Masha allah caruurtaas,Allah yaaw nabada somaliyaa siddi aay ahaad ku soo cali allah yaw soo hanuuni somalidaa dhaan kii qabyalad wadoo iyo kii xumato wadooo
Was this a national choir of some sort? What are they called? What is the song called? Have they done anything else? I'd appreciate if you could answer these questions?
Cant stop crying may Allah swt bring back this days.......ilaahayoow Jano fardow ka waraabi madaxweyne siyaad bare and all those worked this peacefull days......
somalia quelque soit les circonstances, nous sommes avec toi apres dieu. et ceux ki aime ton chaos, n'avancerons pas car ce nous ki le controlons. c'est dans le malheur qu'on reconnais ses vrais amis.
qabyaaladooda IRIRNIMO waxa ka mid ah iyagoo abuuray wax la yiraahdo 4.5 oo irir=hawiye,jareer,ciise,iidoor LOO KALA QAADAY 3.5 DAAROOD WAX LAGU SHEEGAY iyo MAJEERTEENA LA IS RAACIYEY goormaa wax DAROD LA DHAHO JIRAY goormaanse isku cad noqonay MAJERTEEN oo keligood dega dhulka somaliyeed barkii ayaa la yiri dadkale 1 qayb la qaybsada meesha irir laga dhigay 3.5 ma waxaasaa waxad leedahay ina dhexdhexadiya adiga kula yabi mayo sa irir bad tahay lakin waxan la yabi doqomo MAJERTEN ahoo rum modaya
aniga waxay ila tahay in somaliya lagu soo celiyo gacanta dadkii u talin jiray oo magaca iyo maamusaka ku dhexlaha oo darawalada iyo dadka aan aqoon siyasada laga qabto dadkasan shaqadooda iyo xamaligood aha ku noqdeen baan leeyahay djabuuti ayadu halkan is masoogarsin ee jarara loo sameeyay bay soo racen wad mahadsan tihin
Anigu waxaan ku talin lahaa in Djibouti Somaliya dhex dhexaadiso, maxaa yeelay Djiboiti waxaa ka go`an in Somaliya ey dowlad noqoto waa sidey ila tahaye (Dadku isku af, isku diin, isku dhaqan iyo waqliba isku JINSIYAD)
Dadka walaalaheen ah ee reer Djibouti jacayl, gacaltooyo, walaaltinimo iyo wanaag intaba waanu tusnay oo ilaahey ayaa og marqaatina ka aha taas... Maanta markaanu kala daadanay oon is leynay iney na caawiyaan ilahey haku duwo. Together we are stronger
waa xasuus fiican ubadkii kacaan oo u heesaya labada jamhuuriyadood ee wada dhashay waa somaliya iyo jabuuti. Somaliya qaran jab ayaa ku dhacay somalidii way is dhishoo kala tagtay shaydaan baa isku diroo kala tagtay dibna u kulmi maysoo kala tagtay saddex qaybood u jabtoo kala tagtay.Ilahay ha isku keeno talada adoomihiisa isagaa hayee..
Olaaaaaax walee xusuus. I wore the same exact uniform walee aheey aaah Hassanow please may I please talk to u via email if possible I have favor to ask you? if you don't mind!!! Jizaakalah Kheyran walaal
Waw! that was amazng moments waxa iga sharqamay oo ka dhawajiyeen ubadkeena jbuti ha ahato nabdda aabaheed weyba tahay iminka Jabuti thanks walalahena.
jabuuti ha ahado nabad abaheeda siyadna ha ahaayo kii janad kii ku waaro
daroodgirl 5 days ago
Masha allah caruurtaas,Allah yaaw nabada somaliyaa siddi aay ahaad ku soo cali allah yaw soo hanuuni somalidaa dhaan kii qabyalad wadoo iyo kii xumato wadooo
xamrboy25 6 days ago
Was this a national choir of some sort? What are they called? What is the song called? Have they done anything else? I'd appreciate if you could answer these questions?
TvvoTr3es 2 weeks ago
ilahayow u naxariiiso abe siyad maan arkin lkn waxuu ahaa waxaa ii fududeeyey aalada cusub ayadan wax qarine ilahayow ugu naxariiso wax fiican uu u qabtay dadkiisii amiiiiiiiiiiin ila dhaha walala somalinimada ku jirtoow
somaliqueen10 2 weeks ago
@kamanefiso haloo duceeyo in ilahay soo hanuunsho waa inan qalbiga la xadee plz
somaliqueen10 2 weeks ago
@somaliqueen10 aaaaaaaaaaaamiiiiiiin yaarabi nolol kama danbeyn siyaad bare
haannaa12 2 weeks ago
Comment removed
newnissay 2 months ago
This has been flagged as spam show
Waxa uu degi waayey was xukun jeceyl, u have to know time quit
maanyo11 2 months ago
Waxa uu dagi waayey waa xukun jaceyl, u have to know time quit
maanyo11 2 months ago
Afweyne haduu barigaa xukunka ka dagi lahaa Soomaaliya dhibaato kama dhacdeen lakiin caqli xumadiisa iyo qabyaalada uu dadka badaray ayaa Soomaaliya halkaa dhigay manta.
QaloocanHj 2 months ago
Ciyaalka saas lootaba baray ayaa mantay is qowracaaya...ilaahayow natoosi
caatoxoogleh 2 months ago
waxaan layabaa sida somalida barigaas u diyarsanayd carurta xataa laa tababaray cajiib alaw nagu celi meshas
aden5899 2 months ago
masha alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
qoryoley1985 4 months ago
siyaadoow heerkan sare somali waad gaarsiisay lkn maanta qaxooti weeye qaran maleh aduunyadey dawarsadaan allow alle NAXARIISTE JANNO FARDAWSO ALLOW KAA WARAABI AABE SIYAAD
MrKabarai 4 months ago
yur naarta ku fagoow adiga wecel af ur leh
MrKabarai 4 months ago
ahlu naarkii waa kan imika sakharu ku jiraa ilahay ku dheeree naarta rabiyoow
KAMANEFlSO 5 months ago
@KAMANEFlSO qumayo marxuunka inkaarta ka daa, karaahi baa tahey ma xishooto yahey, Pap siad Alla ya raxma raximin ameen.
ShibisGurl4life 4 months ago
@ShibisGurl4life AAAAAAAAAAMIIIIIIIIN YAARABI NOLOL KA MADANBEYN SIYAAD
haannaa12 2 weeks ago
ilaahoow idiin naxariiso
cadaadocadey 5 months ago
ooh murugo walaahi waaxaaan maa somarnay hadana dugaag ayaan ka liidanaa yaaab.com
cadaadocadey 5 months ago
thnks abloader..
young1111ful 5 months ago
what is amazing celebration ..... unforgettable day ...wadaniyad iyo dawlidnimo waa taas ....
young1111ful 5 months ago
HassanAhmedW........GOood Upload sxb walaahi nin sare.......laakiin waxaan la yaabanahay nin DISLIKE dhahay Daacadii waa OROMO kaas..........GOOOOD JOB
MrDadaale 6 months ago
Cant stop crying may Allah swt bring back this days.......ilaahayoow Jano fardow ka waraabi madaxweyne siyaad bare and all those worked this peacefull days......
ShibisGurl4life 10 months ago
@ShibisGurl4life damn im a 20 year old guy and i cant stop crying too i cant believe this was the place i went just last year subxanallah
osub 9 months ago
naxariis ilaah janadiis haka waraawiyo siyaad bare dad maka tagin
jasiira114 11 months ago
labada marxuum ilaahay ha u naxariisto
marka labaad waxaa imurugo galiya dhalinta yar yar ee maanta nool ee lamidkaa kuwaan yaa umaciimi doona,
mase heli doonaa fursadda ay heleen ku waani mid la mida
murogo iyo ciil badanaa
maxay mooryaan iyo iyo qabyaaladi nabadday,
U S C, IYO SSDF, SNM, MAXAY NAGU DHIGEEN ILAAHAY HA DULEEYEE
BY WADANI
miirojeedeed 1 year ago
No more Somali kids singing now, it's tears and cries everywhere as matter of fact blood all over Somalia.
samiralovely19 1 year ago
Jinsiyad somali baan nahoo...jawaabtayno. waa mid qura.....nabada waan jacelnahoo....jeelna waa naqaan...jalaafada gumesiga ma ogalin. Anaga Waa wada jirnaa jamuuriyad beynu nahay ..Jidkoo falay siyaad baan ku joognaa .. ku joognaa ku jognaa ..jeclanoo ku joognaa ...Jamiriyadii jabuutaay Maantay waxa la joogtaan dadkii idin jeclaayoo....jalayaal ka dhalateyn..jaarkaynii hada tahin ma nabadbaa ..jeexiini midigbaa tahiin ma nabad baa ...dadkii aan jecleyn baa tahin jalayal ma nabad baa..
daacad25 1 year ago
Comment removed
daacad25 1 year ago
somalia quelque soit les circonstances, nous sommes avec toi apres dieu. et ceux ki aime ton chaos, n'avancerons pas car ce nous ki le controlons. c'est dans le malheur qu'on reconnais ses vrais amis.
willo728 1 year ago
Jinsiyad somali baan ahayoo jawaabteenu waa mid qura nabada waan jecelnahay oo waxana dhisanay Puntland, jilaafada cadowga nabada Somalia ma ogalin. Jidkii awowgay baan ku joognaa , Somalia hanoolaato, ha israacdo
garwayne100 1 year ago
ahalan
dhabad2010 1 year ago
qabyaaladooda IRIRNIMO waxa ka mid ah iyagoo abuuray wax la yiraahdo 4.5 oo irir=hawiye,jareer,ciise,iidoor LOO KALA QAADAY 3.5 DAAROOD WAX LAGU SHEEGAY iyo MAJEERTEENA LA IS RAACIYEY goormaa wax DAROD LA DHAHO JIRAY goormaanse isku cad noqonay MAJERTEEN oo keligood dega dhulka somaliyeed barkii ayaa la yiri dadkale 1 qayb la qaybsada meesha irir laga dhigay 3.5 ma waxaasaa waxad leedahay ina dhexdhexadiya adiga kula yabi mayo sa irir bad tahay lakin waxan la yabi doqomo MAJERTEN ahoo rum modaya
fatman1fat 1 year ago
Comment removed
xatatax101 1 year ago
Comment removed
xatatax101 1 year ago
@fatman1fat Sxb wax baa iskaga kaa khaldan qabilada somaliyeedna waad ku wareraysaa sxb ee sobaro, Majeerteen waa harti combe ,combe kablalax.kablalax darood, Darood ismaciil . Hawiye +darood+Isaaq+ iyo qabilada yar yar way siman yihiin mar kii la arkay in darood kabadan yahay isaaq iyo hawiye iyo kuwa yar yar 1960 ayaa la sameeyay Dir oo la isku dhaho wixii an darood ahayn si dadka la isugu dheeli tiro lakiin wax dir ladhoho oo abe iyo hooyo wada dhashay majiro sida Darood Ismaciil Jabarti.
ordaaye2000 1 year ago
inan gumeed qabyaali ah weeye kan la baxay ZUBA2ZUBA sababtoo ah waxa uu yiri IRIR ha dhexdhexaadiyo MAJEERTEEN iyo waxa kalee IRIR LA ISKU DHAHO oo ay ka mid yihiin gun oo dhan sida CIISE,HAWIYE,JAREER,IIDOOR,RAXWEYN guntaa DJABUTI ee asalkeeda la ogaa sida lagu xoreeyey wakaa gurbaan IRIR WADATA OO INTOO SHIR LAGU QABTAYBA NIMAN IRIR MADAXWEYNAYAAL KA DHIGTAY SIDA calimahdi, cabadiqaasin, shariif, qabyaaladeeda qaawan waxa ka mid ah ciise oo aan 40 qof kaga nooleen somalia aya kujira parlmanka
fatman1fat 1 year ago
beutiful and amazing nabadbaa caano lagumaalaa soomaliyeey
NURDIIN 1 year ago
Katate xataa waa la ciyaari jirey. Subhaanalah! Maxaa dhulkeenii fiicnaa la baabi'iyey.
Xisbullaah 2 years ago
the hero of somalia
naftiihure 2 years ago
aniga waxay ila tahay in somaliya lagu soo celiyo gacanta dadkii u talin jiray oo magaca iyo maamusaka ku dhexlaha oo darawalada iyo dadka aan aqoon siyasada laga qabto dadkasan shaqadooda iyo xamaligood aha ku noqdeen baan leeyahay djabuuti ayadu halkan is masoogarsin ee jarara loo sameeyay bay soo racen wad mahadsan tihin
siyaad007 2 years ago
lol WAA HEES XOOG KU QAADA LA YIRI DOWLADII AWOOWEGEE SIYAD BARE WAXAAN KU NECBAA HEES WALBO WAA SIYAAD DAMN WAXAAS SHARCI MA AHEYN YAAQE
KAMANEFISO 2 years ago
What a beautiful time
Somalia and Djibouti are brothers and sisters
placegoumayoo2 2 years ago
Anigu waxaan ku talin lahaa in Djibouti Somaliya dhex dhexaadiso, maxaa yeelay Djiboiti waxaa ka go`an in Somaliya ey dowlad noqoto waa sidey ila tahaye (Dadku isku af, isku diin, isku dhaqan iyo waqliba isku JINSIYAD)
Zuba2Zuba 2 years ago
Dadka walaalaheen ah ee reer Djibouti jacayl, gacaltooyo, walaaltinimo iyo wanaag intaba waanu tusnay oo ilaahey ayaa og marqaatina ka aha taas... Maanta markaanu kala daadanay oon is leynay iney na caawiyaan ilahey haku duwo. Together we are stronger
Zuba2Zuba 2 years ago
qaloocoow heesta jabuuti baa loo qaaday somaliya iyadaaba wax soo dhawaynaysa oo marti loo yahay
lama socotid miyaa sheekada
somaliduhaisraacdo 2 years ago
Saaxiibayaal anigu kama bogto daawashada videogan, habeen iyo maain ayaan daawada. Africa inagaa ugu dhul wanaagsan.... hadaan israci lahayn maanta meel ayaan gaari lahayn. Soomali dad maahan sharaftey naga qaadeen
Zuba2Zuba 2 years ago
siyaadbare oday buu ahaa runti dadki wagaas joogayna dad jireey ahayeen lakiin kuwa hada jooga ayaa geeyay soomali meesha ay amreeyso marka odaygaa haloo duceeyo . caruurta hesyeysa afrikeey ka hadlayaan iyo sidi loo miden lahaa anagana aanu is nabadgalino ayaan kala la'nahay
puntlander1 2 years ago
waa xasuus fiican ubadkii kacaan oo u heesaya labada jamhuuriyadood ee wada dhashay waa somaliya iyo jabuuti. Somaliya qaran jab ayaa ku dhacay somalidii way is dhishoo kala tagtay shaydaan baa isku diroo kala tagtay dibna u kulmi maysoo kala tagtay saddex qaybood u jabtoo kala tagtay.Ilahay ha isku keeno talada adoomihiisa isagaa hayee..
qaranradiye 2 years ago
walaahi waan ooyey ilin ayaa iga timit aloow wadankeena nabad noogu soo celi walaalehena jabuuti dinkina nabad waarta ah amiin
elgaras10 2 years ago
DEAm raggna saasu dalka usoo hayay raggna xamar halkaasu dhigay .
naftiihure 2 years ago
kala maarmimeyno midabka walaalaha
afrika mataanaha
ubad walaala ujadadeedu hanoo ahaato
afrika o dhan amaanadeeda hala ilaasho
Jabuuti ha ahaato
nabada aabaheeda
siyaadna ha ahaado
afrika kii ururshey....
Olaaaaaax walee xusuus. I wore the same exact uniform walee aheey aaah Hassanow please may I please talk to u via email if possible I have favor to ask you? if you don't mind!!! Jizaakalah Kheyran walaal
fardowkosh 2 years ago
Masha'allah: these kids are tallented...alllow dalkeenii nosooceli amiin
samthehell1976 2 years ago
diz ws da real world wish we'll get it bk soon. Djibouti Love
bakaryare5 2 years ago
these kids re Amazing Masha alah.
abdirahiin5 2 years ago
jabuuti iyo soomaali waa dad walaalo ah waa in dib loo soo celiyaa raadintii shanta soomaali waa inaan qabiilka aasnaa markale isn cafinaa
cadani999 3 years ago
Waw! that was amazng moments waxa iga sharqamay oo ka dhawajiyeen ubadkeena jbuti ha ahato nabdda aabaheed weyba tahay iminka Jabuti thanks walalahena.
Birlibaax 3 years ago
allow u nxariiso labada madaxweyne,mahamed siyaad iyo xasan guuleed.
umada soomaliyeedna ha midawdo.
cartawiil 3 years ago
waxaan nahay umad kaliya oo leh luuqad iyo midab shanta soomaali alaha mideeyo qofka hadii laga waayo wadaniyad waa qof dhintay
cadani999 3 years ago
We are somalis and we are one people forever..
Nous sommes somalis et nous sommes un seul peuple pour toujours;
ahmedib 3 years ago