qamar waa qamarkii somalida iftiinkii cilmiga gacantii ugu horeysay ee shacabka soomaliyeed u istaagto in ay jahliga kasaaro waxaan halkaan uga hambalyaynayaa dadkii soo abaabulay ama gacanta ka gaystay munaasabadaan waxaan leeyahay somalina samaalay kala garta kan wax idiin qabta iyo kan idin dila qamar pofasor cadow , waayeel ,saleebaan colaaddadkaasi waa lama ilaawaan taariiqda ayaa xusi doonta xaqu ha daahiro ilahay idankiis
Cabdullaahi xaaji TOP WARIYE BBC AYAAN FURSAD U HELAY INAAN HALKAAN KA, DAAWADO C/LAAHI XAAJI WAA KU SA,LAAMAY ABAAA!
zuweeys 2 weeks ago
qamar waa qamarkii somalida iftiinkii cilmiga gacantii ugu horeysay ee shacabka soomaliyeed u istaagto in ay jahliga kasaaro waxaan halkaan uga hambalyaynayaa dadkii soo abaabulay ama gacanta ka gaystay munaasabadaan waxaan leeyahay somalina samaalay kala garta kan wax idiin qabta iyo kan idin dila qamar pofasor cadow , waayeel ,saleebaan colaaddadkaasi waa lama ilaawaan taariiqda ayaa xusi doonta xaqu ha daahiro ilahay idankiis
saiid6666 10 months ago
c/laahi xaaji first ever aan arkay....
kguled 10 months ago
qabyalada mayaaa
qiriga mayaaa
qalinka haaaa
qaranimo haaaa
ANTITRIBALISM 1 year ago