kkkkkkkkkkkk alla gaaciye dhoombe caadi maahan ninkaan aad u jedaan waa nin reer guricel ah caadi maahan walahi rer guricel odayashooda waa wenka waayabeekkkkkkkkkkkkk qosol.com
incredible!! Caadi maaha walahi....waxaan jeclaan lahaa in la heli karo dhaanto badan oo Gaariye qaaday sida midkaan oo kale... Waan ku luqeeyaa mar walba waxaana cajiib ah sida laxanku u saaranyahay (codka)..... Guide me me plz...Need to know some more Dhaantos if any one knows...
War meesha Xikmad kuma aw haayo sababtoo ah waxaan waaba wa lagu lalaboonaa sheegidfooda waqtigii aan waxarha raaci jiray ee aan 10 jirka ahaa ayaan qaadi jiray
kkkkkkkkkkkk alla gaaciye dhoombe caadi maahan ninkaan aad u jedaan waa nin reer guricel ah caadi maahan walahi rer guricel odayashooda waa wenka waayabeekkkkkkkkkkkkk qosol.com
mohabat15 2 months ago
Astaghfuran Allah!
Aliyare20101 4 months ago
incredible!! Caadi maaha walahi....waxaan jeclaan lahaa in la heli karo dhaanto badan oo Gaariye qaaday sida midkaan oo kale... Waan ku luqeeyaa mar walba waxaana cajiib ah sida laxanku u saaranyahay (codka)..... Guide me me plz...Need to know some more Dhaantos if any one knows...
akalpha 7 months ago
kkkkkkkkk walee odaygan waa oday khatara may nasiiso mayadaa leh
waxaa kataagan toolmuun habeen walba taabo isleeyahay
oo ardooy afar aabahaa dhalay iyo anaa kaaga roon adoogaa kkkkkkkkk waa runtiis gabadh walba ninkeeda udhaama aabaheed
xasan210 10 months ago
kkkkkkkkkkkkkk,kani siyaal suuq buu kuu weynaday,, caadi mahan dhaantodu see.. bisinka lakiin waxa uu kuu darayo..
anisa2028 10 months ago
ciyaal suuq duqooway!! lol weyka weyka may nasiiso, ma ayadaa leh, waxaa ka taagan tolmuunba, habeen walba taabanee hee lol
AfricanBloodz 10 months ago
gaaciye is from ogadenia or PL ?
naftiihure 1 year ago
War meesha Xikmad kuma aw haayo sababtoo ah waxaan waaba wa lagu lalaboonaa sheegidfooda waqtigii aan waxarha raaci jiray ee aan 10 jirka ahaa ayaan qaadi jiray
bashiircali22 1 year ago
coool hahaha
TheSaffrans 1 year ago
yaa salaam fanku waahido lama yabaayo duqooshinkan sababtoo ah fanku da walbuu leeyahey waa nin iyo iqtiyaarkii waana dhaanto qosol leh bal adeer noogu soo dara inkale waad dhaantaan kuwa xabashida u heesayee oo amaanayee noolaada
sahas2 2 years ago
@sahas2 kkkkk sxb kula yaabi maa sababtoo ah hadii aatahay dhal magaalo yacni qof magaalo kusoo koray waxaksta Fan aya u haysataa ama hadal xikmad leh lakin walaahi 10 jirkaygii ayaan waxaan qaadi jirne marka odaygaan waanba layaabay xishood daradiisa waxa awsheegaa waawixii carurta sida dhabtaa cajiibal cajab
bashiircali22 1 year ago
Comment removed
Puntpride 2 years ago