Added: 3 years ago
From: AMAANDHOOREY
Views: 134,924
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (175)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • no bullshit but ppl who comliting racisim in other countrys look what somali ppl are doing whe shude be proude of this lounge . shiit wlh i get piss of any way ... once we well get on our country and i see some idoit trying to be racist on this ppl ima brake hes neck cous i know that how fuck dup is racism . any man here who talking shit here . i can say one thing how can u say ur muslim if u got hate to ur ppl .. deamm shot ur self soomalino ma is taa hishiin

  • Masha ALLAH aadbaan u jeclanlahaa in aan fahmo geraarka gabadhan yar, shaki kuma jiro wax fiican in ay sheegeyso, I wish u the best. hargeisa

  • Waar soomaalidu jaahilsanaa. Aqoon la'aani waa iftiin la'aan, marka waa in wax labartaa, caadifada qabaligana la joojiyaa. Qolo af-soomaaliga gooni uleh majirto, lahjad kuwa lakena kawacan majirto. Dhamaan lahdaha af-soomaaligu waa quruxda afkeena hooyo. Haddaadan fahmi karin ceeb maaha, tusaale: Kenya, Ethiopia oo dad noogu dhow waxay leeyihiin lahjado badan. Please let's respect each other and be proud Somalis all over the world. The world only sees us One. Let's get civilized once again.

  • viva raxanweyn

  • masha'allah beautiful girl!! don't understand a word she saying but it sounds good anyways. and i always hear that raxanweeyn woman are the most beautiful somalis....

  • bariis suugoleh lee kaa aamaayee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • hadalkii ayaan dhib ku qabnay hadana geeraar

  • Maashaa alaah, ilaah hakaa bedbaadsho belaayada iyo dhibaatada koonfur Soomaaliya ka jirto aamiin. Raxamweyn waa qabaa'ilo soomaaliyeed oo isu tegey. Raxan-weyn = koox weyn

  • Ninkii buurta jabshay garoor malasiina hayo camal...kkkkkkk....Can anybody translate for me or point out for the main idea?

  • Vedio kasta oo somali ah dad baa isku caayah qabah cudurka qabiilka.....marka hala'iila duceeyo in ilaaheey cudurka qabiilka ka daweeyo. Gabadhaas ilaaheey quruxda kuma neeystay maxeey kaheeysata lahjadeey rabtoh haku hadashee. I do not understand one word of what she said, but I still love her as my little somali sister. Viva somalia

  • adi may 4tung biloodaa athy ley koo afeefathaaney kkkkkkkkkkkkkkkkkk masha allah caadi ma ahan walaahi rageedi dheh hadda iyo hoos kkkkkkkk lolz viva

  • masha allah cute bby girl allaah ha iska daayo pluss plss noo turjuma kkkkkkkkkk

    

  • hadaa tiraahdid gabartaan somali maahan ,waxaa tahay jaahil aan aqoon tarikhda aduunka iyo waaqaca dunida ka jira .........waana sababta somalia ay aduunka maant ugu hooseyso badal fikirkaaga ....one love proud somalian from galkacyo

  • nothing wrong poem with her  own language but oh my God this is a pure Somali girl.

  • fuck all haters raxwayn ma idinka gaari karo nacalaa cunsiryadiina kuyaalo wada wecelo baa tihin maxay cid kasta afka noola soo galaysa we r the royals of the kings tankale markaad gaalo nadhahayso waxaan nahay idinko jaahiliin kuwa diinta idin bari jiray oo diinta idin soo gaarsiyey waa anaga family hooyo iyo aabo iyo caruur wada haafid ah waxaa laga hela digil iyo mirifle dhaqankeenana waa layaqaana dhaqankeena cida noo so martiso intaan geel u qalno beerna siinjirnay

  • If only I could understand u little girl I would sing with you. Can any one do translation please

  • Raxweyn hanoolaato......if u hating go fuck ur self......don't bring hateful comment here there is no need for it........who ever said raxweyn are gaalo la guday........well we are the teachers of (quran) in SOmalia and thats a fact u cant change...and u r gaal oo la gudin...peace....

  • SOOMAALIYEEY DADKA MAANTA GAAJADA U DHIMANAYA WAA DADKEENNII SIDAAN U QURXOONAA.

    DHIBKU WAX KALE MAAHA EE WAA BEERALEEY HADDII AAN ILAHAAY ROOB U KEENIN XAGGEE BAY BEERANAYAAN ?

  • hello friends plz join the 'Digil and Mirifle Students(Arlaadi Students)' group on facebook.. fadalang haka darsama kulligiin.. ashaabtiingna ing sheega ......VIVA Arlaadi

  • @arlaadi10

    Hahaha, there's no such thing as a Digil and Mirifle student. That simply doesn't make sense. You are suppose to plow fields and grow our food.

  • @Reqrezentin

    thank you brother such a great mentality may you develop more of that sort of thinking. well done.

  • masha allah quruxley viva reer arlaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaadi

  • waxan la yaabay gabdhahan da'da ay jiraan iyo hadalada waaween ee ku gerareen masha allaah ... waxay diideen in ajuuro laga qaado dhulkoodana lugu maamulo, dad diloowna aan dowlad lagu noqoneen, xoog iyo awoodna aan wax looga qaadeen

  • Asalamu Calaykum.

    Masha allah. Mafahmo lahjadda Af-Mayga laakiin waxay kutusinaysaa baaxadda iyo qaninimmadda luuqadeena hooyo. waa wax caadiya in wadan uu yeesho lahjaddo kala duwan. Nin hindiya baa wuxuu igu yidhi waxaan kuhadalnaa wax kabadan 200 oo lahjad oo aan midna kafahmin. Ta labaad gabadhan inaba caadi maaha qurux oo dhan baa allah udhameeyay, indhuhuna way kudarareen.

  • waa lahjad aad u qurubadan af mai waa inaan barta insha allah

  • masha allaha.anigaa runtii hal kalmad kamafahmayo lakiin geraar qalbigeeyga sidaas u qaboojiyaay waligeey ma maqal lakiin waxaan maqlijiraay gabdha raxaweeyn iney yihiin gabdha ugu quruxda badan somaliya masha allaha gabar waa inaan ka so gursada baydhabo insha allaha.

  • mash alh ariitaan eed yaa in surad badantaa hadana geraar feylana qadahaanteey gabar feyla lee seen in ata......................... gedi

  • ohh she soo beautiful May god bless allraxanwayn  women

  • maansha allah she cute walahi ,,even i donr understand 1 word of what she sayin......

  • manshalah...soo bar baar yariisay...

  • masha alaah eeg inantan yar quruxdeeda waxan u rajeynayaa inantan yar nolool fiican iyo cimridheer in ilahay siiyo iyada iyo walidkeed aaaaaaaaaaaaaaamin.

  • anigu afkaan 1 xabado xata ha ahaato illah bay iga tahay ma fahmayo lknse she is cute

  • walaahi aritan wadanka way ki lataa abaal marin

    waayo wal jaro kahaall

  • walaahi aritan wadanka way ki lataa abaal marin

    waayo wal jaro kahadali ,

    all rahaweyn people wake up try ur best

    not seperate each other pls

  • I will be honored if someone tells me where i can contact her family i want to ask her to be married to my son who is in her age...

    Laabta iyooney Ruuhda ye ruhdeey ariireey may kiigi abaal gudeey!

  • they are good, my mom loves this, she makes me replay it over & over again.

  • She's beautiful masha allah. God bless somalia. Ameen

  • walaahi waa qof aad u qaali ah gabadhaan waa qof murti iyo qurux badan dhaqana leh . waxaan uga mahadinayaa geeraarka ay noo tirisay SOMALIYA.

    MAY ALLAH GIVE HER WHATEVER SHE WISHES IN LIFE OR HEREAFTER.

  • wooooooow, beautiful little gurl with nice peom.love u

  • kkkkkkk.........Hubkadheebta lee makiiroono ........................ ninkee jacel wadankena hooyo SULKA KOR UTAAG ASC

  • somalida raxanweyn horta waa dad somaliyeed oo qabil weelba leh oo waa qabilo somaliyeed oo isku tegtegay lakin waxa ku dhex dhunta jareerta amba ninmanki adomaha aha ee somalia slavery ahan lo keney anigu waxan arkey somali raxanweyn ah oo puree somalia iyo bantuu sheganaya reerkas viva somalida dhaland ka ah ee waladey daa somaliyeed nolada dhamantiin

  • @zamaronpower Sxb ii ogolow in aan wax yar kuu sharaxo..Hadii adigoo daarood oo dagan JAZERAD ay kuu yimadaan laba nin oo hawiye iyo dir ah Afkeey kuwada hadli laheyden?...Jawaabtu waa MAXAA TIRI. Marka maxaa keenay in luuqad ay ku hadlaan raxaweynta?...Waxaa keenay waxaa jira dad dhalashadoodu tahay raxaweyn oo luuqada leh Iyo kuwa dhaqan wadaag ah oo soo sheegtay dadki degaanka ahaa isla markaana degenaasho la siiyay "Asylum status" kuwaa waxaa ku jira Daarood, hawiye, jareer iyo cid kasto.

  • @zamaronpower soomaalidu cid ay adoonsan jirtay ma jirin, dadka soomaaliyeed mid waliba deegaankii lagu arkay ayey daganaan jireen waligood.kuwa aad jareerta ku sheegi waa dad muslimiin ah,mana aanay muslimin xilligii gobanimada la qaatay ee isku mar umbaa dadku diinta wada qaatay.hadaad u maleynaysid in xilligii gumaysiga ama xilligii siciid barqash in addoonsi loo keenay waa been ee dadka ha fogeynina waa innagee.xoogga iyo cududeena ha kala dhimina.qabyaaladda inaga daaya wey ina kala qaybin

  • lovely gurl keep it high

  • waxaan ka fahmay {dad diloow dowlo ma ki ahaadoow} taasoo macnaheedu yahay dad la dilo dawlad laguma noqdo maashaa allaah ... xikmad badanaa walaalaheen raxanwayn... your bro from puntland somalia !

  • beelo lakin waxey shegeysa mafahmayo walhi

  • maash allaah walaahi waayo waaayo ayaan soo xasuustay viva rra

  • Maa Sha-ALLAH!!! Excellent!

  • i have lived time when RWeyn belittled it was 1991 and i have lived 2010 all tribes are RW. Allah is justice and justice taking it course.

  • ma fahmayo laakiin waa gabar yar oo quruxbadan oo iyadoo intaa le eg murtileh maanshaa alaah waxaan jeclaan lahaa in aan garto gabaygeeda nasiib wanaag

  • i wish i can andrestand but i feel sorry for our kids.i wish u best life 4 ever grils so sorry about mugadisho

  • medii gurigeey gubaasiyee gabarteey garoob ku weelaaysi waee habar gidir aa caadi loo galooyaa hhhhh @amaandhoorey waxee ka hadlaayaan gabdhaha waa doqon nimada habar gidir oo meel waliba ku bood booday hadana guura ceyl iyo dhuusamareeb iyo ceelasha biyaha ee ku soo aruureen shyt dheh ksksksksksks

  • wow, always wanted to her how raxanweyn language sounds... Its great.

    One thing though, who ever you maybe IGNORE people like Reqrezentin, they are idiots

  • digil iyo mirifle ha noolaadaan

  • lool  (0_0)

  • maansha allah cute girl

  • i just feel sorry that our kids will not learn these kind of stuff,becz its lost when we all left home...ur brother from hargiesa

  • Comment removed

  • Fucking Monkey

    We will prosecute every Hawiye and Rahanweyn who started the civil war. Every single one I promise that.

  • @Reqrezentin calling a little girl a monkey is just pathetic and ignorant. You should know that Somalia is the only country in africa where people speak one language, have one religion and have the same history and ancestors ( you can denied but every clan is related to each other). This the kind of menality that destroyed Somalia ...what a shame , such a beautiful nation. PS the girl is singing in Af Maay and is widely spoken in some parts of soutern somalia.

  • @Reqrezentin  you are sub-human calling that beautiful child a monkey you are lucky you are not in hargeysa i would corn hall u

  • @carsanya

    What do you care? These monkeys didn't give a shit about you either when your town was bombed back into the stone age. They were one of the people involved so please.. get a life.

  • @Reqrezentin Dont forget though my home town is hargeysa i am still Somali i see Raxanweyn as our brothers they are our Somali brothers and above all our brothers in Islam that beautiful little girl i wouldn't want any harm for her.Think you sick hearted! what did she do to u?

  • @carsanya

    No no, I wouldn't harm her, just her father and uncles. They need get what's coming to them. I can't believe you like them after they flew planes over your city and lets just say they played a video game in real life.

  • @Reqrezentin I have nothing more to say to u you are plain idiot.Just stay were u belong to peace.

  • @Reqrezentin , I dont know why ur giving ur self an heart ache. Rahanweyn got strong ties with Al-shabab, many of Al-shabab leaders are Rahanweyn, Abuu Mansoor roobow most notable and others i cant mention. They will soon conquer ur hometowns and bring excruciating pain u have never felt before, I promise you that ;). Hate as much as you want, you cant do shit, not then, not now, not EVER. ur nothing but an internet "tough talker". LOL say no more

  • @SniperAce187

    Rahanweyn can't conquer nothing. They are now facing US predator strikes. I like how they are running. No one cares about them because they have no affect on politics, and once a government is established you will see this.

  • maaan sha alaah qurux leey waaye laakiin sorry ma fahmaayo  wax leedahay fanaxleey soo gor wiil raxweenah aan dhahaaayaa iifasir waxy ka hadlaayso

  • i love my country somalia north south east west one people may allah give us peace and security ameen.

  • fahmo 1020 ani kuma afgaran, ma habaartamaysaa mise?? majeerteena maxaa meesha keenay???

  • @alCilmunaafic majeerteen waa ki amxaaro keenay somalia.

    sidiinaba waxaa tihiin 2 wajiile.cabdul'allahi yuusuf.adinka ayoo niiga mid yahay xasuuqa oo geystana raali ayaa uuga tihiin.umadana badaha ayaa ku shubtiin qaxootigana guryaha ayaa ku gubtiin.^carabkoodana waa dubatiin.marka taas waa wax meel niigu qoran.oo malin malimaha ka mid ahna aa ka shalayneysiin ma garatay. waayo xaq bi'aadan malala dhinto oo allah aduunyo yaoo wajibkooda ku mariyaa insha allah

  • @amal004amal majeerteen amxaarka wuxuu u keenay dalka inuu kaga safeeyo kuwa gabdhaha yar yar dhagaxa ku dilaya dhalinyarada ciribtir ku haya waayeelka dagaalka ku qasbaya,xoog ku guursanaya nin kale naagtiisa calankii somaaliyeed bedalaya dalkii siiyey ajanabi majeerteen somali waa u caqli badan yahay ee la iskama hadlo soo baro taariikhda iyo sida loo kala ilbaxsan yahay ethiopia waa ka fiican tahay shabaabka dulliga ah ee miskiin maan gaab ah baad tahay aamus

  • @TheWaiting22

    ISKA HADAL.

    ITHOPIA HADA KULA FICANTAHAY KOLEEY WAA MID KUU GAAR AH.XAQA ALLAH AYAA YAQAANO. BIS IDINKA MA JEERTEEN HADA TIHIIN . SOMALIA OO DHAN WAX QABASHADEEDA INTAA ISKA DHAAFTAAN MASAAKIINTA AA GURYAHA KU GUBEYSIIN LEEE ISKA YAREEYA IYO KUWA AA BADA KU DADINEYSIIN. M OO DIINTA ISLAAMKA BARTA WAAYO QOF DIIN YAQAANO WAXAASI MA SAMEEYO. KOLEEY AL SHABAAB WAX MAKA QADEYSIIN.

  • @amal004amal

    Ilbax nimada ma kufaar nima. ilbaxnimada ma inaa masaakiinta carabka laga jaro. ilbax nimada ma masaakiinta in badaha lagu daadiyo. ilbax nimada ma cunsuuri nima.ilbaxnimada ma inaa dadka cadaw u keentaan. xaquuqul isaanka barta oo bini'aadanka inuu isku hal yahay ogaada. Al-shabaab waqtigeeda ayee maree. sidaa hore u sheektay waa tariikh Qofba malintiisa yarka:)

  • @amal004amal FUCK U eeley waa dadka ogaladey jareer oo adoon ah in ay dumarkooda guursadaaan marka hadal kuuma banaana ee amus shut up, inaad jareer hoosta kuwadatiin puntlanad nabad kuma joogeysaaan ...puntland only darod welcomed ... you are unwelcomed baster monkey

  • @TheSomalia154

    waraya qaniis al shabaab fuuleen dhageyso. war hadaa eelaay aad rabto meesha ay joogaan wa garaneysa bax. u tak. gaalo gudan oo munaafaq ayaa tihiin.raxaweeyna waanii fushay nimankiina iyo naghiinaba ma garatay

  • @TheSomalia154

    Awalba wacelo oo hooyo amxaaro iyo kenyaati dhalaleen ayaa tihiin. somalia manii baahno

  • maansha alaah

  • maasha allaah,waa gabdho soomaaliyeed oo weliba ah caruur sida aad u arkeeysaan runtii aad baan u jecleystay codkooda macaan ilaahay qayr ha siiyo.

  • sorry laakin waxaan u fahmay in ay ka hadlayso dadkaan aan dawlad nimada rabin

    madaxweyne meel ay geeyaan ma garan karaan gabdhaha garoob ay ka dhigayaan camal aan u fahmay al shabaabka ay ka hadleee

  • @0halaka kir iyo kut ayaa lagu dhahay al shabaab maka hadlin ee hawargidir nareed ayee ka hadleysa.waa wagii aar'aar'ee

  • gabdhahan ma Somaliland bey ka yimideen anigu ma fahmin kkk

  • wah qurux xagee talaa na ilahow adaa jogo bisinka iyo burdaha

    +

  • ABC123SAID bisinka iyo burdaha waa shirki ee kala reeb, bisinka iyo meel ma wada galaane, Allaah waa keligii wax wax la wadaagi karaana majiraan. Allaah yahdiik iyo Anagoodhan aamiin

  • @ABC123SAID maxaa maka maseer tay adiga.

  • Maasha Allah waa quruxleey,laakiin ma fahmin

  • nice. waa kahelaa luqadaaan runtii.. its sound nice runtii.-.

  • cute lil gurl  wiv heavy words masha allah

  • madii beldkeey gubaasi geberteey garoob ku weelaasi guud goosidoow ii gumaaloowaa hakiin galaani walii reg eri regaa diidi rugti reewinoow ku roortaan leey mikiin roonaa huseen hidigaa mi yaaloo hubki dhiibti leey mikiin roonaa habaalaa qodooy hortaa reedkaa hariirin yaa yaali

  • MAASHA'ALLAAH. Although I don't know ''AF MAAY'' dialect, I think it's beatiful. Insha'allah in the future I want to travel through the whole somalia fron the south border to the north & from the coast to the west border to see all the different customs of our beatiful but sad country. By the way, why are some ignorant people badmouthing the little girl's dialect & regional clan? it shows lack of intelligence & IIMAAN on their part. Please be a proper MUSLIMS & LOVE your country people equally.

  • Comment removed

  • what the f*ck is she saying - thats not even somali let alone 'gerar!

  • Dawlad1 waxaa tahay jaahil, waana adigoo kale waxa soomaaliya nabad u weydey, Allaah hana hanuunsho, aamiin

  • @rajoqabtooy hahahahaahhahahaha adiga camal qosol ayaa iigu ridaa,waayo dadkaan wax ka nabad ka jecel majira.lakin hungiri raadis hawiye ayaa is waalay maantana ay u dhamaatay.majeerteen.lakin tii majeerteen wali waa dhimantahay insha alah

  • Comment removed

  • she is so cute !!! iam not raxanwayn but the most beautiful women in somalia are raxanweyn women masha allah

  • may afartan biloooda adi lee ko afeefodane.!!! love it.

  • Runtiyeewa!

  • waxaan lahaa sxb dhab ah markaan joogay somalia oo reer bay dhabood ah dad ka wanaagsan malaha runtii in aan xiriirsho baan damcay yuu ka guuray magaladii meel aan ka raadshana malaha calashaan telefoon

  • Macnaha heesta:afartaan bilood adigaanu kaa afeefanaynaa(kaa dacwooneynaa) dad la dilo dowlad laguma noqdo madaxweyne noo noqon meysid oo miriflaa ku diiday meelna kuuma hayno.

    Translated by Gorgor News

  • "sidii buundadi" Smart girl: wow sidii somalidii hore ayay maskaxdeeda ka akhriyaysaa, quruxda ayay kaga dartay, nasiib daro anigu ma'fahmin. lakiin maskax iyo qurux ayuu ilahay isugu kaag daray. waxan aad meesha ku soo qoraysaan ma' wanagsana ee inanta yar ixtiraam.

  • I remember seeing a kid in a video shot in bardhere speaking in what I thought was may maay but that was completely different from this girls dialect which I could not understand at all. Are there variations within that maay maay dialect based on the region it is spoken in? Any way cute girl, she looks just like my brothers daughter.

  • isha baxarka mareyxaan waxaan camal sida loo dhalo ma yaqaanee gawadhaan waa dadka quruxda laga soo gaaree

  • @msbaydhabo1 walee ruuntaada waaye.masha lah uugu dara ya la cayuumin raxaween oo dhan ayaa sidaan uk ama ka qurxooon masha alah masha alh

  • i love somalis and somalia:)

    nolo wadankega hooyo.

  • masha allah gabadh yar oo buranburaysa

  • That is so right!

  • WALIIi REG erii REGAA diidey waaaaaaaaaaaw

  • Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw!

    MashaAlllaah!

    Abaa quruxleey waaye. Abaa maskaxne illaah aa ku manneestay.

    She memorized all that? Waaaw!

  • Masha-allaah,, smoking hot cute chick, she made so proud of my somali ethnicity.

  • i shud realy learn my language.....i wish i understood what this beautiful girl waz singing abt......

  • She is cute. And she is a good lead vocalist with a beautiful voice..probably that is the camera man is not taking it off her.

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaw

  • ala gabadhaan yarta quruxbadana maasha allaah

  • lol caadi mahan hehehe

  • quruxbadanaa mansha allah

  • viiva raxanweyn

  • beautiful and great smile. I hardly understand but i like it. beautiful voice

  • Koleey Aniga Wa Taageeri lahaa hadii Af maay Maay Lag dhigo second language ..waayo Rexanweynka Wadnkee u dhashteen waan dad la fahmi karo Gabdho qur qur xoon wa ka dhashteen hihi soryy somalida kale Aniga koleey igumana xaman karaan Lol.

    Abaskool Adiga marka hore somali so baro mase ilmaha meelahan ku dhashta tahay ama fa ingriiska kugu cusub lol

  • abaskool adiga somali maxaa kaa galay itoobiyaan ayaadba tahye luuqada koowaad ee somali ku hadasho waa MAY MAY KADIB MAXAATIRI reer baadiye baareey ka yimid sidaa ukala baro

  • booreey Hooyadaa wase yaafahmaaya waxaan no diss to afmaay abiskuul daarood mardanbe afkalagal dhiladii kudhashay was

  • @WIILMAREXAN dhila adiga ayee ku dhashay dameeryahoo naargale alanshee.darood yaa u bahan wacalyahoow afka xun.sharmuutada ku dhashay was xaraanyahoow.adinka ayaa afkeena rasatiin wacalayahow.yaa Daraad raba meeshaan aar aar ee ayaa la amaana faqash yahoow

  • @WIILMAREXAN ku faan ama haku fanin adiga ayee ku canfacee.qofkii oo kuleel ka haayo hadal hana gasanin heesta gawarta aaraar ee good,lakin mida kale anaga amxaaro dawada maku wadano ee wadanka ka saarnay ok

  • @fahmo1020

    Woow. Yaa kaa xanaajiyay fahmo.....maxay tahay cayda intaa la eg lol.

  • Thats because Rahanweyn are NOT SOMALIS....they are habashis with arab mix.

  • liar

  • Maashaa allah.. Ceesh alaa cud..iyo qurux alla udhaaf.

    Aamin..

    Aden E

  • Wali rag eri rega diideey... ulululu ulululu ...:-)

  • Mashaa alaah, Gabadh yar oo qurux badan, keep up the good work adeer. Raxanweyn Language Should be a 100% recognize second somali language.

  • caqli xume somalidu waxay leedahay hal luuqad, raxanweyntana meeshay kala timi luuqada yadaa taqaana,

  • Afafka adduunku waa leeyihiin afaf hoosyimaada oo lahjad ahaan ayey ku faafaan bilowga oo waxay ugu dambeynta noqdaan wax deegaanno yaryar ka bidhaama, sidaa awgeed, la yaab maleh. Soomaalidu way isku takooraan wixii deegaan ka yimaada oo deegaanno kale yimaada oo taas waa dhaqan xumo, meesha ummadaha kale ka tixtgeliyaan kala duwanaanta ama isku xifaaleeyaan. Dadka reer guuraada ah dhaqannadaasi waa ku badan yihiin oo malaha cilmi ay kaga gudbaan. Balse, Hodantinimada af Soomaaliga weeye un.

  • Lahjada Hadaadan Aqoon , Lama Yiraah Halkeey ka timid , ee Aqoonteedaa La Doonaa Ama sidey uma u Aqbasha Loo Qaataa.

  • masha,allah wa qowmiyad somaliyed raxanweyn,

  • Aniga Soomaali ayey iigu eg yihiin. Soomaali ayeyna ii yihiin. lol

  • @ilkacase1984 lool..Ma anaaba islahaa dood ayaa ku jirta soomaalinimada Raxaweyn...Mahadsanid laakiin illama aha inaad video somaliland ah aad dhihi laheyd waa qowmiyad soomaaliyeed!!!...

  • @ilkacase1984 Ilkacasow, oo maloo diidanaa inay Somali ahaayeen..

    

  • maasha alaah madi wiinageey mahaadsoo mad siyaad bi moodi adi leey meel mikiin helaanoo

  • Beautiful.

  • Huuh Gabadha yar cod qurxonan iyo caqli isku darsatay Prava. Wax yar aan ka fahnay Ninka gabdhaha garoobka ka dhigayo, iyo in uu hubka iska dhigo aa u roon, iyo ninka beledkada canshura ka qadanayo. Ilahay waxan ka baryay in kuwaas u kaa qabto si aad beledkada ugu raxaysato.

  • wow she knows how to sing well lakin i wish i can understand lol

  • waar yaadheheen yaayidhi somali bay ku hadlaysaa,,, anagaa ba nala qaatay... soow waxay nunahay umad aan is oqoon,, pleaase halay sharoxo waxa ayka geeraartay

  • No one understands ur somali either.

  • its so good but wat are the singing about

  • anigu ma anaani luqada raxan waynta laakin qwaaa luuqad macaan salaan from wiil reer burco

  • maashaa alaah ,, buundadii afgooye kafahmey ,,,, little sister nice geerar ,,, may allah save u from evry bad things

  • Beautiful Somali girl

    proud of you my little sista

  • What an innocent face and beautiful voice. Grow up kid! The rhythm is wonderful. One day I will learn Af Maay - it was always my dream.

  • AMAANDHOOREEY!!!! pleas can you translate to Somali "maxaatirih" the little girl did well, but I can't understand at all. I wish I could.

  • kusoo darsan groupka "Digil & Mirifle students" ee facebook.

    asxaabtaada u sheeg.

  • Cajiib! waa gabar yar oo qurxoon, Maay maay, ma fahmo laakin waa hadal qurxoontahay.

  • WuuuuUUW, Bilaawi walmiqadayow seef cay esiyi, thank you very very much girls, thank you.

  • mashallah, great job. smart girls.

  • anoo aan aqoon luqadda raxanweyn haddan a macna waan gartaay wallahi gabdho yaryar oo caqli baddan

  • Comment removed

  • they are talking about the current situation in somalia. they are singing about the hard ship that the somali people live and crimianals that rule the coutry.

  • nice video: "Geegii Gurugay Galaasii Bariis Suuga lee Ka aamaaysii" yeah. I can understand 90% of what she is saying, I was born and grew up in Baardhere but since forgot Af MAAY.

  • I'm trying hard to understand the little girl...

    cute...

  • Amaandhooreey Malaag meegaa jarta unugta? Maasha allaah war ninyahow qof arlaadi u socdo u dir inuu wax kasoo duubo she is the best!!

  • Amaandhooreey U ARE LEGEND brother!!!!!!!!!!!

  • Waxaan ilaahay ka rajaynayaa in wadankeena alle inoo hagaajiyo si Hablahaas quruxda badani si farxadi ku jirto ay u heesan waan ku faraxsanahay codkaaga na soo gaadhay

  • this sounds great.....thanks for this great video,i really have enjoy it.

  • i don't get one work but it sounds great....that young pretty girl is having great time.

    enjoy it....sis

  • wowowowowow

    wuuuuw jah any gaaly iwaayti hah

    shabeelyare1 any bilaawy walmo oo tarow seef

  • wuuuuuuuuuuuuuuuw ani gaali waayte ay bilaawe i siye bururoo wuuuuuuuuuuuuw

Loading...
Alert icon
0 / 0