Added: 4 months ago
From: mackmannful
Views: 60,262
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (39)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • eesh qiyasak waxasa hees jacayla ah aadbay u cod macantahay gabadhani noolow sister

  • Reer kampala way kacsan yihiin caadi maaha ma sugi karo intaan kampala dalxiis u imanayo bisha 5aad ee sanadkan 2012 hadii alle idmo

  • Heeskan waxa qaaday 1994 Sahra Halgan midhaha heesta se laxamku sidan ka duwanyahay waxa se hada ku luuqaynaya Ayaan waana waxa caadiya in fanku lumo oo cidkale hesho

  • ceeeeeeeeeeeeeb tuug la qabtay talo ma leh

  • ayaan tuugo 

  • Ayaan afku yuunan ku qaloocsamin tuugo yahayn.

  • Ayaan heestan malaha , waxaa iskale Sahra Halgan tuugo tuug dhalay weeyaan Ayaan.

  • Explanation: How haraaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam Training Can Make You Significantly Smarter

  • farhiya fiska iyo waxay nagu wareeriyeen ikraan caraale ...... viva ayaaan warsame adaaaba ka sito waxa gabar somaliyeeed heesta

  • bro qoftaan fanaaanada sanadka in lasiiyo ayay ahayd iyo bilada nopel prize ka ladhaho ... any way waaa gabar somaliyeed oo nacas caqli aan lahayn kambala ku xumeeyay sory  walaashayeeeey

  • walaahi heeso baddan waan dhageysat lakin heestaan waa heeso dhaaf cod ka fanaanad iyo muusiga qaabka ay heesta isku raaceyso hees lamid ahba waayahan ma maqalin dareen kaaga ayayba qaadaneysaa ereyo aad u maacan ayaa heesta ku jira ,, beer caashaq qalay intuu baahida qabee baaqa iyo cabashada baroorta ma joojin kar waxeyna fariin u tahay dhalin yarad inta gabdha balan lagalaan markey yurub ama america tagaan xiriirka u jara ninkii naag soo qiyaamay oo heestan dhageysat wuu ilmeynaa walaahi

  • heestan aad ayaa oga helay fanaaninta cusub ayada ugu heysato qoftan oo magaceeda no diidey iney shegto i bashaal asxaabey

  • habenkas dadka holeka joogey ee madasha ku sugna aad bey heesta ula dheceen marnaa ay ka calool xumadeen ayaan sorry baayo kamapala wacdaro ayaad ka dhigtey habeenkaa viva ayaan

  • waraa qofta caada maaahan dadka comentiga dhiibaaya aya alaga dareemayaa hal qof kaliiya ayaa xoogaa caay ah ku daeay inta kale codkooda yeey siiyeen inaba caadi maahan waa qof aan caadiba aheeyn qurux iyo cod ayeey isku darsatay farhiyo fiska yada ayaab meel fadhiiso dhadayba qoftaan waa gabadha sanadka ayaab la oran karaa

  • caadi maaha qoftaan ninkay jeclayd ayey weydey sorry sis lkn tolow kaas gabadha saas ugala y

    mareer mudug ayuu ahaa iyagaa sheekadas markii lajeclado saas yeela

  • ayan dagan iyo farxiya fiska yaa cod qurux badan iyo qurux

    

  • ileen beer caashaq galay intuu baahida qabee baaq iyocabashada baroorta ma joojin karee walee run beer caashaq galay baroorta ma joojin karo

  • heestan cadi maha

  • @6464Sam habarta aa cadi ahen

  • ayaan degan inaba caadi maahan hees jaceeyl ah igaa dheh waa shidantaahay qofyahay ee xabad fiican allaah kuu sahlo dumarka maanta jira oo heesa waaxaab la dhihi karaa adaab ka wada cod macaan kala qurux badan dagneey

  • QURBAJA waxaad arkeysaa nin dadaal badan shaqo badan wax soo saar badan oo hadana la eryayo waxaa bedela oo la wareega reerkiisii mid aan hurdada ka kicin shaqo u kicin kaas ayey dumarku rabaan waayo dhakada ayuu ka fuulayaa shaqo iyadaaba ku dhiganayaa markaasay wac walba gacanta ka saareysaa xitaa ilmaha caanahoodii gaarina u iibineysaa ninkaa full time job waa lugta hay uun cajiib

  • GABADHAN MID DHUL DHACEYSO MA AHAN KII KA TEGAY WAA DOQON AAN NASIIN LAHEYN,NAAGANI WAXAY DABA ORODAA NIN NACASA IYO MID XUMEEYA OO KALIYA

  • hees aan caadi ahayn waa shidantahay xabada caadi mahan ! nacas aa ku xumeeyay

  • mid maxarax ah ayaa ku xumeeyay gabadhaan quruxda badan tan maa xabad la xumeeeya ah ma sha allah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • axsan heees i love ayaan

  • caadi mah wlh heestu inantana wax buu baday ninku alle ha ugar gaaro ku dhaaf

  • woow heestaan caadi maaha  waa jirtaaa

  • Waa Fanaanad cod macaan leh runtii masha alah

    we don't care about cidii qabi jirtay

  • Qof than waxaa qabijiray sxb kay cabdi ibraahin juge kadib markii uufuray ayay heestaan qaaday

  • WOOW WOOW MASHA ALLAH KAMPLA ANI XATA XASUUS AYE IKU LEDAHAY

  • caadi maaha gabadhan abaheed ayaa abwaan ah gabadhan kambaala ayaan isla joogney ayaan waa soo socdaa

  • midkaan gabadha isku xiqaaya waa mid reer baadiye ah sxbayaal maxaa yeelay wuu og yahay ineey camarada lagu haayo gabadha wuu kasoo hormaraaya xitaa dadka oo dhan si uu isku tuso camarada marka kan ayaa ceebeeyay fanaanada walaahi waan ka xumahay hestan waxaa falag ka dhigay ninkaas loz kkkkkkkkkkkkkk

  • Comment removed

  • warkan gabdha isku xoqaaya muxuu ahaa inay camero dultagan tahay ma oga miyaa reer baadiye aan laga reer badiyeesniin

  • Hestan Video ma ku maco hadiba kuwaan ka cayarayan waaba ku wareray xuf igu gudba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkk ina cod kaliya ka dhegesata ku leh ama dadka qofki ku hesta ku bashaalo ani mugo waa haray wareer dartis digri miya qabka lo cayarayo kkkkkkkkkkkkkk

  • Waxaa yaab ah somalida marka xaflad la jooga maxay qofka hesaya ugu dheg dhegan waxas ma camirada in laga arkey ka tahay waxan ma ilbaxan miyaa fananada chance ma hesato iyaga walanaya

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more