all bloody Somali so stop the clanism.

  • Masha Allah May Allah bless u ,,,,, we need people like u ,,,,, i hate the ideological of tribalism

  • war ninka iyo nagtu kala daranaa asaguna hagool buu soo qatay ayaduna sarbi yar bay soo qadatay alow kala badbadi.loooooooool

  • bisinka they are crazyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  • walhi iyo bilahi wan inan asl , asl kkkkkkkkkk

  • Naa adiga iyo kanaad dhashayba naf ma lihidin kkkkkkkkk walahy it was a funny waxaan xasuustaa waa tabtii uun maraan hawdka laascaanood tagay 2000, reer guuraagoo dhamiba saasun bay ahaayeen waayo waayo mahadsanid awkadleeyo iyo islaantaa dhaqankii na xasuusisay

  • wawaxay ixasuusiyeen waayo waayo good job bro

  • ahahahahahahahahahahahah

    ala kuwanaagsanaa qaar qurbahan ku wareeray oo ixtiramkii ragu lahaa lumiyey.

    wixii sidaa loo gali jiray baa laga fadhiyi layahay waa aduunyo,lool

  • hahah walahi this guy waa reer baadi caadi ah

  • hahahahahahahahahahahaha....i need more of this, it is very funny..hahahahahha

  • islaanta marku seexdo ayuun bay budh ku garaaci lahay madaxa wali marku dhiig baxo u suuxana way ba ka bax san lahayd laakiin wa iska riwaayad waase wax dhici jiray

  • alla ma saasa dumar ka lo gali jiray dumar ka somaaliyeed oo ragu maxay hada u cabanayaan oo bacba banaan ka lo dhigay wa waxi owoowayaashood so shaqeyeen

  • dayr waa is funniest man kkk

  • ilaahoow dumarka somaliyeed noodaa , naagaha aduunka dumarka somaliyeed gaarimayaan hawlkarsanaa, oo dulqaad weeynaaa, maasha allaaaaaah

  • a typical somali tradition.actually,she is advisin her husband on his mistakes at the same time doing the best she could to manage it on her own.....infact, she worth the 100 camels we use to give a way as dowry.raga iyo dumarka waqtigaan jooga???????

  • inkastoo ay riwaayad tahay hadana waan xanaaqay waayo some how waa run that is how nimankii hore ay ugalijireen hablaha waana wax aad iyo aad wuxuush nimo u ah,stupit=

  • -.- epic failure

  • ma saasuu reer ku mamulayaa? waxba reer kama oga magaalada uun buu ku sii socdaa. islaantiina wuu hanjabey. marka ma kaas oo kale ayaad nin la dhahaa? isagoo kale wax la tumuu istaahilaa!kkkkkkkk.

  • kkkkkkkkkkkkkkkk,waa kaa dhaqankeenii asalka ahaa,ha arkaan habrahan westerenka ku wareeray ee dharkii hablaha yaryar wada sitaa,ee ragii karaamada kaqaaday,kkkkkkkkkk,

    in laydin celiyo oo waliba sidaa laydiin, maamulo ayaa istaahishaan.kkkkkkkkkkkkkkkk,

    ilaahaw dalkii noo hagaaji,tiiaan wax lahadhin tasaa u dambaysa,ee waa ladoogiye yaan ladacaroon,kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    cafis all ,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • adigu qooqane, islaantaada ayaad ciil u haysaa baan u malaynaa.kkkkkkkkkkkkkk, waad tumi lahayd malah sida odeygan kkkkkkkkkkkkk, just curious. Dont get offended.

  • he is my hero, every somali man should learn from him. mudugboy thanks for the clip kkkkkkkkkkkk

  • what kid of hero is he? He is abusing his wife and you called him a hero. well, I would say he is neglecting and abusive husband.

  • aniga gurigaan waa jeclahay guriga baadiya waan jeclahay ,,,Somalia ada waan gadana mid quruxsan ,,,cadai mahan hidiyo dhaqanka somalia

  • sure

  • Yeah Am sure why n,t

  • Awkadleeye .....

  • waa odey loser ah weeye, he is good for nothing, not helping, and very disrespectful! what kinda man is that? in xadhig lagu ceejiyo ayuu istihaahilaa walaahi.kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,kaalay odayga maxaad u sheegatay,waa nin raga oo reerkiisa maamulaya,hadii naagaha somalida sidaan loo maamuli lahaa waxa laheli lahaa qoysas wanaagsan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,habruh­una dharka hablaha yaryar way dhaafi lahaayeenee ay sitaan oo marwooyin ayay noqon lahayeen,kkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    bye

  • Backin the day ..this is how it used to be

  • Back in the days when u ladies use to hold our knees & beg us not to hit ya. Cinderalla thats the kinda of man that can tame ur fat asses.

  • wiilka ayaaba nacas ah hooyadii odeyga kama celinayo!

  • proudsomalisis, bro adiga nagtada maxaad ugu yerta i sheeg ragii somaliyed xaaskoda waxaay ugu yeran nayaa

  • looooooooool i admire the guy.. this is the true essence of menhood put your wife where she needs to be..

  • what a man he is so rude lolz

  • this is to u soluc077: markaa ad leedahay ma fiicana inaan guursano rag adiga waalan wayo marka nin kuu imaado oo dhowr hadal ah oo jacayl ben been la socdo marka tirahdo haye aniga kaa daran wanu isguursanaynaa HALKEED JOOGTA lakiin waad iga qoslisay walaal kkkkk

  • this video explains what our females go though because of lazy, and uneducated man in their life. eat qaad until ur teeth falls down looking like ugly shit.

  • he is so rude...what kind of man is he ...no help doing nothing but eat qaad so sad they just man for nothing is better for them not to get marry and stay single forever!!! they don't deserve anything! so rude and mean towards to his wife calling shit to her that is so padedic.

  • love it!

  • love it!

  • love it!

  • love it!

  • proudsomalisis well its his wife so he could call her naya if he want to.. listen were people from diffrent cultures if naya offends it doesnt offend our sisters..

  • HAHAAHA, SO FUNNNY, WE REALLY NEED THIS TYPE OF STUFF IN THE TV, AMAZING:) to the person who sad somaliland, this is puntland and somalia. Somaliland is a WHITE MADE name, get educated man and then speak. Somliland was created by the English and Italian who also is the murder of all you great parents and nation. SAAAD

  • mudug sxb plz upload the next parts thnks man

  • kkkkkkkkkkkkkkkkk walahi this is the funniest shit i have ever came around. walahi this is how reer badiye men rock. he remind me old school men

  • This is nice, funny and tradition

  • That is my tradition. long live somalia!!!

  • Thats Somali tradition

  • mogwaitom sxb waad tiriba lagu yiri hehehehe

  • tu peux poste la suit du theatre s'il te plait maguuraan merci

  • Big up to Arap hold tite uncle BOON XIRSI HARGEISA, SOMALILAND

  • this is a crazy man with a big stick. he has no respect for his own wife! he is even abusing her and calling her "naya". he is a mad man nacas uuf

  • hii he can do what ever he wants. hahaha

  • @proudSomalisis so whats wrong calling his wife naya? isnt she his naya after all? Somali females are so sensitive growing up in Diaspora...

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more