masha alaah mashallaah ii bash shalla waad igga yaabi seyn in shaallaah aniga waa niiga soo dawa socdaa cees ayaan gordhow soo sari donnaa oo carab ah al mihiim nice
Dadka meeshaan comment gareenaayo markaan u fiirsaday, wallaahi aniga ra'yi ahaanteeda haddii mareekanka aad sheegeesiin oowba iga ilaalinaa dad rabo inee isku kee qarxiyaan aniga, mareekankaaba i maraayo, run ahaantii ,
la yaabka adduunka ,,, ma waxaan la jiraa ninka isku kee qarxinaayo iyo midka dhahaayo war umaddaan ka leexo oo ha isku qarxin oona iga ilaalinaayo.. war fuck shabaab iyo alqaida dabada ku wada aruursada...
caaaaaaaaaaaadi maaahan nafteeyda miyaan ku qamaamaa qatar waaye bal yuu la dagaalamaa weydii bal qarxiyoo ku qamaar naftadana qaxareey qarashkaan ku siiyay iyo kulahaa waraa caadi maaahan shiine waxaas aa hees lagaa dhahaa ebow well done keep it up walalhi
waayaha cusub waxaa fiicnaan laheyd ineey ka koobnaadaan seddex will iyo gabadha. gabadha waa top (she can rap and sing), waxaa uugu qurux wiilka okiyaalka frameka gaduudan wato. He is handsome and can rap, iyo wiilka isaga qaada (Qabqable rap) he is also a good rapper. iyo wiilka koofiyada madow sida. sorrry, i dont know their names.
waayaha cusub seddexdaas ayaa uugu jiro, waxaan oran lahaa inta kale casila.
really aniga hesaha wayaha cusub ay soo alifeen hesta aan ugu jeclahaya waa hestan wana hes murtiyeysan qof walbaba ma fahmi karo waxay ka hadlaysa xaqiqda dhabta ah ee somalia siba muqdisho ka jirta ?
i like this song seriously
ma garan karro in uu jiro qof illa feker ah oo jecel wayaha cusub siiba hestan
wayaha cusuban there talented walaahi they sang there own shit never cope cate good job guys bitchs dont hate falis she is hot n very talented nice voice
Dad baa soo qoraya maxaa ka galay kuwan wixii is qarxinaya!!!! maxaa ka geli waayey anagoo dhan hada somali nahay dalka iyo dibada ayey na saameynaysa. BTW these kids are good poets walaahi keep it up you guys.
DIGA KAALAY DABAAL MAA TAHAY dadka is qarxiya lacagn darteed ama diinba ha ahaatee ayaa latusayaa iney qaladan yihiin mafahantey yariisay tan kale diinta in la isu qarxiyo uyaa sheegey naftaada adoo xabad ama seef ridaaya dhimo oo jahaad ayaa lagu dhahay lakin naftaada halaag diinteena masheegin ogoow:p
Somaliya uma baahna alshaab oo kale madama ay keeneen qaabkanisqarxinta loomana dulqaadan doono shacabkana somaliyed uma baahna dagaal iyo qarax mudo dheer ayay ku soo jidheen marka diintu waa nasteexo shacabka somaliyedna waxay u baahan yihiin in loo dajiyo ee maaha maanta in la isku ag qarxiyo. Nin hargeysa iyo Bosaso ilaa xamar qarax ka wada waa ninman shacabka in ay gumaadaan qandaraas lagu siiyay. shacabka somaliyed waa in ay taageeraan madexweynaha cusub Mudane sheekh shariif..
Please folks don't say anything bad about these guys clothing, how they look and how the video was made poorly they are not living in a glamorous life like you guys do, so please encourage them for their hard work. They are just a refugees struggling to have a better life.
I was in Nairobi a month ago and seen where this guys live or most Somalis live u have to appreciate them for their undying Somali spirit it is a very nasty place and hard area to live not to forget a corrupt Kenyan police.
asc wr wb bal anigana aan rayigayka aan ku darsado horta waa su aalee qof is qarxiyay intuu lacag ku isticmaalayaa taas waan idinka diidnay mugdiga cusub ee jihaadka afkiina kala baxa mareekana meel ha idin geeyo adinka ayaa hada halaag ku jiro
qof isqarxiyay mujaahid maahan dambi ayuua galay markaas. mujaahid waxaa la dhaha qof sidii dadka u dagaalami jireen u dagaalama lkn hadaad dad qarxisid ka fikir inta ka agdhow oo aan waxba galabsan oo muslim ah oo ku dhimanaysa. isqarxin meel ay diinta kaga jirto maba arkin. inaad is disho waa xaaraan ayaa diiinta ku jirta tanna waa isdil
loooooool, Waayaha Cusub waayo aragnimada ayaa ku yar lacag la iskuma qarxiyo ee waa diinta oo si khaldan qofka loogu sheego ayuu qofku isku qarxiyaa. this song is bilaa u jeedo.
Heestaan Doqon aan waligiis wax fahmin Xataa waa fahmi karaa.Wayoo ma ahan hees caadi ah Amerikan Janno miyoow idiin gelin karaa ? Tan labaad Dadka Naftooda Qarxiyaan Sababta ey u suubiyaan miyaad Ogtihiin? Tansadaxaad 2 shilin maanta lagu siiyo oona biri wax ka heeyn.....Sidee ku awoodeen in aad Mujahidiintiina Alle dartiis u dagaala maayaan in aad af lagaadeysiin
? War Waaya cusub hadii aad wax fahmeysiin..... Sidaan isku dhaama ..:( Diintiina waa in ey istaagsanaataa booska 1aad.
Diinta waxa laguu sheegay in lays qarxiyo sow maahan markaas ayaad u qaadatay JIhaad iyo diin, Subxaanaka yaa Ilaahii xagay dadku u socdaan taager dhalinyarada fanaaniinta Soomaliyeed ee raba in dhaqankan xun ee is qarxinta laga daaya caruurta Iskuulka ee qoryaha loo dhiibayo, Soomaaliya uma baahna ALshabaab iyo argagixiso ee waxay u baahan yihiin dowlac caadil ah< Ilaahay ha na hanuuniyo dhamaanteen
maye ma jiifi lahayn waan la dagalami lahaa lkn inta bom isku soo xiro iskuma qarxiyeen ayadoo intaasoo dad ah la daaganyihiin. wax wax u dhimi kara ayaan samayn lahaa weerar sifiican u xanuujiya anigana aanan ku dhiman hadaad alle ii qorin waana la dagaalami lahaa intay ka dhamaanaayan lkn halmar oo aan isqarxiyay dhowr qof iyo intaasoo shacaba ay ku dhinteen markaas aniga ma faaiidin aakhiro iyo aduunba.
diinkan dhahaaya diin aan u dagaalaynaa diinta maba la ogola inuu qofka is dilo waa dambi weyn qaraxana waa isdil marka dambi aad galaysaa waxaan u sheegaayaa dadkaan wa jihaadayna ku haaya hadaa jihaadaysaan maa qori la dhex aadaan markaas ayagaaba idin dilaayee
woow lixle qatar aad tehe .. sideen gowrac ugu quuuraa adiguba qaxar arag ku qamaar qarxiyoo ku cayaar qarashna jeebka gali!! qurafaadka kama helo qof qof dilo waa la dilaa balse qiiilba uma haayo umadaba in la qalo qabuuraha lagu daro!!! qiima leh sidan ciida daro
Qaraxu waa danbi haddi marba ay shacab aan waxba galabsan wax ku noqonayaan oo aad ku galaafanaysid in uu qofku naftiisa ku qaarajiyo waa wax aysan diintu ogalayn waana wax dad diinta jahwareer galinaya ay keeneen.Dhalinyarada wayaha cusub waan u hambalyaynayaa dadaalka ay ugu jiraan in ay ku wacyi galiyaan dhalinyarada somaliyeed. Dhalinyarda somaliyeed waxaa laga rabaa in ay dantooda ayka hormariyaan danta dalka dalkuna wakhtigan uma baahna qarax ee wuxuu u baahan yahay nabad
@muhsinosman waxey ila tahay Waayaha cusub iney yihiin dad wanaagsan. ninki gaal aan denbi galin isku qarxiya ama shacab miskiinka ah wlh isagaa ahlu naar ah. sheekada alshabaab ma ahan wax diin sal ku leh marka ha isku qaldin aayad qur'aanka kariimka iyo waxa maanta ay qolodaan dalki ku hayaan adiguna hanagu qancin. waa fanaaniinta keliya al shabaab si toos ah u daleeceysa sidaas ayeyna dabcan ajir ku helayaan.
wow i use to live this place i cant believe they are showing my home i love kenya especially nairobi coz i was born in isiolo but came to nairobi when i was 2 years nai homu wangu jo thnx guys.but this girl falis is ruing everything she is naked every song everyone in the world can describe her ugly body uf somali pple should teach this trash something. i can imagine how her parents must be feelin now poor them teach her some lesson man damn it i hate her
Shiine aqyaar ina adeero anigaa ka naxayee, dee xoogaa is qabo waad is ilaawdey,, seecamal calooshaaada maqaayad waa laga dhexfuran karaa. lool Waxaan kawadaa waad cayishay dee,,,,,,,, Anyways Good song.. Waayaha cusub Noolaada!!!!!
lakiin waxaan maqlay in ay albumkan U.S embassy in kenya in ay dhaaqaale galisay hadii ay saas tahay heestan maka xumaan miyaa maxaa yeelay maanta iyada ayaa ka danbayso qarxiska iyo qalalsaada somalia ka jirto badana hadii aysan saas aheena raaali noqdo ALBUM KAN IS THE BEST SOO FAR MANSHA ALLAH WAAYAHA CUSUB WAXBADAN AYAA DHALINYADA SOMALIA KA BADESHEEN/ KABDALI DOON TIIN EE WAXAAN IDIIN RAJAYNA GUUL IYO HORMAR BADAN
cadi ma aha (hadlkagan ha i qatin sharaf iyo qimaha maleh qudha in aa iska jaro misne qarash igu siiso caqligeba kaga qoran kaga qata hadalkaga cadi ma aha wa inta somalida manta halahas hadeyeesho beelo ee noqon laheed
Good
Song
Iike it
Well done
dayax9 3 weeks ago
i dont like this song it doest make any make any sentence
naimonur173 1 month ago
masha alaah mashallaah ii bash shalla waad igga yaabi seyn in shaallaah aniga waa niiga soo dawa socdaa cees ayaan gordhow soo sari donnaa oo carab ah al mihiim nice
jamaaliyaz 2 months ago
best messge to somalia
luky2041 3 months ago
mansha alaah waayaha cusub wadayaal ayaa tihin saan uwada shaqadiina oo runta kahadla ilaah ayaa inka amaal marinayo meeqo wiil ayaa ku tusaalan qaadaneso heestan ayaa lakayaaba oo kalabanayo fikradii ee qaben
MrJustinkwk 3 months ago
Ali ismidamiye waa kasaa sbkeey waaye cml good job bro
dayax9 7 months ago
Kkkkkkkkk QStack aid was sad
dayax9 7 months ago
Waraa digriyow aaway best raper waayaha cusub
kaligay1 8 months ago
kkk caadi mahan wlhi waayahcusub waa wax lagu wano qaato wana wax jira
garaadist 8 months ago
a lot of thx from somaliland
plz visit hargesa to promote a peace concert
OOFOO0011 9 months ago
This has been flagged as spam show
a lot of thx from somaliland
OOFOO0011 9 months ago
thx from somaliland
OOFOO0011 9 months ago
Wlhi yab Qaraxa Meshas oo Ka Dhacayo Wan Jogay Marku DHacaye Wax Yar i Jirtay mesho ku dhacay ilahay mahadis wax iikuma garin!
kir1kac2kod4 10 months ago
@kir1kac2kod4 kkkkkkkkkkk somalia waxay noqotay dal cabsi leh waligayna kuma soo laabanayo qaraxii adiga ku sigay aniga ma i dayn laaha yab
somaliyuotube 9 months ago
beautiful songs i ever heard I love u guyz keep it up.
SuperHONEY2003 1 year ago
Dadka meeshaan comment gareenaayo markaan u fiirsaday, wallaahi aniga ra'yi ahaanteeda haddii mareekanka aad sheegeesiin oowba iga ilaalinaa dad rabo inee isku kee qarxiyaan aniga, mareekankaaba i maraayo, run ahaantii ,
la yaabka adduunka ,,, ma waxaan la jiraa ninka isku kee qarxinaayo iyo midka dhahaayo war umaddaan ka leexo oo ha isku qarxin oona iga ilaalinaayo.. war fuck shabaab iyo alqaida dabada ku wada aruursada...
comareey 1 year ago
Muhsin Osman sxbi in la isqarxiyo diin dhigaysaa maleh
marka adigu cawaan ayaa tahay ayaan u malayn ee diinta islam adiga camal ayaa si qaldan dadka u tusuaya ee towbad keen
Hag082 1 year ago
caaaaaaaaaaaadi maaahan nafteeyda miyaan ku qamaamaa qatar waaye bal yuu la dagaalamaa weydii bal qarxiyoo ku qamaar naftadana qaxareey qarashkaan ku siiyay iyo kulahaa waraa caadi maaahan shiine waxaas aa hees lagaa dhahaa ebow well done keep it up walalhi
mctahliil 1 year ago
mama mia sax waku racsanahay filis waxe shegeso
Highnes1 1 year ago
muhsinosman@ fuck alshabab iyo wixii dabadhilif viva wayaha cusub wa dalin jecel dalkooda inuu unabadoowbo alaha nagaqabto dugaaga dalkayimid maxaa kudiray qabuuraha noosheeg diintena mcn ayey qalad ufasireen nacaladihakudhacdo marka halagadaayo diinta sida qaladka ah oolofasirayo waankudhalanay waana kudhimaneynaa waxan aywadaan xayawanadan manaqaan meley kalayimadeen nacalakutaal alshabaab iyo wixii lamida alaha jidkatoosan kusoorido ayaan leyahay nolada wayaha cusub
raaliya100 1 year ago
heestan cadi ma ahan walaahi
raaliya100 1 year ago
waaaaaaaaw waa xayi wayaha cosub waaan kahelaa waxan sigara ugahelaa wiilka diidaya lacagta oo xiran okiyalaha waaw plz yamagacisa isheegikara
raaliya100 1 year ago
waaw
raaliya100 1 year ago
waaw
raaliya100 1 year ago
Comment removed
raaliya100 1 year ago
waayaha cusub waxaa fiicnaan laheyd ineey ka koobnaadaan seddex will iyo gabadha. gabadha waa top (she can rap and sing), waxaa uugu qurux wiilka okiyaalka frameka gaduudan wato. He is handsome and can rap, iyo wiilka isaga qaada (Qabqable rap) he is also a good rapper. iyo wiilka koofiyada madow sida. sorrry, i dont know their names.
waayaha cusub seddexdaas ayaa uugu jiro, waxaan oran lahaa inta kale casila.
shumeeey 1 year ago
boosaasoo boy anigaa kula mid ah oo aad u jecel heesaha waayaha cusub waliba waxaan si gaar ah u jeclahay heestan iyo murti,, waa dhalin isku raacday caqli iyo sharaf.
TheKm99 1 year ago
this girl puts somalian music to the next level
sumflag 1 year ago
maya naftada haku qamarin walal
MrDuceeysane 2 years ago
war shiine fiiriya kabuu dhaqayaayeh heheheeeeeeeee kkkkkkkkkkkkkkkkk
yakayaka15 2 years ago
4th street afadali bangani isku so qarxiya aqayarey Lolz
Mogadschu 2 years ago
waayaha cusub music caadiga ahen iyo heesaha raap aad saartin ayan kahelay waxa niiga codsanena albunada dheeman iyo da waayaha cusub noo soogaliya youtube maxaayelay lagama helo studio europa kuyaalo plz waanaga codsi kuwa freega ah bas lee soo galisin
janaqow1 2 years ago
This amazing guys, really great....love you guys
maryan207 2 years ago
qarxiyoo ku qaxwee naftaadana u qiraaxee ayaan leeyahay lolz shiine aqyaar sxb waan ku salaamay adiga iyo group-kaaga waayaha cusub aad ayaan nii taageersanahay sxb heeso hiphop ah noo keena sxb sidookale dj-ga weyn ee dj roba igu salan wiilka magacacisa aan garaneenin ee raabka English-ka niisara isna igu salan album-ka maslaxo waan kahelnay youtube lakin daa dheeman iyo waayaha cusub ku soodara youtube bahda waayaha hadii aad tihin jawaab aan niigahelno
MrCabdifitaah 2 years ago
Somalia GOT new TALENT---Waayaha Cusub.
Nice job WC. VIVA WC.
craxmaan10 2 years ago
Fucking Lovve This Tunee ;;
Miss Kenyaa :)
StarCurry987 2 years ago
really aniga hesaha wayaha cusub ay soo alifeen hesta aan ugu jeclahaya waa hestan wana hes murtiyeysan qof walbaba ma fahmi karo waxay ka hadlaysa xaqiqda dhabta ah ee somalia siba muqdisho ka jirta ?
i like this song seriously
ma garan karro in uu jiro qof illa feker ah oo jecel wayaha cusub siiba hestan
bossasoboy 2 years ago
hahaha
farhaaan1 2 years ago
ha waaba qalad sowmaahan inaad is qar xisa inka i laaliya dhamanatin in aad halaag tan naftiina
ismaturto0100 2 years ago
heestaan wan ka helaa waa hees murti leh ee haku cibrad qataano dadku
ismaturto0100 2 years ago
hhhhhhhhhhh
ismaturto0100 2 years ago
may haku qamaalin waadenbiye iska ilaali yaas
ismaturto0100 2 years ago
hadal kada ha iqarin sharaf iyo qeeymo maleh god inaa igu rido hada iga tagto aqligee kaga qora kaaga qaata hadalka hadal kaada
FAKAT30 2 years ago
qofkii isqarxiyo naar buu gali wale i rether die fighting wayah cusub thanks for the nice song
akariim 2 years ago
wayaha cusuban there talented walaahi they sang there own shit never cope cate good job guys bitchs dont hate falis she is hot n very talented nice voice
akariim 2 years ago
Dad baa soo qoraya maxaa ka galay kuwan wixii is qarxinaya!!!! maxaa ka geli waayey anagoo dhan hada somali nahay dalka iyo dibada ayey na saameynaysa. BTW these kids are good poets walaahi keep it up you guys.
axyawadani 2 years ago
waxaan xayawaaniin miyaa see lacag leeyskugu qarxiya heesta waa dinka xumaatay wax lacag soo qaatay adinka u cod eg dadka is qarxin hayo diinta si qalad ah loogu fasiray laakiin hadii gaal eey dagaal kula jireen oo ku dhinto waa mujaahid hadoose qof muslin ah ku dilo asaaba gaala
qadra11 2 years ago
DIGA KAALAY DABAAL MAA TAHAY dadka is qarxiya lacagn darteed ama diinba ha ahaatee ayaa latusayaa iney qaladan yihiin mafahantey yariisay tan kale diinta in la isu qarxiyo uyaa sheegey naftaada adoo xabad ama seef ridaaya dhimo oo jahaad ayaa lagu dhahay lakin naftaada halaag diinteena masheegin ogoow:p
rear555 2 years ago
what is her name??
footysuadi3 2 years ago
it's very nice song
wadaniboy1 2 years ago
very nice song
wadaniboy1 2 years ago
I am feeling the song.....keep it up an big luv all the way from the UK.
distorbia20 2 years ago
Somaliya uma baahna alshaab oo kale madama ay keeneen qaabkanisqarxinta loomana dulqaadan doono shacabkana somaliyed uma baahna dagaal iyo qarax mudo dheer ayay ku soo jidheen marka diintu waa nasteexo shacabka somaliyedna waxay u baahan yihiin in loo dajiyo ee maaha maanta in la isku ag qarxiyo. Nin hargeysa iyo Bosaso ilaa xamar qarax ka wada waa ninman shacabka in ay gumaadaan qandaraas lagu siiyay. shacabka somaliyed waa in ay taageeraan madexweynaha cusub Mudane sheekh shariif..
qaranradiye 3 years ago
Qofku in uu naftiisa qarxiyo oo uu waliba gaalfto shac aan waxba galabsan waa khalad. daliil ayaa jira mar baa jihaad lagu Asxabi ayaa dagalamay oo si raganimo muujiyay geesinimo wuu dhintay marksa ayay asxaabtii tidhi hebel waa ehlu jano nabigenu scw wuxuu yidhi mayee waa ehlu naar sababtuna naftiisa ayuu dilay asxabi ayaa yidhi aniga ayaa arkay isagoo dhaawac ah oo is dilaya si uu dhaawaca uga fududaado.
qaranradiye 3 years ago
Please folks don't say anything bad about these guys clothing, how they look and how the video was made poorly they are not living in a glamorous life like you guys do, so please encourage them for their hard work. They are just a refugees struggling to have a better life.
matatuharlingham 3 years ago
I was in Nairobi a month ago and seen where this guys live or most Somalis live u have to appreciate them for their undying Somali spirit it is a very nasty place and hard area to live not to forget a corrupt Kenyan police.
Much love from an Eritrean brother
matatuharlingham 3 years ago
asc wr wb bal anigana aan rayigayka aan ku darsado horta waa su aalee qof is qarxiyay intuu lacag ku isticmaalayaa taas waan idinka diidnay mugdiga cusub ee jihaadka afkiina kala baxa mareekana meel ha idin geeyo adinka ayaa hada halaag ku jiro
bakaaroboy 3 years ago
heeeey you are fucking wax ma garti ah maxaa yeelay bakaaro baa moos ku gadi jirtay kadibna jihaad ay ku maqashiiyeen
intaad isku yaabtid masaakiinta iyo hablaha dhiigooda ha kaa bad baadaan ha jihaad laynine.
ilaah baa ku hanuunin kara
samadalab 3 years ago
waayaha cusub that so fuck annoying they all want to gant some wieght
hor143ak407 3 years ago
qof isqarxiyay mujaahid maahan dambi ayuua galay markaas. mujaahid waxaa la dhaha qof sidii dadka u dagaalami jireen u dagaalama lkn hadaad dad qarxisid ka fikir inta ka agdhow oo aan waxba galabsan oo muslim ah oo ku dhimanaysa. isqarxin meel ay diinta kaga jirto maba arkin. inaad is disho waa xaaraan ayaa diiinta ku jirta tanna waa isdil
govinda8900 3 years ago
loooooool, Waayaha Cusub waayo aragnimada ayaa ku yar lacag la iskuma qarxiyo ee waa diinta oo si khaldan qofka loogu sheego ayuu qofku isku qarxiyaa. this song is bilaa u jeedo.
QaloocanHj 3 years ago
It's interesting how some of you raise the name of God and a curse word in the same sentence.
INTERESSTING.
jungles4eva 3 years ago
shiine sxb dabada ayaad ka fikirtay hadaad mooday ineey mujahidiinta ey isku qarxinayaan lacag daradeed nin dhimanaayo muxuu lacag kufalayaa halkee ayuuse ku isticmalayaa ileen asagii ayaaba dhimanoyee. waxkale sheek
muufo80 3 years ago
Heestaan Doqon aan waligiis wax fahmin Xataa waa fahmi karaa.Wayoo ma ahan hees caadi ah Amerikan Janno miyoow idiin gelin karaa ? Tan labaad Dadka Naftooda Qarxiyaan Sababta ey u suubiyaan miyaad Ogtihiin? Tansadaxaad 2 shilin maanta lagu siiyo oona biri wax ka heeyn.....Sidee ku awoodeen in aad Mujahidiintiina Alle dartiis u dagaala maayaan in aad af lagaadeysiin
? War Waaya cusub hadii aad wax fahmeysiin..... Sidaan isku dhaama ..:( Diintiina waa in ey istaagsanaataa booska 1aad.
faisaNorway2008 3 years ago
Diinta waxa laguu sheegay in lays qarxiyo sow maahan markaas ayaad u qaadatay JIhaad iyo diin, Subxaanaka yaa Ilaahii xagay dadku u socdaan taager dhalinyarada fanaaniinta Soomaliyeed ee raba in dhaqankan xun ee is qarxinta laga daaya caruurta Iskuulka ee qoryaha loo dhiibayo, Soomaaliya uma baahna ALshabaab iyo argagixiso ee waxay u baahan yihiin dowlac caadil ah< Ilaahay ha na hanuuniyo dhamaanteen
frankie3005 2 years ago
nice song guys:)
ahmedno 3 years ago
masha allah its a good song and keep doing ur thing brothers and sister
Princesstwisted 3 years ago
maye ma jiifi lahayn waan la dagalami lahaa lkn inta bom isku soo xiro iskuma qarxiyeen ayadoo intaasoo dad ah la daaganyihiin. wax wax u dhimi kara ayaan samayn lahaa weerar sifiican u xanuujiya anigana aanan ku dhiman hadaad alle ii qorin waana la dagaalami lahaa intay ka dhamaanaayan lkn halmar oo aan isqarxiyay dhowr qof iyo intaasoo shacaba ay ku dhinteen markaas aniga ma faaiidin aakhiro iyo aduunba.
govinda8900 3 years ago
diinkan dhahaaya diin aan u dagaalaynaa diinta maba la ogola inuu qofka is dilo waa dambi weyn qaraxana waa isdil marka dambi aad galaysaa waxaan u sheegaayaa dadkaan wa jihaadayna ku haaya hadaa jihaadaysaan maa qori la dhex aadaan markaas ayagaaba idin dilaayee
govinda8900 3 years ago
qoof donayo mujira inuu isdilo lakin isma weydisey maxaa kakeney inuu qoofkan isqarxiyo amaah naftisa kuqamaro? marki hoyada hortada lagukufsa iyo xaaskaga hortada lagudilo iyo ciiyalkaga maxaad kasameyneysa adunkan? daad aad walalo tahiina eey kucawinayaan cadowga sidaa kugaley maxaad sameylaheed adigu naftada mise waad iska jiifani laheed sidii hawenka ookale haku istacmalon sidas miya raganimadada mise sixaraga leeh ayaad ugeriyoneysa sxb rage weydineen in haween camal loo istacmalo
unbwagableman1 3 years ago
fanka mooryaanta !
inaguluyux 3 years ago
Lacagraadiska cusub maantana lacagtii ma qaraxay idinka gashay???? iyo maraykan inaad waxay rabaan ku heestaan??? intaan ku qamaarnaanu waliba mareykan ku jihaadaynaa, hadaanu awood uleenahay, haduu qof naftiisa ku qamaarayo idinkaa ku qamaaray, aaqiro iyo aduunba, saa heesaad udhawaashihii rabigiina kadoorateen, aduuna qiimo kama lihidiin hadaad mareykan daba dhilif u noqoteen, ilaahay ulaabta xigmadaa idinka guudhee.
amal519 3 years ago
istar2008 3 years ago
wayaha cusu waa illuminati,
maxaa ka galey wixii is qarxinaayaa.
kuwaan mareykan ayaa maskaxda ka xadey...
kajnan 3 years ago 2
this is very positive msg wallahi
thnks WC for ur contribution
maingorod 3 years ago
Qaraxu waa danbi haddi marba ay shacab aan waxba galabsan wax ku noqonayaan oo aad ku galaafanaysid in uu qofku naftiisa ku qaarajiyo waa wax aysan diintu ogalayn waana wax dad diinta jahwareer galinaya ay keeneen.Dhalinyarada wayaha cusub waan u hambalyaynayaa dadaalka ay ugu jiraan in ay ku wacyi galiyaan dhalinyarada somaliyeed. Dhalinyarda somaliyeed waxaa laga rabaa in ay dantooda ayka hormariyaan danta dalka dalkuna wakhtigan uma baahna qarax ee wuxuu u baahan yahay nabad
o1Remiix 3 years ago
haaa waan uquuraa hadaan gaal kuladagaalamay
maxayeelay ilaah waxuu yiri(فاعدو ماسسعدت بالقوة)real we know waayaha cusub waxaa fan gareeyo mareekan waa cadoga ilaahay iyo muslimiinta dhamaan
muhsinosman 3 years ago 3
@muhsinosman waxey ila tahay Waayaha cusub iney yihiin dad wanaagsan. ninki gaal aan denbi galin isku qarxiya ama shacab miskiinka ah wlh isagaa ahlu naar ah. sheekada alshabaab ma ahan wax diin sal ku leh marka ha isku qaldin aayad qur'aanka kariimka iyo waxa maanta ay qolodaan dalki ku hayaan adiguna hanagu qancin. waa fanaaniinta keliya al shabaab si toos ah u daleeceysa sidaas ayeyna dabcan ajir ku helayaan.
abshir9 1 year ago
@muhsinosman quraanka been haku fasirin.. go and learn af carabi xoolo uf
KCSHIT 7 months ago
wow i use to live this place i cant believe they are showing my home i love kenya especially nairobi coz i was born in isiolo but came to nairobi when i was 2 years nai homu wangu jo thnx guys.but this girl falis is ruing everything she is naked every song everyone in the world can describe her ugly body uf somali pple should teach this trash something. i can imagine how her parents must be feelin now poor them teach her some lesson man damn it i hate her
yasinka5 3 years ago
Mansha Allah thnx bro i also hate her ugly body she is trash and teaching kids trash things
unbwagableman1 3 years ago
this song got good vocal walahi i love all their songs waayaha cusub are very talented
GalmudugHanolato 3 years ago
iluvxamar 3 years ago
hadalkaga ha ii qarin
sharaf iyo qiimah ma leh
qudha in a iska jaro
misna qarash igu siiso
caqligeebaa kaga qaataa kaga qoraa hadalkaga
qofsa aa denbi galin!
iluvxamar 3 years ago
meskin could u pls stop calaling
rest of da hees is ok but u i dont u know
ahmedqas 3 years ago
What is this? Somali mafia?
jungles4eva 3 years ago
ALLA XAMAR CADE aa soo xasuustay ooo qarxaba ka noqday wax iska cadi allow soomali nabad ugu deeeq wayaha cusub go am ur fan
soomaaalaay wax arka miyaad indhoolo noqoteen?????? alla nasiib xuminaaaa!!
iluvxamar 3 years ago
Shiine aqyaar ina adeero anigaa ka naxayee, dee xoogaa is qabo waad is ilaawdey,, seecamal calooshaaada maqaayad waa laga dhexfuran karaa. lool Waxaan kawadaa waad cayishay dee,,,,,,,, Anyways Good song.. Waayaha cusub Noolaada!!!!!
ashwaaq89 3 years ago
maya naftayda marnaba ku qamaami maayo
inta caqliga leh sameensaymo.
lakiin waxaan maqlay in ay albumkan U.S embassy in kenya in ay dhaaqaale galisay hadii ay saas tahay heestan maka xumaan miyaa maxaa yeelay maanta iyada ayaa ka danbayso qarxiska iyo qalalsaada somalia ka jirto badana hadii aysan saas aheena raaali noqdo ALBUM KAN IS THE BEST SOO FAR MANSHA ALLAH WAAYAHA CUSUB WAXBADAN AYAA DHALINYADA SOMALIA KA BADESHEEN/ KABDALI DOON TIIN EE WAXAAN IDIIN RAJAYNA GUUL IYO HORMAR BADAN
zamzamcadey 3 years ago
caadi ma ahan heestan waad kabaxsaden heesa so saarten sanadkan iyo kuwi horabo
dulufeey 3 years ago
cadi ma aha (hadlkagan ha i qatin sharaf iyo qimaha maleh qudha in aa iska jaro misne qarash igu siiso caqligeba kaga qoran kaga qata hadalkaga cadi ma aha wa inta somalida manta halahas hadeyeesho beelo ee noqon laheed
qanciye222 3 years ago