Added: 9 months ago
From: Hiiraanians
Views: 6,180
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @abdirahman77 ...no it aint no amiin amiir u sick hater..it even says there maihamed aden dacar..an issaq man..and ma uncle...so piss off wiv ur stench and hate...and. by da way..u never ever owed anyone and u never will..we..have our own land and always did...damn i ust hate blatent haters..too fuckin smelly

  • Hargeisa iyo mogadisho ma hadal baa. Hargeisoo kaliya maahee waa soomaliland tan baaba'aysaana muqdishoo kaliya mahee somalia oo dhan

  • wwwwwwwwwwwwww i love this song

    

  • aduunka anigu waxaan ugu necebahay soomaaliya maxaa yeelay waa dad adadag kaaga darane waa dad xaasidiina balaayo idinku dhacday soomaaliya

  • @albaase horta xooga jahil baad u yara eegtahaye Somaliya dad la dhaha majiraan kkk waad i ceebaysay. takale dad la dhoho Somali baa jira dadkaasina waa dadka iskaleh luqada aad qorayso. hadii aad dadkaa tahayna adiga uun ba iscayay,

  • @nuune2009 ethepia waan ka jecelahay somaalia maxaa yeelay calanta itoobiya waxuu ahaa aduunka calankaan ugu necebahay . lakiin malintaa calankii aan necbaa uu i bad baadiyey diyaarado calankii bluega ahaa ku yaalo la igu xasuuqey. markaa somali nimadu maxay sheegtaaa. marki horeba waynu isku darsaney imikana laba dal oo jaar ah ayaynu nahey not more

  • walahi waa ka naxay heestan walahi somalia wa inaa u yedhnaa hawiye qorigii isaaq u dhiibay ee la yidhi daarood ku dila ayay isku madhiyeen way iskula jeesteen walahi hawiye waa ka naxaaa way inoo baahan yihiin waa inaan hadana nidhaahnaa qoriga dhiga.

  • Mr. Amin, with all due respect, your argument through the song is flimsy here. Moqdishu (Somaliweyne) already once destroyed Hargeysa.

    Moqdishu, I do hope you deserve the peace you so deserve.

    Hargeysa, don’t be fooled again with the cheap campaign of “you don’t love me any more.”  They already tried to wipe you out. Remember 1988?

    You can forgive but never forget.

  • @Nabadiwaaqaali, ain't nobody trying to convince you to make U-turn from your 20yrs old dream. But please be informed that, you are always welcome to your husband's home. after all you have been good wife!

  • @Nabadiwaaqaali salaama calaykum.. walaal cuqdada iska saar qabiilkana iskadaa.. somali waa mid.. tan kale maanta lajoogo somalida waxaad ka jeceshihiin ethepia iyo gaalada.. somalidu waa walaalahaa ama xumee ama nac ama dil.. sidaas lasoco

  • Hal-xidhaale !!!!

    Aamusane gabyaayo

    Ayaantii timaadiyo

    Alaylkii lajoogaba

    Allifaaya waayaha

    Erayada afkeena

    Aragti noogu sheegaa

    Abwaankasi waa kuma ?

  • @Hiwaayad Amin Caamir

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more