dhibaatadaa soomalida haysataa dad baa yiraahddaa waa jahli annigu kama yeellin taas oo dadkaas aad u haysataan inne hormareen iyaguba iyagoo wax yaqaan caloosh ahooyadood kama soo bixin ,dadbaa yiraahda waa qabyalad lagayabbo in wax uun taas kajirto lakiinse dad farabaddan baa dhibka qabiilka nala wadaaga oo hadanah doolad leh,ee annigu waxaan is irri soomalidu waa dad barawaaqqo ku dhashey kuna korrey marka dhibka iyo qaharga sida looga hortaggo ama loo xaliyo baa kamaqan
sheekadani watii ay somalidu hore uga maah maahday ee ahayd god ka guur oo qanjo u guur, kolay may maygu fahmi mayaane micnaheeduna waxay tahay meel xun ka guur oo u sii guur meel xun oo kaba sii daran taad ka timi, talabad, suasha ah maxay somalidu isku dilaysa jawabtu waxay tahay wa cadaalad daro, meesha somalia ninkii madax wayne ka noqdaba qabiil yar ayuu dhagaha jarayaa oo cadaladba umada loo samayn maayo.
hi
satiile 1 week ago
Odyaashii tiba Talyaaniga ahaa ha la weydiiyo, Af Tayaani maxa lagu yiraahdaa sida ay ula dhaqmeen Talyaanigu dhalinyaradaas?
Tubtaahay 2 weeks ago
i don't really care weather he is on vacation or not i am talking about the overrule of his documentary.
maxamed1986 1 month ago
ilaahoow ugargaar somalida dhubtu haysato
LilMissSwagga787 1 month ago
waaw dadkaan saan may yurub ku joogaa ilaahay ha u gargaaro
maankaliza12 2 months ago
alla burburkii soomaaliya muxuu dhalin yartii ugaystay war soomaaliyey toosoo kaca waad qalibanteene illahay asagaa awoodleh ee hanoo gar gaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaro aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin aaaaaaaaamiiiiiiiiiin
ignoranceisbad 2 months ago
Comment removed
olow12345 2 months ago
ILAAHAYOOOOW U GAR GAAAAR UMADADA DHIBATEYSAN AAAAAAAAAAAAAAAAAMIN
5567985000 3 months ago
dhibaatadaa soomalida haysataa dad baa yiraahddaa waa jahli annigu kama yeellin taas oo dadkaas aad u haysataan inne hormareen iyaguba iyagoo wax yaqaan caloosh ahooyadood kama soo bixin ,dadbaa yiraahda waa qabyalad lagayabbo in wax uun taas kajirto lakiinse dad farabaddan baa dhibka qabiilka nala wadaaga oo hadanah doolad leh,ee annigu waxaan is irri soomalidu waa dad barawaaqqo ku dhashey kuna korrey marka dhibka iyo qaharga sida looga hortaggo ama loo xaliyo baa kamaqan
mariam370 3 months ago
harari waa wadani allah ya cizak and thanks to baafo thats also a real wadani
maxamed1986 4 months ago
Wadani!?. Isn't he get paid while he vacationing?
TheMohadam 1 month ago
harari waa wadani allah ya cizak
maxamed1986 4 months ago
Wadani! isn't get paid while vacationing?
TheMohadam 1 month ago
waa wax aad looga noxo runtii meeshaan gaaarey iyo maanta meesha aan joogno in safaradi somalia qashin iyo qurun ka buuxdo maanta shalayna calanka qaranka ka babanaayey?!!!!
MrXujaale 4 months ago
miskiin ilaah hau gargaaro somali meel kastey ku goene lkn kuwan qaldaminta why e dadka ugu kubareynayan meesha me iska joga guryahoda nabad eba shegaayene lol
TheHiddayah21 5 months ago
Meesha maay iska habeeyaan oo iska xaaqaan.
Shaqa laan waaya oo waqti waay hayaan.
hamaaan1 6 months ago
@hamaaan1 walal caqligas maynan ku fekeri karno dee hadii kale wadanki ayan xaqi laheyn oo nadifin laheyn siduu u urayo wad argateelol
cirka01ape 3 months ago
sheekadani watii ay somalidu hore uga maah maahday ee ahayd god ka guur oo qanjo u guur, kolay may maygu fahmi mayaane micnaheeduna waxay tahay meel xun ka guur oo u sii guur meel xun oo kaba sii daran taad ka timi, talabad, suasha ah maxay somalidu isku dilaysa jawabtu waxay tahay wa cadaalad daro, meesha somalia ninkii madax wayne ka noqdaba qabiil yar ayuu dhagaha jarayaa oo cadaladba umada loo samayn maayo.
somaliland22 6 months ago
Sababta ay ku dagaallamayaan waa qabiilka, jahliga, diin xumada, waxaas oo dhan marka la'isku daro waxaa kasoo baxaya in dadku aysan isku tanazulin oo aysan waxba isku ogolaanin oo aysan waddaniyiin noqonin,
Arrimahaas oo dhan waxaa sal u ah qabiilka oo si xun loo adeegsaday oo midba kan kale ceyrsanayaan, Quursigii ayaa wali ku badan dalkeenna,
Dadkuna ay diinta sida ay tahay u qaataan, ganacsataduna ma doonayaan in ay canshuur bixiyaan dowladna ma rabaan iyagaa bixiy qarashka dagaallada,
SOOMAALIDA1 9 months ago