Added: 2 years ago
From: 627552
Views: 19,621
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (31)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Ilaah Khaaimiintiisa asaga garanayee hanaga qabto dadka Muqdisho dhibka kuhaayo iyo Soomaaliya oo idilne Allaha soo hadeeyo wadada saxda ahne tuso Aaamiin dhaha Walaalayaal

  • allow ku xifdi sh fu'adow....

  • shiikh fu'ad ma qaldana ee shariif baa ku fariista kurisgii uu shalay a/laahi yuusuf markuu fadhiyay uu lahaa gaalada ninkii raaca waa murtad .........

  • digniin dadka muslimka ah iska ilaaliya ninkan wata ogaal firiya channelkisa waxa ku arkidontan anti islam marka yusan ina waswasin wa ciyalka ka baxay diinta islamka ilaahey waxan uga baryena in uu so hanuunsho amin

  • Anaa waso Sheekh Fuaad anaa waso alqaacida anaa waso xasan dahir iyo xisbigisa hanaoolaato somali

  • jghjgfjfgjfjfghjfgjfghjhfjf

  • Bal eega kuwa halkaan wareerkooda la yimid oo cay iyo wax xun hal-hays u noqdeen. Kuwaa ayaa ah kuwa dibedda yimid oo wax baran lahaa. Waa kuwa wax qori kara. Adduunka ayey la qabsan la'yihiin oo waa dad wada seef la bood ah xag miyirna waa eber, ummad sidaan u inkaaran way luntaa gebi sida Soomaali ku socoto oo kale. Midba midka kale dhibkiisa ayuu ku raaxeysan, illaa tuulooyinka qaarkood dadkii ka dhammaaday. Waxay kala garan waayeen kan fiican iyo kan xun oo waxaa ku qosla xataa Itoobiyaanka.

  • Carabtii diintaan u keentay ayaa hadda ku qososha oo waxay ugu dheggan yihiin si iguba aysan ugu dhegganeyn. Soomaali saaxiib lah oo Carabna ma nihin Afrikaanna maahan baa lugu yiri oo wax u garaabaya ma jiraan. Waxay ku le'deen bad iyo berriba iyagoo diintaan dilka un ku salaysan ka cararaya oo dhul gaaleed ammaan bidey. Dil baad igu ayidi doontaan, sida diintaan luqu yaqaan oo xal u yahay dil un, balse, ka fiirsada waxa an qoray iyo waxa jira. Jahli, faqri, dil, cudur, sun, gaajo, wareer, IWM

  • Diintaanu waxay dalka timid muddo hadda laga joogo kun sano ku-dhawaad. Waxay dalkaan u keentay oo wanaag ah anigu runtii ma arko. Waa dad jahliya oo maskaxda laga xaday badankood oo midna uusan midka kale dhaamin. Dhaqankoodii, magacoodii, afkoodii, iyo fekerkoodiiba la beddelay. Miyeysan markaa aheyn inay dhib un ku sugnaadaan? Qof intaas oo dhan laga beddelay wuxuu la mid yahay qof waashay. Wuxuu noqon mid sal fudeyd iyo wareer ku nool, sida hadda muuqata oo kale. Waa ayaandarro runtii.

  • XAABSADE haddii la sii daayey sow CISMAAN CAATE hadda ka hor lama sii deyn? Maxaa XAABSADE oo keliya dadka tusey waa yaabe? Ma waxaad rabteen in la sii daayo CISMAAN CAATE Xaabsadena la dilo? Taa waa la diidey. Hawiyow waxan oo dhan adinka ayaa keeney ee ogaada, adinka ayaa is yiri shaar DIIMEED kaga hortaga C/Yuusuf. GAALADII DAAROODKA (eTHIOPIA) way baxdey hadda, GAALADEENA (AMISOM) ee HAWIYE noo daaya, la idinkama yeelayo. GAAL waa GAAL, GAAL hawiye la deynmaayo. No Calaacal! God Qayaano....?

  • Marka Waxad leedahay Ciddii ay rabaan way sii daynayaan, ciddii kalena qoorta aya la goyn.

    mise sida hadalkaada ka muuqata, aargoosi ayaa socda 1991. waxaan kuu sheegi, dhib markasta ciddii keenta ayuu ku danbeeyaa.

    ninka aad hadalkiisa aad cuskatay warkaas war uu kasheegi lahaa Idaacad wayn ma ahayn, waxaana rajayn inuu ka shalaynayo hadda, waa tuu ayaan dhaweyd lahaa, in mujaahidiinta is disho maaha, waa in la sabro.

  • " Wuxuu oran lahaa Dagaalka waa socon" ninkasta markuu runta arko waa cabsadaa. soomaali badankeed iska celis ayay wax ku fahmaan."

  • hadalkayga gunaanad waxkasta mar xalad ayay soo maraan, waa in laga gudbo.

    maanta aduunka aanu ku nool nahay cid walba way tashatay.

    marka adiga xalkaadu wuxuu noqday in aad qabiil carabawdo oo tiraah ha calaacalin ee iska celi.

    in las kaa celinaayana waad ogtahay

    marka nin aadan ku aadin ha daandaansan.

  • hadalka badan wxba mataro .....shariif shalay waa saxnaay waana lataageeray haduu maanta qaldamay oo meel aan wax jirin wax karaadiayay waa laqilaafi karaa wax weyn maahin,,,,,,KHilaafta LABADA SHEIKH WUXUU KUSALEYSAN YAHAY MABDA'

  • Meeshan wax aqli isku dhaamo ma joogan soomali oo idil waa isku mid,

    qabiilka aad shaatiga ka dhiganaysaana

    joojiya walibilaahi tawfiiq

  • wht fuck is wrong this people hawiye ayeeyba ku waasheene.. qaabiila isbitaalo laku qalo ayaa lafuray sanatkaan bax taga nooh haleydinka sooqalee.... sheeq sharifna waa ninka somalida uku daacat san iskumit ayeyna somali utahay.... but if u want hawiye dcks u can tell us peach..

  • somali ilaahay baa u maqan ta alay tagi ,, waxaa jira dad aaad iyo aad u xun ka helaaya dhibta umada somalida haysata especial kuwa qurbaha oo qabiilkii iyo dagaalki wadanka ka jiray markay soo qaxeenwali rumaysan aan dhibta shacabka somaliyed waliba kuwa koonfurta haysata dan ka laheen ilahow naga qabo,,

  • odayaasha beelaha waa ayaga leh aarow dad aan xamar udhalanaa dagaal kawada . xamar ma hooyadoodaa u leh .

    markii Ethiopian iyo a/laahi yuusuf joogay waa ayagii wadaada mujaahidiinta ugu wici jiray markii cadowgii lasaaray bay wadaada waxay ku dheheen meelkale ayaad ka imaateen...

    taas macna heedu waa qabiilaysi marka waa in laydin ku jihaadaa. hala arko cidii mugdhisho iskaleh .

  • sxb taas waa kugu raacsanahay lakiin hadi itobiyanka la bixiyay why dagaal markasto give chance to peace hada shariif hadi uu yiri wax kasto waa yelaya dalkana diinta islamka lagu dhaqaya maxaa wali dagaal loogu ordayaa sxb lets be realistic hadi uu murtad yahay sh.sharif xaabsade waa maxay

  • aniga waxay ila tahay in uusan hawiye nabad helayn inta laga gudayo cuqubadii ay uma soomaaliyeed ka galeen iyo hantidii ay bililiqaysteen oo gur yahooda gashay..

    tankale waxaan idin waydiiyay hawiye haday khayr qabaan maxay isu maqli waayeen , ilaa iyo dowladii siyaad bare ilaa iyo maanta xamar ayaa dagi la,

    hada dowlada soomaliaya ka jirta sow madaxwaynuhu hawiye maaha?? maxay u raaci waayeen.

  • zayd 555 iska ooy hee hawiye dhib ma qabo wadankiisan asiga leh muqdisho hawiye le leh anagana dhib ma qabno ee waxa dhiban looma oyaanka adigoo kale ah cabdulaahi yusufka aad sheegsana asigeeyba ithobiya xabsi ku iloowdey ee asiga le ha tashto hawiye amxara wax kama qadaayo iyo cadaw adigo kale ah wana lagu talina nolshada inta ka harsan waxaad ku jireysaa looma oyaan iyo gacanta hawiye

  • 627552 kkk u sheeg ninki dantooda u fulin waayo ayeey gaal ku shegaan hawiye wa is racaa ee illaahow cadowga naga qabo iyo inti muslin gaal ku sheegtey alaha naga qabto dhamaantood wa cadowgeena hawiye cadowgiisa badan lakiin illaah aa badshey xa liiska qadaa hee

  • sc wr wrb all

    koleeytaba allah ayaa og wax kasto lakin dadka cuqdada ku jirto oo hadane nolosha ka dhacsan ayaaba yaab igu dilayaan subxnalaah war meesha hawiye ma taalee madaxa dhulka ka qaata ayaan idin leeyahay soona raaca amiirkeena shiikh shariif alle ha dhoowree taasi maanta maalin aan aheeyn ayaad ogaandoontaan war adiga maa gaal nimada heyso iyo islaanimada ? subxnalaah war nin yahoow alle u toowbad keena aana gacmaha is qabsano waana raaceeynaa wuuna guleeysanayaa isnhaa alaah t

  • waa in walan gaalada uu sheegayo bosaso haka soo xoreeyo xamarna dadka u dhashay ayaa ka xoreyndoona inshalah ..

  • What a fucking moron. Why fight more when your amir is now president?

    I dont understand the stupidity of somalis.

    Let me tell you would hamas amiir become president all hamas and other islamic factions would support him. Do somalis lack civilization?

  • walhamdulilah, i tink the stupid one is you. this fella was teh amir of the muhaidin, but he sold out and joined the fake government. how can you blame shangole for that.

    surely its comon sense if obama joined the government of germany he would no longer be american president, would you then blame him or people who used to cal him president. you argument is bizzare and ridicules.

    shangole is a hero..so is abu mansur and turki and dahir aweys

  • Sh shariif markii hore okeey ayuu ahaa hadane 4.5 markuu qaatay xoogaa dad badan aan aniga horseed u ahay wayka niyad jabeen. balse hadaan fiirsho wax ka roon malahan hadii kale etiopia oo aan aduunka u necbahay ayaa howsheda iyo chanse ay somalia ka leedahay sii soconayo

  • Somalia will never get peace as long as we say , mugadisho is Somali capital........

    sheekh shariif is a traitor and coward . he tricked the Somali people .first he pretend as honest man and sheekh but when he sow the victory is coming he run a way to enemy . to betray his muslim brother....

    you talk about shangole. that he is contradicting . but how about sheekh shariif he use to say amison is our enemy and they helping males . now can u tell me what happen to him ,

  • waa yaab maanta reer muqdisho waxay leeyihiin nabad ayaan rabnaa ha.ha.ha. faanoole fari kama qodna waxaad gasheen ayaa la idinka goynayaa itoobiya iyo c/laahi yusuf horey ayay idinkaga jareen hadana kii xaqa ahaa ayaa la idinka goynayaa weligeed xamar degi mayso ilaa dadkey yiraahdeen loome ooye madaxnoqdaan hawiyena shaqadiisa ku laabto xamaali iyo balaashle

  • wadada mahan kan waa jiranyahay shyt

  • hawiye propoganda........shalay hawiye wa jeclayen shangole, wa marku cabdulahi yusuf diidana......... maanta hawiye wa neceen shangole markey xukunkii qaateen..oo shariif la wareegey kursiga.......

    hawiye wa khaaimiin ilahay iyo islamkaba ka furtay.....kitaabkay ka been sheegena ilahay wa ka waajib marinaya...oo xamar duli awgii waligeed degi mayso

  • Ina Sharma'arke waa Hawiye Miyaa!!! Maxuu u gaaleysiiyey ina adeerkiisa.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more