Heestaan oo ay u tumayeen Koox fanaaniin African ah ayuu wuxuu ka qaaday Xaflaad African Music ah oo ay daawaneeyeen in ka badan 100 qof oo u badan Cadaan Canadian ah waxaa dhacday in Dadkii Dhageysanayay wada ilmeeyeen Heestaan markuu qaaday Fanaanka iyagoon fahmeyn Murtida kaliya Laxanka hab luuqda Fanaanka oo aad u sareysay, Allah Ya cisak Kooshin, Cuudka si hanaan ah u garaaco

Baahalow 11 months ago
nice one !
MrRamaale 1 year ago
waaaw caleeeeeeeeeeeek .wah wah . jam jam .koshin we love u
ifraaah 1 year ago
Kooshin maasha alaah, Afkaaga caano lagu qabay,
waxaa cod ah, waayo-waayo ayaad i xusuusisay.
Macoow06 1 year ago
daryeela sis kooshin maxaad u qalin daareesaa plz ii sheeg maxuu kaa haleeyeey anaa kaa celinaa waa walaalkeey hadii kalee oo ay dhib jiriin heesahaa tartiib uguu raaxeesoo plz thankss
SarahAdam211 1 year ago
manly1man kkkkkkkkkkkkkkkk mashakil malahan waloobahanyahay in mar mar adnasoxasuusid lol thanks
daryeela 2 years ago
Raali noqo egama aheen inaa ku soo xasuu siyo
manly1man 2 years ago
kkkkkkkkkkkk heestaan ex ayan kuso xasuusta lolz
daryeela 2 years ago