Added: 5 months ago
From: deeyooDOTcom
Views: 67,805
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (22)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waa basaneeyo dayeerkulayay waa labaqof

    

  • waaaw hodan aad ayaa u mahadsan tahay waa hees macaan keep going walal

  • hodan cabdiraxmaan dheere inaba cadi mahan heesehedu tan yar WAY INO AHATE ARINKEENU WAA GUUR LABADEENA AMOORIHI JACAYLKAY WAY NOQO MIDAN RABAY........ I LOVE SONG HODAN CABDIRAXMAN .....cabdifataax naqo ..

  • @Maxamadgacan Shax Shax :)

  • Aduunyada dhamaanteed waxa lagu aslaaya ubax lo sitaayee laysku uunsiyaa aqal iyo aroosee maantay idlaatoo aayihii dhaboobo aqal aynu galaynaa idileey jacaylkii ayamaahan isaaqee amakaaga igu riday kali adiga weeyaan ==============================­= ooridii rumaadeey aayihii nafteydaay idil qurux wanaageey sharaf iyo akhlaaqiyo ubax baar casuuslaay maalintay ayaan tahay naftu iilenaysiyo axdiyo dulqaadeey idileey asaageed kuma agdhigaayee waxa tahay ildooroo nafta lagu aamino
  • i love this song it always touchs me

  • Mona21645 Yaa waye miid kaan ku ciiay. Aan ka dhiciye Abayo

  • old generation tune,she need to follow otha younger ones,nice voice thou.

  • gabadhan way cod fiicantahay laakiin laxamada loo sameeyo waa typical somali and boring. thats just my opinion. but i enjoy her voice. I listen to all her songs nothing is unique about her songs, but her voice is great.

  • masha Allah Hodan Abdiraxman sxb waa duriyad duriyadi dhashey ma ahan dadkaan gadaal ka gaar ka ah sida farxiya fiska iyo wax la mid nooloow hodan

  • hhhhhhhhhhhhhhh

  • gabadhaan masha alaah cod baa allaah siiyey farxiya fiska nimco dareen ikraan blah blah calankoodii wuu dhacay atariisho cusub oo ka cod fiican soo baxday nooloow hodan heesahada xiis gaar ah ayaan u qabaa wooow

  • @Hibaaq2010 xaa cod kata qaanaa hee dicir yahey

  • ii noqo mid aan ku ciil baxau-----i love it ;)

  • amoorihi jecelkoo ii noqo ii noqo midkan rabay <3<3<3 i luv it

  • hodan walaal qiimee taageerayaashada noona soo saar heeso muuqaal la socdo thanksss thankss siiba heestan inaba cadi maha

  • waaw hodan qaali plzzz noo soo saar heeso muuqaala

  • waaw

  • can any1 help me get this girls contacts,i'll realy appriciate thanks.

  • hodan abdiraham i love ur sing walahi keep it up (abdullahi) ur kass

  • hodan macanto heestan malintii 10jeer ka badan aya dhageystaa waliba indhaha aya isku qabtaa waxa ka darema qalbiga waa hees macan, amoorihi jecelkoo ii noqo ii noqo midkan rabay caadi ma ahan lovly song

  • hodan codkada caadi mahan xaada ayuu ikiciyay keep it up

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more