Added: 2 years ago
From: ceelbuurnet
Views: 31,471
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (21)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dammit! i gotta go learn how to read af somali! :P

  • super chansons, juba nous a honnoré de nous la chanter à Paris avant sa diffusion, remerci à toi pour l'honneur que tu nous a fait et pour la belle chansons dedié à notre mère patrie LA REPUBLIQUE DE DJIBOUTI

    ad iyo ad ayad ugu mahadsantahay lakin wan mudanahay wax cusub mahaa allaha nogu wado wadada wanagsan en haysano, allaha somalina mideyo oo nabad kaa dhigoo amiiiin

    qu'allah protège DJIBOUTI amiiiin

    god bless DJIBOUTI amiiiin

    allaha xafido DJIBOUTI amiiiiiiiiiin

  • waaw, what a great song, salam from muqdisho to all ma brotharz in jibouti, its really nice song, thanks to Jubba for showing love to his pple in DJ. we lov u jibout. c'mon go head.. go jibouti....

  • @hamsa iskadaa dabaalkan france asiga kaliya ayaa yaqaanee anaga manaqaanee waa siduu aaminsanyahay xayawaanka  xamsa thnx bro

  • viva somaliwayne alll

  • xamaraawi anaga caay nalama ahan hadaan reer xamar nahay laakiin adinka ayaa caay ka dhigay oo nagu caaysaan xaruntii dalka ayaadba caay ka dhigteen tan kale markaad soo qoraysid heestaan majecli waayo magaalooyinka kale ma aysan sheegin magaalada jabuuti ay sheegtay sow ma ogid jabuuti inay tahay magaca wadanka iyo tan caasimada jamhiiriyada jabuuti

  • J'aime pas cette chanson de merde. Au lieu de decrire le paysage et les villes du pays, il resume Djibouti à une Cité-Etat. En plus derriere le mot " ilbax" cache un sous-entendu pour les xamarawis. Il se croit malin ce Jubba.

  • waxaa tahay nin nacas ah oo umaleeya in soomaalidu aysan fahmeen af faransiiska ee waxyaabaha aad ku hadlayso dhaaf soomaaliya iyo jabuuti waa laba dal oo walaalo ah misana is jecel ee xumaan ha hor dhigin kolay erayadaan aad qortay macneen maayo aniga waayo waa wax qaldan mana rabo xumaantaada inaan umada soomaaliyeed ufasiro ee kafiirso waxaan oo kale XYMAN waxaa taha nin jaahil ah.

  • @hamsa1989

    Warya dhandhan, anigu Somalia iyo somalida waxba kama sheegin. Juuba iyo heestisa umban wax kaa shegey. Saxib mel kale kuu leexo.

  • dhaa dhaan dheh ama sidi gabdhihi u caaytan aniga waxba igama galin laakiin waxaan kuu sheegaa heestaa majecli kaliya maad ku sintid sheekada xamaraawi waa maxay xamaraawi ma caaybaaa?

  • @hamsa1989

    Xamarawi maa cay baa marka? loool

  • xamaraawi anaga caay nalama ahan hadaan reer xamar nahay laakiin adinka ayaa caay ka dhigay oo nagu caaysaan xaruntii dalka ayaadba caay ka dhigteen tan kale markaad soo qoraysid heestaan majecli waayo magaalooyinka kale ma aysan sheegin magaalada jabuuti ay sheegtay sow ma ogid jabuuti inay tahay magaca wadanka iyo tan caasimada jamhiiriyada jabuuti

  • @hamsa1989

    Xamarawi cay nalama aha hadan nahay rer djibouti. Xamarawi waa dadka degaan Xamer, Hargeysawi waa dadka deegan Hargeysa, jibuutiyawi waa dadka deegan djibouti, cartawi waa dadka deegan Carta, qazawi waa dadka deegan qaza ( palestine). Marka isla xisho saxib.

  • @xyman

    Au lieu de répondre comme un abruti complexé, il faut dire merci quand quelqu'un te fait un compliment c'est la moindre des politesses; Tu fais honte aux djiboutiens.

  • @ahmedib

    je ne vois pas pkoi on devrai le remercier cette chanson sent l'ironie à plein nez

    parait que c'etait pour lui une manière de se racheter lol

  • mercy

  • Comment removed

  • Juba, I always loved u but now I love u more, vive djibouti, vive all somalis......

  • yaasalaam Abdulqadir Jubba afkaaga gaawe caano geela lagu qabay

    Innaba caadi ma ahan heestaan

  • walaahi jubba waxuu u qaaday hees taariiqiya ja buti asagoo ugu abaal gu daayo heesti ay ceelbuur u alafeen uu mriraheeda la haay abwaan cali gaab caadi maahan heestaan aad ayaa laaga wada helay

  • Sabadii tixgalintii marti soorka deeqda leh

    ugu sidatay geeskee sama lagu yaqaana

    Rugcadii sugaantiyo samirkiyo dulqaadkee dirirtii sukeeye iyo colaad laga sifeeyee nabad aan sal guureyn miyir loogu sahanshaay

    Jubba kor cadawgagaa ha jabo waxaa tahay fanaan aan inaba la hortagi karin , codka , laxanka ,miraha , Jabuuti waa u qalantaa

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more