Added: 1 year ago
From: dhagaweyne
Views: 22,609
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • yaazalaam shankaroon axmed sagal dad wakii hore fankana wakii hore 100000 karoon aya mesha mareysa aduun xiligas uu sharaf lahaa ,,,,,,,,,,,,,,

  • Shankaroon, Wallee waa geenyo. Way iga yara weyn tahay mooyaane waan kula qabanlahaa gabartaan, Laakiin waaba xaas baan u malaynayaa. Hadday sidaas tahay xaal baan bixiyey

  • dhagaweyne thanks brother i'm gone visit you website

  • caleek caleek ya 1000 ka roon .. fanaanad asal ah weeye

  • waawwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww shan karoon

  • yasalaam waxaaba i idilay sida ay wax isugu dhacayaan waxaaba ka sii daran shankaroon anigu waxaan leeyahay boqol ka roon sida ay uula helayso tenbada musicada waxaan malaynayaa inay si fiican u garaaci taqaan darbuugada ama durbaanka yar waa kabankii tahliil dhexyarta ama violinta waxaan qiyaasayaa waa saalax qaasin ama naaji sacad

  • haa masha alah shankaroon naag gaarta malaha.

  • shankaroon been looma dhihin waa qoodh boqol halaad iyo hal taangi wixii laga bixin jirey weeye bal eeg shacniga iyo quruxda

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more