Added: 2 years ago
From: AMAANDHOOREY
Views: 69,826
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (21)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • MrGareex......u r talking like u r not a human being like u r perfect ........even if they did support the war......cant humans make a mistake? at the end what matters is that they come back and recognize the problem ......and you can see it in this song.......

  • @Mrgareex iyo @Dalmarovic, hadaan fikirkeyga ka hadlo waad khaldan tihiin waayo dadka wixii khaldan ineey ka hadlaan wax kuma dumiyaan. Dowladii kacaanka ayey dhaliil usoo jeediyeen ama ay wax ay diidan yihiin ku arkeen iney xumaanta sheegaanna dhib ma aha marka yaanan hal meel lagu dheganaanin. Dadkan waa fanaaniin waana afhayeenka bulshada eedda yaanan dusha laga saarin. Mahadsanidiin, walaashiin somalijecel.

  • Muxuu utaxadari waayay markuu guubabinahayay dagaaladii. Munaafaqnimada fanaaniin kusheega soomaaliya,soo kii durbaanka tumahayay dagaaladii sokeeye, oo rabay inay dowladii dhacdo.

  • @MrGareex beenta ma aha isaga ayaaba qaaday heestii AW WARAABOW marka hada ayay la xumaatay,,,, KILLER,, MAKI. SACIID TOOM. MAGOOL GAADACO iyo kuwa kale waxa ay ahaayeen Fanaaniintii Dagaalada Taageeraayay hada maxey Inoo sheegayaan anaga!!!!!!!!!!!!!!!

  • maki xaaji banadir u r the man nooloow adeercadawgagana ha jabo aamiinya allaah waxaa tahay wadani dhalada we love you.

    thanks amaandhoorey sister

  • wadani man god bles him 

  • woooooooooooooow

  • hehe this is not only my favorite Somali actor/artist/comedian/musician but he is also my fellow subClan Somalian, even tho ive got luv for all my fellow Somalians all accros the Horn of Africa = Somalian Horn of Africa

  • @CushiticSomalianMale how dare you say that maki is my fellow sub clan,i think you are dreaming maki is not cushitic race,if you are cushitic be happy to it but dont try to woo somalians to be cushitic like you.maki is from city MARKACADEY i know him well and even his ancestors.so i have seen you alot of times wandering in somali community visiting there channels selling this strange race cushitic what a funny man you are,and now you take one of thier famous artist just to convince us you somali

  • Abwaan Maki wax badan buu dhagaha Somalida wanaag ku waaniyay lakin Somalida maanta waa kuwa ka owdan wanaag oo dhan Allow soo hanuuni Umadeena.

  • Abwaan Maki wax badan buu dhagaha Somalida wanaag ku waaniyay lakin Somalida maanta waa kuwa ka owdan wanaag oo dhan Allow soo hanuuni Umadeena.

  • Abwaan Maki wax badan buu dhagaha Somalida wanaag ku waaniyay lakin Somalida maanta waa kuwa ka owdan wanaag oo dhan Allow soo hanuuni Umadeena.

  • most people want peace these days we are all tired want go back home we are all home sick i wouldn't stay a day where i am . i ask allah for peace this a un altimate test we hopethis war we dont even understand what for will soon END SOOON

  • this brings tears to my eyes. Dumn I wish Somalis could understand something. Im tired of them. Walaahi.

  • somaliyeey taxadir

  • somaliyey Bacdaada dhuuqso dheh khilaaf wax ma notaraye he

  • maki my abawaaan

  • waaw maki xaaji waa mudan tahay heestaan in kom lagu gudoonsiiyo sidaad u qaaday maasha alaah afkada caano qabow lagu qabay

  • kkkkkkkkkkkkkk

    maashaaa allah ab waankaan waa ab waanka ka liya aan cod kayga sii lahyaa hadii la oran lahaa abwaan u codee love mk xj bndr

  • maki xaaji waa shaqsi aad nabada ujecel isagookale ayaa uqalmo in kursi lagasiiyo nabad raadinta umada soomaaliyeed.

  • maka maka waad waxaan ku rajaynaa

  • maki xaaji banadir your the best hey thanks for the video?

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more