Added: 9 months ago
From: Mattaanaha
Views: 11,771
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (12)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • this amazing song writting by my dad deserves more views.

  • Garadag waa hees fiican runtii midho ahaan laxan ahaan iyo cod ahaanba dhamaana wa mahadsanyihiin abwaanka, fanaanka, musikiistaha,laxanmiistaha iyo soo saaruhuba ta kale waxaan ka codsanayaa cida Clip kan soo samaysay ama soo galisay oo ah Mataanaha fadlan dibu ugu noqda xaga sawirka oo soo galiya Sawirka magaalada Gardag oo sax ah hadii la heli karo hadii la waayana nagasaara sawirkani magaaladayadii quruxda badnayd mahee oo heesta qudha noo soo reeba anu ku raaxaysanee thanks bye.

  • cadnaan sawirka waa meelahaa kale lakin yagoo sax ah baa la soo galin dona kan ku jira waxaa laga yabaa waba sin caro iyo fara guul kkkkkkkkkk

    

  • yasalaan dhamaanba yasalaam marka hore waxa aad umahad san mr koofiyo hestan qiimaha leh ee u sameeyay magalada garadag waxaa mahadsan oo kale qataha al fana cabdi fatax yare iyo dhamaanba qoladan soo habay say laxanka tumista dhamaanba wan idin hanbal yaynaya sxba yaal viva garadag o aha magaladaydii

  • wooooooooooooooooow waxanaa fanan ah yaa salaaam calayk wa boqorki codka

  • garadagoo guri sanaago oo goblaan jeclahay gugii ma ku hooray geedihii ma soo baxeen geeli ma ku dhalay gamaankii ma hoganayaan quruxda gaarka ahna halkaa guulahay ma dhigay gaaridaan jeclaa gaaf ma loogu dhigay ax yaa garadag ax yaa bancade blessed land of kulaal region/ somaliland

  • waryaa sawirku maaha kii garadag ee isagoo saxa soo sawir sxb koofiyow

  • weey fanaanka qaranka ee sannadka

  • omg ! I can't stop to listen this song, IN This song and this pics is amazing..so much memories in this song .

    anyway my allah give u khayr bro for this song N you r da best fanaan bro.

    so Keep That up :)

    4ever Garadag !!

    4ever Garadag !!

  • Nice,waa hees wanaagsan Abdifataax yare waad dedaashay,fanaankuna waa mahadsanyahay ,Garadag waa magaalo taariikh leh waxaana dhawaan la rabaa in loo magacaabo magaalo madaxda gobolka Kulaale..

  • waa hees macaan xaqiiqdii waxeyse sii fiicnaan la heyd ayadoo muuqaal ah gabadha booskeeedana inan ay k u jirto balse haddaba ma liidata waayo waxaan arkayaa dhulkiii awoowe iyo aaabo iyo adeeryaal iyo eedayaal gar-adag

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more