Added: 2 years ago
From: awdaltvnetwork
Views: 33,444
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Yaa salaam, when i listen 2 this song i remember somebody, its actually emotional...

  • wow she 's very beauty that girl masha allah

  • uyhhkj

  • yurub geenyo caleeeeeeeek waan jeclahay qaali heestadan waanad qurux abdan tahay sexy girl waa tahay manshalah alle haku siyaadiyo..

  • yaasalam yurub aad ayaad u cod macaantahay wanad qurux badantahay indho jacayl halkaa ka wad

  • xooga danyaro ayaa hesa lakin nice voice walee sis xalkaa kaga wad waad soo bixi donta insha allah kkkk dont worry intaa aad hees aad ledahay ku hesasid ayaba fican intaad hesaha fananinta kale kusoo bixi laheed qali good job sis

  • quruxlay halka kawad waliba walal xaga wanagsan waliga

    wadna mahadsantahay bandhigaga codka iyo alabta isku joogta,

    waliba indho jacayl ayad leedahay

    anigu odhan mayo ma reer boramad tahay ama ma xer darawished balse waxa igaga ka filan aragtidada iyo heestada macan,

    hestan wa hees xasuus mudan

  • waaw  gudeensi yurub

  • waaaaaaaaaaaaw inanta waa dahab iyo luul isku li-faaqan axsan yaa fanaanad::;

    yurub nooooolooooow huuuuuun- way cadahay inay asal tahay ahaaaaaaaaay iyo ahaaaaaaay

  • yaa salaam yaa salaam waa fanaanad isku dar satay qurux iyo cod macaan

    marka inaba caadi maahan inan taan da da yar ee codka macan

    daawashada maba laga daalayo

  • Yurub Natural beauty yung talent .................inaad heesto waad u dhalatey ma qasbaysid waad qurux badan tahay kolay amaantu kalidey maaha ee waxaad istaahishaa iney somali oodhan ku amaanto ......sorry hadeyna reer borama comentga ku fiicnayn anaa maalinkasta qado ka dhiganaya ...lol

  • waaw axsan hees dear

  • Yurub gabadhani waan naqaanay laango ayey la heesi jirtay ......Halkaa ka wad huuno

  • codku waa cajiib yurub waa hibo gaara laxankuna ka daran erayada hadalkoodba daa waxa dheer musiga degan ee macaan by walaalaha sweden

  • wooooow yurub cadeey from borama xaasleyda awdaltvnetwork sxb gabadhan walahi wan xasuustaa . iaydoo yar . aadbayna u codmacaan tahay ..lakin after long time waxan ka war helay inay heesto.. masha allah sxb heeso kale hadad ka hayso noo so gali youtube thnx.....

  • woowo waa yurub cadeey . show fanaanad wayn bay noqotee.. aadbay u codmacaan tahay . waan xasuustaaa . borama iayadoo schoolka . noo heesta markaan yareen

    awdaltvnetwork sxb waxaan kaa codsanayaa hadad heeso kale ka hayso yurub inaad noo soo galiso youtube ka mahadsanid

  • waaaaaaaaaw lovely song weeyaan heestani

  • woo waad ayay u codmacaantahay midhiaha heestana uma malaynayo inay xunyihiin ,,,,,,,,thnkx

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more