markaan heesaha noocan oo kale aan daawado ama aan dhagaysto waxaad moodaa in aan joogo oo aan la noolahay waagii ay soomaalidu midda kaliya ahayd ee ay wadankeeda ku qanacsanayd ee ay kuwada noolayd, laakiin nasiib darro wadankii dhamaa maanta daaduun qaxay baa ka hadhay. Waxaanan ka baqayaa hadii sida ariku kusii socdo oo aynaan is daba qabatayn in xilli aan fogayn wadanka la inagala wareegi doono. Ilaahay ha inoo sahlo.
great song lyrics I feel a lot of nostalgia .......thx
fhassan33 1 month ago
wadankena!!!
discoverychannell1 3 months ago
somaliweyn:-)
discoverychannell1 3 months ago
I'M ETHIOPIAN AND JUST LOVE SOMALI MUSIC.GOD BLESS SOMALI
easytolove23 4 months ago 2
now this is classic
Princerashid 1 year ago
yaa salaaam waakuwaa hadaba heesahii ahaa ahaaan jirey
dhuungal 1 year ago
alla wadnaha heestan waxay ii xasuusisay waayo waayo afkuma go o hibo iyo bacalwaan eeshcalaa hees
maana99 1 year ago
This has been flagged as spam show
axyaa hees hibo nuura iyo bacalwaa... wacad kii ilaahiyo waligay is maan odhan cidbaa kuula siman hibo..lol
qoraneutd 1 year ago
axyaa hees hibo nuura iyo bacalwaa... wacad kii ilaahiyo waligay is maan odhan cidbaa kuula siman hibo..lol
qoraneutd 1 year ago
waa hees aad iyo aad u qiimo badan waana codkii hibo nuura iyo cabdi cali bacalwaan,,,
bukaase08 1 year ago
This has been flagged as spam show
heestan laabtayda ayey qaaday waxaan xusuustay waayo waayo iyo tiyaatarkii hargeysa walaweyntaa ku maahmaahda beri samaad waa badnaaye nolol baa ka badatay cakuye shalay miyaa dib loo soo celin
4471897 1 year ago

naag samaroon samaroonta siyaa bare waxa uu yiri markay kaa sii socdana war bay kaa wadan markay kuu soo socdana warbay kuu soo wadan
dhabad2010 2 years ago
markaan heesaha noocan oo kale aan daawado ama aan dhagaysto waxaad moodaa in aan joogo oo aan la noolahay waagii ay soomaalidu midda kaliya ahayd ee ay wadankeeda ku qanacsanayd ee ay kuwada noolayd, laakiin nasiib darro wadankii dhamaa maanta daaduun qaxay baa ka hadhay. Waxaanan ka baqayaa hadii sida ariku kusii socdo oo aynaan is daba qabatayn in xilli aan fogayn wadanka la inagala wareegi doono. Ilaahay ha inoo sahlo.
nuuraa85 2 years ago
Waa runtaa nuura lakiin wax ba ha ka war werin wadan ka ragiisii waa joogaane ..
Dhegayste 2 years ago
hibo mama u r good
PureBliss01 2 years ago
This has been flagged as spam show
i love this song
Mosomali13 2 years ago
This has been flagged as spam show
i <3 this song
FarhiaSomaliland 2 years ago
Baalcalwaan sidee tahay ayuu u keenay Codka Cabdi Nasir macali... fanaaniin Nuucaas ah ayaan heesanay... oo is badali karto caadi maheen,,,, hadase nin walba CD ayuu jeebka ku wataa Fanaan madax banaan
dhegacadde 2 years ago
hibo nuura nolow ayeeyo macaan
maanta9 2 years ago
The best somali wedding song ever!
cba712 2 years ago
aad ayay i xun yihiin
salmaan5555 3 years ago
It is classic indeed.
nabadraadshe 3 years ago 8
I love this song, thanks for posting. And this riwaayad of the hook.
Cadeey87 3 years ago 4