Muryan caadi maha qofki daba gala aso xishonaya u so labana coz waa cod macan tahay waliba codka cajibka o ugu qalisan cod lagu heso dadkana qalil ku ah ay qabta wana codka xabebta leh cayarna fananinta ayaba ka baqi jirtay dadkan bananka ka helay fanka maxay u ogtahay noolow mama maryan luve u
caadi maahan heestaan
tvvvvvvvvvvvhyvh 3 weeks ago
Einfach nur Geil Ich Liebe Somali Musik
fahancorinna 1 month ago
dudaan caadi maha ciyara ku dhamatay
dacadful 2 months ago
woooooooooooooooooooooow hestan wan jacelahay walhi xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx <3<3
Rahma10012 3 months ago
kkkkkkkkkkkkkkk, ka bax maryan waa jirtaa walee. waaya wayaa soo xasuusatay mama
samsaminazo 4 months ago
waka waka eeee eee ,bananas are for monkeys !
MrScarhead 4 months ago
Childish91
your name says it all. Your are just child so go to bed.
edabta ayaa kaa xun. Maxaad ka taqaan Maryan mursal. waa boqorada codka waana soomali.
osmann81 4 months ago
This has been flagged as spam show
is she shitting ? a good song though
ChelseafcTube 7 months ago
Comment removed
ChelseafcTube 7 months ago
THEY BOTH MIDGAANS DISGUSTIN SHE NEED TO LOSE WEIGHT AND SHE NEED MAKE OVER LOL
Childish91 9 months ago
@Childish91 nacas baa tahay wax midgan layirahdo ma jiran wa dad islam ah somalina ah just behave you are self BTW you comment is disgusting to me
ahmedtabit 5 months ago
labadiina qof marka hoere waan jeclahay codkina,, ,laakiin waxaad qiyaastaan hadii aad quraanka sidaan aad ugu raaxaynlahaydeen kawarama bal isweydiiya wanaageedu iyo dadka idiin dhegeysanaaya waxaan hubaa anigu waan ku raaxaysanlahaa waana ka heli lahaa.. saa daraadeed booskuu heesaha ku badala quraan iyo wixii la mid ah walaalayaal ka fikira????????
hustla183 10 months ago
Muryan caadi maha qofki daba gala aso xishonaya u so labana coz waa cod macan tahay waliba codka cajibka o ugu qalisan cod lagu heso dadkana qalil ku ah ay qabta wana codka xabebta leh cayarna fananinta ayaba ka baqi jirtay dadkan bananka ka helay fanka maxay u ogtahay noolow mama maryan luve u
Zuha702 11 months ago
masha allah
dadiraa1 11 months ago
masha alah
cabdale1 1 year ago
gente que coisa estranha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
guiamach 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Heestan markaan daawadaba waan qoslaa wale islaanta maryan mursal wax ka jiniyado badan oo odaygii way ku samaysataye kkk
AbidahmanWadani 1 year ago
@AbidahmanWadani hahahahahahahahaahahahahahahah maaragtay islaantu waa reer magaal heheheheheheh siday sanbaatiyaha isaga samaynayso ayaaba i dilay kkakakakakakakakakak
SoldierGirlSsc 4 months ago
@SoldierGirlSsc kkkkkkkkkkkkk Haaa indero habartu caadiba maahan dhankay doontay u tuuuradaa loolz
AbidahmanWadani 4 months ago
maryan mursal ina adeer nice song
missayaan1 1 year ago
qoomaal cadi Ma'ahan, so as Maryan darki too.
qurah208 1 year ago
woooooooooooow go qomaal and maryan
muslimo1000 1 year ago
walaahi maryan mursal ciise caadi maaha waa lay ogalyay laakiin ciyaarteedu inay sii siyaado mooyee yaraanba maysee
MrBurco27 1 year ago
KKK Siday U Metelayaan Aa I Cajabisay Noolada Nolada Maryan Mursal iyo ninka la Heesaya Wax Badan Kama Fahmin Lakiin Heesta.
defrial 1 year ago