Waa Hees aad u wanaagsan oo u qiimo badan,sharafteeda wadanimana waxa iska leh fanaanka weyn,Mahamoud Cumar,Heestan waxa ay bal dahaba ka galeysaa taariikhda Somaliland,waligeedna waa ay jireysaa inta qof reer Somaliland,auunka ku noolyahay,intey doontaba ha qadato,doorasho xalaal ah ayeynu rajeyneynaa,iyo horumar.
Nice Song Waxaan Xasuustaa habeenkaa ka Qaaday Sir Maxamuud Cumar Yare..
waxay habeen jawi qurux badan oo hargeysana aad moodo in ay laydhii janadu soo dul martay maasha allah hees qiima badan ku fadhida weeye .. waa doorashee waxaad doorataan diric nabada jecel oo aad ku diirsataan masha allah
Macaane sxb salaan sare, halke ka dhacday baryahan !! Marka lagu arkana waxa dalkii noga keenta video EXCLUSIF ah. Excellent video !! thanks bro , sanadguro wacan bash bash iyo nabad kuwi ku waara !!!
sir maxmud cumar runtii waa fanaan agtayda ku qaaliya mansha alla thkz bro ...idinkuna dadyohow nabad lagu dagaa dawlad lagu dhistaayee,....
ayalla09999 2 months ago
This has been flagged as spam show
WAA ANIGA >>>SUUQSHIRAAQDE,,MISSWORLL422,,SELMAYAAR,,BAACIYO78,,MRBRISTOL2008,,THESOMALI154,,4471897,,HASSNA200,, EXMADHEEDHLE,, CECE379 RUUXAAN ARKO WAAN COPYGAREYAA WAAN WASHAY CAAAAAAAAAAC CUUUUC KKKKKKKKKKKKKKKK QIIIIIIIIIIIIIIIIIIQ DHULBAHANTE I CAWIYA EUROPE KU URAY AAAAAAAAA CUUUUUUUUUUC QAAAAAQ GAAJA IYO CIIL BAA I WALAY IIDOOR BAA I WALAY VIVA SSC VIVA SSC UUUUUUU CAAAAAAAC LOL BEERKOOW GUSKII YARAYOOW UUUU WIW WIW IWI WIWI MA SEEXDO 24/7 YOUTUBE BAN DHEX TAGANAHAY
samiire87 1 year ago
SIR MAXAMUUD NIN DALKIISA IYO DADKIISA JECEL THXXX BRØR.DUNIDUBA DHAMAAN DAGAAL IYO COLAAD WAY DIIDAN TAHAY SAX DIIN IYO DHAQANA MA OGOLAA COLAAD ALLOW NAGA HAY. WALAALADEENA SOMALIYEEDNA KA DULQAAD AMIIIN
MrHOOBAL 1 year ago
mansha allah red carpet ka baa idilay somaliland i love u
Yummysomalilander 1 year ago
thnks sir maxamuud FOR THIS WONDEFULL SONG is ur no1 fan ,L.QULUMBE
laayim 1 year ago
Macaane isha allah brother 3 mid uun baa ka soo baxayee kan soo baxa mid dadka iyo dalkaba u nacariista haynooga dhigo
DHAQANMAAL 1 year ago
Waa Hees aad u wanaagsan oo u qiimo badan,sharafteeda wadanimana waxa iska leh fanaanka weyn,Mahamoud Cumar,Heestan waxa ay bal dahaba ka galeysaa taariikhda Somaliland,waligeedna waa ay jireysaa inta qof reer Somaliland,auunka ku noolyahay,intey doontaba ha qadato,doorasho xalaal ah ayeynu rajeyneynaa,iyo horumar.
kjawil 1 year ago
Nice Song Waxaan Xasuustaa habeenkaa ka Qaaday Sir Maxamuud Cumar Yare..
waxay habeen jawi qurux badan oo hargeysana aad moodo in ay laydhii janadu soo dul martay maasha allah hees qiima badan ku fadhida weeye .. waa doorashee waxaad doorataan diric nabada jecel oo aad ku diirsataan masha allah
ilaahaow nooga dhig 3 tartarmayaa 3 diric oo nabada jecel aamiin ( Ugaas Majabbir )
DHAQANMAAL 1 year ago
@DHAQANMAAL ugaas wa lagu salamay sxb illahay ha inooga dhigo dirac nabad jecel ki la doorto amiin
macaane007 1 year ago
Macaane sxb salaan sare, halke ka dhacday baryahan !! Marka lagu arkana waxa dalkii noga keenta video EXCLUSIF ah. Excellent video !! thanks bro , sanadguro wacan bash bash iyo nabad kuwi ku waara !!!
harguees 1 year ago
@harguees maxamed harguees sxb its being a long time ....hawlaha aduun aya i mashqulay bro ...saw ma fiicnid bro
aad baad u mahad santahay sxb waxan rajaynayna doorashooyinku inay si nabad ah u dhacaan
sanad guuro wacan
macaane007 1 year ago