waaaw caadi maahan sxb keep up the good work.. '
Fahmo sax diiniyan hadii lafiiriyo sidaad sheegtay laakiin in la mamnuuco maahan waa dhaqan jira wiligiis...
'Abdirahman''. dadkan waa bantuu oo somali ah. waana ceeb inaa dhahdo jareer baa leh mahadaay waa meel dad isku jir ah ay kunoolyihiin. dib ubaar taariiqda daganada magaloyinka.....
altimber1 9 months ago
mahadaay ilee jaraar baa leh, dadkan waa baantuu
abdirahman77 1 year ago
@abdirahman77 waa Abgaal.
farsameeye 1 day ago
Alxamdiu lilaah hadii maanta Laga oogay shareecada Islaamka oo laga mamnuucay waxyaalihii qurunka ahaa sida dhaqamada ka soo horjeeda
Diinta Islaamka waxaa ka md ah in Raga iyo Dumarka is dhex galaan
Alaa mahad leh.
fahmo100 1 year ago
music aan caadi aheyn sxbayaal xageen ka helikaraa muusikadaan aad ku furteen cayaaraha plz hadii aad heeysid muusikada ayadoo dhan ila soo socod sii sxb mahadsanid
xaanfood 1 year ago
waaw waxaasaa ciyaar ah viva mahadaaay
FCokoPuffs 2 years ago 2