Added: 9 months ago
From: MsKaysar
Views: 80,123
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (52)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • the girl with all black realy look like big ,,,

    SHORT LEGS.hope is not you,,,,,

  • 0:08 War Qoftaan "ilkaha Cas Cas" Xageen Kala Xiriiraa? Waan Ku Waashay Saan U Fiirsanaayey Damn Shyt..

  • Hypocrite society. Just watch the music Or fuck off skinny.

  • War waxani baruur dhaaftaye ma jeer baa kkkkkk, walaahi naagtaan wax ka doqonsan ma arag, ethiopia oo ah wadan qaaraanka reer galbeedka ku nool ayay naf ka raadisay!!, bal fiiri doqontan sida ay karaamada isaga qaaday somali wayna u bah disgay, hoolka ay ku heesayso dhinacyada darbiyada waxaa sudhan calankii ethiopia!!? Aaway kii Ogadenia ama kii somalia, meeshu sow jigjiga ma ahan!? Magalo somaliyeed !!!

  • ♥♥♥♥ Qurux Meel La Dhigayoo Aan La Quurin Baatahay. woooooow caadi maaha heesta ♥♥♥♥

  • superbe chanson bravo zaynab bravo les filles

  • nagatan waa nag walan oo alle ka furatahaya alle ka cabso cadabta halagu geeye adiga jiirkan balqaya ciid rabto majiirte naga qarii alle kaxiishood

  • thumps up guys if agree wit me dis video her performce was great and lyrics is gr8

  • Ileyn laba dhagax mise sadax dhagax bey ahey waa reer itoobiya ma anaan garan,

  • abayoo bifadlaag diet samee sabab uma qalantiid labiska aad xidantahay

  • I don't think a pregnant woman should dance like that. That is not good for the baby.

  • @Amirez1000 She is not pregnant, that is a fashion for full figure women.

  • @Amirez1000 LOL Yeah, she's not pregnant abaay.

  • HEES AAD U MACAAN WAAN KU MAQLI HUUNO

  • SAYNAB WAAD KA DUNTEY JIGJIGA, WAAN KU MAQLEY HADEE MAHADSANID. 

  • SEYNAB LABA DHAGAX nooloow abbaayo, waa fannaanad qurxoon. Haddii gabdhaha Soomaaliyeed ay iska tuuri lahayeen diracyadan iyo jalbaabkan qurunka ah quruxdoodu sidan oo kale ayay u soo bixi lahayd. Gabdhaha Soomaliyeed waa gabdho qurxoon bal fiiri. You made me proud to be Somali. give it up. Thanks Syenab my sister

  • kkkkkkkkkkkkkkk seynab labdhax ay ku dheen si dacad aan u qoslau wax uunba is ruxaya alow amuraha sahal

  • naagtan caadi ma aha waxaa ay qaaday sees aa

    n caadi aheen maan shaa allaah

    saynab labo dhagax garabkaada ale akagalo lkn maa lagu qabaa mise waa wali waxaaba idakaagay damac

  • wooooow caadi maaha heestani

  • Nafta yaree dharka mad madaw wadata 5:57 ma fannaanad baa iyaduna mise meesha uunbay is ruxaysaa?

  • wwwwwww seeynab labdhagax nolow walaahi waa dhameeystiran tahay fanaanad da daada ah oo ku dhigantaahi majirto top aya tahay wallaahi biska xidigta fanka danbe kaso baxday ayaa tahay. yah yah qunfulka ii hay ana furaha ii dhiibkkkkkkkkkkkkk

  • wow,this is the cuttest queen of the century.

  • wow,this is the cuttest queen of the century.

  • LABADHAGAX,,MA JIRTO QOF KULA QURUXA AMA KULA CODA AMA KULA STYLE AH..NO.NOP.NO..NO DAREEEN ..NO IKRAAAN..NO FISKA...NO.NOP..NO..NO ONE LIKE U,.......viva LABADHAGAX,,,,,,,,,

  • beautiful voice but you guys can not dance at all man

  • AAAAAAX YAAA NALA YAQAANA CODKAN CAADI MA AHA SAYNAB WALI WAY KAWADATAA .. BIG KISS FROM SWEDEN FANS... XASAMADA DK..

  • uuuuffff balayada codka xun leeeh naaa nadhaf bahal yahay fat ass ta aahhhh

  • wwww caadi maaha heesta ..hees aad iyo aad u macaan iga dheh....9ice words..

  • laba dhagax amaxaaro aids qabtaa maxaad kala niikin not good idea...!

  • xaaaaaaaaaaaaaax macaan heesta macaan xaaaaax xawadka macaan dheesha macaaan xaaaaaaaax

  • woooooooooooooooooooow qoftan caadi mahan bajaqyadaas heesta ku dawanayaa iyada maamp waaye noolwo caadi mahan saynab

  • wooooooooooooooooow kpmme mit viva somali grils es gefallt mir sehr seynab scheisse die manner fuck neh du bist sex babby go goo gooooooooooo

  • waaaaaaaaaaw heesta caadi maaha boqolkii boqol aad iyo aad ayeey uga fiicantahay sida loo sameeyay heesaha qaar sida heestii dhag dhag waa hees aad u fiicneeyd lakiin vidow clip fican looma sameeyn

    saynab waaaaw aad iyo aad ayaad uga sidataa hablaha heesaha vidowga soo duubo nooloow saynab laba dhagax waaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • waar waxan oo baruur ah miyey dhashay mise uur ayey leedahay ---Saynab laba dhagax sowtii dhuubnaan jirtay. cajiib mise Diana-da ayaa u baahan in lays naaxiyo oo ma soo bixayasid hadaad dhuuban tahay oo aad bleach is mariso. bleach-da ayaa malaha loo naaxa this is the new style

  • inaba - Caadi Maaha.. Saynab Labadhagax Nooolooooowww.. i Love you

  • waaw waa hees Jirto waaaaaaaaaw waan kahelay maasha,alaah

  • well done good song ; lyric, musc and voice

  • Comment removed

  • videoga sificaan ayaa uu isugu duba dhacaay kooxda ahaan balse farsama yaqaanka xaga editinka ayaa mesha ku Ciyaarey islama socdaa ciyaarta iyo videogaa waxaan kula talinlaha in uu dib habeyn lagu sameyo heesta qeybta videogaa sababtoo uma qalantoo video nocaan ah.

  • ila maxaa soomaali ba'day! ilaahayow noo sakhir!

  • i gotta be honest the song is good the voice is also but the clothes!?!!! you gotta change your wardrobe

  • Ruuxan weyn daya ee qaarka hoose ad moodo Jeerta .. gabdhaha ka daba ciyaaraya aya ka shidan surwalkan yar ee ay dabada iskaga dhejisay aya ugu daran subxaaan bal marka dambe ee ad hees so saraysid wax hagaagsan gasho!! Sida kale heesta way shidantahay  lolzzzzzz

  • Comment removed

  • Xabada yar ee ciyaaraysa ee kaligeed meesha is ruxaysa ayaa ugu sidata ee taa yar waa in aan raadiyaa.

  • nice voice, nice baaskoolado !

  • qoftaan zaynab waa shidantahay hadda lee ay soo labo kacleysay quruxna waa u dhalatay maasha alaah ii nolow qof ku yaqaan baan ahay

  • KABAX WAXAAS AAHEES AH

    ZAYNAB WAA IDEEQDAY WALEE

  • Labdo dhagax.. waa lagu dawan karaa laguna dhagaysan karaa.. caadi ma tihid

  • wallashey maxaad iska dhibeysa ma dhaanteeyn kartid!!!!1

    sister u need diet..

  • Qofolka na anaa haaya furahana adigu qabo caadi maaha best hees dowlo

  • lol fanaanadena caadi ma,ahan maasha,alaah qofulkana anaa haayo furah adiga qabo..........tour kaada ugu horeeyo malaysia ka dhig lee siiba gobolka puchong....

    

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more