Added: 7 months ago
From: balballeiti
Views: 29,292
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Soomaaliyeey calanka dhulka ka qaada

  • Sagal

  • war soomaali land maxay tahay waa dhul soomaali ma calakan quruxda badan oo ka asteesan aduun calamaanta jira maa wax lagu bedeli karaa mise inta u dhimatay oo god ugu jirta ayay magi karaan qoloowyinkaan ku waashay calan kakaban ........... Alloow idin soo hanuuni kan idinkiiba aad keynteeyn hadan afkii iyo hantidii aad ku bixseyn hal bbacad lagu lisay ayaad ka dhigteeyn . wlaalayaal naceeyb aad u qabtaan walaalkale calankiina ha ku dooriinia ee idnka wax tusaaleeya .

  • IS THIS A FLAG OF A NATION OR A FAMINE FLAG. KKK I FEEL SORRY FOR HAVING MA CAMEL MEET FOR LUNCH TODAY. SORRY SOMAALIYEEY ILAAHAY GAAJADA IYO DULIGA HA IDINKA DULQAADO AAMIIN AAAMIIN.

  • @waraabehargaysa Jaahil ayad tahay, waa calankii ay kuwa hadeer madaxda ka ah Somaliland wax kusoo barteen, viva calanka Buluuga ah ee somaliyed,

  • @waraabehargaysa simply xaywaan u are!, kani kii sharafta kuu yeelay, la'aantiina you are utterly nothing as no one recignized your attempt to break away, next time don't open your filthy mouth if you are going to say such.

  • kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • Naagtan waxay doontay sheegtaa halkana waxaaan ku arkyay iyada oo SNM u heesaysee wuxu ma lacag donbaa, kkkk haday saas tahay SSC na uusoo heees anaa qarashkaaga qabeeee ama gobonimada u hor..

  • xaawo kiin waxa tahay qof wadani ah maan sha alaah calanka aya ka jaftay boorka mudo 20 sano ah waxas aya ka cud ah

  • wwwwwwwwwwwwww

    afkaaga caano geel lagu qabay Download:

  • kkkkkkkkkkkkk muxuuu nolaada oo Caalamka ka dhax muuqdaa mid madoow ayaaba imadee kan kii qadaaji camal ineey ka dhigaan aan kabaqeeynaa, xarfaneey war aan idiin hayaa calan kaan qurux disaa nalo quri la yahay saas ayaa nalo qasayaa lol

  • wadan nimo hestan mcn calanka dunida ugu qiimaha badan nolow waligaa jir,, waliga neh ka dhaxmuuqa calamka dacaladiisa viva calan yaho ,,,

  • Calanyohoow babo; weligaa kor ahoow; Soomaaliya ha noolaato; wixii diidana isku dhiig ma nihine cuqdad ha u dhintaan iyagoo dulleysan....... VIVA SOMALO

  • waaaaaaaaaaaaaaaaw afkaada caano lugu qabay

  • woooooooooooooooooooooooooow

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more