ninkaan marka oow bbc ka hadlaa iyo sida oow dadka wax uga shegaa markaan arko waxaan dhihi jiray ???? mawaalan yahay lakiin hada ayeey ii cadaatay inow walan yahay asaga oo cimrigaan jira ha dii ooow sidaan u dhaqaaway ama u ciyayay marke adeerow towba keen towbada waa furan tahay anagane sorry na dheh
he is my favourite but now he is even my idol .... sweet hands hahaha.... well edicated and open minded person... i am proud of you bro. greetings from one of ur big fans from borama . peace and love
This has been flagged as spam show
Prof Ahmed Ismail Samater waa halyey soomaaliyeed, waa aqoonyahay, Aftahan, karti iyo daacadnimo ilaahay ku manaystay,
ciyaaalka caadaystay inay aflagaadeeyaan aqoonyahanak soomaliyeed xishooda ayaan leeyahay Goormuu fanku noqday wax laisku caayo wa asuaale?.
xishooda ama cabsoodo,
wadani412 3 months ago
Prof Ahmed Ismail Samater waa halyey soomaaliyeed, waa aqoonyahay, Aftahan, karti iyo daacadnimo ilaahay ku manaystay,
ciyaaalka caadaystay inay aflagaadeeyaan aqoonyahanak soomaliyeed xishooda ayaan leeyahay Goormuu fanku noqday wax laisku caayo wa asuaale?
xishooda ama cabsoodo,
wadani412 3 months ago
ninkan waaba waalan yahay show
dhuungal 4 months ago
ninkaan marka oow bbc ka hadlaa iyo sida oow dadka wax uga shegaa markaan arko waxaan dhihi jiray ???? mawaalan yahay lakiin hada ayeey ii cadaatay inow walan yahay asaga oo cimrigaan jira ha dii ooow sidaan u dhaqaaway ama u ciyayay marke adeerow towba keen towbada waa furan tahay anagane sorry na dheh
sundaarte 4 months ago
the king
HerroHerrar 6 months ago
pro caadi ma ahan his own song not wajiyo xun waaaaw wot a nice tune more fire samatar
vaysal59 8 months ago
yaaaaaaa ku arko adiga saad u eg tahay qurunyahow muwaadin waxaad ka ogtahay ma lahan aqoon waaye waxa madaxiisa ka muuqdo jaaaahil yahow.
deqa143 10 months ago
Waa wax lagu qoslo in nin sagxadiisa sidaas ay xoqantay inuu hees qaado.
Waa cajiib, dhaqan xumo soomaalida u soo hoyatay waaye tani.
muwaadhin 11 months ago
aaaaaaaaaaaboooow kaluuun iyo kuska geeeeeeeel kkkkkkkkkkkkkk caadi maaha
bashka285 1 year ago
Pof caadi ma ahan laakiin dadka dhallinyarada ahi fahmi maayaan qaabkan uu u dhigayo heestan kkkkkkkkkkkkkk jiilaalihii baa jidka igu xayiray
farhaan555 1 year ago
@farhaan555 Walaalow heestan horey ayaan umaqlaye, Yaa qaadayey meelma ayaanse karaadinkaraa? Please
Garraad 1 week ago
heey waa sidee prof. meelkasta wuu ku jiraaye funkiina miyuu ku soo biirey hahaha
hamzza120 1 year ago
he is my favourite but now he is even my idol .... sweet hands hahaha.... well edicated and open minded person... i am proud of you bro. greetings from one of ur big fans from borama . peace and love
indaclub20066 1 year ago
woooooooooooooooooooow professorkaygii sooka iska jaray amazing
MIZZBORAMA 1 year ago
Profesorku waa nin cajiiba, waxaan ka helay jiididda codka sida inuu soo ahaan jiray Fanaan iyo miraha hayntoodda iyo weliba dhiirigelinta ninka kabanka u haya . Inaba caadi maaha. Waxaanse maqlay in uu weriye ka ahaan jiray xiliyadiisi hore Somalia iyo BBCda.Waasaase xageynu u kala wadnaa Weriye iyo Fanaan. Waa isku xilfi uunee ( Aan kala fogeyn oo is xirfad yaqaana ) mahadsanidiin Pro.Axmed,Kabanlaha,iyo Ciddii noo soo gudbiseyba.
fanax1990 1 year ago
From Borama with love! Extend this love to your family members from your mother's side!
agass08089 1 year ago