Added: 2 years ago
From: saladka
Views: 98,027
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (40)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • WEEY WEEY

  • waw masha allaah cod baa ku dhacay .. kuwa caac dhaho lama caayo kuwa cisada lehna ceebaad u yeesheen ,, ku raaxeeysta ama korontada iska jira! ..

  • warbal tan wareersan fiiraya kamanefiso yaa ku dhaarsaday mise fanaanad kale oo is qarinaysa baa tahay oo shutdown ka dhigtay kkkkkkkkk iska bareer qoftani caadi maahee alla yaa cizak fartuu cumar

  • FARTUUN SIS PLS,AND PLS COD MA LIHID ISKA DAA FANAANIMADA YAA RABI WALAHI INAAD INAAD COD LEHEYN KKKKKKKKKKKKKKK

  • Allaa yarxam...Aabahaa boqor ka codka ,,,Adna waabad ku dhex dhalatay fan ka...halkaa ka wad

  • Ilaaaahay ha daayo reer Dhuulayne. Maan moodayn inuu dhalay gabar sida u cod fiican..

  • fanaanadan waa fartuun omar abdi kharaare mana dhalin omar dhuule soomalida waxeey hubin ayey iska sameysanayaan

  • Fartuun aad bay cod fiican tahay waxaase ka sii daran taa quruxda iyo fanka dhiigeeda ku jira ilaa waxaa dhalay alaha u naxariistee Fanaankii waynaa oo kuligeen naga dhintay CUMAR DHUULA naxariistii janno allha siiyee.

  • maxaa loo caayeyaa gabarta . waxaa heesa imika oo dhan way ka codfiicantey fanaan weyn wuu dhalay... meesha cay kaliyaa u soo fadhiisataan miyaa asluub yeesha---

  • gabadhan dhuule madhalin....

  • gabadhu foolxumaa she looks like jamaican eega afka iyo sankaa bal lol

  • dude no body tolde u watch her afka she's singing listning the music if u dont like get the fuck out wtf u guys are so annoying and who cares if she look like jamican or not the only reason u guys saying she's jamican is because she got the BODY right

  • Bashka waa ka sidataa caadi ma tihid eeebooow

  • Comment removed

  • kkkkkkkk qaraaar idinka haayo fartun omar sakin laqa mideeda kale dhuule ma dhalin dad yahow jaahilinta fanaaninta kala barta shyt

  • please give up copying heesta waxa iska leh fanaanada wayn ee khadijo qalanjo waxaa kula heesa al fanaan xasan aden samatar sidaa ula soco oo ha bahdilne heesta

  • naa is astur

  • she's not dhuule's daughtor

  • she is extremely got great voice but the cemara man has technical problems becouse he is not settling down the camera. I convinced that if i record this vidoe i should make more in terms of using the sense of the signer. By the way Furtun my advice is that next time you getting shot make sure tthe camera man should be highly professional or otherwise you will be ended u inqaulity vidoe. all best for your career fanaan.......wasalaam dhamaan

  • i believe she has annoying voice..god..sorry am not hating but i dont think u can sing.

  • Omar dhuule anku qoslaaa! niggaz this girl is not dhuule's daughter.. She is well known girl.. and if u wana knw she is Sacad siciid.. magac maskii lagama aha.. codna allah siiye!

  • fartuun birimo ayaa ku qaldeysa

  • @Futuregirl2009 WALAL  WA RUNTA

    LAKIN HAKALA SARIN ILJEX KKK

  • @salawaat1 lool isha laga jeexna maku dhihi kari lol!!!

  • @Futuregirl2009 WHY NOT SIS ?

  • @salawaat1 non bro just messing witcha!

  • @Futuregirl2009 WHATEVER, NICE TRY KKK

  • Naaa gaadhiga ha, jiidh siinin da,dka!

  • I Can't understand, or believe, is this young lady singing here is Omar Dhuule's daughter? If she is so, did she is aware that her father was abused and killed by IIDOORS of Hargayse. He fled to Ethiopian capital where he died very poor and very sick. Omar Dhuule was a great Somali singer, everybody loves him...Allaha u naxariisto...AAMIIN

  • cumar dhuule alaha u naxariistee ma dhalin gabartaan waa been ayey ila tahay

  • i didn't understand u, what do mean this abuse, are they rapped him, what was ervent and where was happened this event,

    omar dhule was fantastics and ecellent singer in the somali coomunity and i like more his songs, but iam really suprised to see your unhealhtly shameful opinion,

    shame on you baby!!!!!!!!

  • @ironfinger1000 iron finger xagged ku ogayd inay ayagu dileen.. maxaad ku cadaynaysaa..iidoor qollo kaliya ayaa noogu yeedha ma kuwaas ayaa tahay.xoolo yow cagta dheer lihi

  • akhyaarta ii baashaala kaftanka waa funyahay nooooo caaaay

  • wow inaba caadi maaha codkeeda

  • Fartuuneey, Niikis kaliya yaan isku ogeynee, ee heesahane goormaan bilownayna??

  • minneapolis ayay joogta meehsa ey taagantahey buundada dowtownka agteeda ah woooow daris ayaanba nahey qafta ileen

  • ma odeygii dhuule ahaa ayaa dhaley

  • noolooow fartuun woooooooow waxaas ayaa cod iyo stillba lagaa dhahaa ii raaxeeyso fartuun caddey,,,,,,,

  • , woow, nice song,

  • what da fuckkkkkkkkkkkkk

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more