BARIGAN BURCO JOOGAY XATA DUMARKA BURCO BRA AMA CANDHO SAAB AMA KEESHALI AMA RAJABEETO MAY XIDHAN JIDHAY WAY ISKA WADHFIN JIREEN LAKIN HADA WAA AY ILBAXEEN AROOS FIICAN
WOOW WELL DONE, I AM NOT ISAAQ I AM FROM SOUTH , BUT I AM VERY VERY HAPPY THE HORUMARKA AAD GAARTEEN MABRUUK SOMALILAND WE STILL LOVE YOU ARE OUR PEOPLE AND NO HATERS PLS AND ONE DAY WE WILL BE LIKE THIS IN THE SOUTH ASWELL INSHALAH MABRUUK AGAIN FOR THE PEACE
aad ban idin salaamayaa dhamanba sxb kay axmed habeen kii burco iigu danbaysay waxaan ku qayilaynaan ka so horjeedka pharmacy sacda diin aniga iyo deeq maxamed adan axmed deq jamac walo faroole xawaadle cabdiqrisaaq cabdi rashiid adandheere maxamed cali dakhare waa habeenkii aan burco ka soo baxayay oo ciid ah sxb kay axmed aad baan hanbalyaaynaya viva burco
waRyaa kaasi dhaandhaansanaa, xaafadoodoo xamaas ku taalu ka shekeeynayaa,, wa ka buRco wax ka sheegayaa. wa dibjiR hooyadii markii ay dhashay ay dhagax madaxa ugu dhufataY, burco iyo kijadooduu isku qaldaa..
burcaa ilbaxdey ha ideyso caruuskii dhamaa siduu u fadhiyo bal u fiirso dumarkan wada buur buran maxey cunen
ta kasii daran kan ay ku jabtey inantu kulahaa tel ma ledahay hadhow muu eegto markey baxeyso badowsanaa bariisna cune lakin bariis bilaa saladha buu cunee miyuu ilbaxayaa kkk burco iyo saladhna la isugu taag waaa??????????????????
kalmacaashe reermiyi baad tahay sweden qaxooti ku ah oo bada kasoo galay europe arooska halkaad u hambalyey nahayd ayaad wax kasheegeysaa inaad reer miyi tahay sidaas ayaa kugu cad oo aad gaajo ku kor tahay weliba balashle
Kalmacaanshe danyeer war adigu xagad tahay sald ba sheeganays ala adiga ya ku ogada madax weyn iyo caloolkusan bad ledaha markasa dadka tagay wax ka shegaysa dameer waxid burco w atagtay calool weyne
Adeer aroosku caadi maahan walahay. Dad dadkaas ka qurux badan maan arkin mansha alah..... xaqiiq waa u xiisaaaaaaaaaaay Burcooooooo iyo inaan haaben walba aroos aan laygu casumin iska joogi jiray kkk Kuwii isku waara ALLE ha idinka yeelo
YIROOWE hooyada badawnimada ka was iyo reerkaad shegeysaba war arooska reer waliba wey jogaan aabaha iyo kulmiyeba was azz hole reer burco waa mid ibnu sina waxid
Anigu reer Burco ma ihi laakiin waxa fiican walaal in qabiilka la iska daayo oo qaran la ahaado. Somaliland waa Somaliland. Ninka dadka kala qoqobayaa waa nin aan Somaliland dan ka lahayn. United we stand divided we fall. Arooskuna aadbuu uqurux badanyahay maasha allah. Ilaahay ha u khayro. Zerihun2 waad ku mahadsantahay video ga.
zerihun sxb gacaliye ad bad u mahad santahay oo ileen ninkii boy togdheerna waad saartay sxb qaali c u thanks adigayo dhalinta ballan qaadayba duubis cusub anig in an ku noqdo wat iga yara jiiftaaye kkkkkkkkkkkkkkkk by sxb
zerihun sxb waan ku salaamaya marka hore marka 2aad wad ku mahad santahay videoga macan ee wadani nimadu ku dheehantahay sxb lakin aniga cadaabtaad ii dirtoo commentigii ayad i block gareysay ee iga qaad waa cabdinaasir99 sxb maaxaa dhaxay ianguunba dadka iska garanaynee kkkkkkk mahad sanid sxb see u norway i will visit it and u sxb iga qaad deg deg ado raaliya kkkkkkkk
maan soo qorin anigu aden madoobe e rerka magaca inader mesha uga daa, bilaa calek siilaanyana ha guuleysto kulmiye ha guleysto somaliland ha horu marto hargeisa ha njirto boorama ha jirto isaxil sanag sool somalidana ilaahay nabad ha siiyo sida somaliland iyo dawlad u duceeya wa walaalaheen lakin marka carabtu midawdo aayaynu midoobaynaa kkkkkkkkkklol sxb hada noso qor sarbebtadi hadanay ahayn aden maxamed kkkkkkkkk
waar kaalay boy toghdder wa nasir e in aynu finland wada jogno miyadan ogayn o an sounalahtiga kal so so hadli karo de meesha sarbeb caadiya ku so qor aniga bllack a waa maga cayge hadaanay ahayn aaden maxamed kkkkkklol mr cabdinadir99
cadaabta kuma dirayo lkin waad tidhi aadan madoobe sababta aad u tidhina waxa weye ; ninkan aroskan leh ayaa ah : anaguba waanu garanaynay lkn waanu ka xishoonay in aan qabilkisa ku qorno comaentiga : waana ina cali kildhi hehe he he he he kii dukanka biraha laha aya ay wlalao ahaayeen
lkn bal adigu sarbebtaa garo ( a,, m,,,,,ax,,,,ad,,,,? kkkkkkk
waar ninyow nina si u yidhi nina inaderow si u qaaday kkkkkkkkk mid waxa tahay xaaraami ah e anigu saa uma odhan cadaabtaa laysu dirayaa miyaa sxb sxb reerka meesha kuma qorin ee black kaad mooday maaha sxb magaratay arooskana waad xiijisay ninyow somaliland ha nolato kulmiye ha guulaysto islaamku ha midoobo kkkkkk amin marka islamku midobo ayaynu somaliya midoobaynaa kkk
cabdi nasir walahi hadaan ogahay wadanka aad joogto wan ka masaafurin lahaa why commantga dadka ka dhexeya ayaad qabiil ku so xardhaysaa:: waxasi wa maxay?wat means black a? it means aadan madoobe qabiilka ka dhaf mesha anaguna waxnu ku fikiraynaa sidi s/land afrika ugu talin lahyd adna tribe adna maraysaa hadad qabil rabto konfur aad iyaga ayaa wali halkaa marayee,,, cabdi godane ha noolaado ,,, aamin aamin aamin aamin
waar yara ilamaadeerayaal waxan la yabanahay inamadan yar yar ee shalay laga keenay magaceedii?..lol ee wax ka sheegaaya burco nin leh ayay u shidan tahay ee burco tag marka hore soo booqo hada waxad boqatay aroosydan qur xaha badan iyo hablahan inamada dhaadheer wow xuuxuule inader arooos fiican baad dhigatay waan ka xumahay in aaanan ka so qaybkali waayay waynu kala foganay rac shacda arooskan oo kale BLACK A LA SOCO JOOJI CAYDA BURCO LAB JAAHILE
haysta magaaladayadii iyo aroosyadaya ka daaya aflagadada hadad cay doonaysaan telefoonadiina kala qorta ninka arooskan leh ee xuuxuule haka ceebaybnina black A cidd wanagsan
kkkkk horta salamad sxb zerihun bacda akhyaareey waxaan idinku ixtiramayaa zerihun oo aan kayara cabsanayaa hadii aan idin jawaabo wuu delete garaynayaa markaa anigu runtii maan odhan wax laga xanaaqo sayladana anigu waban ku fanaa oo waa mesha lagu ibiyo aniga oo ah laf dhabartena waxana an idin leyahay sida an hore u shegay in an si walba burco idinka dhawahay ka war haynteda iyo wax tarkedaba idinna ad ka tihiin 'blind man's wife needs no beuaty'
wareer baaba ka taagan qaar baab odhan doona burco reer baa leh awal reer miyi iyo reer magaal ayaan isk haynee muxuu ahaa kan qabiilada sheegaya ee leh burco ninbaa lehna ileen ind cnasir bal noo sheeg ninka leh an nus baloodh ka kiraysanee
dear love waa dhaawac xaga maskaxdaa ii iska dhaaafa
burco waanu u dhalanay ayuu leeeeyahay hadana waanu ka hay hayna oo leenahay ha caayin labadaa ma is qabtaa
adeer hadaba meesha aad ka soo jeedo lama caato hadii ay tahay mukhbaarad ilaahay ha ka yeelee waanan u dhashay waanan caayaya xagee laga yaqaanaa ma muudhle ayaad tahay
dearlove82 sxb marka hore waad mahadsan tahay marka labad run aahantii maad tihid nin reer burco ah ma tuulo o dhow ku dhashay waayo reer waa dadka ugu dhiiga kulul uguna muwaadinsan somaliland hadday tuulo ku dhashan oo ay burco yimadan iyo hadday ku dhashan burco waa dad aad iyo aad u jecel markaa waxan kugula talin lahaa in aad gobolka ka dhalatay aad sheego waxana jiri karta in aad somalilander aanad ahayn . see you
salamad, ka dib anigu burco waa magaaladaydii baan idhi marna mancayin hase yeshee waxaa halkaa gadhsiyay togdherboy waayo waa cay in uu dhaho magaaladii intii le eekayd ban wada garanayaa taas baa aniga iga yaabisay meel ka dhacna ku ah burco ana taas uun baan ka xanaaqay burcona reer burco malahee waxaa leh reer togdher in aan ku fanona wan ku qasbanahay laakin saaxiibka boytogdher dib yan loogu maqlin burco ayan wada aqaan bye long life and good health
halkana wan kaga baxay kaftan intaa haynoogu ekaado. masi wadayo oo sida aad u hadlaysaan iyo burco caday ban islahayne malaa burco togdheerboy waxuu u yaqaanaa dhuurta agagaarkeedee kolay meelahaa ayuu ku noolaye macasalama fadlan hayga so jawabina kaftankan wa ramadan aan halkaa ku dhaafno wayo wan idinka yara shakiyay oo habeenkii marka la sexdo un ba wax so qortan dadka habeenkii pc ga so fadhistana kaftanka logumasi dhereyo
dearlove waxan filaya waxa tahay sxb kuwa ay ka buuxsan tahay ee iska soo galaya sxb waxban ku odhan lahaa laakiin markan hadaladii u fiirsaday waxan ogaaday in aad hadalka u qalmin kasheekee tuulada aad ku dhalatay arrimaha burco iska ilow kama hadli kartid shit
mrqooqane horta sida aad sheegtay anigu burco waan soo galay se kumaan dhalan meesha aan ku dhashayna in aan ku faano mooye maaha meel aan ka faano ta ka dib, way fiicnaanlahayd in school so gasho oo xooga maskaxda laguu dhiso wayo hadalkaga macno iyo dhinac an u kexeeyo malaha burco ayaa ka buxsantay badledahay anigu ma markab dakadii ka buxsantay ban ahay 1000 jeer ayaan soo galay iyadoo aan lay ogayn kana baxee
burcana wanan kaaga aqoon badnahay kaagana wax tar badnahay kumana dhalan ma danbi dhaaf iyo xasanaad bay dheeryihiin dadka ku dhashaa burco dadka kale aqoon gaabwaaxid orod oo siminaar gal sida dadka loola hadlo ah burcona waa u ayaan daro in aad adiga iyo togdheerboy u hadashaan hana isku sheegina dhalad anoo aan u dhalan ayaa idiin dhaamee kkkkkk bye
kkkkkkk sxb horta raali noqo dhiiga ayaa kugu yara kacay anigu wax kale maan sheegayn ee xanaaqa fooda ah uun baan ku shegayay reer burco intas walagu yaqaane kaftanka iyo hadalka kalena kala saar anigu burco nacayb ma ihi burcona waa caasimadaydii waxan uun sheegay in aanan ku dhalan cilada ay leedahayna wan shegay hadi ay ciladena isu shegina wa dhib dadka taariikhda leh iyo wanaaga ay leedahayna hada aniga iima sheegaysid
teeda kale dee sidii ciyaalka ayaad u hadlaysaa ciida dahabka ah ee ay burco leedahay kkkkk sxb yayna been isu sheegin ee aan magaalada samaysano oo ciida boodhka ah is ka haajino oo wadooyinka samaysano hadaan been isu sheegno horemar gaadhimayno kuweenii looga baahnaa in ay waxtaraana halkan baan intan caydh qadanay aan pc hor fadhinaa
dearlove kkkk waan ka xumahay sxb waad cayday burco
waar bi,iwaaye burco xaal sii ,,,,hadaba aan kuu sheegee
magaalo kastaaba maalin bay tuulo ahayd burcona taariikhda somalia waxay kaga jirtay meel sare waa hooyadii somaliland
waa meeshii nabada aad maanta dugsanayso lagu dhisay
waa caasimadii afraad e somalia dadka ugu taariikhda badan ayaa ka dhashay burco dadkeeduna ma waala ee runta ayaan kuu sheegayaa ee waa dad xigmad, aqoon, dhiig giisinmo karaamo intaba alle ku manaystay
kkkk burco taariikhdeedii hore hadii aan dib ugu labano waxay ahayd meel ceel ah oo dad reer miyiga ah kulmisa o ay ka dhansadan walina sidii bay u tahay meel reer miyigu isugu yimado oo saylad ah wana sababta reer burco badana loo xanto ee loo yidhaahdo way walanyihiin markaa xaaja anigu burco totalyba kuma fanayo ila inta il bixinayo waayo waxaa dhaama ka kasoo galay howd
DEARLOVE sxb reer burco waad sheeganeysa, waxaanad ku sheegtey saylad xoolaha lagu kala iibsado, hadalkaha bal dib u raac, Anigu reer burcan ahay inta arooska ku jirta kala badhna waan garanaya markaa waxaan filaya waa adigii lahaa tuulo ayaan ku dhashaye malaa AFDUGAAGLIHII ku keeney burco kumuu soo dhaafin saylada xoolaha oo maad arag quruxda magalada
.
soo dhaaf saylada xoolaha oo daawo magalada markaas wax ka sheeg sheekh allow
saaxiib boytogdheer meeshii burco ahaydna beerta ayaad u dirtay burco waa magaalo wayn se marka aad ka hadlayso waxaa la moodaa in ay tahay tuulo aniga waxaan ku dhashay tuulo burco u dhaw mana wada aqaan adna magalo wayn baad iska dhigaysaa mid wada garanaya marka meelahan fagaaraha ah commentska lagu qorayo waxaa fiican in hadalada noocan oo kale ah aanad kusoo qorin waayo hadii kale reer hargaysa ayaa odhanaya burco waa meel yar oo is wada taqaan bye
zerihun waxaad ii sheegtaa ninka yara ee dhuuban ee dalab buureed la sawiran marka ugu danbaysay ee aad sawirada khaaskaa ku shubtay marka heesta jamaad baxaysana la hadlaya naagta yar ee diraca cas xidhan ninkaa ii soo sheeg ?
wadankii baad na xasuusay iyo dadkii ku noolaa ilaahay khayr ha ku siiyee ninyaw cataa adiga ayaan ku garanayaa ma rer afgooye ayaad ahayd sxb qudhaada ayaan ku garanayaa
somali bantu aroos wanagsan
zakaria6037 1 month ago
war iidooku fool fool xumaa Agah wuxu ma saas ayeey ahaayeen
dhuuxlacag 3 months ago
@dhuuxlacag go away wit ur hatefullness we r partyin ur angry what does that mean kkkkkkkkkkkkkk
TheKingyusuf250x 3 months ago
BARIGAN BURCO JOOGAY XATA DUMARKA BURCO BRA AMA CANDHO SAAB AMA KEESHALI AMA RAJABEETO MAY XIDHAN JIDHAY WAY ISKA WADHFIN JIREEN LAKIN HADA WAA AY ILBAXEEN AROOS FIICAN
malihoezkilla 3 months ago
WOOW WELL DONE, I AM NOT ISAAQ I AM FROM SOUTH , BUT I AM VERY VERY HAPPY THE HORUMARKA AAD GAARTEEN MABRUUK SOMALILAND WE STILL LOVE YOU ARE OUR PEOPLE AND NO HATERS PLS AND ONE DAY WE WILL BE LIKE THIS IN THE SOUTH ASWELL INSHALAH MABRUUK AGAIN FOR THE PEACE
salba15 6 months ago
wallahi man these people don't how to dance for shitttt i swear man...
islam4lifeism 8 months ago
they serously need help with everything here man.. maybe they should come to MN will teach them how to party..loooooool
islam4lifeism 8 months ago
aad ban idin salaamayaa dhamanba sxb kay axmed habeen kii burco iigu danbaysay waxaan ku qayilaynaan ka so horjeedka pharmacy sacda diin aniga iyo deeq maxamed adan axmed deq jamac walo faroole xawaadle cabdiqrisaaq cabdi rashiid adandheere maxamed cali dakhare waa habeenkii aan burco ka soo baxayay oo ciid ah sxb kay axmed aad baan hanbalyaaynaya viva burco
MultiSanaag 10 months ago
Burco??? were in somalia? never heard before...its nice wedding..MashaAllah...
xeraale2003 11 months ago
tolow xijaabkii beenta ahaa mee?? magaaladana waa wada xijaab maalintii , habeenkiina waa kaas, somali iyo nifaaq
jaama20 1 year ago
WAW REER BURCO MAASHA ALLAH INKASTOON AHAY REER LAASCAANOOD MASHA ALLAH
yuusuf102 1 year ago
Niyaw heedhe Burco ku gartay siday u ciyaarayeen laakim meeyay shaadhkii huroodi iyo surwaalkii casaa dee Joke..
Dumarkiina sawkuwan jilbaabkii tooray.. mida kale habeenka ha la soo ´hubiyo inaaana shiid iyo tuuri ka dhicin
shami2u 1 year ago
weeeeeeeeeeeeeeeeeeeey waaba burcona walaahay kuwan majority waaban garanayaa laakin sorry waxaan garanayn cida arooska lahayd uun
nirig22 1 year ago
reer burco jilbaabkii mee lol hayaay lawada tuur mise habeenkii bay soo dhigtaan maalintiina way xidhaan??????????????
MISSHERMAN2007 1 year ago
NIYOW INANBAN ka jecladey arooskee tolow yaaka masuula oo la weydiin,
cajiib alla hablahu qurux badana. allow nodaa oo noo ilaali.
DIBJIR1 1 year ago
@DIBJIR1 lol WAA EASY TAASI HADAAD MESHA GABADH KA JECLATAY OROD BAA LAGU KEEN KAARAA
KAMANEFlSO 11 months ago
wooooooow BURCOOOOOO Home sick ayaa igu dhacayba... Maalin dhaw ayaan tageya allow nafta hayga sii qaadi intaas.
viva togdheer iyo SOMALILAND
DIBJIR1 1 year ago
ala somali ciyaar xumaa
hahahahaha
gadafiii 1 year ago
waRyaa kaasi dhaandhaansanaa, xaafadoodoo xamaas ku taalu ka shekeeynayaa,, wa ka buRco wax ka sheegayaa. wa dibjiR hooyadii markii ay dhashay ay dhagax madaxa ugu dhufataY, burco iyo kijadooduu isku qaldaa..
wellsmart 2 years ago
yo who baraa212
collitug 2 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkk ninka burco wax ka sheegayaa iigu daranee adigu taada ma daryeeshaa
shafii1000 2 years ago
burcaa ilbaxdey ha ideyso caruuskii dhamaa siduu u fadhiyo bal u fiirso dumarkan wada buur buran maxey cunen
ta kasii daran kan ay ku jabtey inantu kulahaa tel ma ledahay hadhow muu eegto markey baxeyso badowsanaa bariisna cune lakin bariis bilaa saladha buu cunee miyuu ilbaxayaa kkk burco iyo saladhna la isugu taag waaa??????????????????
kalmacanshe 2 years ago
kalmacaashe reermiyi baad tahay sweden qaxooti ku ah oo bada kasoo galay europe arooska halkaad u hambalyey nahayd ayaad wax kasheegeysaa inaad reer miyi tahay sidaas ayaa kugu cad oo aad gaajo ku kor tahay weliba balashle
HALKARAAN 2 years ago
Kalmacaanshe danyeer war adigu xagad tahay sald ba sheeganays ala adiga ya ku ogada madax weyn iyo caloolkusan bad ledaha markasa dadka tagay wax ka shegaysa dameer waxid burco w atagtay calool weyne
mmaqas 2 years ago
@kalmacanshe ma arooskan iyo magalaadan baad .leedahay ilbax mahaa aroos ka wacaniba kama dhicin somalia oo idil hotelka lagu delaaba cajaayiba iyo hablaa qur quruxda badan iyo sida lo habeeyey inata iyi inaan wada ciyaraa idiley saa lasu gu soo dhaqaaqay woow hadaba burco weliged baay ilbax ahaayde cida aan ilbaxa ahayn waa adiga.hadaba xasid lama noqdo hadanad reer burco ahayn ba reer burco mihii lakiin runtaan sheegaya xaasid noqon maayo.
saabiriinn1429 2 years ago
war dalab siciid aad baan ku salamayaa saxiib maanshaa alah way kaa dhacaysaayeee arooskanaa kuma aleh adigaa iyo inaa ismaaciil ayaan kaa gartay shoodhe cali ee ragaa iyo hablahaa ii sheeg igunaa salaan
burcoboi1 2 years ago
mashalllah burco way ilbaxday i am proud of burco coz i was born there!!
YasminOh 2 years ago
nice aroos burco wa shidantay thnx sxb
mmaqas 2 years ago
this is cigal hotel i visited it last summer nice hotel and nice aroos
baraa212 2 years ago
Hoolkani ma Ka Cusub ee Cigaal Hotel ba? waxaan maqlay Hotelka Cigaal Hotel aya Qayb cusub ku soo Daraye!?
ladyfromlondon 2 years ago
sxb zerihun2 aad ayaad umahadsantahay dadkan su ashana iney kuweydiiyan ba maha waayo waqtigaga ayaad siisay inad wax u soo galisid thankz again
boodhari1 2 years ago
waar zerihun dee saaxiib maalin walba waan soo booqanaa channelkaagan ee kusoo gur vedios kale oo burco ah please and please
dearlove82 2 years ago
sxb anigu ileen burco majoogee hadba dadka ka imada ayaan sawiro uga dirsadaa intan aan soo galiyayna anigaa tegay markaa somerka soo socda insha alah qaar kaloo badan ayaan ka sooduubi doonaa
zerihun2 2 years ago
hahahah waxan garaan wayay ninmanka somalida maxa foolxumo caml lol
08nimo 2 years ago
Adeer aroosku caadi maahan walahay. Dad dadkaas ka qurux badan maan arkin mansha alah..... xaqiiq waa u xiisaaaaaaaaaaay Burcooooooo iyo inaan haaben walba aroos aan laygu casumin iska joogi jiray kkk Kuwii isku waara ALLE ha idinka yeelo
daasadmi 2 years ago
kamenefiso siilkii hooyadaa ee xaarkalahaa ka sheeke cuqdadbaad qabtaa fataal ilaa fataal viva hjeclo ayaad cuqdad ka qabtaa khaniisbaadtahaye orod hooyada iyo walasha noo keen
yiroowe 2 years ago
Yiroowe iskama siibtadii ku xartay was ya ibnu sina,,, hooyada wase yiroowe kugu celinaa ..mida kale sidaadii baad bac ku xaari walahi yaa wasaq hooyada wase jareer foqal jareer
KAMANEFISO 2 years ago
KAMANEFISO MA SIILKII HOYADA BAA BURCO burco layidhaahdaa khaniisbaad tahay cuqdad qaba hooyada iyo gay gaad tahayba was fataal ilaa fataal
yiroowe 2 years ago
Comment removed
yiroowe 2 years ago
sxb hadaad jogtoo kumee deee amaba waan ku garanayaaye burcoo dhan baan aqaaana sxb de kkkkkkk seeds ayan u jeeda
cabdinasir99 2 years ago
walahai habeenkaa waan joogay kkkkkk habeen aad u fiican bay aheed laba aroos baan ka dhexaynay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
saeedns 2 years ago
waaruntaa arooska kale hotel titanic oo udhow ayuu ahaa
zerihun2 2 years ago
@saeedns aroos kama qadaad tahay sxb kkkkkkkkkkkk
malihoezkilla 3 months ago
fucking hell, all the grls r over weight. dat's y i hv a hard time to get along. get urelf in a proper shape before u bring urself on comera.
alzazm 2 years ago
MR YOUKNOW sxb cayda iska daa adiguna xisbigana ha cayin yiroowena waa khalad in uu meesha ku qoro reer xitaa haday leeyihiin rerku arooska waa laha lakin hada youtubeka weeye reer burco oo dhan ayuu ka dheeexeeyaa burcona waa mid dhalintuna wa mid sxb xisbigana bilaa caleek aman mooye cay ma mudna zerihun u wuu ku mahad sanyahay isAGAA UGU MUWAADINSAN INTA JOOGA QURBAHA VIVA SXB
cabdinasir99 2 years ago
waaw dadka arooska wada jooga waan wad garanayaa viva reer burco iyo wiilashayadii yar yaraa
MrYouknow55 2 years ago
YIROOWE hooyada badawnimada ka was iyo reerkaad shegeysaba war arooska reer waliba wey jogaan aabaha iyo kulmiyeba was azz hole reer burco waa mid ibnu sina waxid
KAMANEFISO 2 years ago
Wowoowowowow.. Maxey reer Burco tageen Arooskan Waxaad mooda Kuwi London laga Sameyn jiray.. Mansha allah dadko Qurux badana.... Waxaanan Mahad aad uu qaali doonaya inaan uu Diro ninka Muwaadinka ah ee Zarihun
Dalmarow 2 years ago
dalmar It's a long time where have you been bro waxaan islahaa ninki ma china ayuu fasixi qabtay laguma arag in dhoweyd
zerihun2 2 years ago
Anigu reer Burco ma ihi laakiin waxa fiican walaal in qabiilka la iska daayo oo qaran la ahaado. Somaliland waa Somaliland. Ninka dadka kala qoqobayaa waa nin aan Somaliland dan ka lahayn. United we stand divided we fall. Arooskuna aadbuu uqurux badanyahay maasha allah. Ilaahay ha u khayro. Zerihun2 waad ku mahadsantahay video ga.
nimo441 2 years ago
That is true horaa loo yidhi dugsi maleh qabyaladi waxay dumiso mooyaane markaa ma fiicna qabyalada
zerihun2 2 years ago
zerihun sxb gacaliye ad bad u mahad santahay oo ileen ninkii boy togdheerna waad saartay sxb qaali c u thanks adigayo dhalinta ballan qaadayba duubis cusub anig in an ku noqdo wat iga yara jiiftaaye kkkkkkkkkkkkkkkk by sxb
cabdinasir99 2 years ago
zerihun sxb waan ku salaamaya marka hore marka 2aad wad ku mahad santahay videoga macan ee wadani nimadu ku dheehantahay sxb lakin aniga cadaabtaad ii dirtoo commentigii ayad i block gareysay ee iga qaad waa cabdinaasir99 sxb maaxaa dhaxay ianguunba dadka iska garanaynee kkkkkkk mahad sanid sxb see u norway i will visit it and u sxb iga qaad deg deg ado raaliya kkkkkkkk
MrSomaali 2 years ago
sxb intaan sawirada iyo aroosyada soogalin ayaan digiin ka siibixiyay inaan cay iyo qabyalad u ogolayn halkan adiga ookaliya kuma saarin togdherboy qudhiisa waan saaray waayo qabyalad ayaad gasheen waan kaa qadayaa lakinse inagadaaya qabyalada indr
zerihun2 2 years ago
waar kadaaya qabiilada meesha arooskana hjeclo ayaa le viva all hjeclo waan taageera dhaman hjeclo viva kulmmiye viva silaanyo viva saleebaangaal viva gobta hjeclo
yiroowe 2 years ago
maan soo qorin anigu aden madoobe e rerka magaca inader mesha uga daa, bilaa calek siilaanyana ha guuleysto kulmiye ha guleysto somaliland ha horu marto hargeisa ha njirto boorama ha jirto isaxil sanag sool somalidana ilaahay nabad ha siiyo sida somaliland iyo dawlad u duceeya wa walaalaheen lakin marka carabtu midawdo aayaynu midoobaynaa kkkkkkkkkklol sxb hada noso qor sarbebtadi hadanay ahayn aden maxamed kkkkkkkkk
MrSomaali 2 years ago
waar kaalay boy toghdder wa nasir e in aynu finland wada jogno miyadan ogayn o an sounalahtiga kal so so hadli karo de meesha sarbeb caadiya ku so qor aniga bllack a waa maga cayge hadaanay ahayn aaden maxamed kkkkkklol mr cabdinadir99
MrSomaali 2 years ago
kkkkkkkkkkkkkk
MrSomaali 2 years ago
war ninyow cadabtaad laysu dirayaa sarbeeb caadiya ken mesha tani waa baata ja,di somaliga lllol
MrSomaali 2 years ago
cadaabta kuma dirayo lkin waad tidhi aadan madoobe sababta aad u tidhina waxa weye ; ninkan aroskan leh ayaa ah : anaguba waanu garanaynay lkn waanu ka xishoonay in aan qabilkisa ku qorno comaentiga : waana ina cali kildhi hehe he he he he kii dukanka biraha laha aya ay wlalao ahaayeen
lkn bal adigu sarbebtaa garo ( a,, m,,,,,ax,,,,ad,,,,? kkkkkkk
boytogdheer 2 years ago
salamad mahadsanidiin sxb waa lawada garanayaa ninka arooska leh ee inaga dhaafa isaga ayaa ku raaxaysanayee u duceeya uun in uu dhalo wiilal iyo gabdho qurxoon laakiinse sarbebta danbe noo sheeg boytogdheer kolay aniga cabaar bay waqtiga iga lumisay garana wayay
dearlove82 2 years ago
waar ninyow nina si u yidhi nina inaderow si u qaaday kkkkkkkkk mid waxa tahay xaaraami ah e anigu saa uma odhan cadaabtaa laysu dirayaa miyaa sxb sxb reerka meesha kuma qorin ee black kaad mooday maaha sxb magaratay arooskana waad xiijisay ninyow somaliland ha nolato kulmiye ha guulaysto islaamku ha midoobo kkkkkk amin marka islamku midobo ayaynu somaliya midoobaynaa kkk
cabdinasir99 2 years ago
cabdi nasir walahi hadaan ogahay wadanka aad joogto wan ka masaafurin lahaa why commantga dadka ka dhexeya ayaad qabiil ku so xardhaysaa:: waxasi wa maxay?wat means black a? it means aadan madoobe qabiilka ka dhaf mesha anaguna waxnu ku fikiraynaa sidi s/land afrika ugu talin lahyd adna tribe adna maraysaa hadad qabil rabto konfur aad iyaga ayaa wali halkaa marayee,,, cabdi godane ha noolaado ,,, aamin aamin aamin aamin
boytogdheer 2 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkk dear love aroskan wad ka heshay alinti imisa jer bad daawataa kkkkk
cabdinasir99 2 years ago
kkkkkkkkkkkkk wax noo sheeeeeeg sxb waxas kaa qori maaye dhaman rer burcaan nahay e noolaada burcona ha jirto somaliland ha jirto kulmiye ha guleysto saw maaha war
cabdinasir99 2 years ago
waar yara ilamaadeerayaal waxan la yabanahay inamadan yar yar ee shalay laga keenay magaceedii?..lol ee wax ka sheegaaya burco nin leh ayay u shidan tahay ee burco tag marka hore soo booqo hada waxad boqatay aroosydan qur xaha badan iyo hablahan inamada dhaadheer wow xuuxuule inader arooos fiican baad dhigatay waan ka xumahay in aaanan ka so qaybkali waayay waynu kala foganay rac shacda arooskan oo kale BLACK A LA SOCO JOOJI CAYDA BURCO LAB JAAHILE
cabdinasir99 2 years ago
waryaara reer miyi
cabdinasir99 2 years ago
haysta magaaladayadii iyo aroosyadaya ka daaya aflagadada hadad cay doonaysaan telefoonadiina kala qorta ninka arooskan leh ee xuuxuule haka ceebaybnina black A cidd wanagsan
MrSomaali 2 years ago
aaa
MrSomaali 2 years ago
kkkkk horta salamad sxb zerihun bacda akhyaareey waxaan idinku ixtiramayaa zerihun oo aan kayara cabsanayaa hadii aan idin jawaabo wuu delete garaynayaa markaa anigu runtii maan odhan wax laga xanaaqo sayladana anigu waban ku fanaa oo waa mesha lagu ibiyo aniga oo ah laf dhabartena waxana an idin leyahay sida an hore u shegay in an si walba burco idinka dhawahay ka war haynteda iyo wax tarkedaba idinna ad ka tihiin 'blind man's wife needs no beuaty'
dearlove82 2 years ago
wareer baaba ka taagan qaar baab odhan doona burco reer baa leh awal reer miyi iyo reer magaal ayaan isk haynee muxuu ahaa kan qabiilada sheegaya ee leh burco ninbaa lehna ileen ind cnasir bal noo sheeg ninka leh an nus baloodh ka kiraysanee
dearlove82 2 years ago
zerihun vedioga danbe maahade mudaharaadkii dadka ha qaldin waa qaraxii argagixisada laakiin daahir ryaale ha dhaco oo waliba ceel haku dhaco
dearlove82 2 years ago
dear love waa dhaawac xaga maskaxdaa ii iska dhaaafa
burco waanu u dhalanay ayuu leeeeyahay hadana waanu ka hay hayna oo leenahay ha caayin labadaa ma is qabtaa
adeer hadaba meesha aad ka soo jeedo lama caato hadii ay tahay mukhbaarad ilaahay ha ka yeelee waanan u dhashay waanan caayaya xagee laga yaqaanaa ma muudhle ayaad tahay
boytogdheer 2 years ago
dearlove82 sxb marka hore waad mahadsan tahay marka labad run aahantii maad tihid nin reer burco ah ma tuulo o dhow ku dhashay waayo reer waa dadka ugu dhiiga kulul uguna muwaadinsan somaliland hadday tuulo ku dhashan oo ay burco yimadan iyo hadday ku dhashan burco waa dad aad iyo aad u jecel markaa waxan kugula talin lahaa in aad gobolka ka dhalatay aad sheego waxana jiri karta in aad somalilander aanad ahayn . see you
MrQooqane 2 years ago
salamad, ka dib anigu burco waa magaaladaydii baan idhi marna mancayin hase yeshee waxaa halkaa gadhsiyay togdherboy waayo waa cay in uu dhaho magaaladii intii le eekayd ban wada garanayaa taas baa aniga iga yaabisay meel ka dhacna ku ah burco ana taas uun baan ka xanaaqay burcona reer burco malahee waxaa leh reer togdher in aan ku fanona wan ku qasbanahay laakin saaxiibka boytogdher dib yan loogu maqlin burco ayan wada aqaan bye long life and good health
dearlove82 2 years ago
halkana wan kaga baxay kaftan intaa haynoogu ekaado. masi wadayo oo sida aad u hadlaysaan iyo burco caday ban islahayne malaa burco togdheerboy waxuu u yaqaanaa dhuurta agagaarkeedee kolay meelahaa ayuu ku noolaye macasalama fadlan hayga so jawabina kaftankan wa ramadan aan halkaa ku dhaafno wayo wan idinka yara shakiyay oo habeenkii marka la sexdo un ba wax so qortan dadka habeenkii pc ga so fadhistana kaftanka logumasi dhereyo
dearlove82 2 years ago
dearlove waxan filaya waxa tahay sxb kuwa ay ka buuxsan tahay ee iska soo galaya sxb waxban ku odhan lahaa laakiin markan hadaladii u fiirsaday waxan ogaaday in aad hadalka u qalmin kasheekee tuulada aad ku dhalatay arrimaha burco iska ilow kama hadli kartid shit
MrQooqane 2 years ago
mrqooqane horta sida aad sheegtay anigu burco waan soo galay se kumaan dhalan meesha aan ku dhashayna in aan ku faano mooye maaha meel aan ka faano ta ka dib, way fiicnaanlahayd in school so gasho oo xooga maskaxda laguu dhiso wayo hadalkaga macno iyo dhinac an u kexeeyo malaha burco ayaa ka buxsantay badledahay anigu ma markab dakadii ka buxsantay ban ahay 1000 jeer ayaan soo galay iyadoo aan lay ogayn kana baxee
dearlove82 2 years ago
burcana wanan kaaga aqoon badnahay kaagana wax tar badnahay kumana dhalan ma danbi dhaaf iyo xasanaad bay dheeryihiin dadka ku dhashaa burco dadka kale aqoon gaabwaaxid orod oo siminaar gal sida dadka loola hadlo ah burcona waa u ayaan daro in aad adiga iyo togdheerboy u hadashaan hana isku sheegina dhalad anoo aan u dhalan ayaa idiin dhaamee kkkkkk bye
dearlove82 2 years ago
daer:sxb hanaga cadhaysiin burco biyaheedu waa malab
hawadeedu waa cadar ciideedu waa dahab ee ninyaw burco maxaad ku keentay waa tulo? ma taarikhda burcaa kaa lunsan
mse burco ncayb bay kaa tahay? ilaah haku soo hadeeyo
boytogdheer 2 years ago
kkkkkkk sxb horta raali noqo dhiiga ayaa kugu yara kacay anigu wax kale maan sheegayn ee xanaaqa fooda ah uun baan ku shegayay reer burco intas walagu yaqaane kaftanka iyo hadalka kalena kala saar anigu burco nacayb ma ihi burcona waa caasimadaydii waxan uun sheegay in aanan ku dhalan cilada ay leedahayna wan shegay hadi ay ciladena isu shegina wa dhib dadka taariikhda leh iyo wanaaga ay leedahayna hada aniga iima sheegaysid
dearlove82 2 years ago
teeda kale dee sidii ciyaalka ayaad u hadlaysaa ciida dahabka ah ee ay burco leedahay kkkkk sxb yayna been isu sheegin ee aan magaalada samaysano oo ciida boodhka ah is ka haajino oo wadooyinka samaysano hadaan been isu sheegno horemar gaadhimayno kuweenii looga baahnaa in ay waxtaraana halkan baan intan caydh qadanay aan pc hor fadhinaa
dearlove82 2 years ago
dearlove kkkkk waan ka xumahay sxb in aad burco saylad ku sheegto muwaadin baan ku moodayee waxaad noqotay ciyaal
hadaba burco hadii aanad aqoon waa mechine ka s/land ka dhaqaaqdo waa gobolka ugu tarikhda badan somalia sxb bi,iwaaye burco xaalsii dadka ka dhashay waa dadka ugu taikhda badan somalia waa baradii lagu dhisay s/land dadka ka yimaadaa waa dad. xigmad ,aqon,geesinimo, garsho ildhernimo bulsho la dhaqan intaba ilaahay ku manaystay eeka daa tulada aad ku sheegtay plz leave alone
boytogdheer 2 years ago
dearlove kkkk waan ka xumahay sxb waad cayday burco
waar bi,iwaaye burco xaal sii ,,,,hadaba aan kuu sheegee
magaalo kastaaba maalin bay tuulo ahayd burcona taariikhda somalia waxay kaga jirtay meel sare waa hooyadii somaliland
waa meeshii nabada aad maanta dugsanayso lagu dhisay
waa caasimadii afraad e somalia dadka ugu taariikhda badan ayaa ka dhashay burco dadkeeduna ma waala ee runta ayaan kuu sheegayaa ee waa dad xigmad, aqoon, dhiig giisinmo karaamo intaba alle ku manaystay
boytogdheer 2 years ago
sxb waa sidaaas laaakin burco dadkii u dhashay waan wada aqaan kuwa sidaada tuuloyinka ka soo galay lakin ma aqaaan kkkkk
boytogdheer 2 years ago
kkkk burco taariikhdeedii hore hadii aan dib ugu labano waxay ahayd meel ceel ah oo dad reer miyiga ah kulmisa o ay ka dhansadan walina sidii bay u tahay meel reer miyigu isugu yimado oo saylad ah wana sababta reer burco badana loo xanto ee loo yidhaahdo way walanyihiin markaa xaaja anigu burco totalyba kuma fanayo ila inta il bixinayo waayo waxaa dhaama ka kasoo galay howd
dearlove82 2 years ago
DEARLOVE sxb reer burco waad sheeganeysa, waxaanad ku sheegtey saylad xoolaha lagu kala iibsado, hadalkaha bal dib u raac, Anigu reer burcan ahay inta arooska ku jirta kala badhna waan garanaya markaa waxaan filaya waa adigii lahaa tuulo ayaan ku dhashaye malaa AFDUGAAGLIHII ku keeney burco kumuu soo dhaafin saylada xoolaha oo maad arag quruxda magalada
.
soo dhaaf saylada xoolaha oo daawo magalada markaas wax ka sheeg sheekh allow
hadan jogi laha burco DIXDAN kula tegi lahah
dibjir bur
DIBJIR1 2 years ago
haa waan gartay sxb
boytogdheer 2 years ago
saaxiib boytogdheer meeshii burco ahaydna beerta ayaad u dirtay burco waa magaalo wayn se marka aad ka hadlayso waxaa la moodaa in ay tahay tuulo aniga waxaan ku dhashay tuulo burco u dhaw mana wada aqaan adna magalo wayn baad iska dhigaysaa mid wada garanaya marka meelahan fagaaraha ah commentska lagu qorayo waxaa fiican in hadalada noocan oo kale ah aanad kusoo qorin waayo hadii kale reer hargaysa ayaa odhanaya burco waa meel yar oo is wada taqaan bye
dearlove82 2 years ago
zerihun waxaad ii sheegtaa ninka yara ee dhuuban ee dalab buureed la sawiran marka ugu danbaysay ee aad sawirada khaaskaa ku shubtay marka heesta jamaad baxaysana la hadlaya naagta yar ee diraca cas xidhan ninkaa ii soo sheeg ?
boytogdheer 2 years ago
walall waxaa layidhaahdaa xamse waana reer berbera
zerihun2 2 years ago
sxb zerihum nin odaya baad tahay walhi
wadankii baad na xasuusay iyo dadkii ku noolaa ilaahay khayr ha ku siiyee ninyaw cataa adiga ayaan ku garanayaa ma rer afgooye ayaad ahayd sxb qudhaada ayaan ku garanayaa
boytogdheer 2 years ago
zerihun2 anaa aqaana waxuu daganaa caqaayada iyo baarsiigo dhexdooda waa ciyaalkii aan xaafadaa kasoo bixijirin anigu markii aan ka imiw adankii kkkk
dearlove82 2 years ago
lol mahubtaa loyer
zerihun2 2 years ago
iam sure really agagaarka kubada cagta uun ba adaganayd
dearlove82 2 years ago
haaa arooskan waaxaa iska leh nin la yidhaahdo xuuxuule
meeshu waa cigaal hutel burco laakin caruusada garan maayo raga jooga waxaa ka mid ah dibjir jaamac goot
shaani cali guray aflahaar jaamac hindi
ina cadaani camagle halwad walaalkii aadan maangoo
dhamaan ragaasi waa reer burco laakin yaryarkan heesaya garan maayo milaa waa dadkii dhuurta hadii ayna ahayn newsburco dadkii markii danbe yimi
boytogdheer 2 years ago
sxb aniguba intaa aad sheegeysid ayaan ka gartay dhowr qof oo meeshaan fadhiyay iigu yimi oo aan garan waayey ilaa ay isu kay sheegeen markaa waa ciyaalki berigaa yaryaraa iyo hablihi oo dad waaweyn noqday hada
zerihun2 2 years ago
kan qurux la heesaya ma groupkii bulshaawi baa ee togdheer band lolz meesha maxamed bulshaawi baa ka maqan aad ayeey u sii shidmi lahaayde
anywayz ilaahow wadankeena nimcadaas noogu sii wad
bogaad09 2 years ago
wooooooooooooooooooooo
waxas ayaa aroos ah
MrQooqane 2 years ago
xaaaaaax habluhu qurux badanaa..waa aroos wacan .. congratz to the pride and groom
smooth2477 2 years ago
congratulations to the pride and groom.
abdikhadar1984 2 years ago
ala waa hablihii reer burco ee ilkaha casaa,, maasha allaah allow noo ilaali hablahayaga quruxda badan
I miss so m
DIBJIR1 2 years ago
very nice camera
TheUsuallSuspect 2 years ago