Magool cajiib, isii sisinta waaye ...dadka af-soomaliga ku hadlo fanaanad weyn aa ka dhimatey runtii, Magool AUN-aa leeyahay...reer Xamar hadaa nahay gaar ahaan fanaanad weyn oo qiimo iyo qaayo leh aa naga dhimatey. Fanaanad Magool qof noo badali karo ma jiree, too ku dhaw aa sugeeynaa in eey u soo baxdo dadka af-soomaliga ku hadlo meel kasta eey joogaan aduunka...
Magool, u r the One, thanks and god bless u where u r now big sis...
If this was filmed back in my country then may Allah bring back the happiness to Somalia.... Where local people can enjoy a night out with the celebrity's..... I was born In America so I guess I missed out...... Anyways happy EID
marka ha ka xanuunsanina runta walaal. si kastoo been loo dhoodhoobo aakhirka runta shaqaysa mana ku aha nacaybka majeerteen mid ay ku keli tahay. IRIR oo dhan baa la wadaaga laakiin waxa keliya ee ceebaynaya walaal waa xasuuqii ay gaysatay
walal HADAAD tahay HAWIYE,JAREER,ISAQ,RAXWEYN. waar runtaa aday kuu tahay MAGOOL mama laakiin aniga waxan uun ka xasuustaa taariikhdeeda inay ahayd habar fanaanada aad u cod qurxoon laakiin qalbiga ka bugta oo qabyaaladiista ah. runtii kuma xumeen inay dadkeeda irir la wadaago sida hawiye jareer isaaq raxweyn ay jeclaato taana kuma haysto oo waa dad ay awoowe wada wadaagaan laakiin waxaa ceeb ahaa MAJEERTEENKA nacaybka heerkaa le'eg ay u haysay oo iyada iyo CAYDIID KU xasuqen dad badan
ma qabyaalad bay la cayaaraysaa iyo hiilo ay u qabto ina adeertkeed xasan aadan samatar misse maadaama naagta ahayd habar qabyaalad badan IRIRnimo ayaa qaadayey iyo jeceel ay u qabto walaalaheeda IRIRka la ah sidaa si le'eg waatay aad u nibceed dadka iyada ka sinjiga duwan ee MAJEERTEEN ubada badan oo MAJEERTEENA ay wada xasuuqeen iyada iyo CAYDIID weliba iyagoo ku wad kor qayilya
walaal waxay aheydba manta ina lama joogto oo waa inaga hoosaysaa marka inta aad wax ka sheegayso inaad u ducayso baa ka wacan waxay aheeyd iyo waxay ahaan jirteyba !!!ilahayna adna Ajar ka siiyo insha allah
iyana Alla janatul Fardowsa ha ka waraabiyo Haliimo khaliif (Magoooool) aaaamiin
bal fiiri sida ay fanaaniintu u jecel yihiin magool,teeda kale hadaad u guurgasheen dadka dhan dareenkoodav waxaa soo jiidatay magool,oo waxa ay u riyaaqayaan boqorada xaliima allow kuu naxariiso
Magooooool, Allaya Arxam she was so talented, but i feel bad watching
that ass shaking at the same time since she gone. Lets hope for better
Somalia Inshallah cuz i've never seen that somalia my self, so as lots of
others. 20 yrs of no somalia ========== lost generation!
thedustdevill 4 months ago
ilaahoow unaxariiso magool boqorada codka waa aheed hobalad qarane waa ey aheed axyaa wadani alow unaxariiso
MsUgaaska 4 months ago
ala wadankoda a nabad bee kueaxesanayan manshaallah, Illahow nabadas nosoceli amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin..............
MegaHibaq 5 months ago 2
This was when Somalia was very peaceful...today ????????i leave u the comment
eastman1905 7 months ago
Magool cajiib, isii sisinta waaye ...dadka af-soomaliga ku hadlo fanaanad weyn aa ka dhimatey runtii, Magool AUN-aa leeyahay...reer Xamar hadaa nahay gaar ahaan fanaanad weyn oo qiimo iyo qaayo leh aa naga dhimatey. Fanaanad Magool qof noo badali karo ma jiree, too ku dhaw aa sugeeynaa in eey u soo baxdo dadka af-soomaliga ku hadlo meel kasta eey joogaan aduunka...
Magool, u r the One, thanks and god bless u where u r now big sis...
slmndow 8 months ago
CODKA BOQORADIISAAY FANKA BAALASHIISAAY BILDII MASRAXA
THE ONLY QUEEN XALIIMA QALIIF MOGOOL WAX BADAN AYEY KASAREESAA FANKA SOOMAALIYEED HADEY NOQOTO COD IYO HABMASRAXEED
abdul1234123 9 months ago
Marxuumad Magool waxay ahayd Fanaanad guud oo cod ahaan hala bulshada qaar,umukalsoon,t charless ,hayda ugu jirta iyada iyo saaxiibadeed maandeeq
ma ilaawi doono, kuna qadi mayso malaha nebi amaankii : inta raacday nebigii rafiiqiisa noqotay an rumaysay noqonee kusaliya rasuulkii
MultiBurcaawi 10 months ago
woow all somali peaple will never forget her for ever how she was funny ALLE ya raxma .
Fanaah2010 1 year ago
somalia will never get any singer nearing the performance this late legendry singer mama xalima khalif ala ya raxma.
samatar44 1 year ago
If this was filmed back in my country then may Allah bring back the happiness to Somalia.... Where local people can enjoy a night out with the celebrity's..... I was born In America so I guess I missed out...... Anyways happy EID
Lionsafari1 1 year ago
WAAW MAGOOL
f49218 1 year ago
lol WUUUUUUUUUUUUUUUUW WAXAASA NIIKA AH
KamaNeeFiSoDaLacDay 1 year ago
she waas good singer
way dhimatay Allaah u naxaristo.
GabarPuntland1991 1 year ago
naa naagtaadan isku sheegaysa fatman naa maxaa kudaba dhigay xaliimo khaliif afkaada huuradaa ha kutaagin ilaah ha unaxariistee dadkiinaan majeerteen waa la idinku yaqaanaa inaad wax tagay soo qod qodaan dadka somali ugu xun ayaa tihiin naayaa dadkaada dhinac karaac iskadaa meel joog xumada iyo qabiilka aad meeshaan ka sheegayso
ilwadqurux88 1 year ago
@ilwadqurux88
listen Mj bulsho afkaaga hala wada galin okey.
GabarPuntland1991 1 year ago
Magool, fanaanad qaran bay ahayd, qarankuna jecel yahay. waa marwadii ugu jawaabtay tujaarkii reer Sudan ee soo doontay: Fanaanad qaran baan ahay haddii aad ii baahantahayna qaranka Soomaaliyeed ayaad iga doonanaysaa: Ninkiina markii intaa la yiri buu madaxtooyadii isku sii daayay oo Siyaad u tagayna Siyaad-na waxuu ugu jawaabay: Hadaad Magool guursato waxay la mid tahay adoo qarankii Soomaaliya sharafkiisii guursaday, qaranka inaan kuu guuriyana igama suurowdo. Yaa Salaam Maama Magool.
kulaneyasin 1 year ago
ça c'est une artiste bravo, t'es la meilleur
ethiopiasomalie 1 year ago
This has been flagged as spam show
@fatman1fat waxaa rabto maa noo sheegee yaa majerten dilay oo la dagaalay askartii siyaad barre marexan i dhulbaante ee ahaayeen majerten wuxu ahaa 2 wajiile hawiye i darood ka dhex shaqeeyo laakiin waagaas in la in xasuuqo aa fiicneed bcuz maanta edeb lahaan laheed kalab fowqul kalab suuraha naga dhaaf
Awlio1 1 year ago
Comment removed
Awlio1 1 year ago
sas ayaa larabaa bashaal wacan
fmxbar 1 year ago
marka ha ka xanuunsanina runta walaal. si kastoo been loo dhoodhoobo aakhirka runta shaqaysa mana ku aha nacaybka majeerteen mid ay ku keli tahay. IRIR oo dhan baa la wadaaga laakiin waxa keliya ee ceebaynaya walaal waa xasuuqii ay gaysatay
nabadeey runta waa xanuun laakiin waa xanuun markwalbaa ka fiican beenta.
fatman1fat 1 year ago
walal HADAAD tahay HAWIYE,JAREER,ISAQ,RAXWEYN. waar runtaa aday kuu tahay MAGOOL mama laakiin aniga waxan uun ka xasuustaa taariikhdeeda inay ahayd habar fanaanada aad u cod qurxoon laakiin qalbiga ka bugta oo qabyaaladiista ah. runtii kuma xumeen inay dadkeeda irir la wadaago sida hawiye jareer isaaq raxweyn ay jeclaato taana kuma haysto oo waa dad ay awoowe wada wadaagaan laakiin waxaa ceeb ahaa MAJEERTEENKA nacaybka heerkaa le'eg ay u haysay oo iyada iyo CAYDIID KU xasuqen dad badan
fatman1fat 1 year ago
Comment removed
Awlio1 1 year ago
alooow u naxariiso mama magool
osman19666 1 year ago
fatman waxaa tahay qabyaaladeyste xun ninkaan cabdi bille waa nin umada sharaf usoo hooyey .
lkn waxaan aad ula yaaba markaan adiga iyo kuwa kula mida .
afyartaa yaa lagaa tumin ee ilalso qabyaaldeyste xun.
miskinalle 1 year ago
waar islaantu fanaanad iyo badh ayay ahayd alaha unaxariistee
Gaadir99 1 year ago
ma qabyaalad bay la cayaaraysaa iyo hiilo ay u qabto ina adeertkeed xasan aadan samatar misse maadaama naagta ahayd habar qabyaalad badan IRIRnimo ayaa qaadayey iyo jeceel ay u qabto walaalaheeda IRIRka la ah sidaa si le'eg waatay aad u nibceed dadka iyada ka sinjiga duwan ee MAJEERTEEN ubada badan oo MAJEERTEENA ay wada xasuuqeen iyada iyo CAYDIID weliba iyagoo ku wad kor qayilya
fatman1fat 2 years ago
@fatman1fat
walaal waxay aheydba manta ina lama joogto oo waa inaga hoosaysaa marka inta aad wax ka sheegayso inaad u ducayso baa ka wacan waxay aheeyd iyo waxay ahaan jirteyba !!!ilahayna adna Ajar ka siiyo insha allah
iyana Alla janatul Fardowsa ha ka waraabiyo Haliimo khaliif (Magoooool) aaaamiin
deeq91 1 year ago
@deeq91 waad bugtaa sxb ilaahay ha ku daweeyo.
farsameeye 1 year ago
@farsameeye
bro adoo raali ah anigu waxba ka sheegi maaye bal waxa aad igu aragtey ii sheeg ee xun waanadu ceeb mahe?
deeq91 1 year ago
@farsameeye sxb raali ahow adi kuumaan jeedin ee waxaan u jeeday fatman1fat ee tacliiqiinu isku xigo. gacantaa igaga dhacday magacaaga.
farsameeye 1 year ago
@deeq91 ilaah ha u naxariisto maamo xaliimo khaliif magool
SuperHassan56 1 year ago
magool waa run dhaqanka somalida iyada la sinji ah ee IRIR SAMALEE sida haweha jareerka isaaqa iyo rahwaynka waa ay jecleed caadiyana qabiiladaa waa isjecelyihiin dhexdooda laakiin waxa fananaada magool ku fogaa naceebka MAJEERTEENKA maadama majeeerteenka aysan la sinji aheen dadkan kale inkastoo IRIRKA dadka la dhaho ka siman yihiin naceebka MAJEERTEENKA laakiin fanaanada aad buu ugu fogaa iyada iyo CADIIDna maati badan ay isla laayeen sida caruur waayeel iyo dumar iyadoo qaadaysa heeso digasho
fatman1fat 2 years ago
ilaahoow uu naxariisoo marxumadaan amiiiiiiiiin yaa allaaaah dhamaanteena naa noo naxariiso
kafiyo 2 years ago
ilaahey h u naxariisto magool fanaan asal bey ahayd
ANAGHEEL 2 years ago
bal fiiri sida ay fanaaniintu u jecel yihiin magool,teeda kale hadaad u guurgasheen dadka dhan dareenkoodav waxaa soo jiidatay magool,oo waxa ay u riyaaqayaan boqorada xaliima allow kuu naxariiso
baajka10 2 years ago
@baajka10 Waad mahadsan tahay walaal. Waxaan filayaa in inta indho leh ay arkaan muuqaal ee ay u baahnayn in loo qeexo waxay arkayaan. Mahadsanid.
ogaal83 1 year ago
macbuudka alaaya raxma mum magool caadi maaheen ilaah janada ha ku geeyo dhamaanteen aamiin
hypedmali09 2 years ago