somali hoyadiin anaa wasa heesta macaan aan idinka raaxaysano hooyadiin iyo all somali anigaa wasa bal ka warama qabyaalada xun nagala taga . waar dadkani waa reer miyo walaahi qofka qabyaalad ka hadlaaaaa 2011 ayaa la marayaa
Mmmmmm Walaalo u made me like somalian music mashallah! great voice also hot men keep it up! big up,. im going to hargeisa in 2011 so maybe that is where u at lool.
ya salaaaaaaaaaaaaam .............wa heesta kaliya ee aan heesaha saxibkey al fanaan maxamed xusen halwad an ka dhagaysto inkastuu barri ku amaanayo shiishaayoow hees gallbed aad ku amanaysan ka sugaynaa kaftan shishaaye
War Halwadoow SxB inaga isku reer Holland Gaajo Nadeef ee 5 star ba kugu dhajiyay. Album kaagi hore Nageeya oo Holland aad ku so bixisay , ayaa video clip uu somaysaay .
Waa lekker Geweldig SxB ,siiba video coms from not london, not Toronto but Naaso hablood City, My city Wher Else !!!! Hargeisa.
Cant wait to see Nageeya video clip in Naaso Hablood City.
qooqane walaahi waxaatahay wakiil ka soomaaliland ufadhiye cbuyuutar ka oooooooo waa xagii reer xamar kee gacan ayaan kuu taagay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@kamenefiso waxu ma dhuloos ayay ahayeen walee dhuloos waa garac waxa yaa yidhi waa soomali
dhuungal 10 months ago
gawlaalo hadwd xalxalis iyo gaashaamo biyo dhigay nice song xaxuus qiima badan
MegaDiriya 11 months ago
gar adag aaa qaaaq heestii sowta qadhaadhatey gar adag maaney ahayn meeshi garta foosha xun leh lagu qaadey
dhuungal 11 months ago
@dhuungal SAX OO LABADA QANIISOO DHILOOOOOOS ISKU GUURSADEEN KKKKKK
KAMANEFlSO 10 months ago
somali hoyadiin anaa wasa heesta macaan aan idinka raaxaysano hooyadiin iyo all somali anigaa wasa bal ka warama qabyaalada xun nagala taga . waar dadkani waa reer miyo walaahi qofka qabyaalad ka hadlaaaaa 2011 ayaa la marayaa
dhuungal 1 year ago
Mmmmmm Walaalo u made me like somalian music mashallah! great voice also hot men keep it up! big up,. im going to hargeisa in 2011 so maybe that is where u at lool.
salwa0031 1 year ago
Your really good.
muuna123hello 1 year ago
waaaaaaaaaw caadi mahah fanaankan waxaaba idilay kibirka kaga hayhalkaaa...
bureeqa1 1 year ago
woow galabtiina mayraca Garadag la daajoo.... wey igu socotaa heestu.. thanks for posting it.
TheDeeqaluula 1 year ago
awesome.. beautifull n original metaphorics! wonderfull voice texture.. class of it's own
madheedhle 1 year ago
ya salaaaaaaaaaaaaam .............wa heesta kaliya ee aan heesaha saxibkey al fanaan maxamed xusen halwad an ka dhagaysto inkastuu barri ku amaanayo shiishaayoow hees gallbed aad ku amanaysan ka sugaynaa kaftan shishaaye
CaaYNaaN 1 year ago
Comment removed
KAMANEFIS0 1 year ago
@KAMANEFIS0 @heey duqdaa maxa ku waleey caadi iska dhig adi ayaa intaan iiku yimid dhibka dhaaf nooh , dhibleey ha noqoon baayo
CaaYNaaN 1 year ago
war bari iyo hawdh waxay dheqaan uu tahay haber yoonis, halwad ma haber yoonis baa ?
01Stunna01 1 year ago
@01Stunna01
golale waxaa leeh habar jeclo so thats an unacceptable claim!!
yungamali2k7 1 year ago
waaw viva hawdh viva gashaambo viva somaliland !!!!!!
01Stunna01 1 year ago
war kii shishaye waba kan fananka canka noqadaye lol haduu odhanaya hesaha waxa i sameyey hadrawii lol
jamawali 1 year ago
woooooooooow keep going halwad u are awesome sland 4 ever
sahuur133 1 year ago
dddd
saacidcade 2 years ago
iidaa gacalkayga waxba iilama uu kala harine
gacalo99 2 years ago
haa walee Gacalo wuu kugu fara yareeystay wiilku heesta <3<3
miski88 2 years ago
This has been flagged as spam show
waaah waaah waxasaa hees lagaa dhahaa iyo wiil eey ka dhaceeyso quruxdu iyo codba mashallah...waa hestii Gacalo .....loool
miski88 2 years ago
ehehehhehe mise waa hesti miski
walee inay heestaydii tahay
gacalo99 2 years ago
Comment removed
miski88 2 years ago
Mansha allah wiil kan waa wiil aad u shidan oo yaa xxxxxxxx ah.lakin waxanba aad ugu sii qadariyaa heesaha wadaniga ah ee uu sland u qaado
nimcocali 2 years ago
dadka hadeer fanaanitu usoo bexeen uun baa qabiil ka hadla sahra ahmed, kinsi xaaji, kuluc fananiintii hore weeye fanani.
nimcocali 2 years ago
Comment removed
nimcocali 2 years ago
hal wad ma habarjeclaa? ii soo jawaaba waan qabyaaladaysnahaye
nuuxful 2 years ago
halwad ma habar jeclaa?kkkkk
nuuxful 2 years ago
@nuuxful
hawlad waa habar jeclo adan madoobe weliba reer ismail adan waa aderkay
yungamali2k7 1 year ago
ilove this song
MySarah1983 2 years ago
wooooooooooow halwad inader noolow cod macaanaa hablihii oo dhanbaa ku jeclaaday dee ind , maxaad samaynaysaa dee ka daa dee waxaa soo dhan jiniyo halwad noolow waligaaba fanaaniinta yar yar oo dhan baa hada kugu dayata woow noolow
cabdinasir99 2 years ago
nice gawlalaale all the way
Malilander07 2 years ago
wooooooow Good song I Love Gawlaale waxaan xasuustaa Berigii Halganka ee Ilaa Baalidhaye Gasham dhul qiimo leh
MrQarami 2 years ago
waws hawld heestani caadi mahaaa
waxaa ku dhex qadayaa hotel ada hargeisa wakhtigan u caansan oo ay ka mid ahayeen amesodor iyo waliba mansoor imperial mingsing viva dawo
quruxda hargeisa cadey
cadnaanehel 2 years ago
axyaa halwed
salaan sare
libaaxlaaye 2 years ago
Halawad waa Fanaan qaaliya oo somalinad in badan u heesaayey .xaq iyo ixtiraam buu naga mudan yahay waanan u hanbalyeynayaa codkaa iyo heeshaa uu dadka ka haqb tiray
TheAmiir 2 years ago
its not at a house! he is at a hotel "my bad"!!!!
YasminOh 2 years ago
i love it! wheere is he @ in this video it looks like the houses of Hargaisa. anyway i love halwad's voice.
YasminOh 2 years ago 2
waaaaaaaaaaaw mansha alaah yaa inaadeer halwad sida geenyadii bariyeey yasalaaaam
idilburco 2 years ago 3
asha kkkkkkkkkk nasteexo wiil kan waxaad ka haley meeshaad soo gashid
afro049 2 years ago
maasha allah il iyo cawriba la oow
wiilka quruxbadnaa
maana99 2 years ago 2
This has been flagged as spam show
War Halwadoow SxB inaga isku reer Holland Gaajo Nadeef ee 5 star ba kugu dhajiyay. Album kaagi hore Nageeya oo Holland aad ku so bixisay , ayaa video clip uu somaysaay .
Waa lekker Geweldig SxB ,siiba video coms from not london, not Toronto but Naaso hablood City, My city Wher Else !!!! Hargeisa.
Cant wait to see Nageeya video clip in Naaso Hablood City.
Harguees uu Kuleh Goed Dag !! Salaan
harguees 2 years ago
wow what an artist
Nappy2Notez 2 years ago
qooqane kkkk maad garanay saa kkkkkkkkk ila soo socod sii imikaan tagayaa soomaalilnd jigjigayar
nasteexo08 2 years ago 3
waar wiil kani caadu maaha tolaw xaguu joogaa waan soo aroosi lahaa kkookokokokokok qooqane iisoo ogow kkokokokoko
nasteexo08 2 years ago 3
nasteexo08,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.oo kaalay shaw bastaa baad tahay,ma aroosbaad u ciil qabtaa?ma waqtigii baa kaa dhacaya kkkkkkkkkkk ,waxaan filayaa malaa hadii lagu arooso in ajar badan lagaa helayo,lol
qooqane65 2 years ago
qooqane walaahi waxaatahay wakiil ka soomaaliland ufadhiye cbuyuutar ka oooooooo waa xagii reer xamar kee gacan ayaan kuu taagay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
nasteexo08 2 years ago 3
what a beutifull capital,hargeisa,""""""
halwad xasiib waa album qurux badan runtii,
100%
viva somaliland capital
bye
qooqane65 2 years ago