Added: 3 years ago
From: shakazulu2010
Views: 19,007
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Sheekh Shariifow Shaati Diimeed Ama Al Shabaab Gashnow Maanta Adigey Ku Heysataa, Mar Haddii Hurdo Iyo Harsi Laguu Diiday, Shacbi Weynaha Abgaal ama Muddulloodna Ayey Yihiin Kuwa Maanta Barakacay. La Dhacay, Xeryo Qaxooti La Dhigey Iyagoon 20sanno Ee La Soo Dhaafay Bilaajo, Beexaani, Kaambo Amxaaro, Yaaqshid iyo Boondhaare Meelna Aan U Dhaafin. Munaafaq Ma Liibaano, Ethiopian Ayaad Maanta Ku Wada, Shalayna Waad Diidaneyd. Hillary Clinton Baad Gacanta Gelisay, Shalayna Waa Gaal Ayaad Dhahaysey.

  • sxb adiga danta somali wax maka garaneysa . ulajeedka fahan daqonyahoo siyaasad waxba kamataqanid hadu dhahay shalay waa gaal maanta yaa u diiday ino gacanta giliyo adigabase meeqa naag oo gal ah ayaad gacanta gilisay ka gududb sxb ha firin salnta iyo waxa uuu shalay diiday mantane oo ogoladay waxawaye waa danta somali meelwalbo hadaad kafiiriso shekh shariif iska amiin taarikhda ayaa xuseeyso marka adi hadan wax kuso kor dhinkarin niyada qeer usheek walaal wcswbr

  • madaxweeynaha soomalia waligaa dadaalka wad mudane

  • madaxweeynaha soomalia waligaa dadaalka wad mudane

  • Noolow madaxweyne shariiif is our Hope Insha llah

  • TRUE HE IS CHAMELLION TWO FACES .....BUT WE DONT HAVE NO ONE BETTER THAN HIM......dawlad xun dawlad la,aan ayeey dhaantaa

  • The best hope 4 Somalia is sheikh shariif believe me

  • shiikh shariif dan uma hayo umada soomaaliyeed. shalay isagaa dadka biraynayey maantana hadal khiyaali ah buu layimid. xabad baan kaxigaa. jirjiroole weeye, u know chamelion,

  • mashalaaah sahriif

  • insh Allah, this President wll be unfier not divider, wadani not tribist....God may bless all the true Somalis

  • marka waxa mahad balaaran iska leh ilaahey na uumay mida labaad waxa hubaal ah in oo Nuur Xasan Xusen ka galay buuga somali baal Dahab ah waxa rabi ka tuuga iney dowlaadan noqoto mid cadaalad ah midnimo ku jirto iyo kala danbeyn.. waxa leyahay inta mucaarad ah dantiin ha fiirinina ee fadhlan danta umada somali ha la fiirsho ... mahadsanid

  • Allahu Akbar SHEIKH SHARIIF ilaaheey garabgalo inshallah guul aa u soo hoyata SOMALIWEYN OO DHAN hadeey ogaan lahaayeen. Ileen nin nabad jacel aa MADAXWEYNE NOQDAY. Tariiqda Somalia ayeey labada Shariif iyo Nuur Cadde ee ka galeen. Waana oogaa doontiin

  • may god bless somali... I am very much hopefull,

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more