shariifka waaba naxsan yahay sidii in la dilaayo oo kale qaabka socodkiisa,meeshii uu joogi jiray digrigiisii iyo culimadiisii ayaa u roonayd ee dadkaan reer galbeedka sidaan haddii ay kugu soo shamuumaan aad u macdahay waaye ma rabaan odey indhaha kor u taagayo sidii yusuf oo kale warqad kasta ookiyale u gashanaayo afkiisana hub ha la isiiyo dhahaya mar kasta shariifka waaba yaaban yahay maxay kaa rabaan dadkaan sidaan ku qaadaayo yaa is gaaray dheesha kow iyo labo ma aha.
amin sarif noolow insha allah
hudni001 7 months ago
sheikh shariff he is pussy he doesn't know how to speak english god damn..
Abdibarwaani 9 months ago
@Abdibarwaani because he was taught in arabic countries and speaks arabic and somali.he follows the salafi manhaj.
ultratribalist 8 months ago
ck sharfiif badda somalia ii bashay qaniis khaniis dhalay dheh badda somalia ina la xaddo sgaa u saxeexay galada
yaaasiiin 1 year ago
kkkkkkk ninku wa badoow jabhad ayuu ahaa moqdisho ka dagalama maantana wu afgaraan wayey addunka iyo sida madaxda calaamka u soocdan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
somalilanderrful 1 year ago
shariif noolow
TheWaiting22 1 year ago
shariifka waaba naxsan yahay sidii in la dilaayo oo kale qaabka socodkiisa,meeshii uu joogi jiray digrigiisii iyo culimadiisii ayaa u roonayd ee dadkaan reer galbeedka sidaan haddii ay kugu soo shamuumaan aad u macdahay waaye ma rabaan odey indhaha kor u taagayo sidii yusuf oo kale warqad kasta ookiyale u gashanaayo afkiisana hub ha la isiiyo dhahaya mar kasta shariifka waaba yaaban yahay maxay kaa rabaan dadkaan sidaan ku qaadaayo yaa is gaaray dheesha kow iyo labo ma aha.
TheWaiting22 1 year ago
ALLAAH YA KHALEEK HABIBI SHARIFF
historywiljudge 2 years ago
sellout
freemindsomali 2 years ago
war anigu waxaan nacay shariifka kalle ee daba socda.
waa mid inshallah gacanta somalida ku dhiman doona
mahadbel 2 years ago
horta midkaan la leeyahay shariif xasan maa waardiyaha madaxweynahaa lol yaab.
qalxeero 2 years ago
loooooooool.waa runtaa sis,ma aragtay horta .
ultratribalist 2 years ago
Madaxweyne Sheekh Shariif waa halyeey Soomaaliyeed. Madax lamid ah waxay dal soo maraan malaha boqolkii sanoba mar, waa haddii dalkaasi nasiib leeyahay, waxaana taa garanaya intii indheer garad ah. Kuwa afka ku taagaya oo u dhaqmaya sidii iyasagoo ah wixii ugu xumaa ee dalka soo mara, waxay ka xun yihiin waaga u beryey dadka Soomaaliyeed ee dunida dacda ka noqday oo waa maangaab ee warkooda iska daaya. Ha iska hadaaqeen had iyo jeer sidii carruurtii oo kale. Guul baan u rajeynayaa Madaxweynaha.
ogaal83 2 years ago
i like the hat man, representing
sadmanbadmanGLADMAN 2 years ago
Lol. Zoomalia is dead. It can never recover especially when monkeys with guns and people with a monkey like mentality 'govern' Zoomalia.
fdama 2 years ago
Mr president first islamic presindent in somalia shiikh sharif Ilaahay haku ilaalsho. kii umada dhibka uga baxdana Allaha kaa dhigo.
chekawawa 2 years ago
Maansha Allah, Ilahow somali qabooji, Illahow madaxweynahaan ka dhig mid ay umada somali ku dagaan, Amiiiiiiiin
D11NA 2 years ago
Viva Pesident Sheikh shariff Iyo Dowlado Somaliyeed
abdi6734 2 years ago 4
Masha allah Ilahoow kuwa maseersan oo aan noo quurin nabada iyo narurada naga qabo. Ilahoow Dalkeena hooyo noo deji oo balayada ku soo qulqushay naga qulquli kkkkkkkk. Xafidulah Sheeq Shariif noloow nacabkadana ha dhoco. mmmmmm
Greadness 2 years ago 2
wow!! allow xafid madaxweynaha umada somaliyeed.
ultratribalist 2 years ago