Added: 1 year ago
From: MrGaryare
Views: 16,653
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wara kan idaacada wareegato waayo mahan codka o sax eh

  • Comment removed

  • Waryaa Ilaah yaqaan oo muslina, walee soomalaan si kastooy u been badan tahay been ku maahmaahin, Yep Fiqi Tolkii Kama Jana Tago...yaa war wuxu damiir xumaa oo dadnimo xumaa oo diin noocma ah bay haystaa war kitaabkii Quraanka ahaa iyo Sunadii Rasuulka (scw) ee ay nimankina u nasab sheeganayaan ee mid waliba ku ugaadhsanayo ma waxbaa laga badalay ma waxaan horay loo ogeen bay soo haleen mise Kutub kaleey wataanoo Ilaahay iyo Rasuulkiisii ayay ku been abuurteen Aloow adaa caadile fashil oo tirtir

  • ilaah wuu fashiliyaa moryaanta bal eeg ninkaa muuqaalkiisa iyo waxa uu sheeganaayo oo diinta ah iyo waxa uurkisa kabuuxa qabyaalad ah .xitaa dan kale kamahel in ladilo dadka kale waxaa un udaran wax cidiisa ah in ladilo amaba wax la yeeleeyo dufku baxay ceeb kadaranna waan ka sugaynaa

  • caqli xumadi reer ugas sharmake bu kenay meshan bal waa maxay jifadeena yala dilen mesha ma nin jecleysi ba yaley mise dagal waba nin walan ninku waxan oo ran laha.Bare qoje isaga halaga bilabo dilka

  • waa umad masiibo ku habsatay , walaaahi ..................i dont blame them!

  • waxay ka turjumayaan heerka diineed ee ururada islaamka sheegto ee ka jiro dalkeenna,

    somali

  • waxaas baa diin udagalamaya mooryaan. ilahayaw dadka qabo qowleysatayashan.

  • waa game cat and mous ah dadkan oo kale baa umada jahwareeriyay

    

  • war ninkaas saas umaba qabine waaba nin culus walaahi fiqi tolkii kama janatago ayaa horay looyiri barre howsha wad midkaan kale oo suufigaa asagaa ka culus walaahi

  • Garyare ninka inaa disho miyaa rabtaa?

  • kani caadi mahan waaba funny nin culus rageediiii qabiilkiiisa hala dhaafo

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more