Added: 3 years ago
From: achirwa
Views: 8,713
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (1)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • asalamu calaykum

    sheekhani waxa u kamid yahay culamada waawayn ee ree djibouti waa shekh dalinta oo dhan aad u jecelyihiin waa sheekh qaaliyaa oo aad loga helay waxaan aad ugu takhasusay dhinaca taarikhda islaamka waa sheekh aan aad u jecelahay waxaan hada u ka mariyaa tafsiirka quraanka iyo siirada nabiga salalahu calayhi wasalam radiyaha iyo television ka ee djibouti ( RTD ) waana culumada xajka u xilsaaran ee xajisiya ree djibouti waliba masajidana waxaa u ku qabtaa muxaadarooyin bishii

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more