OH GOD,,,WHAT IS WRONG WITH MY PEOPLE?WHERE IS MY BEAUTIFUL COUNTRY?WHAT HAPPENED TO MY LOVELY FLAG?WHO IS GONNA COME TO HELP US?WHY WE CANT SOLVE THE PRBLEM?I'M REALLY SPEACHLESS, I DONT KNOW WHAT TO SAY? WHENEVER I HEAR THIS SONG,I CANT STOP CRYING.IT HAS A DEEP MEANING.WHY WE DONT LISTEN TO EACH OTHER?WHY WE DONT LEARN FROM OUR MISTAKES?WHY DO WE KEEP DOING THE SAME THINGS DAY AFTER DAY?I HATE TO BE A SOMALI SOMETIMES BUT THAT IS WHO I'M GONNA BE FOREVER....MY HEART IS ACHING SO BAD.
wlhi heestan marka an dhageesto indhaheyga ilin aya so fadhiisato rafaadka dadkeena somaliya ay ku jiraan wlhi wax yar maaha ee somaaliye fadhiga ka kaca dalkeena an hagaajisano ilaaahow somali nabad inooga dhig umada somali mel walbo ay jogan alle ku amaanso
"Dalkaygoow dalxiis kaagama aan imaanin dalkaygoow " iam from somaliland but my country is too small to divide it thnks , i am isaak walaahi, waxanan ahay dadka calankan hoostiisa lagu dilay dadkoodii, but markaan aduunka u soo baxay wax wayn ayaa caqligaygii u kordhay. oo ah in mid la noqdo.
hey i from Hargeisa, and i forget waxa calanka dushisa la igu sameyey for me personal but somali waa mid, insha allah , waxaan ilahay subxaana watacaala ka baryeyaa inuu ina soo uririyo insha allah.
when i heart my flag song and i fell sad realy but peapel somaia are nt be undersanta what about peace but they undersant what about qabil marka hal kaas dhib jiro
My grandmother was Isaaq - May Allah bless her in Paradise. My point is that No hard feelings against any tribes whether you are Hawiyeh, Isaaq, Isse, Habar Gidir etc. We are all Somalis from different families and regions under one nation and flag.
Zaki99ful@.walaal waa runta one day way israaci ilahay waxaan kabaryaa inay isracdo somalia insha allaah waa run inan dawarsano shisheyaha alow nabad ayaan kabarinay wey israci caduguna iinixi insha allaah I love my country and Viva.alahayow israci oo xaqa tus aamiin
The message of this beautiful song is very clear: somali destroyed their own country.Somali made of themselves qaxooti and beggers.
We will not be able to rebuilt our country if we firstly accept the fact that this country belongs to all somalis regardless their ethnicity or clan.Then we must forgive our sins and crimes in the past,move on. You cant keep grudges and hatred
If we cant do that,then iam afraid there wont be somalia in the coming years.
i am also from Somaliland, but when someone asks me" where are you from? " i never say i am from somaliland, i ALWAYS say i am from somalia, beacuse i am a somali and we all are, no matter what. somaliland is NOT a country
@shishisennin you are right. I agree with you. I'm from Somaliand, Burco, but I consider Myself as a Somali and I see Somali people as one. And we are one no matter what. everywhere I call Somalia home!
@shishisennin god bless you bro,you know anaka somalida kala xita waanala dhibe,lakin thats not an excuse to hate qaranka somaliyed,ilahayaw intaana dhiman itus somaliyow mida
@shishisennin allahu anaxariisto Faadumo. Somalia will make come back dont loose faith my folks we are with you from Djibouti i too never say am Djiboutian i say proudly im Somali we are nothing without you Somalia. i feel this song in my heart. long live greater Somaliya all 5 Somali lands
@shishisennin i bet u r daarood .....i know ur ass from ur comment ....and somaliland is a COUNTRY . and shame on u man ,leaving comments about ur country somaliland ....peace my home land body .hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
soomaaliya waxaa la soo gudboonaatay dhibaatooyin farabadan,oo u baahan karti,enerjiya,iyo xal deg deg ah,qorshe caqli ah,iyo hindise cusub oo lagu xaliyo khilaafvada faraha badan ee jira,
runtiina inta laga heli karo ama awooda in ay keenaan fikir cusub oo positiv ah,lehna enerjiyo badan waa DHALINYARADA SOOMAALIYEED;inta aynaga hurdaana waxaan ku soconeynaa sidatan.
Dalkaaygoo looma ooyaan baad noqotey wayahaan ilahay dad wadaniyiin ah ha inoo keeyno aan daba dhilif iyo tuug lacag raba aheeyn amiin.Somalia ha noolaato.
waxaa run ah dalka inuu gacanta u galay dad ay ku wayn tahay qabiilka kuna yar wadaniyada marka waxaa rabbi ka baryeynaa dalka inu nabad nooga dhiga. so, dadow qabiilka waa waxa qaxooti naga dhigay. waxaa rabbi ka baryayaa inuu dalkeyga hooyo iga dhigo sioda dalkan aa ku noolahay oo kale
the fact is we know how sing god words deep down we all hater and qabilst, if we dont stop qabil first place, we dont respct dadka dalka, we must love each other we are new genartion somalia ma kala maranto ,qabiil is main issue
oh my allah my i miss my home land somaliya aloow wadangeena oo wanaagsan noo soo celi ilahoow noo dulqato iska na keen cafi i miss somali so much dalgeeykooow nabad dadkeeykoow nabad insha allah
somali people stop complaining and do something for our people and country..if we blame eachother all the time we will never achieve anything...I love somalia I love our deen and I love our culture..lets unite forget qabiil..maanta magaaladii muqdisho xabashi baa dagan ma oo askar keensatay..xabashu xun baa maanta na gumeeysanayoo....ma Ceeb baa noo hartay..walahi..saan hadaan ku sii socono waligeen meel gaari doono.....Somaalia waa one.
Waatan sheekadii: Halgam Kenya nairobi anoo dagan ayaan galab Islii Kenya nairobi soo aaday, waxaan ku gaaray ilaa maqribkii, anoo markaa kasii baxayo ayaa askar tii iqabatay kaarkii ardaynimadeen haystay na waa layga xadoo ma haysan, kadib ayay ila istaajiyeen dad badan ay qab qabteen, kadib ayay ila hadleen oon la hadli waayay waxaa igu soo dhacday heestan kadib ayaan anoo si caadi ah u qaadayo ee qof walbo maqli karo uqaaday, een cidna ka baqeyn, qaybta danbe ka aqriso sheekada qosolkeeda
people keep on taking about i want peace nd we got bad leaders nd lets stop the tribal wars well 2 do all of dat u need 2 wake up nd get of ur computer and help ur people by all needs dat way somalia has a chance other wise is gone stay the way it is
somali waa dad qaranimo qabiil ka doortey, dad dhereg baahi ka doortey, dad caafimaad jiro ka doortey, dad nabad dagaal ka doortey, dad dhulkoda qaxooti ka doortey, dad farxad calool xumo ka doortey, dad raaxo rafaad ka doortey, dad nolol geeri ka doortey, dad sharaf sharafxumo ka doortey. maxaa la sameyna somalis made their choice in 1991
somalia ilahay ayaa u ciqaab cilan u soo diray ilaa ay ilahay usoo noqonayaana waligoood ma hishiinayaan, mida kale ee ay somalia ku hishiin kartana waxa weye oo kaliya in ay ninkasta iyo kalkiisu ay dhulkoodo iska otaan ellrs går ikke sidan, Mhd..jijigawii
I just wish all the somalis were wiped out from the face of the earth! I just can't stand them...HOW COULD WE LET THIS SHIT HAPPEN TO US! HOW COULD THE SAME F****** PEOPLE FIGHT AND KILL EACH OTHER!...one by one you made each other perish...For that reason you also made my world hellish...That day will come when you shall pay for all the wrong things you did to your people, to your homeland, to your religion and to your culture. I AM FULL OF ANGER I JUST HATE MY OWN PEOPLE!
MzeeDala-- If you hate ure people thats simply self-hatred. It would be wise to put ure "rage" into something powerful perhaps with a positive outcome! Everyone is constantly crying about the destruction but its time to rebuild !
samira1---if the vast majority of your own people are arrogant and ignorant what are you supposed to do other than disowning them... I am tired of their tribal wars... as much as i hate what my country has turned into, i also hate the evil doers who started all these conflicts...i have every right to curse them, cause i am not only out raged but i feel my rights have been violated by my own people.
Mzee- 2each is own.... Regardless of the arrogance and ignorance these are your people the blood runs in you its inevitable. There are good & bad in all people.u must realize that.
The warlords have hands full of blood and they will have to answer to the all- mighty for their doings. You are amongst many who have been robbed but you must draw something positive from this and not lose hope. Just like we destroyed our country we must rebuild it! Stay Positive...
Samira-- i wouldn't be angry and filled with remorse if i don't care about my people. The only thing we can clinch to now are hopes and dreams that would only makes us look delusional There are very few people like you who want peace, the vast majority are war mongers who rejoice over death and the sufferings of the poor. Tell me please! why shall stay positive if my coutry has become barren in a sense that it would NEVER give birth to peace? (UNLESS many peaceful people like you are born!)
staying mad won't rebuild our country.we should pray for our country and hope people have learned a lesson.you can't give up on our country,it's not somalia's fault her leaders didn't care for her and the people that live in it.
Prayers can only save us from the punishment here-after. I blame each and every Somali for their tribal conflicts...illiterate people who believe that their ancestor were Arabs, even some call themselves SOMALIANS INSTEAD OF SOMALIS, this really shows how ignorant our people are. I HOPE God will forgive them, We have turned into the very worst of humans...we are in a point of no return... I am done with them, let them continue killing each other in the name of Qabil. i say goodbye to sorrows
Agree with you, Burco99. Even as the creator of this video I cant get enough of this video and the song. Heartrending wallaahi! May Allah help us out of this.
Soomaaliya waa u dhammaatay markay dagaal sokeeye ku laayeen haween, carruur iyo waayeel, hantidoodiina la boobay sabab qabiil awgeed. isbaarada la dhigtay.haweenkii dhawrsnaa la kufsaday... bililiqo la bannaystay. waxay sii darsatay markii kuwa diinta sheeganayey qabiil isu abaabuleen weerar degaanno kale ay ku dulmaan.taajiriintiina cunaha qabteen shicibkii. qurba jooggiina ku taageeray... waxan qabaa soomaali wixii Alle u qoray ee ciqaab ahaa fari kama qodna haddi aysan rabbigood u noqon.
somalia will get better ONLY if they repent to Allah sincerely. they have done many wrong things to each other and have taken their religion as a play. especially in Mogadishu many innocent people including children, elderly and disbaled people were killed. Rape was common.school playgrounds became graveyards of children.looting became means of earning living. Allah punishes those people because of what they did with their own hands. May Allah unite them on the right path ... Aamiin!
one love to all of SOMALIA..my brothers and sisters, let UNITE. lets be one. LETS LOVE ONE ANOTHER. LETS FIGHT THE TRUE ENEMIES INSTEAD OF OURSELVES. PLZ. PLZ. PLZ. WE ARE ONE. BEFORE ANYTHING WE ARE MUSLIM. WE ARE HUMANS. WE ARE BROS AND SISTAS. LETS LOVE EACH OTHER AND STOP DIVIDING. LETS LOVE AND CARE FOR ONE ANOTHER IN THE NAME OF ALLAH. ALLAH DOES NOT LOVE WHAT SOMALIS ARE DOING RIGHT NOW. ALLAH DOES NOT LOVE DIVISION.
doqonta cudurku hayaa ay somali joogaan ama aya wada nool yihiin saas bay ku jiranaayaa ilaahan cuqbada iyo naaga lakufsanayo ama maskiinta la diyo iygoon waxaba sameyen gaaadhi kacanle cad cad cid walba cuqabada rer moqdisho haysta ama somali oo dhan ee ka waantoba kam qabo somalia hagageyso inta dadka xanuunsanayaa ay nool yihiin cudurkaas waa u dhimayanaa inata caafimaad ka qabtaan ak soo hadhaan
somalia will be at peace only if we are willing to be led......we all we wanna be leaders but can we allow others to be leaders.........always pointing out what others doing wrong ..can we for goodness sake see what we as in each individual is doing wrong.........17 years is long even for the great once beautyfull Mogadishu..... accept authority or be doomed for ever somalia
My allah bless Somalia and all lands of Somali people. My prayers and prayers of millions of mothers and children who have noone to speak for them Will be heard insha allah.
Somalis are brothers and share the same ethnicity and religion. it is the curst of tribalism that is been used to destruct one of the only homogenous nation of Africa. I could only agree that Somalis deep down love their brothers and country more than anything to allow the enemy get in between them. Insha allah oneday all of Somalia will stand in one without tribalism and hate that has no base between brothers.
awareness is desperetly needed among our Somali people. Somalis are intellegent, selfless, proud, dignified that are hungery for a leaders that posses those very same quality.
somalia waa guleysanayaa insha alah..plz qabilka naga daaya .. abdulahi and geedi ..husein aidia ilahay aa ka abal marinayo waxi samayen.. anaka leee hadda is unite geryono kista so hartay aa is walashano lee somalida wa dhamandontaa hadin sida la dayn wayo qbila na dilyaa!
President Yusuf and Geedi are nationalist traitors __ they aint gonna promote Somalia. they are killing civilians Hussein Caydiid, Yusuf, Geedi are losers not politicians!
somali will succeed now, pres. yusuf has plans not even ethio dont know. he will successfully accomplish this by uniting somali, south and north. how come for 16 yrs mogadishu didnt build cntry but fighting tribes shit. give me 5-10 yrs u will see differences and peace. inshalah
faaduma qaasin waa fanaanad aad u weyn waxayna na tusaysa heestaa in ay qiiro ku gelineyso marka muqdisha ha hagaajiyaan dadka degan gobalada kale wey soo raacayaan
war dad'yahoow mid walbo inta ha ka calaacalo waad gareysaan war is taaga hadaada wax tihiin habri lagdan la fudaada ayaa la dhahay dalka anikaa ayaa iska haleynaya anakaa hagaa ji karno ilaaheey umada ma halaayo ilaa ayada inee gacanteeda isku halaaydo ee ilaheey waxuu wax la qabtaa qof wax daacad ka yihiin somali daaaceda ayaa ku yar ee dalak waxuu u bahan yahay dad cusub waan kanaa dadkii cusuba war yaa diyaar ah oo dalkiisa u horaayo naf iyo maal???
Nin waloow Wadanka wax kuu dhama maleh. Ilaahy ha noo soo gurmado. i love somaliya n these love. man i hate ethiopia and the stupid Abdulaahi yusuf somali forver
enough is enough, please we all the same, wether you from east north south or west. faqash, iidoor, jareer or etc. it aint matter anymore.. we muslim thats all matters and that is why we all dying for. see your enemys not you brothers.
I Think someone has deleted my comments about midka dhahayo" iidoor iyo something" .adiga iyo waalidkaa alla cadaab , yaa dharbaaxo kala daala,yaa jeega dheere waaxid.
hey dont talk about somalia like that. while you were being born we were out there fighting for your independence and now you wanna talk shit about somalia.
After bringing down 4 black hawks killing 78 soldiers and people these are delta supposedly the best soldiers in the world in a 4 hour gun battle and wounding 140 more soldier the us is abouslety petrified of somali's so there staying in near by Dijbouti and watching the madness unfold lets face the world is scared of us !
This video has what it takes to takes us back to our old good somlian days,it absolutely rips my heart apart.what a beautiful song goes with this terrific video.i hope we have our country in peace once again.there is nothing like home,nothing like somlia.
yeah man that's right aint nothing like home. i just hope we dont go to war with ethiopia because it will only bring more damage and harm into the country.
there is no better ppl as human beings as somaliens ...nuthing can beat dat...rise my nation and lets do something..lets do something 4r da innocent childrens....
P.S death to qabiil system...spread the word 4rom my brother graduate 12..lol..dont ur real name bro so yeah ...
It was very sad song:( I have listened to this song more then once and every time i listen to it make's me cry. Especialy when I compare how Somalia was backthen and now.
ohhhh walahi beleive me or not this video made me cry even though i m not from somalia but djibouti lakiin miid baa xaqiiq aa somali meel walba ay jogaan waa ila walaal ilahaow somalida xaqaa garansii
i've never seen somalia but i still love it.
lail111 3 days ago
hawiye futo madoobe baa dalki ku xaaray. dowladnimo iyo nabad midna dooni maayaa. waa dad dulli ah oo wax ma garato ah.
qalxeero 2 months ago
dulki nabad lasku diday!!
smellyfeeeeeeeeeeeet 4 months ago
Comment removed
HerroHerrar 4 months ago
Heart touching song, It makes cry.
magicMgedi 6 months ago
OH GOD,,,WHAT IS WRONG WITH MY PEOPLE?WHERE IS MY BEAUTIFUL COUNTRY?WHAT HAPPENED TO MY LOVELY FLAG?WHO IS GONNA COME TO HELP US?WHY WE CANT SOLVE THE PRBLEM?I'M REALLY SPEACHLESS, I DONT KNOW WHAT TO SAY? WHENEVER I HEAR THIS SONG,I CANT STOP CRYING.IT HAS A DEEP MEANING.WHY WE DONT LISTEN TO EACH OTHER?WHY WE DONT LEARN FROM OUR MISTAKES?WHY DO WE KEEP DOING THE SAME THINGS DAY AFTER DAY?I HATE TO BE A SOMALI SOMETIMES BUT THAT IS WHO I'M GONNA BE FOREVER....MY HEART IS ACHING SO BAD.
ilwaad2004 7 months ago 3
what happen to somalia ?
deadrising246 8 months ago
wlhi heestan marka an dhageesto indhaheyga ilin aya so fadhiisato rafaadka dadkeena somaliya ay ku jiraan wlhi wax yar maaha ee somaaliye fadhiga ka kaca dalkeena an hagaajisano ilaaahow somali nabad inooga dhig umada somali mel walbo ay jogan alle ku amaanso
Mrklaash 9 months ago
heestaan waxaa alifay allaha unaxariste jinadi fardowsa haka warabiyo ,abdi muxumud amiin nin waxoow ahay dalkisa aat ujeclay
supAsomA100 10 months ago
QARACAAAN LAA XAWSLAA WALAA QUWAATA ILAA BILAAAH ILAAHOW NAXARIISTADA YA RAABIII
MIZZBORAMA 10 months ago
"Dalkaygoow dalxiis kaagama aan imaanin dalkaygoow " iam from somaliland but my country is too small to divide it thnks , i am isaak walaahi, waxanan ahay dadka calankan hoostiisa lagu dilay dadkoodii, but markaan aduunka u soo baxay wax wayn ayaa caqligaygii u kordhay. oo ah in mid la noqdo.
lilthugsoldier 10 months ago
hey i from Hargeisa, and i forget waxa calanka dushisa la igu sameyey for me personal but somali waa mid, insha allah , waxaan ilahay subxaana watacaala ka baryeyaa inuu ina soo uririyo insha allah.
lilthugsoldier 10 months ago
Comment removed
MrSomaliarab 9 months ago
BRINGS TEARS TO MY EYES
graduate12 1 year ago
wlhi markaan heestan an dhagayso waan ilmeeyaa ilahayoow somalia nabad kadhiig amiiin
mamtaaz87 1 year ago
aad ayaa ugu xiisnay wadankeeni illahay nabad ha inooga dhigo.walalaheen oo ku dhibaatonayo wadankina allah la garab galo amin.
zai28 1 year ago
when i heart my flag song and i fell sad realy but peapel somaia are nt be undersanta what about peace but they undersant what about qabil marka hal kaas dhib jiro
SuperKaka114 1 year ago
waw dhulki somalai god bless somalia and somaliland
Gesiscarmen 1 year ago
dal kaygoow dushaadu waa barwaaqeee dalkaygoow
dalkaygow dabeeshaadu waa udgoonee dalkaygoow
meel aan aankugu doorsanayaa miyay duniba kutalaa dal kaygooow....MAYA
wardiina1 1 year ago
This song is so moving, yet so true. Wish all the best to Somalia and its wonderful people, they deserve so much more.
Love and hope from Djibouti!
moulhoule 1 year ago 5
My grandmother was Isaaq - May Allah bless her in Paradise. My point is that No hard feelings against any tribes whether you are Hawiyeh, Isaaq, Isse, Habar Gidir etc. We are all Somalis from different families and regions under one nation and flag.
salina8712 1 year ago 4
shishisennin@.walaal warunta somali waa somali uun aduun weynaha wuxuu noo aqoonsan yahay mid qura alahayow somali israci wey isracaysaa insha allaah cadawguna uunixi insha allaah inaan dawarsano shisheyaha ma ahan dalbarwaqeysan ayaan haysanaa oo hawo macan le alahayow biyo qaboow dhexdhig somalida aamiin .Viva somalia
raaliya100 2 years ago
Comment removed
raaliya100 2 years ago
Zaki99ful@.walaal waa runta one day way israaci ilahay waxaan kabaryaa inay isracdo somalia insha allaah waa run inan dawarsano shisheyaha alow nabad ayaan kabarinay wey israci caduguna iinixi insha allaah I love my country and Viva.alahayow israci oo xaqa tus aamiin
raaliya100 2 years ago
Comment removed
raaliya100 2 years ago
Comment removed
raaliya100 2 years ago
This has been flagged as spam show
Subscribers:۞۩۞۩۩۞۩۩۞۩۩۞۩۩۞
۞..´*• *•. .•*´ •* ´..* • •. *• ۞
۞. لا اله الا الله محمد رسول الله .۞
۞.•..* ¸.• •.¸ `*.. •.* • • . * • ۞
۞۩۞۩۩۞۩۩۞۩۩۞۩۩۞ dalkaygu waa
somaliland, anigu cidna ma necbi cidna
ma xaasido, laakiin waan jeclay halakaan
ku dashay. murqaandiid waa ani adna igu
dayo. QURBE JOOG IYO BALWAD WAA
CEEB.
xariire 2 years ago
The message of this beautiful song is very clear: somali destroyed their own country.Somali made of themselves qaxooti and beggers.
We will not be able to rebuilt our country if we firstly accept the fact that this country belongs to all somalis regardless their ethnicity or clan.Then we must forgive our sins and crimes in the past,move on. You cant keep grudges and hatred
If we cant do that,then iam afraid there wont be somalia in the coming years.
Walhamdulilah101 2 years ago 7
i am also from Somaliland, but when someone asks me" where are you from? " i never say i am from somaliland, i ALWAYS say i am from somalia, beacuse i am a somali and we all are, no matter what. somaliland is NOT a country
shishisennin 2 years ago 62
god bless you.our nationality as somalis should be number 1 not where in somalia we live or came from.
TheFireicing 2 years ago 4
i call someone like u somali,a real one :)
nasrudi9i 2 years ago
@shishisennin you are right. I agree with you. I'm from Somaliand, Burco, but I consider Myself as a Somali and I see Somali people as one. And we are one no matter what. everywhere I call Somalia home!
TheDeeqaluula 1 year ago 5
This has been flagged as spam show
@shishisennin god bless you bro,you know anaka somalida kala xita waanala dhibe,lakin thats not an excuse to hate qaranka somaliyed,ilahayaw intaana dhiman itus somaliyow mida
MrSomaliarab 9 months ago
This has been flagged as spam show
@shishisennin allahu anaxariisto Faadumo. Somalia will make come back dont loose faith my folks we are with you from Djibouti i too never say am Djiboutian i say proudly im Somali we are nothing without you Somalia. i feel this song in my heart. long live greater Somaliya all 5 Somali lands
HerroHerrar 4 months ago 4
@shishisennin Me too brother deep inside i know I am somali and come from Somalia.. This Somaliland is going to far we should help our brothers....
razag911 2 months ago
@shishisennin
i'm pretty sure u ain't idoor.
lail111 3 days ago
@shishisennin i bet u r daarood .....i know ur ass from ur comment ....and somaliland is a COUNTRY . and shame on u man ,leaving comments about ur country somaliland ....peace my home land body .hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
vipbossify 2 days ago
im from somaliland and i wish insha alah one day somalia and somaliland wexeey noqondoonaan mid ameen ilahaaw somalia nabada
zaki99ful 2 years ago 7
soomaaliya waxaa la soo gudboonaatay dhibaatooyin farabadan,oo u baahan karti,enerjiya,iyo xal deg deg ah,qorshe caqli ah,iyo hindise cusub oo lagu xaliyo khilaafvada faraha badan ee jira,
runtiina inta laga heli karo ama awooda in ay keenaan fikir cusub oo positiv ah,lehna enerjiyo badan waa DHALINYARADA SOOMAALIYEED;inta aynaga hurdaana waxaan ku soconeynaa sidatan.
baajka10 2 years ago
i love my country,,,ALLOOW SOMALIYA DHIBATADA IYO DAGAALKA KASAAR AAMIIN
sihaam1000 2 years ago 7
hahaha sxb waad iga qoslisay, hada somaliland adinka tiina lee xajista sxb mid kale wakhti umaheysiine,,,,
sihaam1000 2 years ago
This comment has received too many negative votes show
hadaanu nahay reer somaliland si uunbaanu ka yeeli somalia .
ama ciidan ayaanu udiri ama wada heshiin ayaanu u sameyn daacada
waan soo socda kow dhe waxna waanu sidna samir yeelo somaaliyey
somaliland ha nolaato
DIBJIR1 2 years ago
1:00 / 5:06 janaale waaye meeshaas.
hurwaay 2 years ago
qofka somali dhab dareenkiisa waa kicinaysaa heestaan laakin dhalinyarada somalida waxa laga rabaa inuu isku dayaan in ee xaliyaan dhibka ka taagana wadankeena ma ahan inaan anaga dhexdeen is dagalno oo codowga naga fa'idaysto oo maatada dhameeyo........................................
faroukhis 2 years ago
heestaan waa hees qof kasta oo somali dhab ah dareenkiisa kicineyso,ragga dagaalka wada dhamaantood damiir malaha miyaa bal maxey tahay ulajeedada ey isku heystaan alloow wixi umada somaliyed dhibaato ladoonaya baabi,i oo balaayo kurid,wanaagi iyo nabadi aanu lahaanjirnay aloow nosoo celi
liibaan998 2 years ago
nace video
axmadyare 2 years ago
bros imankii asasayba syl waxy ahayeen our fathers ee haan ku dayano waanu dhisi karnaa hadii maxadda maan ta joogto faraha uag qaadan nimakan ku cusub gollah siyaasad nimankii dalka burburey ayaa wali na qasayaa illah haynaga qabto
ethdiredawa 2 years ago
Dalkaaygoo looma ooyaan baad noqotey wayahaan ilahay dad wadaniyiin ah ha inoo keeyno aan daba dhilif iyo tuug lacag raba aheeyn amiin.Somalia ha noolaato.
missgarowe 2 years ago
SYL: Stands for Somali youth league.
princeabdo 2 years ago
what is SYL?can somebody tell me please.
abdijabaar2 2 years ago
SYL stands for Somali Youth League. They are the founding fathers of Somalia.
gacal202 2 years ago 5
This comment has received too many negative votes show
Why is there a gay rainbow flag @ 2:36-2:39?
Gutsyndicate 3 years ago
Translated in English!
"My country you land is prosperous, your air is fragrance!
I didn't leave you for tourism, there is no where in the world that I will choose over you!
To roam overseas and seek/ask foriegners!
to think refugee is a life"!
Gutsyndicate 3 years ago 12
please if you have time one day translate the rest of the song.add me as a friend and send it to my inbox. many blessings your way regardless.
rainrainful 2 years ago
walaahi dhalinyaro waan ooyay ax ax ilaahooyoow
yaa alaah
yaa rabbi
yaa allaah
hayaayww 3 years ago 4
"aduun weynaha waxaan ka codsaneeynaa, gurmadeey, war noo soo gurmadaay"
Walahi odayga qatar waaye!
countrySOMALIA 3 years ago
nice son loookin 4 it 4 weeks lol
humesavw72lj 3 years ago
waxaa run ah dalka inuu gacanta u galay dad ay ku wayn tahay qabiilka kuna yar wadaniyada marka waxaa rabbi ka baryeynaa dalka inu nabad nooga dhiga. so, dadow qabiilka waa waxa qaxooti naga dhigay. waxaa rabbi ka baryayaa inuu dalkeyga hooyo iga dhigo sioda dalkan aa ku noolahay oo kale
sirwaaan 3 years ago
the fact is we know how sing god words deep down we all hater and qabilst, if we dont stop qabil first place, we dont respct dadka dalka, we must love each other we are new genartion somalia ma kala maranto ,qabiil is main issue
cute4uonly 3 years ago
Everyone missed his/her homeland! SO DO I! I LOVE SOMALIA!!
cadaaawe 3 years ago
Ala Dalkeygoow maxaan ku tabey! Madaxa korkiisa aad iga saaran tahey dalkeygoow....ilaahoow Soomaaliya nuurkeedii, nimcadeedii iyo sharafteedii dib ugu soo celi! nabad waarto aloow ka dhali.
Deniece1 3 years ago
yaa alaah hadana ma dagaal diimeed baan gali karnaa war qiriga dhiga oo dhageysta gabadha soomaaliyeed soomaalida murtida iyo geela iyo gabdhaha qiimo ayeyy ku leeyiin waa taqaanaa faadumo aabaheed wuxuu ku dhintey isagoo xornimada raadinaya hadan faadumo ayaa u taagan war maqla oo qoriga dhiga aaa
georgialillianmendez 3 years ago
Dalkeygoow, ilaahayow dalkeena nabad inooga dhig 2009
madmao1992 3 years ago
very great video ,, heartbreaking walaahi ,, may allah help somalis to agree ech other
hakiimo99 3 years ago 3
oh my allah my i miss my home land somaliya aloow wadangeena oo wanaagsan noo soo celi ilahoow noo dulqato iska na keen cafi i miss somali so much dalgeeykooow nabad dadkeeykoow nabad insha allah
mysomaliXamar 3 years ago 4
alla calooshaa i rogmatay ninka odayga ah qiirada iyo calaacalka ka muuqda
ilaahayaw u maciin umadan tiiha ku jirta
calimudug 3 years ago
I Miss My Home-Land
bakaryare5 3 years ago 5
UNITED SOMALIA NOW.
forumlahore 3 years ago 7
we each we need a peace but we don't say
mabdirahaman 3 years ago
somali people stop complaining and do something for our people and country..if we blame eachother all the time we will never achieve anything...I love somalia I love our deen and I love our culture..lets unite forget qabiil..maanta magaaladii muqdisho xabashi baa dagan ma oo askar keensatay..xabashu xun baa maanta na gumeeysanayoo....ma Ceeb baa noo hartay..walahi..saan hadaan ku sii socono waligeen meel gaari doono.....Somaalia waa one.
formerthegangst4real 3 years ago 2
SHeekadii dhamaadkeeda: Kadib ayay askartii tiri lacag nasii aanu kudaynee, saane shilin ma haysto heestaydiina watay kadib ayaa gabar aanu wada soconay ee sharci laheed tiri anaa idinsiinayo sidii ayaanu ku tagnay anoo wali heestii wateen kala jecleen waxa meesha ka socdo, wiilashiina aan ku qoslayo waxa ku dhacay, ayaguna ay caytamayaan, runtii magaran waxa heestan igu kalifay se waxaan hubay in ay dhab aheed heestan, waa heesdhab ah ee qalbiga qofka taabanayso, wadankuna xormaynayso,yaa rabi
amal519 3 years ago
Shwwkada qeebteedii kale: wiilashii markay askarta aka orda is yiraahdeen ay dhowr tilaabo gadiyeen ayaa daasad wayn ee meesha taalay ay ku kufeen, kadib askartii ayaa isla markiiba inta qabatay gacmaha ka xidhay, intaa anigu heestaydaan baan qaadi waana daawan waxa wiilasha kudhacayo isla markaana waan iska qosli, wiilashi ayagoo gacmaha ka xiran ayay habaar iigudhaqaaqeen ayagoo leh ayadaa kadanbeesay oonu u istaagnay heestay qaadayso, askartii ayaa intay iga yaabtay itiri lacag nasii lasoco q
amal519 3 years ago
sheekadii qeebteedii kale: waxay aheed markii ugu horeysey askartu iqabatay, kadib ayaan heestii sii qaaday oon uqaadayay sidii in aan cidi i agjoogin, kadib ayay askartii ila hadashay heestaydii un baan watay anoo heestii qaadayo ayaa waxaa isoo agmaray 2 ba wiil ee somaali ah waxay u istaageen heesta iyo saan wadada dhaxdeeda uqaadayo, askartu maysan arag wiilasha, kadib ayaa wiilashii arkeen in askar geeskeyga taagan tahay waxay maageen inay cararaan qeyb ta kalaan ku dhameen sheekada thanks
amal519 3 years ago
Waatan sheekadii: Halgam Kenya nairobi anoo dagan ayaan galab Islii Kenya nairobi soo aaday, waxaan ku gaaray ilaa maqribkii, anoo markaa kasii baxayo ayaa askar tii iqabatay kaarkii ardaynimadeen haystay na waa layga xadoo ma haysan, kadib ayay ila istaajiyeen dad badan ay qab qabteen, kadib ayay ila hadleen oon la hadli waayay waxaa igu soo dhacday heestan kadib ayaan anoo si caadi ah u qaadayo ee qof walbo maqli karo uqaaday, een cidna ka baqeyn, qaybta danbe ka aqriso sheekada qosolkeeda
amal519 3 years ago
OOOOOOOw my god,
yaarabi, heestan anoo 4 sano jiraan dhageesan jiray mar walbo na waan la ilmeenjiray, 6 sano markaan jiray heesta siday tahaan ugu luuqeenayay, noloshayda hees aan ku matalay ma arag, taa waxay ii cadeesay jaceelkaan wadankeyga u qabo, qofta heestan qaaday ilaa iyo hada war uma hayo qofay tahay iyo magaceeda midna, sheeko qosal miiran ayaa dhacday, qeebta danbaan ka dhigi ee aqriso fadlan, heestan ayay quseesaa, thanks
amal519 3 years ago
waa ereyadii Hal-abuurkii waynaa Abwaankii caanka ahaa ee CABDI AADAN XAAD (CABDI QAYS).xaqiiq waa muwaadin somaliyeed.
psIronman 3 years ago
people keep on taking about i want peace nd we got bad leaders nd lets stop the tribal wars well 2 do all of dat u need 2 wake up nd get of ur computer and help ur people by all needs dat way somalia has a chance other wise is gone stay the way it is
roffo877 3 years ago
somali waa dad qaranimo qabiil ka doortey, dad dhereg baahi ka doortey, dad caafimaad jiro ka doortey, dad nabad dagaal ka doortey, dad dhulkoda qaxooti ka doortey, dad farxad calool xumo ka doortey, dad raaxo rafaad ka doortey, dad nolol geeri ka doortey, dad sharaf sharafxumo ka doortey. maxaa la sameyna somalis made their choice in 1991
Afgooyee 3 years ago
Wallaahi waan ooyey oo ooyey, illintii baa iga dhamaatey. Markaan hadda qorayo wallaahi billaahi tallaahi waa oynayaa. Caruurteydii baa ila yaabtey oo xaaskeygii baa ila yaabey. Ma aqaan wax aan sameeyo!
sharka111 3 years ago
AXX waleee heestan meel ayay iqarxinayzaa aaxxx dal qiimihiisa waxa og ninkan dal lahayn ilaahow umadoo nabada arligoo nabada eebow waan u baahanahee aaaamin yaa rabi
xamareyte 3 years ago
waar soomaliyey sidii wadankiinu u dumay bal luqadiina ha duminina waxad leedihin af aad ku hadashana anad wax ku qortaan walalayaal english waa la wada yaqaana lkn qadariya oo qiimeeya luqadiina ninkii comment wax ku qoraya waxan jeclan laha inuu somaliku qoro ahaadana kuwii ku faana afkiina iyo dalkiina HADII AAN WAYNAY WADANKEENII OO NABADA MAAN WAAYIN LUQADEENII IYO AFKEENI WALALYAAL WSC
xamareyte 3 years ago
i wounder when somalis use their brains if its not now when...
muniraaa 3 years ago
somalia ilahay ayaa u ciqaab cilan u soo diray ilaa ay ilahay usoo noqonayaana waligoood ma hishiinayaan, mida kale ee ay somalia ku hishiin kartana waxa weye oo kaliya in ay ninkasta iyo kalkiisu ay dhulkoodo iska otaan ellrs går ikke sidan, Mhd..jijigawii
dafaaye9 3 years ago
I just wish all the somalis were wiped out from the face of the earth! I just can't stand them...HOW COULD WE LET THIS SHIT HAPPEN TO US! HOW COULD THE SAME F****** PEOPLE FIGHT AND KILL EACH OTHER!...one by one you made each other perish...For that reason you also made my world hellish...That day will come when you shall pay for all the wrong things you did to your people, to your homeland, to your religion and to your culture. I AM FULL OF ANGER I JUST HATE MY OWN PEOPLE!
MzeeDala 3 years ago
if everyone had your toughts, it would be wors. you should think of what you can do 4 your people instead of being an hater
ma2183 3 years ago
MzeeDala-- If you hate ure people thats simply self-hatred. It would be wise to put ure "rage" into something powerful perhaps with a positive outcome! Everyone is constantly crying about the destruction but its time to rebuild !
samiira1 3 years ago
samira1---if the vast majority of your own people are arrogant and ignorant what are you supposed to do other than disowning them... I am tired of their tribal wars... as much as i hate what my country has turned into, i also hate the evil doers who started all these conflicts...i have every right to curse them, cause i am not only out raged but i feel my rights have been violated by my own people.
MzeeDala 3 years ago
Mzee- 2each is own.... Regardless of the arrogance and ignorance these are your people the blood runs in you its inevitable. There are good & bad in all people.u must realize that.
The warlords have hands full of blood and they will have to answer to the all- mighty for their doings. You are amongst many who have been robbed but you must draw something positive from this and not lose hope. Just like we destroyed our country we must rebuild it! Stay Positive...
samiira1 3 years ago
Samira-- i wouldn't be angry and filled with remorse if i don't care about my people. The only thing we can clinch to now are hopes and dreams that would only makes us look delusional There are very few people like you who want peace, the vast majority are war mongers who rejoice over death and the sufferings of the poor. Tell me please! why shall stay positive if my coutry has become barren in a sense that it would NEVER give birth to peace? (UNLESS many peaceful people like you are born!)
MzeeDala 3 years ago
staying mad won't rebuild our country.we should pray for our country and hope people have learned a lesson.you can't give up on our country,it's not somalia's fault her leaders didn't care for her and the people that live in it.
respectedLADY 3 years ago
Prayers can only save us from the punishment here-after. I blame each and every Somali for their tribal conflicts...illiterate people who believe that their ancestor were Arabs, even some call themselves SOMALIANS INSTEAD OF SOMALIS, this really shows how ignorant our people are. I HOPE God will forgive them, We have turned into the very worst of humans...we are in a point of no return... I am done with them, let them continue killing each other in the name of Qabil. i say goodbye to sorrows
MzeeDala 3 years ago
i came across this song by chance and evry time i listen to it it makes me cray walhee.
Ya allah help us get out of this madness.
Ameen
burco99 3 years ago 14
Agree with you, Burco99. Even as the creator of this video I cant get enough of this video and the song. Heartrending wallaahi! May Allah help us out of this.
Somtv 3 years ago 6
@Somtv lol you made this video for 4 years ago loool. whats upp now??
oANWARoo 1 year ago
Soomaaliya waa u dhammaatay markay dagaal sokeeye ku laayeen haween, carruur iyo waayeel, hantidoodiina la boobay sabab qabiil awgeed. isbaarada la dhigtay.haweenkii dhawrsnaa la kufsaday... bililiqo la bannaystay. waxay sii darsatay markii kuwa diinta sheeganayey qabiil isu abaabuleen weerar degaanno kale ay ku dulmaan.taajiriintiina cunaha qabteen shicibkii. qurba jooggiina ku taageeray... waxan qabaa soomaali wixii Alle u qoray ee ciqaab ahaa fari kama qodna haddi aysan rabbigood u noqon.
nasar1020 4 years ago
somalia will get better ONLY if they repent to Allah sincerely. they have done many wrong things to each other and have taken their religion as a play. especially in Mogadishu many innocent people including children, elderly and disbaled people were killed. Rape was common.school playgrounds became graveyards of children.looting became means of earning living. Allah punishes those people because of what they did with their own hands. May Allah unite them on the right path ... Aamiin!
nasar1020 4 years ago 3
one love to all of SOMALIA..my brothers and sisters, let UNITE. lets be one. LETS LOVE ONE ANOTHER. LETS FIGHT THE TRUE ENEMIES INSTEAD OF OURSELVES. PLZ. PLZ. PLZ. WE ARE ONE. BEFORE ANYTHING WE ARE MUSLIM. WE ARE HUMANS. WE ARE BROS AND SISTAS. LETS LOVE EACH OTHER AND STOP DIVIDING. LETS LOVE AND CARE FOR ONE ANOTHER IN THE NAME OF ALLAH. ALLAH DOES NOT LOVE WHAT SOMALIS ARE DOING RIGHT NOW. ALLAH DOES NOT LOVE DIVISION.
freeogaden 4 years ago 4
i love somalia
unite our people in to one nation under allahs!!!!!!!!!!!! save our people
freeogaden 4 years ago 5
good 2 heard tht bro.....
saludAka 4 years ago
somalia
hilaac2007 4 years ago 3
doqonta cudurku hayaa ay somali joogaan ama aya wada nool yihiin saas bay ku jiranaayaa ilaahan cuqbada iyo naaga lakufsanayo ama maskiinta la diyo iygoon waxaba sameyen gaaadhi kacanle cad cad cid walba cuqabada rer moqdisho haysta ama somali oo dhan ee ka waantoba kam qabo somalia hagageyso inta dadka xanuunsanayaa ay nool yihiin cudurkaas waa u dhimayanaa inata caafimaad ka qabtaan ak soo hadhaan
yaaasiiin 4 years ago
reer mugdhiso waxaay heleen 6 bilood oo nabada waxaa uu deeday inaa ethiopay iyo oday yuusuf iyo US iyo caduunka oo dhana markaa ayaa arkeen uic ineey wax qabaday oo furduy airborkii iyo dagatii oo uu xirneed qabqable dagal 16 sano.
gooryaan 4 years ago
somalia will be at peace only if we are willing to be led......we all we wanna be leaders but can we allow others to be leaders.........always pointing out what others doing wrong ..can we for goodness sake see what we as in each individual is doing wrong.........17 years is long even for the great once beautyfull Mogadishu..... accept authority or be doomed for ever somalia
somalianway 4 years ago
Somalia will never be at peace as long as there is QABIL issues. Inasha Allah, May Allah unite them. AMEEN
ikran9111 4 years ago 2
Ala i kacay dhiiga i kacay.. masha allah ilahow dalkeena nabad nooga dhig.. heestan dalkaygoow dhiikar ayeey igu ridi rabtaa walahi. somalinimada i xasuusineesa... Somalia hanoolaato... waxa musuq maashuqa dalkeena kuwado sida casho yuusuf ilahow balaayo aan la aqoon ku rid.. zenawi aniga ayaa ku jihaadi doono insha allah.###
ashwaaq89 4 years ago
My allah bless Somalia and all lands of Somali people. My prayers and prayers of millions of mothers and children who have noone to speak for them Will be heard insha allah.
soomaaliwalaalooba 4 years ago
Somalis are brothers and share the same ethnicity and religion. it is the curst of tribalism that is been used to destruct one of the only homogenous nation of Africa. I could only agree that Somalis deep down love their brothers and country more than anything to allow the enemy get in between them. Insha allah oneday all of Somalia will stand in one without tribalism and hate that has no base between brothers.
soomaaliwalaalooba 4 years ago
awareness is desperetly needed among our Somali people. Somalis are intellegent, selfless, proud, dignified that are hungery for a leaders that posses those very same quality.
soomaaliwalaalooba 4 years ago
somalia waa guleysanayaa insha alah..plz qabilka naga daaya .. abdulahi and geedi ..husein aidia ilahay aa ka abal marinayo waxi samayen.. anaka leee hadda is unite geryono kista so hartay aa is walashano lee somalida wa dhamandontaa hadin sida la dayn wayo qbila na dilyaa!
MUSLIMAHLOVELY 4 years ago
President Yusuf and Geedi are nationalist traitors __ they aint gonna promote Somalia. they are killing civilians Hussein Caydiid, Yusuf, Geedi are losers not politicians!
masterqadar 4 years ago
somali will succeed now, pres. yusuf has plans not even ethio dont know. he will successfully accomplish this by uniting somali, south and north. how come for 16 yrs mogadishu didnt build cntry but fighting tribes shit. give me 5-10 yrs u will see differences and peace. inshalah
shakur00 4 years ago
i love you somalia
chelsea4life1 4 years ago
faaduma qaasin waa fanaanad aad u weyn waxayna na tusaysa heestaa in ay qiiro ku gelineyso marka muqdisha ha hagaajiyaan dadka degan gobalada kale wey soo raacayaan
kreamchap 4 years ago
war dad'yahoow mid walbo inta ha ka calaacalo waad gareysaan war is taaga hadaada wax tihiin habri lagdan la fudaada ayaa la dhahay dalka anikaa ayaa iska haleynaya anakaa hagaa ji karno ilaaheey umada ma halaayo ilaa ayada inee gacanteeda isku halaaydo ee ilaheey waxuu wax la qabtaa qof wax daacad ka yihiin somali daaaceda ayaa ku yar ee dalak waxuu u bahan yahay dad cusub waan kanaa dadkii cusuba war yaa diyaar ah oo dalkiisa u horaayo naf iyo maal???
yakiin 5 years ago
Nin waloow Wadanka wax kuu dhama maleh. Ilaahy ha noo soo gurmado. i love somaliya n these love. man i hate ethiopia and the stupid Abdulaahi yusuf somali forver
Salma07 5 years ago
Ethiopia and Abdullahi Usuf is the only chance somalia has for survival.
mdakare 5 years ago
u getta be out of your mind! idiot
Kowneyn 5 years ago
fuck you traitor
ibnqhazzi 4 years ago
dalkaygoow meel aan kaaga doorto majirto dalkaygo waaan kujeclahay.ilaahaay dhibaatada haka saaro aamiin aamiin insha alah....
jebriil 5 years ago
i want to say to every one here to go back to somalia to fight against the itho and abdalla yusuf
bashaale 5 years ago
Xalka Soomaaliya 70% wuxuu ku xiran yahay magaalada Muqdishu. Haddii dadka hadda dagan magaalada ay nabad qaataan, Soomaaliya shaki kuma jiro inay hagaagayso oo nabad noqonayso. War Illaahay halaga cabsado Somali badaha caalamkay ku dhammaadeen waxna xabad iyo gaajo baa laysay.
Sanka111 5 years ago
SAD SAD SAD 16 YEARS now and no sign of going home. Ya ALLAH please help us
smooth1operator 5 years ago
enough is enough, please we all the same, wether you from east north south or west. faqash, iidoor, jareer or etc. it aint matter anymore.. we muslim thats all matters and that is why we all dying for. see your enemys not you brothers.
fitskay 5 years ago
Proud to be SOmali
Usrabella 5 years ago
Thanks somtv. my bad ,I thought he was saying"iidoor""instead.
Jaymann15 5 years ago
Jaymann15...
It's OK bro.
Thnx
SOMTV
Somtv 5 years ago
I Think someone has deleted my comments about midka dhahayo" iidoor iyo something" .adiga iyo waalidkaa alla cadaab , yaa dharbaaxo kala daala,yaa jeega dheere waaxid.
Jaymann15 5 years ago
Hi Jaymann15...
The man didn't say the word you mentioned!.
He said "Itoobiya". Please listen carefully.
Thnx.
SOMTV
Somtv 5 years ago
proud to be somalia , inshallah soon going down my home country repesnt die and blood , go 2 hell ethiopain
nuurwizzy 5 years ago
hey dont talk about somalia like that. while you were being born we were out there fighting for your independence and now you wanna talk shit about somalia.
matan05 5 years ago
I am Ethiopian but i love somali we are all brother
snoopdogdog 5 years ago
great production
sunyareh 5 years ago
soomali hadaan nahay aan isku imaano oon iscafino, walaalo ayaan nahay ee aan isku duubano, waan run dalkeena barwaaqo ayaa taala ee ilaahey subxaana allah,dadkeena soomaliyeed ayaan uga baryey in aan noqono kuwii iskuduubta ee dhulkooda hooyo kunoqda, hanti waxaan ku leenahay waa nulkeena, soomaaliyee midooba.
zubaida79 5 years ago
After bringing down 4 black hawks killing 78 soldiers and people these are delta supposedly the best soldiers in the world in a 4 hour gun battle and wounding 140 more soldier the us is abouslety petrified of somali's so there staying in near by Dijbouti and watching the madness unfold lets face the world is scared of us !
Power2Somalia 5 years ago
This video has what it takes to takes us back to our old good somlian days,it absolutely rips my heart apart.what a beautiful song goes with this terrific video.i hope we have our country in peace once again.there is nothing like home,nothing like somlia.
tutishe 5 years ago
yeah man that's right aint nothing like home. i just hope we dont go to war with ethiopia because it will only bring more damage and harm into the country.
matan05 5 years ago
I thought I posted this message before! but anyway, I want to say that we now know that nobody will ever tell us "THEM against US" AGAIN!!
Jaymann15 5 years ago
ilaaah umadeyda iyo dalkeyga iyo dhulkeyga u naxariiso,ilaaahow nabad iyo caano nooga dhig dhulkeena ilaaah u naxariiso umada ku dhimatay dagaalada iyo umada ku dhimatay badaha iyo saxaraha ..
SHUUTEEYE 5 years ago
there is no better ppl as human beings as somaliens ...nuthing can beat dat...rise my nation and lets do something..lets do something 4r da innocent childrens....
P.S death to qabiil system...spread the word 4rom my brother graduate 12..lol..dont ur real name bro so yeah ...
Zipsafe 5 years ago
weey dalkeeygoow ku aaway oho oho oho,,,,this song making us caloolxumo and foolxumo
BRITISHMAN2008 5 years ago
so sad I can cry, but we ruined our country we can't blame on anyone else.
P.s death to qabil system
graduate12 5 years ago
amazing song,but who's willing to go back to somalia?
zinab2blessa 5 years ago
NICE!!!
IslamicRose 5 years ago
this video makes me cry everytime...dispair situation.
greatersomalia 5 years ago
dame homi!, all I can say is even thugz cry! somali see you soon baby I luv you, i'm comin to get you baby.It aint a joke.
dilaaye101 5 years ago
Nice post abtii .... I always like seeing posts of somalia ... and inshallah we will be "normal" again...
sama05 5 years ago
i am EThiopian but i love somali still but afar and somali people are kind of the same so love u somali ill pray for the better
snoopdogdog 5 years ago
a very much heartfelt song wallaaahi this song elevated my mind and feellings.
omarwadani 5 years ago
It was very sad song:( I have listened to this song more then once and every time i listen to it make's me cry. Especialy when I compare how Somalia was backthen and now.
Hiibaaq 5 years ago
nice work,,,Somalia is the by far the most beautiful country in the world, is just shame we dont see it that way..........soo duceeya insha alaah.
mowstyle 5 years ago
heestu qiira bay i galisey
kooshin 5 years ago
marnaba caadi maahan, great video. somalia is one special country. ma ku fakarteen haddaanu dagaal iman lahayn, halka ay somalia maanta mari lahayd.
okocha100 5 years ago
Thanks Okocha100! and many more to come insha'Allah!
Somtv 5 years ago
ohhhh walahi beleive me or not this video made me cry even though i m not from somalia but djibouti lakiin miid baa xaqiiq aa somali meel walba ay jogaan waa ila walaal ilahaow somalida xaqaa garansii
sahansan 5 years ago
beautiful to see somalia again, keep up the good work guys
kasmo1 5 years ago
goormaaan xoroobeenaa?? dagaalka la iska dhaafayaa??
kmpls 5 years ago
Waaw! great video, I really like the way you mixed the whole stuff. amzing! keep it up guys! a true somtv fan!
allamagan 5 years ago
Allamagan, Thanks for the compliment sxb! Hang on tight sxb, - it's going to be a very bumpy ride. Joking! We always love our fans.
Somtv 5 years ago
nice video clip
bloodmoney 5 years ago