NINKAAN NIN LA MID AH INOO SOMALIYA KA HEESI DOONA MA U MALEYNO. ILAHAY CIMRIGIISA HA DHEEREEYO. IYO ABWAAKA WEEN SAHAL MACALIN. ILHAY CIMRIGIISA HA DHEEREEYO.
nice song wallahi afkan wax badan kama sii fahmi karo ..lakin aad ayan u jeclahay in aan barto ....hadii aad no fasiri kartaana waa fiicnanlahayd aqyarta ...thanks for sharing
hilimidi romoowaase hakabi in guure ma hamar ma roogaw top
awmayow 1 month ago
NINKAAN NIN LA MID AH INOO SOMALIYA KA HEESI DOONA MA U MALEYNO. ILAHAY CIMRIGIISA HA DHEEREEYO. IYO ABWAAKA WEEN SAHAL MACALIN. ILHAY CIMRIGIISA HA DHEEREEYO.
amal004amal 8 months ago
I have no words to describe this legendary entertainer.
Absolutely magnificent
Gangstar612 9 months ago
hassan amatar qurux waa soo marey
leera2011 9 months ago
nice song wallahi afkan wax badan kama sii fahmi karo ..lakin aad ayan u jeclahay in aan barto ....hadii aad no fasiri kartaana waa fiicnanlahayd aqyarta ...thanks for sharing
Mahmudshiil 10 months ago
lahjadaa wax badan kama fahmo misna waan jeclahay heestan!!!
lwyscsnow 11 months ago
I luv it I luv It
mjs18157 11 months ago
Comment removed
mjs18157 11 months ago
Samatar is from Diinsoor right? Is he singing in Af Dabarre here or just regular Maay and what is the difference?
fmoham01 1 year ago
noolaaw samatar
amal004amal 1 year ago
hasanow eedan walaaga adi sheegow hayte dadkun may kagaradaayaan kuwaan
abdullaahiqorshe 1 year ago
HASANOOW EDAN AADI MA EH ALOOW ARLAADI CAADI EH WU
5567985000 1 year ago
hassnow edan aa lankun caadi ma arladiba hai hasuusiayay may woow
MrSaakow1 1 year ago
How old is he here?
samiralovely19 1 year ago
luv diz song
bo0mbabybo0m 1 year ago
wah waah thanks amaan dhoorey rageediiiiiiii aya tahaay bro waa heesta kali ah ee an sidaay tahay uu dhageesto dhanka may mayda.
Fanaah2010 1 year ago
Samatar fanaan maay iyo maxaa tiri ku heesa.
Zacimka 1 year ago
Eeda in mahadsinti xasinow arlaadi ya hani towiidey afka ameel humbi leh liki qobidi!!!!!
Abuudeeq111 1 year ago
heesta mafahmo lakin aad ayaan uguhelay. A very nice song
MrMaandeeq5 1 year ago
Thanks Amaandhoorey
Godaakhiro 1 year ago
wooow samatar fanaan jiro dheh , magacaaga kor ha noqdo ,,
MrOmarhajji 1 year ago
waxaad moodaa in heesaha ,maayland ay ka fiican yihiin waaryaaland
MrGuugaalre 1 year ago
wankaawaa sxb heesta saadad uqaadeysa ma,aha sidaad u fasireysana ma,aha
Ee sxb marka hore soo baro kadibna u sheeg dadka aan garaneynin
Raxanweynka afka layiraahdo
malikone3 1 year ago
Hadagoo li kooy taftey kii hiroo Hakaboo ki jeeye warshey ma haaynee= wuxuu yihi tukuhii la imow xarig waxaan kugu xirayaa lugtayda ilaa aan kaa geeyo Buurhakaba oo ay gabadhu joogto
Hahaabsidey lan jenle haang hor ley ku roorey= Waan naxay soo kacay oo xaaxaabsadey sida qof jinni qaba horey ayaan ka orday
Wankaawaa 1 year ago
@Wankaawaa sxb adiga ayaaba wax badan ka yaqaana af maymayga bal inta kalena noo fasir oo waliba soo qor iyada oo may iyo maxaad tidhi ah.
QaloocanHj 1 year ago
Intaan fahmin Maay Maay tarjumidda heesta waa sidaan:
Hurdurmeedi oworaad walyaable haaytey: Hurdadee habeen hore yaab bey lahayd
Hufeyto Kooyte haansho iin sheenti= dafe ayaa iigu yimid oo ii keenay xaashi
Huburowti geeraad harti li siisey= Huburowdii( magaca gabadha) doraad nin baa la siiyay( ayaa ku qorneyd warqadda)
Hadigii ley dhimin maa habartiisa nagati= Nikaaxii uun baa haray oo hadda kadib waa xaas
Wankaawaa 1 year ago
waaaaaaaw waaaaaaw waxaan hees lagaa dhahaa
nolaaw samatar.heesaha somalia uugu caansan ayaa tahay,qof ku garayo malah
fahmo1020 2 years ago
nice song coz i cannt understad af raxawayn... but am feelin it is somali song tht all
4abdulla4 2 years ago
yaasalaam heesta heesaha aan ugu jeclay abwaanka heesta iskaleh iyo fanaanka kuluuqey naayaba weymahadsanyihiin.
NURDIIN 2 years ago
waaaaaaw yaa hassan eesh calaa hees,,,iyo hassan oo dhalinyaro ah
kuryeeri12 2 years ago
Fannaaan fannaan dhaafay!!!
joyf70 2 years ago
runtii waxaa la orankaraa nin (samatar) qancinkara umada soomaliyeed meelay joogtaba ama burco ha joogee ama baydhabo ha joogee thumbs up bro
abdullahi1988 2 years ago
omg where did you get this video from Aamaandhoorey i love this song
mysalah06 2 years ago