BANAADIRI
8:08
Added: 3 years ago
From: Tiinhamar
Views: 8,370
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • This is a controversial point. The Omani played a crucial role in our history in the protection of the land (especially the coastal defences) but for the architectural construction and the social organization we have to thank the Yemeni people. However, it is generally known that the Yemeni were the best architects of the old times.

  • Nice video but didn't the Omanis build xamar?! I'm not against yemenis coming to somalia but again OManis build xamar....

  • 1 love for all somalis, banadiri, far dheer, bantu, etc, i my self iam fara dheer and i respect banadiri culture, at the end of the day we r all somalis and muslims, so lets love one another devide we fail.

  • Banaadiri iyo soomaali oo dhan waxaa u gefey HAWIYE, iyagaa gabdhahoodii boobey, iyagaa soomaali oo dhan hantideedii iyo taariikhdeedii Muqdusho dhulka la simay. Yementa soomaalida ah ee ku nol puntland ilaa iyo hada cid xaquuqdooda ku xadgudubtay lama sheegin sidoo kale dadka Pantuuga ah. Soomaaliya cadowgeeda gudaha allah ka qabto.

  • Banaadiriga khaladka dhacay dhanka muqdisho qayb bey ka yihiin maadaama goodni ay isaga saareen soomalida kale, puntland kuwa degen waa ay ka duwan yihiin, gabdhahooda waa la guursadaa iyoagana waa guursadaan.

  • Reer Banaadir waa dad dhaqan, cilmi, taariikh iyo waxwalba oo Soomaali ah ka qaybqaatay oo an cidina dafiri karin inta ay Soomaaliya iyo jiritaankeeda ka qaybqaateen. Waxaa dhaxay dhibaatooyin dadka iyo dalka oo dhan saameeyey. Waligaa cidna yaysan taariikhdaada iyo Soomaalinimadaada wax ka sheegin sababta oo ah taariikhda ayaa qeexaysa qaybtaada oo waa la ogyahay. Kolay markii dhibaatooyinka jira ay dhammaadaan Soomaali waa la'isku soo laaban. Guulaysta walaaleyaal!

  • Banaadiri waa dad dhaqan, taariikh, qiimo, ilbaxnimo, horrumar iyo haybad kuleh Soomaaliya intii ay jirtay oo la'aantood aysan Soomaalinimo aysan jirteen. Waxaan xasuustaa dhalintii an Xamar la saaxiibay markii reerkeeno soo dageen oo Banaadiri ahaa, iskuul la dhigtay, darisay. Waxaa dhacay dhibaatooyin ku habsaday Soomaali oo idil oo wixii ad gocanaysaan Soomaali oo idil baa og oo markhaati u ah. Dadku hadda waa gartay wixii khalad ahaa, badankood oo sidii hore indhaha iskuma hayaan. Guulaysta!

  • Bin faghi music banaadir history

  • shacabka banaadir ha noolado!

  • History of banaadir or history of reer fighi

  • intaad yaman ka imaanin waa ladaganaa xamar waxaana ka jiray xeer dhaqmeedyo ay lahaayeen dadka dulka looga yimid oo asal ahaan ka soojeeda somalia banaadirna waxeey magaalo ehyd ilaa iyo wagii faraciinta ma eheyn dhul lama degaan ah oo ay dhiseen dadka yaman ka yimid laakin waxey keenen xamar ilbaxnimo aan hore ugu jirin degaanka iyo cilmiga diinta islaamka I respect reer aa faghi aboor

  • The Benaadiris suffered much loss and devastation. Yet they rose to the challenge and survived, though not within the boundaries of their country. The buildings of old Mogadishu, Marka, Barawa and Kismaayo which the Banaadiri ancestors founded with their meager resources more than thousand years ago have been destroyed. But our history remains intact. This will continue to stand as long as we are proud of who we are, treasure our past and preserve it for future generation.

  • E'un videodocumento molto impressionante sulla storia dei Banadiri . Chiedo al fratello M.Abati di continuare la pubblicazione di questi storici videodocumenti per il bene di tutti.

  • slide e audio d'impatto.. testi ok leggibili in hight quality... ciao

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more