Added: 4 years ago
From: sayidgedo
Views: 50,899
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (16)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Neecaw Jannoy naylaha waddooy noo kalaayeey, shimbir nabad galyoyo, nooli kulantayey noo kalayeey, Amiin Ya Rabi. Manta Somalia way lidata, Allow Amuraha sahal.

  • neecaw jannoy naylaha waddooy noo kaalaye.waxaan gartay in uu heestan sameeyey Abwaan saciid saalax Ahmed waayo dhulka uu ka yimmi abwaanku ayaa erayaddan caan ka yihiin necaw jannooy naylaha waddooy noo kaalaye waxa qaadaysa fannanada wayn maryan muuday

  • ma aha waaberi waa kooxdii iftiin ee wasaaraddii waxbarashada oo iyaguna ka qeybgalay festac 1977

  • Waaberi is a Somalian classical music group...

    and they started way back before the civil tribalistic war started in Somalia.... they are still my nr1 Somali music group

  • haa waye qaadijiratey alif kadhaye aliahosdhawe

  • Maryan Muudeey waxay ka tirsaneyd Kooxdii IFTIN ee Wasaaradii Waxbarashada waxayna qaadi jirtay heestii Alif La Kordhabay oo uu alifay Saciid Saalax

  • wah waxa la caanayo hibo nuuro waaye bee kkk goorme jareer noqotay iyadaba caan ah bee maxaa ka tuuge magool iyo zahra ahmed

  • @735601

    adiguna goormaad jileec noqotay dhagacass'kaa tahay waseee..

  • dadka qaar ayay jaahilnimadu lafaha ka gashay

    qasab maahan in aad wada aqoon kartaan fanaaniinta oo dhan kii gole geel ka soo toosaaba wuxuu leeyahay waxaanan aniga garanaynin wax kama jiraan weeye iyo waa sidaas iyo sidaas ... waa jahliga qayb ka mid ah taasi

  • kan yar ee joooaaay la baxay ayaan sheegaya... cami wax muddeey la yidha ma aqaan anigu

    fanaaanad caan ahna may ahayn malaha cuqdad ayaa ku haysee fanaanada caanka ah aan wax kaga taabto cami waa sida sahra ahmed , saado cali, khadra dahir, magool, mandeeq, luul jaylaani, maryan mursal, etc okay waa ayo muddeey, waar niyaw dadkan waa fucking shit jareeer club-yada ka niikiisa ayuunbay ku odhan waa fanaanad caan ah. waar fanaanada ha ka dilin magaca neefyow.

  • Mohamedhanad walaal wax iskula har qofka aad ka hadleysaa waa maamo ku dhali karta. waa macalimiintii hore laakiin heeso caan ah ayey leedahay. Sida heesii Alaf la kordhabay oo arday la jiibin jireen/

  • nice song

  • i never hear maryan mudeey. ma fanaanad maryan mudeey la yidhaa ayaa jirta? cajiib

  • mohamedhanad if u didnot hear maryan muudeey who was one the most famous singers in somalia,u must be a foreigner

  • waa waayo waayo waana xusuus rabbi hana dareenssiiyo WADANIYADA iyo WADANKEENA

  • wow...is all i can say right

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more