Your pronounciation, writing and vocabularies are more superior than those Somalis that are in Western countries. Job well done Bob!
Waxaa cajiib ah maskaxda aadamaha, taasi waxay ku tusaysaa in aan awood uleenahay in aan barano waxii aan doona maadaama aan la isticmaalin maskaxda inteeda badan (15% kaliya ayaan adeegsanaa maskaxdeena, ka waran hadaan isticmaali lahayn 50% ^ ama ka badan) Suugaanta iyo maansada ayaan kula jecla'aan lahaa in aad ugudubtid markaad diyaar noqoto, nabad gelyo...
the guy whos asking the questions is soo annoyingly talking, he should calm down a bit wayyyy over the top agressive questioning,, but bob is very good in his speech hes very easy to understand.. !!!!!!!!
Lol, the interviewer shoud slow down and really learn ''how to interview'' cuz ''WUU QEELINAYAA MARKUU SU'AASHA WEEYDIINAYO'' AND THAT DROVE ME CRAZY..
@BOB ''TELL 'EM NEX TIME TO TAKE IT EASLY DURING THE INTERVIEW''
walhi annigu luqada hollandiiiska waxay igu qadatay 7 sanno barshedeeda oo aan dhameyo lakin isga oo aan somali tagin oo afka saa ugu hadalayaa waa nin aad qaali u ah
ninka holandeyska ah waxaan ku boorin lahaa inuu bal diintana fiiriyo waxaa laga yaabaa inuu kahelo ama uu ku arko waxyaalo anfaca..... runtii dad badan oo somali ah ayuu afka kabadiyaa...
bob you make us proud! well done, your somali is better than many of our own people who live abroad. Am just so amazed at how brilliant your accent is. Keep up the good job
Dumb ass like u shouldnt speak at all IN any language...the fact u writing this comment makes U ignorant MOTHER FUKER.. most ppl will be shy writing a such as comment but u gloryfying urself...nacas nacas dhalay... I left somalia AGE 7, 19yrs ago n i have lived with non-somalis during ALL these 19 yrs, but i can still write n read my language.... but I also speak four other languages... Aduunyoy XAALKA BA..MANTA WAXAA LAGU FAANIN IN UU QOF AJANIBA AH LUQAADA KA BADSHO..KILL URSELF.
I wasn't born in Somalia, my family wasn't, my great great ancestor wasn't.
My whole damn generation was born in Thailand, so I can speak good Thai, I went to Netherlands like 9yrs ago. I was TAUGHT dutch in SCHOOL. You and your dumbness can kiss my ASS.
Somalis are so lame, u can always can hear child coughing at the back, sad. They have no life other children, They should get off they ass and work better still look after the ones you got before having more.
bop waad dedaashay...trend setter baad tahay..ma fududa in luqad aan naxwaeedu si fiican u qornayn aad si fudud ku barato..aad baan ula cajabay sidaad af-soomaaliga u baratay..waxaad ii noqotay halyey...aniguna luqada ingiriisida iyo carabidaba balan baan ku qaaday inaan barto...aad baad u mahadsantahay bop..waxaan kuu rajeynayaa nolol fiican iyo horumar xaga luqad barashada iyo noloshaada kaleba...bop waxaan ku suaali lahaa hadaad tacliiqdan akhrido...Islaamka wax ma ka baratay?
what is 4.5 im ethiopian and i can speak some somali lol now u propably think im learning ur language so i can disguise my self as a somali and win elections in somalia so that i can rule ur country by proxy heh
Dude, u didn't get wht i meant. 4.5 is how different somali clans shared the power. all the singers he was talking about r diffrent tribes, so i said its like he's being fair amongst Somalis.
You guys (Ethiopians) should be happy us killing each other, otherwise we would have killed u but wait the day we stop killing each other..........that will be the day will wipe u out from this plannet lol
waxaan ka xumahay in ninkani isku dayay in uu afsomali ku hadlo, idunkuna aad soo qoraysaan af qalaad, bal uu fiirso wadamada kale , sida Talyaaniga, Germalka, Holand, cid qoraysa afkale majirto xataa haday yaqaanaan af Englishka.
aad baan uga xumahay Somalida.
mida kale kan sualaha waydiinaya runtii ma aha mid saxaafada bartay sida uu bob sualaha u waydiinayaana way qaldan yihiin,. sxb saxaafada ayaad qalad ka gashay.
Bob jij bent niet meer KAASKOP jij bent MARYOOLAY ! , Soomaalida waa dad fiican marka isku day inaad wax badan ka barato laakiin iska ilaali inay qaadka iyo qabyaaladda ku baraan!
Ik moet wel zeggen dat jou Somalische Heel goed is, Veel succes nog.
BOB sxbow hanbalyo wad da'daashay sxbow maah maah somaliyed aya tiraa da'daala xaaji cabaas waa gaadha waana dhaafa.sxbow hadii aad u baahan tahay somali gabayo wan ku hayaa
cuz as somalian pple we are famous for poetry tat's why pple around the world call us poetr nation so if u interest somali poems waan ka caawin karaa sxbow thnx nabad iyo caano
Bob congrats, this is a nice peace of work and i find it a good massage for the the stateless war-weary somali refugees in the diaspora who feel the somali language is out of fasion. indeed this is the best way of telling them that your language is rich, precious and is worth learning dispite all the difficulties. Thanx mr bob ua the best. for the music u 4got the great somali legendery musician, the late Xalimo mogool and her songs manta manta wa manin weyney manta,,, iyo shimbiiryahoow heesa
dad badan ayaa soo qoraaya bob somaliga waa ku hadlaa lakiin ma qoraya waxaan idin leeyahaya bob waa ku hadlaa waana qoraa , fursad ayaa u helay inaan mar la kulmo bob isga oo hadlkiisa aanad somali ka garn qoraalkana isba daa, duqa waa dadaalay ,dadaalna xaaji cabaad waagaara waan dhaafi karaaa,
Meeshaad sheegaysaa, Bijlmer Arena agteeda, in aad igu aragtey waa suurtagal. "Waan ku kasayaa" aad tiri, laakiin ima kasaysid, haddii kale maad oran lahayn Soomali Carab in aan ahay.
xasilan ik vind leuk saa somaliga ugu hadleyso maar ik geloof niet van dat je kan schrijven somalische taal! want heel veel somalische kan niet schrijven net als ik lol
Haa Alhamdulilah waan iska ladanahay, Waxaan maqleey inay Holland qabodahay, halkan waa iska caadi, laakin winterkan way iska ficaantahay...sababta aah London baraf maa soo da-o inta badan, lakiin waxaan maqley in Holland baraf soo da-ay.
xasilan ciyaarta dhaaf runta sheeg adiga miyaa Bob mise anaga na waale? xasilan waa magac dumar.... Adiga Bob ma tihid waayo waad ku hadli karta af somaliga lakiin ma qori kartid hadaadan u dhalan somali
Waa aniga, Bob, runtii! Xasilan in ay magac tahay, siiba magac dumar, ma ogeyn. Qorista dhib ma aha, qaamuus baa gurigayga ii yaalaa, Soomaliduna way i barteen. Waxaa dhib ah markeey dadka hadalkoodu boobsiiyaan!
Wat a kind respectful, kind, honest, trustworthy, hardworking,Kind, helpful, caring and understanding fellow.He learnt his somali luaguge throught hadwork and social intractions with somali comunity. he help many somalis in improving the dutch language. well done gentle and thanks in advance.

gurmad911 10 months ago
lol maamaaha ayaa qosol iga keenay :) Bob thank you
ah1114 1 year ago
the guy whos asking the questions is soo annoyingly talking, he should calm down a bit wayyyy over the top agressive questioning,, but bob is very good in his speech hes very easy to understand.. !!!!!!!!
thickset1 1 year ago
Bob.. caadi ma tihid , waa inan mar kuusoo dirnaa wariyaheena noo jooga Holland si uukuu wareysto. Mahadsanid halka kasii wad , rag rag dhalay ayaa tahay
Jilaa.com
JilaaOnline 1 year ago
I really admire wiilkan. Aad baan ugu qushuucay sida wanaagsan ee uu af somaliga ugu hadlayo. Sidoo kale waxa uu soo qaatey maahmaahyo aan aad ugu bogey waxaa si gaar ah iiga qoslisay "nin ilko waaweyni inuu qoslayo baa la moodaa"kkkkkkkkkkkkkkkk. How ever ninka interviewga qaadaya uma bogin. Waxaad moodaa inuu degdegsan yahay, sidoo kale waxaad moodaa inuu la hadlayo qof dhego la'
Maandeeq1 1 year ago
men this is awesome
haramacad 1 year ago
great man ka fican dad badan ooo somali ah kuna nol Nl oo aan afka aqoon ayaa jira ..nin aqli badan
Abbashaji1 1 year ago
hahahahha this man is crazy he can speak my own language better than I will ever be able 2 speak hahahahah
mstrueluver09 1 year ago
@ youtubers
Is this the official channel of BOB?
absshrf 1 year ago
@absshrf
xasilan is my channel
xasilan 1 year ago
BoB is echt geweldig!
Lol, the interviewer shoud slow down and really learn ''how to interview'' cuz ''WUU QEELINAYAA MARKUU SU'AASHA WEEYDIINAYO'' AND THAT DROVE ME CRAZY..
@BOB ''TELL 'EM NEX TIME TO TAKE IT EASLY DURING THE INTERVIEW''
absshrf 1 year ago 4
waa runtiis dagal will kuma dhashee waa ku dhinta taas ayan garan la nahey 20sanu
honestdude2 1 year ago
brilliant , much respect ninyahow
gonzalesco101 1 year ago
wariyaha qaylo dheera!! hambalyo BOB,runtii luuqada somaligaa saa uma adka hadana sifiican baad utaqaanaa oo xataa 40% somalida qurbaha kunool waa dhaantaa.
maxmuud08 1 year ago
walaahi wuxuu dhaamaa soomaali badan aan maahmaah aqoonin
garasbaaleey 1 year ago
1:18 war war qaar kale baan kuuhayaa kkkkkk thats funn .
nin ilko weeyn in uu qoslaayo ayaa lamoodaa ! lol
he speaking correct grammar
wadani4 1 year ago
this guy is awesome :) welldone :) this guy he can be a president of somalia :) we dont need somalian president :) i ill vote this guy :)
billionairevip 1 year ago
woow bob khatar baad tahay luqada aad ku hadlayso waxa la moodaa soomaaliya in aad ka timi maxad dad ku xamanaya ku qaban doon taa loool
msAYAAN8 1 year ago
ISKUULNA UMA GALIN--lollllolllll
loir99 1 year ago
walhi annigu luqada hollandiiiska waxay igu qadatay 7 sanno barshedeeda oo aan dhameyo lakin isga oo aan somali tagin oo afka saa ugu hadalayaa waa nin aad qaali u ah
yaaasiiin 1 year ago
walhi ninkaan afsomaliga si fiican buu u yaqanaaa cajiib
yaaasiiin 1 year ago
ninka holandeyska ah waxaan ku boorin lahaa inuu bal diintana fiiriyo waxaa laga yaabaa inuu kahelo ama uu ku arko waxyaalo anfaca..... runtii dad badan oo somali ah ayuu afka kabadiyaa...
dararac 2 years ago
this is the best guy i ever seen in my life and he talks prefectly
boodhari2000 2 years ago
Xasan Adan Samater ku yiri walaahi waa iga qosol siiye Nin ilaka waa ween in oo qoslaayo aa la modaa!!! looooooooooooool
the best maahmaah is yeelaa wuu ilawaa lakiin layeelaa ma ilaawo walaahi waa runtiisa taaaaaaaas danmmmmmmmmm!!!!!
yawaayegril 2 years ago
war qosolbaan ladacaay mar ku jiri war qaar kale baan ku hayaa loooooool..wa afsomali ficaan bo ku hadlaya>>
abshirhired 2 years ago
ahahahahhahahahaha "waaan kaqaaadey " markou idhiii qosolbaaaan ladhacay , machallah siii caaadi ayouuuu ougou halayaaaa
sajokal20 2 years ago
bob you make us proud! well done, your somali is better than many of our own people who live abroad. Am just so amazed at how brilliant your accent is. Keep up the good job
SuperIsabella20 2 years ago
He doent have an accent . Most who lear somali show an accent even the somalis who were bore or grew outside of somalia...but this dude is amazing.
og2me 2 years ago
Oh My Allah This man is Cadi ma aha..
Bob Are u married?
LovelyIdil 2 years ago
@LovelyIdil maad ku qaban lahayd lol
farsameeye 9 months ago
wooooow
waranish 2 years ago
baash baash iyo barwaqo..wow hadala wa wayn bo ku hadlaya..
abshirhired 2 years ago
Bob saxib listen to carees ciise on youtube he's a amazing gabye.
raaxeeye08 2 years ago
LOL bob i knw him i seen him alot he lives in my city! he is funny...!
ayaaneey 2 years ago
loool pop u nice guy man keep going
luckyman143 2 years ago
Woow!!
maryamhuda 2 years ago
TEAWEAD;
Dumb ass like u shouldnt speak at all IN any language...the fact u writing this comment makes U ignorant MOTHER FUKER.. most ppl will be shy writing a such as comment but u gloryfying urself...nacas nacas dhalay... I left somalia AGE 7, 19yrs ago n i have lived with non-somalis during ALL these 19 yrs, but i can still write n read my language.... but I also speak four other languages... Aduunyoy XAALKA BA..MANTA WAXAA LAGU FAANIN IN UU QOF AJANIBA AH LUQAADA KA BADSHO..KILL URSELF.
grainelmi 2 years ago
Comment removed
Menooy22 2 years ago
Chill ass,
I wasn't born in Somalia, my family wasn't, my great great ancestor wasn't.
My whole damn generation was born in Thailand, so I can speak good Thai, I went to Netherlands like 9yrs ago. I was TAUGHT dutch in SCHOOL. You and your dumbness can kiss my ASS.
teawead 2 years ago
He speaks better somali than me, I can speak fluent Dutch but not Somali and I went to school.
teawead 2 years ago
woooooooooow very nice Bob
0720102001 2 years ago
they taught him all the funny maahmaayos wax walan ..Nin ILKO WEYN INUU QOSLAAYO LA MOODA HAHAHA that shyt was funny
Qamarji21 2 years ago
he must be an albino somali lool cuz this is too good ;D
Menooy22 2 years ago
wow this its amezing looooooool
sunyareh 2 years ago
war si fiican ayuu ugu hadlaya
xamse1 2 years ago
ninkaan luqadeyna waxuu u bartay siwanaag san sida ana jeclahay luqadeyna waa ey fududahay
ismaturto0100 2 years ago
LOL you talk a somalian language very good i hope U a better life BOB
boodhari2000 2 years ago 6
Comment removed
brondes 2 years ago
Somalis are so lame, u can always can hear child coughing at the back, sad. They have no life other children, They should get off they ass and work better still look after the ones you got before having more.
brondes 2 years ago
xayawaan yaa ku sheegay inuu yahay a somali child, may be they are in his home or any other place..
anyway cough daawa ayuu leeyahay laakin adaeerow cudur ka ku haayo adiga daawo malaha, i m sorry
chekawawa 2 years ago
Great man and hope you well.
BanoodaMedia 2 years ago 5
brrrrrrrrrrr he is big.
Xawaaro 2 years ago
OMG!!!!! how can they speak this damn good??? YA ALLAH!!!
RuellAuled 2 years ago
ninkaan si fiican ayaan u aqaanaa
af carabi iyo af farsi ba wuu yaqaana..
goed gedaan mann bob
zo ken ik je..
siyaad007 2 years ago
sxb sida qaadka loo cuno ma baratay somalida holland joogo waa qayilanee
nasiibgoobe 2 years ago
dammn wariyaha tartiib u hadal
nasiibgoobe 2 years ago
Next time you know he's telling you a white lie This guy is Somali barawaani ama shaanshi somali carab ah waa reer xamarka cadcad
Halane1987 2 years ago
wow
735601 2 years ago
bop waad dedaashay...trend setter baad tahay..ma fududa in luqad aan naxwaeedu si fiican u qornayn aad si fudud ku barato..aad baan ula cajabay sidaad af-soomaaliga u baratay..waxaad ii noqotay halyey...aniguna luqada ingiriisida iyo carabidaba balan baan ku qaaday inaan barto...aad baad u mahadsantahay bop..waxaan kuu rajeynayaa nolol fiican iyo horumar xaga luqad barashada iyo noloshaada kaleba...bop waxaan ku suaali lahaa hadaad tacliiqdan akhrido...Islaamka wax ma ka baratay?
caawa123 2 years ago
cajiib! Af somali wax badan lagama qorin, laakinse wuu bartay si fiican. Soo dhawow saaxib ))
cba712 2 years ago
garaca mahmaahah uu sheegayo anagoo ku dhalaanaan
aqaanba lool?kkkkkkkk
boytogdheer 2 years ago
NiNkan Reer koofur ayaa wax baray ehehh Cadi Mahan
nuradin22 2 years ago
faqash
zizy050 2 years ago
The guy who is askin questionz is big time IDOIT
dude let him finsh he's thought before u go 2 the next questoin aite !!!
Somaliguy101 3 years ago
waa beelo walahay nin wanaagsan weeye ninkani afkeena hooyo raba in ubarto
yusufjareer 3 years ago
qufac iyo jeceyl midna ma qarsoomo
woow caadi ma aha? lol ol
what is your name ? how long it took you to learn somali this perfect
WE ARE PROUD OF YOU MAN
YOU ARE MUCH BETTER THEN ALOT OF SOMALIZ IN THE DIAPRA
THE DUDE THAT IS ASKIN QUESTION IS TALKIN TOO LOULD WHAT THE HELL
PEACE PPL
614proudsomali 3 years ago
Haha dit meeen je niet!!
GEWELDIG!!
Wablieff 3 years ago
I call this reverse colonization ;)
poomsie2002 3 years ago 2
why though?
0720541589 3 years ago
The white man is learning our language now! You better watch out whitey!
poomsie2002 2 years ago
kan wareysanaya isagaaba ka Af Soomaali badan lolz
maahadyare 3 years ago
his choice of singers is like he's basing on 4.5 kkkkkkkkkkkkk
maahadyare 3 years ago
what is 4.5 im ethiopian and i can speak some somali lol now u propably think im learning ur language so i can disguise my self as a somali and win elections in somalia so that i can rule ur country by proxy heh
suspendedb4 2 years ago
Dude, u didn't get wht i meant. 4.5 is how different somali clans shared the power. all the singers he was talking about r diffrent tribes, so i said its like he's being fair amongst Somalis.
maahadyare 2 years ago
lol cool though but hey why do u guys kill ur self just wondering u no somalis are suppose to be one people and yet u fight
suspendedb4 2 years ago
I think u should make a survey in Somalia to get that question answered, cheers.
maahadyare 2 years ago
You guys (Ethiopians) should be happy us killing each other, otherwise we would have killed u but wait the day we stop killing each other..........that will be the day will wipe u out from this plannet lol
Dannano or Dannanesh?
dhagax 2 years ago
lol
suspendedb4 2 years ago
waxaan ka xumahay in ninkani isku dayay in uu afsomali ku hadlo, idunkuna aad soo qoraysaan af qalaad, bal uu fiirso wadamada kale , sida Talyaaniga, Germalka, Holand, cid qoraysa afkale majirto xataa haday yaqaanaan af Englishka.
aad baan uga xumahay Somalida.
mida kale kan sualaha waydiinaya runtii ma aha mid saxaafada bartay sida uu bob sualaha u waydiinayaana way qaldan yihiin,. sxb saxaafada ayaad qalad ka gashay.
TURBASHAASH 3 years ago
waxaan aad uga xumahay ninkan sualaha waydiinaya bob in uu runtii si khaldan wax u waydiinayo.
sxb waxaad qalad ka gashay saxaafada , sxb waa in aad barataa sida sualaha loo waydiiyo dadka.
TURBASHAASH 3 years ago
the dude who's asking the questions to him is so fucking annoying
MJG01 3 years ago
Bob jij bent niet meer KAASKOP jij bent MARYOOLAY ! , Soomaalida waa dad fiican marka isku day inaad wax badan ka barato laakiin iska ilaali inay qaadka iyo qabyaaladda ku baraan!
Ik moet wel zeggen dat jou Somalische Heel goed is, Veel succes nog.
grt
wiilka100 3 years ago
i am so shocked
my jaw dropped
his somali is fluent
just wooooooooooooooow
samana1fromsomalia 3 years ago
woow i am impressed .. well done
i never seen a foreign learner who spoke like that
u even dont have Accent..seriously I cant even say those poems lol
xamarcadeeye 3 years ago
hoi Bob ik vind heel goed en moet zegen geveliceteerd. je kan heel goed somalische praaten. echt top.
ga maar door en leren nog meer want taal leer jij de rest van je leven,
qorsheeye01 3 years ago
mashallah kaaskop af somaali ku dal dalmaayo waakanaa....caadi maaha basayuulka lol
Deniece1 3 years ago
cool,,
Fatushka 3 years ago
BOB sxbow hanbalyo wad da'daashay sxbow maah maah somaliyed aya tiraa da'daala xaaji cabaas waa gaadha waana dhaafa.sxbow hadii aad u baahan tahay somali gabayo wan ku hayaa
cuz as somalian pple we are famous for poetry tat's why pple around the world call us poetr nation so if u interest somali poems waan ka caawin karaa sxbow thnx nabad iyo caano
NoCeVil4ever 3 years ago
Bob congrats, this is a nice peace of work and i find it a good massage for the the stateless war-weary somali refugees in the diaspora who feel the somali language is out of fasion. indeed this is the best way of telling them that your language is rich, precious and is worth learning dispite all the difficulties. Thanx mr bob ua the best. for the music u 4got the great somali legendery musician, the late Xalimo mogool and her songs manta manta wa manin weyney manta,,, iyo shimbiiryahoow heesa
radsama 3 years ago
dad badan ayaa soo qoraaya bob somaliga waa ku hadlaa lakiin ma qoraya waxaan idin leeyahaya bob waa ku hadlaa waana qoraa , fursad ayaa u helay inaan mar la kulmo bob isga oo hadlkiisa aanad somali ka garn qoraalkana isba daa, duqa waa dadaalay ,dadaalna xaaji cabaad waagaara waan dhaafi karaaa,
qalalaase 3 years ago
waxaan salaamayaa mr bob oo runtii dadaal ugaly sida uu ubaran lahaa luqda somaaliga , oo uu ugu hadlaayo sidii qof somaliya ookale marka uu hadlaayan aanad ka garanayn inaa somali yahay iyo inkale ,waxaan leeyahyaa bob hanbalyo dadaalkaada aad ku dadaashay inaan barto luqda somaliga,waanan ku salaamayaa
qalalaase 3 years ago
Meeshaad sheegaysaa, Bijlmer Arena agteeda, in aad igu aragtey waa suurtagal. "Waan ku kasayaa" aad tiri, laakiin ima kasaysid, haddii kale maad oran lahayn Soomali Carab in aan ahay.
Bob
xasilan 3 years ago
beenlow waankukasaya wa somali carab waxaan ku arkan meel eey odayaal somali fadhiyeey belma arena agteda.
muduu22 3 years ago
Waxaa jira dad badan oo aan asalkoodu Carab ahayn oo jecel in eey bartaan luuqadda Carabiga, anigu waan ka mid ahay dadkan, ilaa 30% waan bartey, dabadeed waan iska dhaafey barashada luuqadda Carabiga, laakiin Soomali Carab ma ihi.
Bob
xasilan 3 years ago
xasilan ik vind leuk saa somaliga ugu hadleyso maar ik geloof niet van dat je kan schrijven somalische taal! want heel veel somalische kan niet schrijven net als ik lol
yaasmiino 3 years ago
Afka Soomaliga wuu adagyahay, waayo, naxwihiisa ma sahlano, luuqadda aad buu u ballaranyahay(guri, aqal, minan, hooy hal macno ay wada leeyihiin),kudhawaaqidda ereyada(tusaale ahaan: qurux, caqli, dhidid, weedh) qofkaan afka u dhalanin waa u adagyahay, waxaana ugu adag: markaad hadalka boobsiisaan, laakiin waxaa ugu sahlan qoridda, waayo, sidaad ereyga ugu dhawaaqdid ayaad u qoraysaa. Afka Ingriiska, Holandiiska iyo Fransiiskaba taas ay ku adagyihiin. Ma i fahaantey?
Bob
xasilan 3 years ago
haya bob sxb waa cabdala waa kuu jaada waa shidan tahay sxb oo sii wanaagsane waa ogu jawaabtey suaalaha sxb maxa ku rajinaaya hormar badan sxb dhnaca luqadaha iyo dhinac walbo sxb doi,,,,,,,,,,
ispane 3 years ago
Haa Alhamdulilah waan iska ladanahay, Waxaan maqleey inay Holland qabodahay, halkan waa iska caadi, laakin winterkan way iska ficaantahay...sababta aah London baraf maa soo da-o inta badan, lakiin waxaan maqley in Holland baraf soo da-ay.
Nabadgelyo
UmmAbdurrRahman 3 years ago
Ninka i wareeysanayo afSoomali badan aan ka bartey, marmar hadalkiisuu boobsiiyaa. Anigu waan isku dayay in aan ereyadii si fiican u dhawaaqo.
Waad mahadsantahay!
Bob
xasilan 3 years ago
KAN KU WAREESANOYO ADAA KA WAR FASIIXSAN, KAN KU WARESANOOYO AFSOMALI INAAS BARTAA FICAN RUNTI ADAN SI FICAN KU FAHMOOYAA.
Keep doing the good work
ciiseguure 3 years ago
Bob I hear Baby coughing behind the camera, is that you Son/Girl? from your Somali wife.
Did she feed you canjeera in the morning and Cambuulo @ sunset.
Did you tasted Oodkac and the #1 killer from Somali sweets the one called (Xalwa) it is made from Sugar and Oil (Not healthy at all).
Whey you said you love to hear the Song BALADWEYNE, it touched me walaahi that is where my dad came from but I never been there yet.
Say hi to my cousin
awdhallo 3 years ago
waxan u fahmey in Bob uu qabo gabar Somali ah oo la yiraah Xasilan.
Bob or John, aniga ma tagin Holland wali, wan ka baqa darogda free waye an maklaa.
Ciise from California
awdhallo 3 years ago
Magacayga waa Bob. Markii la i wareeysanayey waxaan joogey guriga saaxiibkey (ninka i wareeysanayey). Inántiisa weeye qoftii qufacayso. Anigu naag Soomali ma qabo. Canjeera, cambuulo, oodkac iyo xalwa kulli waan baraweeyey, waanan ka helaa. Ok, waad u xiisaysaa Baladweyne, haye?
Waad ku mahadsantahay qoraalkaaga!
Bob
xasilan 3 years ago
xasilan ciyaarta dhaaf runta sheeg adiga miyaa Bob mise anaga na waale? xasilan waa magac dumar.... Adiga Bob ma tihid waayo waad ku hadli karta af somaliga lakiin ma qori kartid hadaadan u dhalan somali
Afgooyee 3 years ago
Waa aniga, Bob, runtii! Xasilan in ay magac tahay, siiba magac dumar, ma ogeyn. Qorista dhib ma aha, qaamuus baa gurigayga ii yaalaa, Soomaliduna way i barteen. Waxaa dhib ah markeey dadka hadalkoodu boobsiiyaan!
xasilan 3 years ago
Ninkan afsomaligiisa caadi mahan!
r10bajjio10 3 years ago
If I was not seeing your pic, I would say that is Somali speaking.
Mogadishu Accent. Clean.
I hear in Holland they chew khaad all the time, did they teach you how to chew kad too?
ciiseguure 3 years ago
looooool khatar waye ninka walaahi
4theblock 3 years ago
wow congratulation Mr Bob you speak somali language better than i do. can you teach me plz?
Afgooyee 3 years ago
Bob Iska waran. aad iyo aad ayaan ugu farxanahay inaad kala baratey fanaaniintii Somalida. Iminkana dadaal ugu jirtid sidii ay Somalidu ku baran lahayd afka Hollandiiska.
ex Den Bosch
groeten van M
Mr
UmmAbdurrRahman 3 years ago
Bob well done....waka helay runti siwanag san ba udaleysa
Saba109 3 years ago
Ha die Bob,
Leuk om dit te horen, maar nog leuker om het te kunnen verstaan:P. Kan je morgen even uitleggen wat je zegt?
Ptr
petortv16 3 years ago
Bob
super video,goed gedaan
Camille1635 3 years ago
Bob
Leuke video maar kan er ook ondertiteling bij?
pietlagas 3 years ago