Added: 3 years ago
From: macaane007
Views: 138,330
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (71)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Manshaa alaah waxaa iga suaal ah Dumarka samaroon miyay ka Qurux badan yihiin dumarka kale somaliyeeed?ubax manshaa alaah huuno long Life we love u

  • waan jeclahey si u band taas

  • waan kahelay heeskan thnks ubah daahir fahmo

  • jeceliyaa ubaxeey

  • jeceliyaa ubax quruxbadaaaaana

  • Ubax diraca  ha ku heesi foolxumo waaye surwaan dhajisa xidho

  • @qalaaye20 waaryee ha ka waalin inanta way ku quruxbadantahay diracee.

  • naag walbo sida ubax jecelkaad u ilimeey

  • UBAYEEYYY AFKAADA MALAAB SIINI OO MACAAN BADAAN LAGU SIIYO ABAAYO BAWAAQO KU NOOLAAW IYO NOOLO NABAAD IYO WADAAN HORUUMAR GAARO

  • meesha ey ku heesayso shaaha ayaan ku cabi jiray fifa rays love song

  • waaw ubax fahmo hees qaaliya meeshan hotelka ee heesta ay ku qaadayso shaaha ayaan ku cabi jiray waa xasuustaa rays borama fifa

  • ubax fahmo wan kutagera

  • LOVE THIS.....

  • waaw

  • yaasalaam fanaanadaan ubax daahir fahmo waa fanaanad weyn

  • very nice

  • igu laba ahow  , forever

  • love dis song , reminds me once upon a time . Wish i could change the hands of time . Memories that's all i left with .

  • love u ubax and love this song reminds me a lot

  • Comment removed

  • Wax dhaxaan mahadnaq soo jeediyey. macaane007 adiguna sxb mahad kale iga gudoon. Igu laba ahaw heestan qofkii jacay soo maro ayuunbaa garan kara/

  • macaane007 waad ku mahadsan tahay soo gelinta heeskan fahmo. viva Fahmo

  • Wow She is such a beautiful woman! so far she is the only somaliland gurl pretty i seen ever:)

  • oo ma dahba ka saran dadwaynaha in uu ilahay uu dhaliyey cod iyo qurux sow nasab kama soo jeedokkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @psamatar

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Absolutliy You Are Right Walee Waaayo Ubax Fahmo Cod Iyo Qurux iyo Nasab AY Ka Dhalatayba Way isugu Darsameen Bal Amar Ka Ilaahay Inadeer Ma ila Argtay Adiguna

  • Ubax fahmo wa fanaanad illaahay usiiyey hibo cod iyo qurux

    qof walba o dhegeystaana ka helayo heesehdada macaan.illaahay ha inoo daayo ubax inshaallaah

  • thanks

  • ubax fahmo waxay ka soo jeeda gobalka awdal degmada Dilla , ka bacdi waxa ay soo wareegtay magalada borama oo ay ku noolayd xaafada xaawo taako, waqtiyadii 99 ka dabayaqadiisana u wareegtay jigjiga oo lagu guursaday markii dabana u soo wareegtay Borama iyo hargeysa oo ku noolayd sanadiihii u dabeyey hadana Yurub bay u soo dhooftay so well come indr to europe ........ viva la somalo E la awdalo

  • sxb hotel rays weeyi walahi meeshaasi ay ku heesaysaa wow Ubax Noolow Indr Qaali "inanayahay Gob baad tahay gob gobi dhashay baad tahay" .......VIVA LA SOMALO

  • wooow what love song is it

    keep going ubah fahmo noolaw

  • wow feel good stuff

  • sxbow qoftaan garoob miyaa cml way shidantahay abaa

  • who said this girl isnot beutful?comon open your eyes.

  • she isnt that beautiful

  • she's beautiful also waa cod macaan tahay ubax fahmo waa fanaanad qaaliya

  • sahra halgan daawo ama sahra ileys

  • Comment removed

  • the girl she hot damn cute whats gud wit you

  • Mon cher madheedhle, quand je dis "je me lasse pas de l'écouter" cela signifie que cette chanson me plait tellement que je pourrai l'écouter tout le temps. Cordialement.

  • Mon cher fadihbada, merci pour l'explication! Je trouve excellent que vous avez un tel bon goût dans les chansons. J'aime cette chanson trop rapprochés avec d'autres chansons de Ubah. elle est chanteuse de talent tels. En passant, je ne suis pas assez bon en français comme je le fais en anglais, spécialement lorsqu'il s'agit de discours indirect, alors j'espère que vous m'excuserez de ne pas comprendre votre commentaire dans le sens où l'entend! Mes meilleurs vœux et salutations.

  • Cher ami votre français est bon, mais ce qui nous rapproche dans le cas présent c'est le plaisir que nous avons à écouter les chansons de Ubax. Même si je ne comprends pas bien la langue somalie, j'adore cette grande artiste à la voix d'or.

  • Cher ami, Je vous ai envoyé le dernier message de façon personnelle, je me demande si vous l'avez reçu ou si la méthode est d'accord avec vous. J'ai oublié de vous demander si vous avez origine somalienne en vous, vous me corrigerez si je me trompe mais j'ai pensé que vous avez des origines à Djibouti.

  • j'ai bien reçu votre message, malheureusement je ne suis pas d'origine somali, mais je m'intéresse à l'Afrique Orientale et en particulier à l'Ethiopie, Djibouti et bien sûr la Somalie. Cordialement.

  • Ubax Fahmo la perle du Somaliland, quelle chanson magnifique, je me lasse pas de l'écouter.

  • pourquoi êtes-vous assez d'entendre? n'est-ce pas une belle chanson comme vous l'avez dit.

  • waxaas saa coda

  • Markan yara ladnaadaba, ladhbaa igu kacaayo.

    Laqanyada jacaylkaa, aniga i lumiyoon awgaa la liitaa.......... wow Ubax songs truely takes me beyond the oceans!!!

  • Qoftan inaba caadi ma,ahan masha-ALLAH.codyi iyo muuqalba wey isku darsatay..........keep up

  • macaane007: Plz miyaanu sxb ku inkaarnaa mise username ka ayaad sawirka fanaanadda hoos uga yara dhigi.

    ma samayn kartaa adoo maraqasan?!! tks

  • Nothing is more beautiful than:

    Watching a Somaliland girl,

    She is as elegant as an orchid (flower) Spears near a waterfall in rainforest,

    With its dignified grace fullness, Restrained beauty of style,

    Great colors and magic odour ....!

    Such a metaphorical expression of elegance is my favorite to offer to my sweet Somaliland girls.

    they are the only beauty on Earth. mmmmmmmmmahmmmmah!!

  • So romantic and real song. thanks fahmo

  • badhaan maansha alaaaah way qurux badantahay heesaheedana way macaan yihiin lkn codkaa ka maqan

  • mansha alaah hees aad u macaan iyo fananad aad u cod macaan ........nooloow fahmo.

  • ii lulaa kalgacal kuye igu 2 ahaw.

    Yaa ereyada sameeyey, any one knows pls?

    This is the top song of the year, no doubt.

    hees cod, erayo, music iyo fanaanad is wada raacsan.

    This song makes me love Somaliland ladies more and more, they are so pretty and lovely. thanks Ubax. well done.

  • Magaca ID waxan odhan lahaa halaga daayo in sawirka si joogto ah loo dhex geliyo wuu qaribayaa sawirka. 30 seconds ka u horeeya iyo kuwa u danbeeya halagu qoro bes.

  • Waxaasaa jacyl ah, waa hees macaan ya salaam. Waa lagu dhex lumayaa!!!!!!

  • walaal hees tanwaa hee aad umacaan run tii waad kabax satay yaa salaam waxaas ayaa hees ah

  • for sure she's got nice cod and talanted i love her music keep up ubax ( GO UBAX GO UBAX)

  • ubax fahmo from awdal she is good sing

  • eesha calaaaa inaaadeer

  • UBAX BILA caleek walee heesahaga heesta aan u jeclahay maba ilaawo markaad lahayd sida laydh cad cedded quruxdaado adiga oo magacyga ku soo daraya walee indr ii nolaw

    waa incha allah xagaagan waan ku hayaa

  • Walaal Ubax Waxaad Xidigtii Somali oo dhan waxaad tahay NORTHNER LIGHTER,waxaad daba soctaa,fadxiya Cali,Hibo Maxamed,Rooda Axmed,Faduun Dualleh,iyo wali Aabbihii Fanka oo Awoowga ah Cabdi Sinimo,waa Waa ehelkii Reer Amiir NUUR.

  • ala jecliyaa hees tan ubax wad kabaxsatay sis  thanks

  • ubax fahmo huuuuno iiiwaran ma lalabd qabaaaaaa huuuuuuuuuuuuuuno

  • ubaxaay wel done inabti

  • Macaane double 07 Thanak U bro. Ubax fahmo Somaliland nr 1 female artist

  • welcome bro

  • Ubah Fahmo talented as always.... tnx 4 sharing macaane007 mate!!!

  • welcome bruv

  • ubax fahmo waan idin salamayaa adiga iyo xaajigaagaba iyo intii hawsha ka qayb qaatadayba

  • aadbaan kuu salmayaa ubax fahmo adiga iyo inta isku hawshay canjaladan dhab ahaantii hawl baad ku jirtaa halkaa kasii wada

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more