Added: 1 year ago
From: WAWEENKA
Views: 12,294
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wooooooooooow

  • Dihaal igu ragiiyo kalgacal darada hadii aan daayoobeey maxaan dandanmeey agwagaa ileen niman xishood ma leeh :p cadii mahan

  • hambalyo abwaanka dada yar abwaan abdikariim hambalyo heeso aan caadi ahayn ayaa noo sameesay sida falatiin iyo silsilad caadi maahan

  • dabinki nafteydiyo dawadeydiba duniyo kume de. i love that.

  • waaw mohamed abdi kariim waan ku salaamay sxb waxaan ku leeyahay owguuriyo waxaa iigu kaa danbeesay adoo kaakumo two jooga oo buufis kaa waalinaayo

  • heestan waxaad moodaa heesihii hore ee waaberi sida laxamka loo saaray iyo fanaanka codkiisaba waa sidii raggii hore ee waaberi sida rooraaye iyo gariig iyo xasan diiriye,intaas waxaa dheer kooxda garaacday heeskan oo aan siin lahaa the best reward dhan walba waad i qanciseen guuleystaa weligiin.

  • jecel cadi mahan fanaanka siduu u qiiroonaayo ayaaba ooyin kaa keeneeso iyo heesta macaan viva m shire

  • waaaaaaaaaaaaaaaw masha alah fanaan weyn ayaa ku hoos duugnaa waayaha cusub maxamed cabdikarin shire sxb hambalyo waad ka baxsaty heestan weliba xata videoga cadi mahan thnx sidookale mr carabey adiga mudooyin laguma akin waad dhuumaty halagu arko heeee

  • waaaaaaaaaaaaaw fananka sanadka wad kabaxsataya shutinaka sxb jacelka wadhib badan yahay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more