Heestaan waxaa Laxanka u sameeyay iyo Miyuusigga Macallinkii saxophone ka Muuse Maxamed Naxariistii Janno Allaha siiyee oo Sanad ka hor ku geeriyooday Dalka Jarmalka, Muuse ayaa lagu tirin jiray inuu ahaa Shaqsiga ugu Dhawaajiska wanaagsan aaladda Saxophone ka adduunka oo dhan, Ilaah ha u naxariisto,
@TheWaiting22 ma anaa kay qarshaa midiyo laygu qali doono. war waxsi waxad nagu khaldi jirten walalaynu nahay o somaliniman wadagna, taa waa ti lagu hungoobay sxb, inkastoo aanu anagyu somali u calool fayoobayn oo caadifadi na qaaday, hada no more somalinimo iyo beer laxawsi danbe. S/LAND f0r Ever, GUUL iyo GOBANIMO
heestaan waxaa loogu digayey reer somaliland,hoos ka guux iyo dhinacyo eeg eeg waagaas lagu tuhmayey sidii iyagoo rabay inay ooda jabshaan meel ay ka baxaan ilaashanaya,dadkaaga dhinac ka raac yaadan lumine dhinac ka raac waa hadal murti lagu soo koobay ilaa iyo maantadatan ayey somaliland wadadii raadinayaan ay ku baqooli lahaayeen .
How can you still glamorous failed ideas like XHKS--get life, Mr. Barre is still a criminal
This is the guy who killed "wadaadadii" and still celebrate his nasty music. Stop the notion that Siyaad was better than what he have. it is not true.
reerkaali 3 months ago
@reerkaali your right
HerroHerrar 3 months ago
Heestaan waxaa Laxanka u sameeyay iyo Miyuusigga Macallinkii saxophone ka Muuse Maxamed Naxariistii Janno Allaha siiyee oo Sanad ka hor ku geeriyooday Dalka Jarmalka, Muuse ayaa lagu tirin jiray inuu ahaa Shaqsiga ugu Dhawaajiska wanaagsan aaladda Saxophone ka adduunka oo dhan, Ilaah ha u naxariisto,
Baahalow 10 months ago
@Baahalow
cadilaahi yusuf marka la oqoon , ee wuxuu miskiin meelahaa xaaba
ee waxaa loo tiryey heesta handtidaaga, ha na iibin cabdulaahi yusuf
MrGuugaalre 8 months ago
Hassan sheik muumin wuxuu ahaa , abkaan kaliah ee mab.da laheyn
WUXUU U HEESEY ,HANDTIWAAGA , IYO MARAXAB MARXAB AYAA RABDAAN
MrGuugaalre 10 months ago
heestaan waa tii markuu c/laahi yusuf mahbarroobay loo qaaday sida uu sheegay oday nabadraadshe waxaa iska lahaa x.shiikh muumin
abdullahi1988 1 year ago
@abdullahi1988
HEESANI WAA KA FAC WEEYN TAHEY , CABDILAHI YUSUF, IN YEY WAXBA KA AHEYN SOMALI
WUXUU SOO SHAAC BAXAY , BURBURKA KADIB
MrGuugaalre 8 months ago
ha la is arkee Soomaaliyey isa soo taag Somalland ney adna isa soo taag kiina san dheeraada ayaa daba galeynaaye
yussuf40 1 year ago
qisada somaliland waxay ka dhigan tahay qiso hadda ka hor iiga sheekeeyay nin injineer ahaa oo ahaa dadka reer xamarka wuxuu ka shaqeyn jirey xarunta korontoda muqdisho wuxuu yiri,mar mar habeen barkii anigoo hurda ayaa la kicin jirey korontada ayaa dami jirtay,markaan imaado oo baaro sababta keentay ayaan waxaan arkayaa bisad mayd ah oo ku dhex dhimatay generatarka gudihiisa,wuxuu yiri,cajiib iyada sidii loo galo waa taqaanaa laakiin sidii looga baxo ma taqaano!!!
TheWaiting22 1 year ago
@TheWaiting22 ma anaa kay qarshaa midiyo laygu qali doono. war waxsi waxad nagu khaldi jirten walalaynu nahay o somaliniman wadagna, taa waa ti lagu hungoobay sxb, inkastoo aanu anagyu somali u calool fayoobayn oo caadifadi na qaaday, hada no more somalinimo iyo beer laxawsi danbe. S/LAND f0r Ever, GUUL iyo GOBANIMO
MrDucaysane 1 year ago