Added: 3 years ago
From: ramnet55
Views: 94,351
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (55)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • nice song wadaniyiin

  • FREE OGADEEN

  • WHAT IS THIS AMXAAAAAAAAAAAAARO FLAG KKKKKKKKKK

  • @zaki69s they look like dogs not human being.

  • @yeah960 looooooooooooooooooooool

  • Alahu Akbar qofkii heestan fahmayo waa inuu axmaaro ku jihaadaa ama hargeisa joog ama jigjiga ama muqdisho ama beydhaba ama kismaayo. Jihaadku waa xaq

  • @Zuba2Zuba edo jihaad danbe ma rabno arinkaas waa ku keligaa  jihaad faida daysa wejiga alshabab baan ku aragnay marka edo kilgaa iska jihaad anaga waan kusoo ducey naynaa

  • My Beautiful Flag Of The Nation's Anthem Is Huge Boost And Incredible to Our struggle......... May allah grant us victory from wayaneeeeeez

  • @8Kamaal edo waa keligaa anaga jihaad ma rabno wejiga lasoo dubto al shabab baa cilmi nogu filin no more jihaad danbe

  • guul ogadenia insha allaah midabkaaga dhawrka midi waa xinjira dhaba dhimashada wadanigii midi waa blue dhaba somalida dhankeedii midi waa cagaar dhaba barwaqada dhulkeeni guul iyo xornimo. iyo degankayga oo ah sool sanaag cayn hawd guul iyo gobonimo

  • hanoolaato...aga aga aga..doqomo.. ogadeen ah

  • ogadenya  guuleesta

  • SARUR BOY!! dhaman ogadenka kunool qurbaha meelkasta haka jogan waxad arurisan lacag aad ugu magacdarteen waxan kukalmeyneynaa dadkena

    waa inaad KOOXDA GANTAL KUBIXISAN MIISAANIYAD CULUS WAA XOOXDA UGU QALISAN EE DAGALKA KULAJIRTA TIKRIIGA! wabilaahi towfiiq, wadmahadsantihiin

  • soomalia ilaah nabad iyo dawlad hasiiiyo markaas gobolada kalana way soo noqonayaan hadii rabi idmee dhibaatadu waa dalkii oo idil oon dawlad fiican hesan

  • Heestan waa Hees wadani ah oo dhiiga kudhaqa jinaysa markii aad dhagaysato taas waxaa ka siidaran murtida aywadato markii aad sii dhuuxdo waanu ku shahiidayna DABAQODHIGA ilaa aan wadanka ka xoreeyno insha allah

  • LOOL! worlds funniest song! accubillah! Ogdeenis please come up with new thing! THIS IS SO BORING!

  • @ahmed086 ur mum is boring

  • ha xorodow ogaadeen, guul insha allah,

  • dibjir waxaan kuu sheegi adaa kuu xoreyn

    baan mumaleyn ee iyarsug aan inoo xoreeye adna iska jiif waa laxisaabtami

    doonaa ninkii basaasa iyo kiikalaba

  • dddddddddddddddddddddddddddddd­ddddddddddd

  • dibjir horta adigi yaatahey hadaa degto dhulaa

  • ogadeeniya ha noo laato

  • Xagee lagu arkay hal qabiil oo wadan kanligii xoreeya.

  • akakakakkak maxay tidhi dawacadii.walee reer aan ogahay ma guuro.. imika walee dad aan ogahay ma guuleysto,, digashadu ma fiicne.. lakiin mid iga qanciya, iyadoon aflagaado jirin

    1 Dhulka ma Ogadeen uunba iska leh ama dega, miyaaney somali kale degin oo ka haboneyn in la qaato magac ka dhaxeeya dadka oodhan oo lagu halgamo?

    2 ogadeenka ama somalida degta dhulka ee qaarna cadowga u basasayaan miyaan meel la iskugu keeni karin, wiil iyo walalkiiba is basasayee.

    Guuleysta anyway

  • @dibjir ogadenia qabiil kaliya meel uu dago maaha soomalioo dhan baa dagta laakiin magacaas ayaa waligiis laodhan jiray soomaalida cudur qabiil layidhaa kujiraoo markay maqlaan ogadenia waxay moodaan ogaden soomalinimo hadii larabo markahore dhulka dhul soomaaliyeed in laga dhigo so maaha? hadii xasadnimo loo rabo xabashi xaasid ma aflaxo ogadeniana way xoroobi insha allah kaan rabinow kanaxoo nafta waa!..kii cadow ubasaasana waa dhiiglaawe sorry hadaan wax xumaato ahiri erayadaaadana kafiirso!

  • gabarsomaliyeed@ walashii waad ku mahadsan tahay qoralkaga,

    anigu kama soo horjeedo magaca ogadeeniya lakiin ujedadeysu waxay tahay, magacan ogadeenia waa qabiil magacii,

    lakiin hadii imika lagu dagalamo ama lawada qaato magaca ka dhexeeya dadka wada dega dhulka oodhan, waxan filaya in laga guuleysan lahaa dofaarkan xabashiga, Berigii hore waxa la odhan jirey ama lagu magacabi jirey somali galbeed, miyaaney ka wacneyn walalo

    Ogadeenia Guuleysta

  • @dibjir thank huuno magaca soomali galbeed maaha mid aan qaadan karno waayo somalia wadan ayaa layidhaa caalamkana lagama ogala in wadan wadan kale magaciis qaato...hadana ogadenia wax laga badali karo maaha waayo hada dhulka inagu mahaysano xiriba shaydaanlaa haysta...waxaad adigu leedahay unbaad magacaad rabto ubadalan kartaa laakiin hada magacaasu wax aan anagu badali karno maaha ilaa aan xorayno dhulka...tankale magaca Ogadenia sababta loogu bixiyay waa siyaasad si aysan soomli isu raacin

  • ereyo xaq ah noolaada halgamayaal waad so taabanaysaan insha alaah midhaha gobanimo.

  • Woow ialahayoow ugadeeniya xabashidada ka qabo oo wadan koodo free ah sii amiin.

  • @nimcocali INSHALLAH, Amiin

  • How come if we have a freedom in the other countries in the world, why we dont feel the pain that our people feel in every day? do you think that we should be like this until he is conna say "send for me the others coz they are my next bread" oh my people this is the most disgusting thing that a such a wonderful people allowed to their characteristics Oh my people wake up and make a change please coz everyone knows that we can. Thank you

  • Amiin, God bless

  • Comment removed

  • I can not wait to finish my uni in sha allah i will work hard and help my people OG. if i say OG i don't mean ONE tripe but mean WHOLE OF MY COUNTRY!

  • ani waan ka yaabe dadkan marna diin isku shegaayo marna nin iyo naag ajnabi ah hoosta iska galayaan yaab somalidan

  • God help us out..Ilahayow Ogadenia Xornimo sii..Amiiin Amiiin iyo somalia daman...i feel like crying really:-(

  • WHAT THE FUUUCK!?!?!?!?!?

  • can som1 write lyrics for me pliz

  • mansha alah kooxda gantaal viva ogadenia

  • viva Ogadena long life our bro & sis.

     from Somalia, dhuusamareeb

  • SEARCH FOR SILENT CRY CAMPAIGN

  • heesta calanka qiiro ayay ku beeraysaa dadka soomaaliyeed ooooooooh

  • Jinsiyadeenu waa Soomali no matter what tribe we belong to... Ogadenia kuma ilaawin waxaan nahay isku jinsyad. 77 ayaan soo xusuustaa Jaalayaal

  • ilhay ha ka qaado colada wixii coladii dalkiisa ka jirto. somalina ilahaw nabad iyo xoriyad sii

  • inshallah waanu xoroobayna ,ilaahayow soomaliya ha noolaato hana caqliyeesato, aamiin

  • good nice ilaahayoww reer abtigeey xoreey hoyadeey ha faraxdeeh

  • masha allah Allahayow wadankeena noo xoreey.....ogadenia haa xorowdo

  • to/sahra xamed kaariye waxaad tahay gabadh gurgure maxaa ogaadeen kaa galey ......sida ugu dhakhsiayaha badan dawladeena ethiopia ugu tawbad keen oo dadkaada dhinac ka raac gurgure iyo siyaasadiisa EPRDF iyo duurka iyo hogga aad kujirtana kasooo bax ....xuriyad waad haysataa . dadkaaduna xurriyad ayey kunoolyihiin..hana nahabaarin walaal gabadh gurgure ayaad tahay ..iyo wiilasha kaleete ee direed ee ayaguna kujira dadkan waashay please isaga soo baxa

  • Masha alah, wat a nice national anthem it is, God willing we will be singing this anthem in the heartland of Ogaden as we wish freely, with no fear of Wayane.

  • FREE OGADENIA INSHA ALAAH

  • inshalaah ogadenia will be freedoom one day .

    am somali boy n am not from ogadenia , but am somali n ogadenia iz my people . they r somali n they daaroot n am daaroot n i like be ogadenia freedoom inshallah . n all somaliz 2 be one amiin . somalia 4 life.

  • lool masaakiin

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more