Added: 4 years ago
From: abdii
Views: 76,510
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (33)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • sheekh maxamed idiris ilahay dartiis baan kuu jeclahay, allha ku xafido adiga iyo dhamaan culimada islaamka.... ilaahayna ajar ha kaa siiyo...Allaahu Akbar.....

  • allaah is the greatest mash allah allaah is telling the trutth obviously and the atheist will be test if they believe god then

  • Masha Allah . indeed every soul will test death,,,,,this is the reality of this temporary! world.

  • 3 people don't know the true meaning of islam.... (if their not muslim) btw manshallah very beattiful

  • MashaAlah

  • i have to you ask the sheikh is in meccah name is sheikh idris

  • doesnt sound like him.....

  • shiikh muhammad idiris xafiduhullaaaaaaah allaah yaa baarik yaa sheeekh jzk khayr ilaahoow culumada noo xifdi culuma la'aan waa iftiin la'aan

  • ALLAHU AKBAR, ALLAHU AKBAR,ALLAHU AKBAR,ALLAHU AKBAR, ALLAHU AKBAR

  • Soomaali carabta ayaa maskaxda ka gumeeysata oo waxey u keeneen diin carbeed.

  • @quraanka qur'aanka maxaad magac uga soo dhigatay? ta kale diinta waxba haka sheegin ilaahayna haku soo hadeeyo ama fidnadaada islaamka ilaahay ha ka qabto aaaaaamiiiiiiiiin

  • What is truly sad is that Somali people are under mental enslavement in this day in age courtesy of false supreme beings from their Arab masters and they have been so indoctrinated that they cannot think for themselves anymore. The man in the above video and others like him offer nothing but stone age superstitions they believe are true and from an invisible man in the sky. They have nothing else to offer and they cannot lead a nation or region. It's time you people start thinking for yourselves

  • is this sheikh idris akbar?

    mashallah such a nice tilawat, relaxed me after a looong day at work!

  • Garkiisa dhiig baa ka buuxa oo wuxuu erayadiisa guracan ee ku salaysan diin-ku-sheegga ku dilay carruur iyo dadkii oo dhan. Kuwaani waligood wanaag ma keenin ee waxay rabaan inay dadka laayaan iyagoo uu hunguri wado oo gabdhaha yaryar guursanayaa, oo Carabta addoonsata ee lagagta siisa u sujuudaya. Waxaa dhubtu tahay in meesha kaliya ee dadka Soomaaliyeed gumaadkooda uga gambanayaan tahay dhulka dadka gaalada ay ugu yeerayaan. Kuwaan waa in iyagoo nool la gubaa haddii nolol, dowlad la doonayo.

  • ogaal waxa tahay nin jiran ee haddaad muslim tahay allaha ku soo hanuuniyo lakin u maleyn mayo inaad muslim tahay ee is cadeey waxa tahay. sick man/woman

  • @ogaal83 ilahey ka cabso wadaadada kheyr na faraayo haku shegin qof wax dilay bena'kallah, istaqfurulaah dheh waa dinbaabtay!!

  • @ogaal83 Ogaal kalay adiga muslin dhaba matihid ayaan u malaynayaa oo waxad tahay soomaalida ayaantan gaalowdey ee diinta ka baxdey ee sanuuda yar dhaafsaty waayo qur ,aanka ilahy ee sharafka badan ayad ku tilmamaysa wax guracan oo diin ku salaysnayn marka ilaahy haku soo hanuuniyo hadusan hanuun ku qornayne ilahy naguma ka fidneeyo

  • @Qarni1000 Haa, waa runtii, huuhaadii iyo hamhamtii Carabta haddaanan u dhafoor qiiqin waxaan ahay qof waashay ama lacag la siiyay miyaa? War anigu Muslim maahi mana oggolaanayo dhagax madow oo dhul Carbeed ku yaal u sujuud haddii kale wax la yiraahdo "Allah" oo aan jirin oo weligeed cidina arag oo maqal ayaa i cunaya. Waa intaas waxa waxa diin laagu yeero ee meesha kala tag maskiinnimada oo dad noqo oo ka gudub addoonsiga Carbeed ee lagu baday adoo yar oo aan caqli iyo garaad lahayn.

  • @ogaal83 alaahu ma najaynaa ..alaahu ma najynaaa adoo kale kuwii ku dhaly waa qasaareeen OGAAAL .ilahay adoo kale imaba siiyo haduu isiiyana ha ii saqiiro intuu iga gaalobi lahaaa .alahu ma najaynaa ilahy ayan ku mahdinyaaa isiiyay diintan muqadaskaa alaxamdulilaaah ilahy bay mahd u sugnaatay mar danbana kuu jawaabi maayo waayo waan kugu danbaabyaa marabo iaan cmalkayga iska haleeyo ..bye

  • jazackallh shiek mashallah!

  • ayub 77 sharaab waryaa oarad somalia soo baro hush tim wayneey adinkuna joojiya digriga ama mowliidka

  • walalayal ninkan ayub77 waxa firisan favorite kisa waxaa ugu jira tigree hesohood ninkaan ogaada waa xabashi jecel ethopiyanka iyo tigrega ama waa jajusintoda marar badan ayan ku arkaa isaga oo culumada somalida iyo mujahidiintaba wax ka shegaayo waa waajib dadka in aynu kala barano dadka afkena ku hadlaayo lakin umadaha kale u shaqeya e cadowgena ah kala barat

  • mansha allah this sheich used to live in our city, he was the imam here

  • maasha ALLAHA AAAD IYO AAD AYAAN IAG BAGAYA

  • may allah protect him, I really love him maansha allah

  • i am crying! may allah bless shaik idris

  • hey eyub77 walal maxat dharkisa wax ugashikaysaa miyay habuntahay shikh yada in wax laka shigo inlaku wano qatu waxay shigayan maugiyee

  • dhar sacuudi ooba soox xertay

  • MashAllah,Barakallahu fiikum yaa akhii...

  • So beautiful

    SubhanAllah

    may Allah protect him and his dear ones from hellfire

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more