@ Afdurdur2, very unfortunate the lady is already married u can wait until she is divorced since most female musician is a matter of time. we are neighbors in Nairobi estate keep it in touch if ur willing wen she will be lonely.keep it my sister hodhaney
@SoldierGirlSsc lol,,ala inadeertay i jecelaa i wish indhaasoo kale in aan yeelan lahaa.mahadsanid qalbi nuuraay qaali luuleey,.yartu way maraysaa shaydaankaa laga naaraya walaalo,,cod aan caadi ahayna way leedahay,
qoftaan way diyaarsantahay kkkkk noolow hodan inaan tvga kawaraysto uun baa hadhay kkkkkkkkkkk hodan walcome my new tv in facebook halkaso ay kugu qaabili doonaan wariyayaal aad ugu tababaran qaabka dadka loo waraysto like me!!!!!
macanto waan kusalamay waana ku hanbalyaynayaa cadeeyey xalka kasii wad aad iyo aad ayaa codkaagu ii deqay madaxa ixanuunayay wlhy codkaga markaan maqlay ayaa madixii iqabobay walalo maan uhaysan waligay inaad saaid u cod macantahy balse waan dhagaystay heesahago dhan mansha allh inaad hodan dhagaysato mar hore maxaa kudiday ayaan isku ciil kan biyay hada hesahagoo dhan waan wada dhagaystaa you are so hot lady of the year hanbalyo mar 2aad
woooooooooooooooooooooooooooow war ianantu cod macaana mansha allah ilahow yay jareertan ilkaha dhadheer ku cawryin dadkay ileeyaane allah macak xubi saado cali boqorada ay awalka daba oyi jireene hadana ma inantan ayya cawryayan qurux deeda rabow uda ilahow sidaa xasidnimada haibarin some like den styge dame lagama neefiya seexo dhilooy kkkkkk haoyin daalo ma aadi sxb iyo talex aad xasidnimadu hakasoo ba,ee
Ha igu qaawin tan........
Shiikeey 1 month ago
laakiin gabadhaan oo qawan ma arkin sida kuwa kale oo heesa
osmaan000 1 month ago
mansha'allah nasiib waxaa leh ninka aad caruur u dhashid abayo hodan
ugaas19 1 month ago
dagala deeniyo ilaa doolo iyo hawd caadi maaha gabadhan waan ku iloobi karaa fanaa niintii hore waxay leedahay codkii fanaa niintii hore
Cabiira1 1 month ago
@ Afdurdur2, very unfortunate the lady is already married u can wait until she is divorced since most female musician is a matter of time. we are neighbors in Nairobi estate keep it in touch if ur willing wen she will be lonely.keep it my sister hodhaney
nasiri15 2 months ago
war ileen anag ayaa yaab aragnahay waa naag reer leh oo meeshan soo bood boodeysa
daljecel14 2 months ago
@daljecel14 intaanay married garayn weeyaan hees kani,,,laakiin kuwa badanoo xaasasa ayaa meesha bood-boodayee orod wax u sheeg hadaad wax ku dhaanto kkkk
SoldierGirlSsc 2 months ago
indhadeeraleey, inaabti waad maraysaa,,,dhan walboo lagaa eego calaashaan dhag baa tahay,,
ilwaad2004 2 months ago in playlist Liked videos
@ilwaad2004 ilwaad quruuuuuuuuuux adba idha deeralay baad tahay reerkeenu idhaha hido ayayba u leeyihiin may tidhi kkkkkkkk
SoldierGirlSsc 2 months ago
@SoldierGirlSsc lol,,ala inadeertay i jecelaa i wish indhaasoo kale in aan yeelan lahaa.mahadsanid qalbi nuuraay qaali luuleey,.yartu way maraysaa shaydaankaa laga naaraya walaalo,,cod aan caadi ahayna way leedahay,
ilwaad2004 2 months ago
Runtii fanaaanadan aad baan uga helay ayaase ii sheega DUNIDa halkay kaga nooshahay
Afdurdur2 6 months ago
@Afdurdur2 Nairobi Kenya ayey ku nooshahay walaal ee soo qabo qofta hadii aad damacday yeesan ku dhaafin hehehehehehhe
mufc4ever143 3 months ago
qoftaan way diyaarsantahay kkkkk noolow hodan inaan tvga kawaraysto uun baa hadhay kkkkkkkkkkk hodan walcome my new tv in facebook halkaso ay kugu qaabili doonaan wariyayaal aad ugu tababaran qaabka dadka loo waraysto like me!!!!!
qadaram1 8 months ago
waaah waaaah wot anice miuzik waaaw ceynba ceeyn i wish future inuu ii garaaaco hot music hodan afkaaga caano gabadhaan markaa arkaa iqabataa fanka ma gashaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa!!
vaysal59 8 months ago
afkaaga caano lagu qabay. walaal waxaan hayaa heeso wadani ah aan ku siiyee xaggeed ku nooshahay plzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz. ilaahay ha ku daayo
qalbiSOMALI 9 months ago
waa gabar xishood u dhalatay fankuna waa dookh
qalbiSOMALI 9 months ago
wooooooow wlhy way isku dhacaysa qurux iyo ciyaarba mansha allah sida carabta ayay u ciyaarta qalanjadani xalka kasiii wad
SuperBarwaaqo 10 months ago
anigu ma aqaani heesaha somalida laakiin gabadhani aad bay u cod macaantahay.
Siwacana way isku ruxaysaa ahahahhaha.........hibo nuura ayaad moodaa inay usoo cod yara egtahay.
Xammaada 10 months ago
codkii hibo nuura baan xasuustaa markaan codkeeda maqlo . waa noocii hobaladii waaberi . fanaaniinta yaryar sideeda xitaa codkooda aad looma maqlo
muusigaa ka dheer. iyadase siwacan baa xitaa erayada loo fahmayaa.
maanshaa alaah.
Buhoodlequeen 10 months ago
waaw wale cod iyo qurux baa ku fakatay. sanqaroor fardaaley suuniyo baciidley.
keepgoing and good luck. waa inlakeeno meel ay fankeeda aad ugu soo saarto
sida london ama america.
Buhoodlequeen 10 months ago
macanto waan kusalamay waana ku hanbalyaynayaa cadeeyey xalka kasii wad aad iyo aad ayaa codkaagu ii deqay madaxa ixanuunayay wlhy codkaga markaan maqlay ayaa madixii iqabobay walalo maan uhaysan waligay inaad saaid u cod macantahy balse waan dhagaystay heesahago dhan mansha allh inaad hodan dhagaysato mar hore maxaa kudiday ayaan isku ciil kan biyay hada hesahagoo dhan waan wada dhagaystaa you are so hot lady of the year hanbalyo mar 2aad
SuperBarwaaqo 10 months ago
woooooooooooooooooooooooooooow war ianantu cod macaana mansha allah ilahow yay jareertan ilkaha dhadheer ku cawryin dadkay ileeyaane allah macak xubi saado cali boqorada ay awalka daba oyi jireene hadana ma inantan ayya cawryayan qurux deeda rabow uda ilahow sidaa xasidnimada haibarin some like den styge dame lagama neefiya seexo dhilooy kkkkkk haoyin daalo ma aadi sxb iyo talex aad xasidnimadu hakasoo ba,ee
SuperBarwaaqo 10 months ago
ana wasa wixii caya walashay hodan qaali oo loogu hesay adaa quruxdii hantiyay intii kasoo hadhaa habluhu kalaqaybsadeene hidi hoobeey hobeey hii woooooooooooooooooooooooooooooow sida maloogugu shegay lagamaneefiyay
dianada nagaha isaaq ayaa cuna iska daa marsashe anaga maxaan iska marina ilahy ayaa saa noekaysiyaye qurux haku lumin dawar camalak yaa sariqa
SuperBarwaaqo 10 months ago
dadku yay iswaydiin quruxbadana way garanayaan ciday tahy dhulbahante saaid ayya uqurux badantahy waxa caaya wadad ka masayray quruxdeeda war inantu quruxbada kamanefiso ciil udhimo miyaad ooyi nagtan way kaa qurux badan tahy car issoo sawiro youtube isasoogali wlhy ilmaha yar xitaa wuu kabiqi lahaa haduu doona waayo dadka wax caaya waxca layiri wadadka foosha xun meeshana sxb qabiil mayaalo fanaanad da,yar ayaa joogto dhilo miyaad ku ooyi qalanjada
SuperBarwaaqo 10 months ago
kkkkkk kamanefiso ayaan ku qoslaya adiga cidi kama neefinayso alla yaa eega say utaalo bahsha ilkaha dheer kamanefiso way uraysaa nin dhulbahante ayaa nacay markaa youtubey kabadhaysaa sxb nagaha gunter waso ma wasan ragayagu dee orod gunter aad qabiil miayy inantan kusoo qaday hadana dhilo
SuperBarwaaqo 10 months ago
KKKKKKKKKKKK MYEEY OOYEYSA MISE WEY HESEYSAA WAA IGA SUALE?MASAKIINTAN COD XUMAA WAXU NAA KA FADHIISO ARLIGA CODNA MA LIHIDEE VIVA DIANADA LOL
KAMANEFlSO 10 months ago
hayaaay!! walee waa tuyaroo is cajabisay!
lwyscsnow 10 months ago
wow hodan cali waa runte doxaadi nuugald darwishi uu caaanbaxy waa hees qaaliya afka caano laagu qaabaey
Kharbud09 11 months ago
I really like this lady! 4 ur all love songs
Bamoja 11 months ago
kawada heelnaay
MrA36500 1 year ago
hahahahah
shadiya161 1 year ago
kaa helay oo lagawada hell hodan k.k.k.k.k.k.k.k.k
bashka285 1 year ago
hodon cadi ma aha runtii aad ayey ucayaaresaa wey nacod macan tahay
runshege111 1 year ago
wow yarta waad ciyaaraysaa laakin meesha hees ma jirto sheeko baad kuhaysaa loool
MrKingsomalia 1 year ago
waaaaaaaaaaaaaw cadi mahan hodan waad ka baxsatay
ddcali1000 1 year ago
wow wooooooooooow sis ur soo good singer
sabriina95andrey 1 year ago