Added: 2 years ago
From: aliel69
Views: 16,627
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (6)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • cajiib 

  • Ceesh calaa fannaan yaa kooshin.. Ninkaan kooshina wuxuu isku darsaday cod toolmoon iyo kaban aynaan garanayn cidda sidaan u bartay.

    Waxaan oran karaa saddex nin oo dhallinyaro ah waxay mudanyihiin in abaalmarin lagu siiyo garacistooda kabanka. C/naasir macallin caydiid....Jooga Hargeisa Maxamed Maxamud kooshin,,,,,, Canada C/casiis Jarmal ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,  Denmark

    Waxaanay nasin karaan xudeydi ragguu ka mid yahay

  • Kaskeey muxuu yaqaannaa ninkaan isagaa tumanaaya kabankiisa codkana isagaa leh kooshin fankiisa dadka aya ka codsada laakiin kaskeey isagaa xoogsada heestan dhageeyso sida ay u dagan tahay wey kugu soconeysaa

    kaban.com.

  • heestan waxa uga cod macaan fananaka hada heesaha joojijayay kaskey

  • ahaahah waxaad u modaa heestaan adoo qoftaa la hadlaya oo kala kooshin wuu ku baashaalay jiidkajiidka aa i dilay qoftii loo qaado hadeey tahay qof somali si fiican u garanaya wax weey la qaban qofkii u qaada

  • raaxeye cuud... ooooooof hibooy anba wan ku haybinayee.. inabti may han weyntahay ...

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more