Heestaan waxaa erayadeeda tiriyay Ruqiya Maxamed Saalax oo ka mid ah abwaaniinta kooxda Qaylodhaan. Ruqiyo waxey horay u sameeysay heesta calanka oo ay isla kooxdu qaadaan. Heestaan waxaa ku wada qaadaya kooxda qaylodhaan Muqdisho oo iyagu ka mida kooxda qaylodhaan.
ls827 10 months ago