Added: 1 year ago
From: duqbilow
Views: 48,504
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (39)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • yakheey abtiyashey ha noolaadan .i love ogaadeeen you are the best . BIG LOVE

  • Ogaden guul baan idin rajayn taageero buuxda baad ka helaysan Shacabka walalihin Rer Puntland.

  • Cadoowga injireeyga laas-caser ila Las-kinbooni lkama jeclo ,Walaal Cadowkaaga waa keena.

  • and if small country like ERITREA break away from Ethiopia just wait and see

  • jazzechosen/you talk like shit Ethiopia Israel and USA first of all learn history OGADEN PEOPLE WERE THERE IF YOU THINK BECAUSE THEY ARE ethnic somalia they need go back to somalia second ogaden is big tribe living in country like Kenya somalia Ethiopia but everybody know were there home land and it is call ogaden you go back were the hell you ever came from 

  • There is absolutely no way that Ogden will separate from Ethiopia. Ogaden is part of Ethiopia and if you don't like it, go to Somalia. Any one who agitates to break away from Ethiopia is the enemy of the people of Ethiopia. We will fight you till the end. Long live Ethiopia, USA & Israel!

  • @jazzechosen stfu ogaden will be free and i will laugh at ur face when we become free i will spit in ur fukin face and ogaden will be richer than Ethiopia. viva ogaden,palestine and all muslim countries wh r fighting so jazz choosen u r a mother fuker! you have no idea whats going on in ogaden so viva ogaden!

  • alla mxu garaabo cunay uf wuu qaraacanyahay maraxa

    

  • hees macaan

    ha noolaato ogadenia & somalia dhamaan guul guul

  • WOOW FANAANKEENA QARANKA ROOBLEH FROM MPLS  vivA OGADEENIA

  • vivA OGADEENIA

  • i love my ogadenia people

  • ogadenia

  • viva ogadenia hanoolato

  • Woow walaalkay rooble maxamed noolow halgame halkaana kasii wad inshaa allaah guusha waan gaadhaynaa dont,worry one day will,come tru,nd our country should be free inshaa allaah

  • war wadankii waaba la goostay

    ogadenia is ETHIOPIA now stop dreaming and get over it

  • @goonfartankiixalay , xanuun kuma hayo, kaamana muuqato murogo iyo welbahaar,. hadaad adigu is dhiibtey adigoo daba qoodhi ah, ilayn ninka waddanka u dhashay sidaas uma hadleene, waxaan ballan kaaga qaaday ama ANIGA ayaa kusoo xoreyn ama NINKAAN WADA DHALANAY EE SHEEGANAYA ONLF..

  • @goonfartankiixalay , xanuun kuma hayo, kaamana muuqato murogo iyo welbahaar,. hadaad adigu is dhiibtey adigoo daba qoodhi ah, ilayn ninka waddanka u dhashay sidaas uma hadleene, waxaan ballan kaaga qaaday ama ANIGA ayaa kusoo xoreyn ama NINKAAN WADA DHALANAY EE SHEEGANAYA ONLF..

    Ilaahay waxaad ku mahadisaa inaan ku arkayn caawa

  • @daadir82 Walaahi anaa ba Somali from Harar ah. Anigaa rabtaa wax aa ku soo daalnay inaa ii xayasiisid.

    Dagaal lee maa lagu jiraaya 24 hours. Man Im sick and tired of this.Buuqa joojiya.

    One Love

  • @goonfartankiixalay warya ogadenia way xorbie adiga maxa ka talay hay sata agaah im in usa waryya dadkaga a habran waan ku habrie doona iyo ethiopia aar dadkaga car waan ku diilie donna warys adiga iyo meles viva ogaden

  • woooow woooooooow woooooooooooooooow OGADENIA HA NOOLATO

  • i love the people ogadania may allah pero them every man woman and child we the somails should support them with everything they are truth somails this is not clan bace they are fighting dirt murders call ethopian and should see them as the great emr of all somail people and the counter mush love and respect from nother somala may allah keep you all the people and the land of ogdaenin safe you from all bad thing inshallah we should be unity under islam and we will be successfull everything we do

  • WOOW OGADENIA HA NOOLATO INSHA ALLAH MAR UMBAY XOOROOBI MAR AY NOQOTOBA.FREE OGADENIA

  • ilaahow ogadenia noo xoree amiin, inshallah one day we wll be free

  • @yaabadanaa warya maxad tiri Ogadenia xagay kutala ? horta intadan oganin

    waligaa far malagu galiyay ? if yes, go to google.com then write ogadenia, after that u will c wht Ogaden is nd wher is it ? if no, go to schl after that comunicate wit me i wil show u.

  • yaab badanaa kuwana waxay ku leeyihiin ogaadeeniya war waxbaa idin ka si ahe xageey ku taalaa ogaadeeniyadan aad sheegaysaan mida yaase daba qoodhi ah ama jabhad ah oo xaq u dirir ku jira fanaantiinoo dhami  marna waa daba qoodhi marna waa jwxo ee say wax u jiraan bal nimco dareen,eeg oo canab ,eeg iyo waliba dadkii maalintiin xafladii madaxwanaha kiliku uu yimid minesota usoo kala dhuumanayay soo galitanka hotelka kuligiin melna maba haysatan

  • huno qali aad baad umahadasantaha waan ku hanbalyenaya heestan aad baan uga helay waa hees qali ah oo qof kasta oo dhigileh u qiron waxan ku leeha ilah ha ku garab galo huno adiga iyo dhamaan dhalinta ree OGADEnia.

  • insha alaaj ogadenia way xorobi well done rooble

  • i love this Song Masha Allah

    Ogadenia will win insha Allah

  • Comment removed

  • Comment removed

  • runtii heesahan wadaniga aha waxay kahadlayaan, waa wax jira oo dhab aha gaar ahaan dhalinta ogadenia u dhalatay ee israacday OYSU noolaada dhamaantiin

    rooble walaal waad na qiiro galisay runtii halkaas kawad dadaalka huuno!!

  • woooooooooooooooow rooble caadi mahan walaal aad ayay runtii heestan kugu reebaysaa qiiro iyo qaracan ay ku dheehantahay wadaniyad cause erayada, Ogadenia will be free soon inshaa allah Guumaysiguna wuu dhacayaa viva OYSU ONLF iyo dhamaan xornima doonka ogadenia wayna israacday ogadenia.

  • dHAARSANOOW DADKAYGOOW DHAWAAQYADA GUUMAYSIGA DHANKASTABA KA EEGOO MARKA HA UDHAGTAAGINAAAAAAAAAA DHIIRANE HALGAMAYEE DHULKA LAGU HALEEYOOW ISKKA DHICIYA CADAWGOO HA UDHAGA NUGLAAANINA ALLAAHU AKBAR CAADI MAHAN HESTAN WALAAHI JWXOOOOOOOOO GUUL KANAXOOW NAFTA WAA, ROOBLE WALAAL THANKS.

  • Maashaa allah heestan waa hees ruuntii taabaynaysa qofkasta oo damiir leh ama udhashay wadankaas ogadenia ee guumaysigu haysto walaahi markaan dhagaystay aniga dhan ma dareemi kartid sidaan noqday erayada ay xanbarsantahay waa kuwo xanuun wata Dhaarsanooq dadkaygoow dhawaaqyada guumaysiga dhankastaba ka eegoo marna ha udhagtaaagina waxaad dhayda moodee dhabayada qul qulayaa dhiigeena weeyaan.

  • WOOOW WALAAHI AAD AYAAN UGA HELAY HEESTAN DHIIGAYGA AYAYNA DHAQAAJISAY, SIDA QIIRADA KUJIRTO EE UU UQAADAY WALAALKAY ROOBLE

    RUNTII WAAD NA QIIRO GALISAY WALAAL NOOLOW.

  • agaah waar Ma NOGob Boi Miyaa Waxaan Aadi ma ahaan walee

  • oh my God na garab gala wad aragtay iney dhalinyaradenina aya ka kacen fadhigihee

  • It's beutifull song bro rooble and True words dhawaaqyada gumaysiga dhan kastaba ka eehoo marna ha u dhagtaagina dhaxantiyo qabawgana dhumucda iyo kulaykiyo waxaad ugu dhamaataan Ogadenia weeyaan True walaahi bro thank you and duqbilow thanks bro you're really somali man

  • very nise song, i remember Hodan, dahabo, Cawo iyo Gabdhahii kale ee Ku luuqayn jiray

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more